Тёмный

BANDHIGA BUUGTA JIGJIGA BOOK FAIR 2024. AWBAAN JIHEEYE MUXIYADIIN SHAAHID M MUSTAFE CAGJAR IYO.... 

Cabdixamiid Khadka
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

JIGJIGA BOOK FAIR AWBAAN JIHEEYE MUXIYADIIN SHAAHID M MUSTAFE CAGJAR...

Развлечения

Опубликовано:

 

29 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac Месяц назад
Maansha allaah *Allaylehe habeenadaa dhalateen baa Haykal idin Daaray*Nin hadii aftahan loo yaqaan ama Abwaan sheegto wax if jira wax aakhiro jiriyo waxaan la eegeynin waa inuu ogaadaa sidii uurku baalahha*.horuu socda.
@user-mb8to2cq5z
@user-mb8to2cq5z 26 дней назад
Abwan Yusuf Masho macha Allah from Djibouti.
@rodajama7111
@rodajama7111 27 дней назад
Wax aad uweeyn ayaan ka bartay. Waxaan Kajeclaan laha in aad dusiga dhexe inaad siwayn ugahadashaa waayo way caawin ardayda. Dusiga sarena waa in aad tagtaan si ay uga faaidaystan. Mashallah.
@allahbawayn
@allahbawayn Месяц назад
Suuganta iidoor unba ka runshega somalidakale benbay inta badankashegan alahu akbar
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 Месяц назад
Waa luuqdii timacade
@user-gz6wx2zx8c
@user-gz6wx2zx8c Месяц назад
soyaalka waxa lagu doba soganta iskada wa shega lagu ilaalin karo
@TV_Nofa
@TV_Nofa Месяц назад
Wonderful
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 29 дней назад
Suugaanta idoor cidi kuma haysato .......soomalidii kale waxba sameyn Kari waa
@user-wo8vi9ip1f
@user-wo8vi9ip1f Месяц назад
❤❤❤
@Sacad-vt6wi
@Sacad-vt6wi 23 дня назад
Abwaanka somali ugu wayni waa ismaacil jiheeye xaga suganta jiilka manta jooga
@user-sc7bz5bf1x
@user-sc7bz5bf1x 24 дня назад
Ogaadeen..❤❤❤❤❤❤..❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@kaydkaSuugaanta1
@kaydkaSuugaanta1 27 дней назад
Waxaa qalada in luuqada somaliga ciwaan hoosaad loo adeegsado englishkana kii waynaa lagu qoraa
@Kadramuktar-tw3xx
@Kadramuktar-tw3xx 28 дней назад
Intas oo abwan ee suganta lagu xusay wada ogaden alow nobarakee
@Abdihamid1
@Abdihamid1 28 дней назад
Waxaagu waa Qabyaalad🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Kadramuktar-tw3xx
@Kadramuktar-tw3xx 28 дней назад
​@@Abdihamid1😂😂😂😂 mayee dad suganta isasinayan arkaa dedna Ababa in aan anagu lenahy ban daremay
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee Месяц назад
Qbwan jiheeye waa axmar
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b Месяц назад
Adiguu ka dhiig kkkk axmar ma afka lagu noqda
@user-kg6cx5mc8f
@user-kg6cx5mc8f 27 дней назад
Mashallah waar ragbaa is helay, raggu waa wada abwaaniin Lkn ninka iidoor wuu inaga af dahansanyahay 😂 Idoorku awoowood alle gub waa hadal yaqaanno Hadal ayu kugu khalkhalinayaa intana meel laysla gaadhin 😅
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 27 дней назад
Waar inaadeer maxaad awowyaashayo u gubtay bisinkee
@NadiyaAbdi-z9o
@NadiyaAbdi-z9o Месяц назад
Hoyadin wase isagoo magaladisa jogaa idinka ubahdo u yedhe no ga dayaa cawrida garacyay bahani 😂😂 jihiye mi big pro allw ishoda ka hay
@ahmedyussuf768
@ahmedyussuf768 Месяц назад
Af soomaali aad ku caytami kartid xattaa ma taqaanid Oromo miyaad tahay Jiheeye Af soomaali buu ku hadlayaaye maxaad ugu hiilin haddaadan ku afba ahayn????!
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 28 дней назад
Waxaas caytamaysa waa gabadh xishood majiro. Naadiya uqoran
@ahmedyussuf768
@ahmedyussuf768 27 дней назад
@@mohamedgeelqaad4741 Aad iyo aad waa wax aan akhlaaq iyo edeb waligeed la barin oo laga yaabo ilaahy iyo Muusi biixiba inayna aad u kala garanayn
@naimohersi7038
@naimohersi7038 Месяц назад
Ninakan so maha ki laha ana itobiyan ban ah muxu ka sanayh hal kan reer jig jiga war ka ken ninkah
@yourhappiness-dg6tc
@yourhappiness-dg6tc 26 дней назад
Jigjiga ma Somalia ayay kutaal😂😂
@GC21701
@GC21701 25 дней назад
Badhasaab Mustafe Cagjar Muxuu ugu hadlaa markastoo uu hadli ugu hadlaa sidii ninciilan oo rag iska dhicisa, Sidii laangaab ah . I
@user-vb1kv7xn6i
@user-vb1kv7xn6i Месяц назад
War meesha amxaaro iyo somali baa ku kulmeee ilmo adeerayaal amxaarada bal inaga sii ilaali yeysan inagu sii fidine
@yuyekb5077
@yuyekb5077 Месяц назад
War axmaarada yaa wareesanayo 👎👎👎👎
Далее
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO DHAXAL-GAL AH | 2024
25:23
Штаны легионера
00:44
Просмотров 123 тыс.
USTAD MUXIYADIIN CASHARO CUSUB XIKMADO CAJIIB AH.
5:11
Каха заблудился в горах
0:57
Просмотров 7 млн