Тёмный

BANDHIGA SOMALI CHANNEL Abdullaahi Xirsi Baarleex By Deeqo Qalombi 06 02 2013 

Somali Channel TV
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

SOMALI CHANNEL

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@khalilomar3962
@khalilomar3962 6 лет назад
Allow cimriga u dheeree. waa Ogaden oo waa dadkii ugu afsoomaliga saxsanaaye waana nin u soo joogay waayo badan oo war iyo wacaal ka haya barigay soomaalidu ilbaxa ahaydee.
@mohadgure2187
@mohadgure2187 4 года назад
Baarleex ogaden maahan waa nin madhibaan ah oo deegaankaas kililka kasoo jeeda Iska sax walal
@abdiwalikhalaf6487
@abdiwalikhalaf6487 4 года назад
@@mohadgure2187 madhibaan walaal maaha ee waa golcade cabdale
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 года назад
@@abdiwalikhalaf6487 Baarleex waa abaahay cabtigii laxmiga waa madhibaan Cumar Maxamed Gorgaarte maaha Ogadeen ku qor youtube baarleex waad arkii wuu ku abtirsanayaa. Asiga iyo yasiin Axmed Digfeer waa ilma adeera laxmi wexeey ku Wada dhasheen Degmada qoraxay
@saeedahmedchannel8465
@saeedahmedchannel8465 5 лет назад
Shalay oo 2/2/2019 buu ku geeriyooday india, ilaahay ha u naxariisto kitaabkiisana midigta haka siiyo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Amiin allayarxama
@adansantur4677
@adansantur4677 4 года назад
La yaab wadankeena wa Xanad dhaheeysaa waaba wads sharmuuto.
@abdialimohamed4579
@abdialimohamed4579 4 года назад
Aamiin Ya Allah Allah Jannadii Firdowsa haka waraabiyo
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 месяцев назад
Amiin
@baskilyare
@baskilyare 6 лет назад
Wan jecla barlex Allah ha kufiyo abwan
@abdulahiaxmad2abdulahiaxma739
@abdulahiaxmad2abdulahiaxma739 3 года назад
Ale hawnaxaristo 2021 hadad dawanayso. Ismuji
@saidissa1815
@saidissa1815 2 месяца назад
Barleex ilaahow unaxariiso
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 месяца назад
Abwaan baarleex AUN Amiin
@saar_saarewiilmudug6066
@saar_saarewiilmudug6066 Год назад
Awowgay C/laahi xirsi Baarleex Alle hakuu naxariisto
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 года назад
Baarleex Waa Nin Ogaadeen ah asalkiisuna allaha u naxariistee waa madhibaan laakin ereygasu ceeb Siiba meesha uu asagu ku dhashey cidu maka ayna sareynin ee Qorrahay
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 года назад
Maaha ogadeen weligii muu sheegan xataa ku qor youtube baarleex madhibaan graad wuu ku abtirsanayaa waa Cumar Maxamed Gorgaarte Hawiye wuxuuna ku dhashay Degmada qoraxay ee Somali galbeed
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 5 месяцев назад
🎉​@@madhibaangaraad-hawiye8469
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 9 лет назад
baarleex waa nin caanka ah somaliya gees ka gees waa aftahn gamuray
@sacadahmed3009
@sacadahmed3009 5 лет назад
Naxariistii jano Eebe haka waraabiyo abwaan baarleex
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 года назад
ilaahay hau naxariisto abwaan baarleex ree Qoraxeey buu ahaa magalaada Qabri dahare ayuu ku dhashay
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 года назад
Allaha u naxariis to dhaqan aqoon buu ahaaa rugtii xigmada ayuu ku dhashey
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 лет назад
wow adeerkay baarleex salaan sare kaleexo yammyland ha cunine masha alaah dheh
@hassanqorsulhassanqorsul8436
@hassanqorsulhassanqorsul8436 3 года назад
