Тёмный

BARADHO IYO BISBAAS KEEDA IGA DALBATEEN / CASARIYO AAD UFUDUD 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 94 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@natashamohamud4251
@natashamohamud4251 3 года назад
Amiira qurux masha allah xbbtii ilaahay ha iikaa xafido Aduun iyo aakhiraba love you ❤️
@cayuushqurux5127
@cayuushqurux5127 3 года назад
Yarabi awlad bariyala isi ii soduceya please
@adhamabdirahman1399
@adhamabdirahman1399 3 года назад
Ilaahey awlaad hasiiyo adiga iyo intaan heysanin
@cayuushqurux5127
@cayuushqurux5127 3 года назад
@@adhamabdirahman1399 amiin 🤲
@khadijashire672
@khadijashire672 3 года назад
Allha kusiyo qali
@cayuushqurux5127
@cayuushqurux5127 3 года назад
@@khadijashire672 amiin xppti
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 3 года назад
Amiin abayo dhamanteen alle ubad salix hana siiyo
@najmanashaad3174
@najmanashaad3174 3 года назад
Beenta ma ahn wlhi vedio dulqaad ku dhameesto mlhn Facebook ada wa kataga tiktok ada wa kataga snapchat ada wa kataga Instagram ada wa kataga whats up shukansi ada🤣🤣🤣🤣🤣
@ifkacadey
@ifkacadey 3 года назад
Walac ban ahy waana ka helay masha allah abyo allah gacanta haku barakeeyo
@zahrajalaal582
@zahrajalaal582 3 года назад
calabtaan wax ladhaa kachori viyazi special from Tanzania caadi moho
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 3 года назад
Thanks codsigaygii waad noo aqbashay❤ Amiira qurux
@yaraankainabaxar7223
@yaraankainabaxar7223 3 года назад
Abaayo bisbaaska cagaarka malagu sameynkaraa
@safiyaaxmedfaarax4402
@safiyaaxmedfaarax4402 3 года назад
Wad mahadsantay wll isogali casriye fudud oo ilmaha korinaya bardhona kujirto plz
@hanifahamud4698
@hanifahamud4698 3 года назад
Msha allh xbbt keep going ilhy ha idin xafido adiga iyo wiilkaga ❤️🥰
@munahassan4969
@munahassan4969 Год назад
Amiira qurx hppti wakujeclahay ilh hakudaye farxad igu nolow mcnto
@israibra317
@israibra317 3 года назад
masha allah mahad sanid abaayo madaba aa waxaa ka codsanay aa noo soo galisay ♥️👍
@nuramumin3901
@nuramumin3901 3 года назад
2gabdhood ayaa kusalaamaya 5 iyo4jir ah seykuuyaqaanan m.shllh
@ayatalquran4u47
@ayatalquran4u47 3 года назад
mashaAllah dia JazakaAllah kheyr
@shaymaali6759
@shaymaali6759 3 года назад
Lkn wlshay amira ppe asiim sow kuma nuugo basbasku musan kaa nugan qali
@ruuxii1433
@ruuxii1433 3 года назад
Amiira qurux Qaayo badanay Qumantii haweenkaay baayo sharaf ku nooloow mcnto🙏💞🥰
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 года назад
WLSHY qurux padn hore usoco hno qli
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 3 года назад
Mansha allaah amiira qurux alle haku xafido adiga iyo asim xbti
@jamilamohamed4541
@jamilamohamed4541 3 года назад
Masha Allah thank you amiira qurux
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 года назад
Mssha alah amiiro gurux wan kugo hasta alah kusharfo abayo hurmar wacan gacantada alah kumaceyo wayba macdahay ana og masha alah sax iyo qaladba wan kujeclahay amiiro guruxey
@faizahassan3824
@faizahassan3824 3 года назад
Keep going sist aniga ahaan waxan kula talinayaa in aadan walashaa adna henna haka guurin raaxayso gurigaada guuris ma fiicna
@rahmoadam1303
@rahmoadam1303 3 года назад
Fiyaazi madoongee ladhahaa reeer Kenya kasayaan
@fosey6974
@fosey6974 3 года назад
Haa wale
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 года назад
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢
@saadmaariinka2428
@saadmaariinka2428 3 года назад
Waa Jeclahey baradho iyo bisbaas Allaha gacantantaada hakuu barakeeyo
@ikranahmedikranahmed6893