dhaanto aabaheed allah unaxariisto abwaanka
@calibare8485
@calibare8485 8 лет назад
abwaan soomaaliyed weeye masha allaah
@dooxadadooxada9448
@dooxadadooxada9448 6 лет назад
:-X
@cabdallqmaxamed5895
@cabdallqmaxamed5895 8 лет назад
Dhanto haday jirto baarleex ayaa iska leh
@royalmakai4956
@royalmakai4956 3 года назад
@Allan Uriah Yea, have been using Flixzone} for since november myself :)
@caliwasaaye.5728
@caliwasaaye.5728 5 лет назад
Allah ha u naxariisto
@axmadamiira2555
@axmadamiira2555 5 лет назад
amiin adeer Kay waa taagaye
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 лет назад
Allaah yaa raxma wuxuu ahaa xigmaawi talent ah aftahan ah Faataxada haloo wada maro abwaanka
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 5 лет назад
naxarista jano allah haka warabiyo
@kafiyaaxmed8935
@kafiyaaxmed8935 6 лет назад
Mazhalah Allow ku daaa
@knangaru499
@knangaru499 7 лет назад
baarleex dhaqankeenii hore ilaahoow noo soo celi
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 года назад
Ilaahoow unaxariiso
@azlmcl198
@azlmcl198 5 лет назад
allow kuu naxariiso aamiin
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 года назад
Ilaahay haw naxaristo abihi dhaantada
@Abwaan.Aarkulo
@Abwaan.Aarkulo Год назад
Amin
@sayidhusseen5782
@sayidhusseen5782 5 лет назад
Alla ha unaxariisto aduunyo
@ubahubah3949
@ubahubah3949 4 года назад
رحمه الله
@mokhtarcali3437
@mokhtarcali3437 5 лет назад
آلله يرحمه
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 года назад
allaha kuu naxariiso
@kahiyemohamed3276
@kahiyemohamed3276 5 лет назад
kkkkkk ilahayow kunaxariso
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 лет назад
29 gabdhood ayuu guursaday wow qatar dheh hahahahahhaha
@axmanuurjaale1200
@axmanuurjaale1200 10 лет назад
hido iyo dhaqan maa taqaan hadaaba aqiinin walisaqo gabley shinbir gurbaan dhaanta lee meesha laso istaagay
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 11 лет назад
duqani muxuu ahaa weligay ba ma arage ma reer ogadenia 'a
@cilmicade9046
@cilmicade9046 5 лет назад
wawadanisomaliahwalaal
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 года назад
Waa Madhibaan reer Qoraxaay maaha ogaden
@donibalad
@donibalad 11 лет назад
aad ayuu caan u ahaa sideetamaadkii, cajladihiisa ayuunbaa la ibsan jiray, markii igu horeysay waxan ku arkay Bosaso sanadkii 1993, waa nin aftahan ah kasokow dhaantada. way fiicnan lahayd in barnaamijyo kale laga sameeyo.
@wardahassan2462
@wardahassan2462 10 лет назад
kkkkkkkkkkkkk odaygu murti wuu hayaaye wxan ku yar diiday isfaaninta lolz kulahaa hadaan inan u geed fadhiisto waa igu dhaawac iswaynayn calashaan lol
@sanasana8448
@sanasana8448 8 лет назад
war duqa war badanaa nac nac yaahu
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk hadalkiisa ayaaba qosol ah.
@kahiyemohamed3276
@kahiyemohamed3276 5 лет назад
kkkkkk ilahayow kunaxariso
Далее
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 6 млн
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
CABDULLAAHI BAARLEEX Halgan Dhaanto   YouTube
28:02
Просмотров 27 тыс.
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Просмотров 983 тыс.
Dhuux Tagoogo, Gabay YamYam,SNM u tirayay
14:32
Просмотров 114 тыс.
TAARIIKHDA DAAUUD CALI MASXAF IYO ABIIB IIMAAN XASAN
50:27
FAARAX BEEREY WARAYSI ABWAAN JIIR
34:09
Просмотров 25 тыс.
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 6 млн