@ikranahmedikranahmed6893 3 года назад
Tnkz abyo amiro😘🥰🥰
@xubilifestyle6729
@xubilifestyle6729 3 года назад
Masha Allah amiira qurux hormar wacan ayan kurajeyna xabibti 😘😘😘😘👌👌👌👍👍🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹♥️♥️♥️
@sultanahb.sultan4086
@sultanahb.sultan4086 3 года назад
Thank you abaayo sidan u rabay inaan barto
@wardamohamed9515
@wardamohamed9515 3 года назад
basbaasa herari ayaa ladhahaa from hargeisa cade
@xayatiqurux8895
@xayatiqurux8895 3 года назад
Mansha allah viyazi madonge am viyazi karai🤤
@ilhandayib5762
@ilhandayib5762 3 года назад
Masha allah amiira qurux wan kahelay
@faizahassan3824
@faizahassan3824 3 года назад
Maashaa’allah jazakumulah qeyr sist
@yurubibrahim8840
@yurubibrahim8840 3 года назад
M.a
@boqoradanugaal1796
@boqoradanugaal1796 3 года назад
Thnks Byo qali 🥰🥰❤️❤️👸🏻
@haniuk8318
@haniuk8318 3 года назад
MashaAllaah xabiibti keep going mcn badan
@TheQueen-yz9ij
@TheQueen-yz9ij 3 года назад
شكرا لك حبيبتي
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Keep going amira qurux
@aaminacabdiraxmanaminacabd2893
@aaminacabdiraxmanaminacabd2893 3 года назад
Masha allh waan ka helnay amiiro abaayo thnks❤🥰🥰
@fatushyare3207
@fatushyare3207 2 года назад
Masha Allah 💚💚💚
@themtt7853
@themtt7853 2 года назад
Hambalyo 300k🥰🥰🥰🥰
@saciido1235
@saciido1235 3 года назад
Mn sha allaaaa
@zahraali7905
@zahraali7905 3 года назад
Baradhan aad eey u macan tahay anaa kuso koray lkn dhalka dhib eey leedahay waxaa waye waa la shiilay wax yabaha la shiilayna jirka dhibato badan eey u geeystaan. Mar mar waa la iska cunaa lkn ha iska badin abaayo
@yurubibrahim8840
@yurubibrahim8840 3 года назад
M.a amira qurux
@ayanshariff8618
@ayanshariff8618 3 года назад
Masha Allan mantaley Qado kadhigey caadi mhan macan
@nuramumin3901
@nuramumin3901 3 года назад
Shugran xbbti weykudhaheen mooqaalkaan midka kuxiga waa ineylagasoosalaantaa magacooda zuneyra iyo suheyba waa shugran
@strongme672
@strongme672 3 года назад
Wll amira waxa noga so hadasha nolosha Malaysia iyo appartement aad dagan tahay qimihisa insha allah wall noso fa ide🥰
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488 3 года назад
Wllo amiira waxa noo soo galisa waxa timah joojeny timah ig dadany hada wllo garansed soo gali
@quruxwanaag8108
@quruxwanaag8108 3 года назад
Masha allah tabarakallah
@murtimadadaalo5937
@murtimadadaalo5937 3 года назад
M.Allah haka dheeraan walaashaa
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 3 года назад
Masha alh abyo mahadsanid
@fadumomohammed2536
@fadumomohammed2536 3 года назад
MashaAllh
@deeqaahmed4359
@deeqaahmed4359 3 года назад
Thnkz qli
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 года назад
Maasha allah😍😍❤️❤️❤️👌🏻👌🏻
@fadumoaxmed6158
@fadumoaxmed6158 3 года назад
Apayo jadwalkaga zubaxa zoo gali plz plz🥺🥰
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha cafimat igu cuna Allah haku barakeyo Aamiin Yaa rabi hor usoco ❤❤❤❤
@najmamohamud4325
@najmamohamud4325 3 года назад
Masha Allah
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k Месяц назад
❤❤❤❤❤
@rahmosharafofficial6424
@rahmosharafofficial6424 3 года назад
Masha Allah abayo mcn illhey haku dayo
@fouziasheikh8190
@fouziasheikh8190 3 года назад
MashaAllah keep going sister mcnto
@nimcocali2204
@nimcocali2204 2 года назад
💋💋💋💋💋💋💋💋❤
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 3 года назад
Thanks abayo macanto
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 года назад
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 😂🙏
@hamdiqaalid5324
@hamdiqaalid5324 3 года назад
Mnsha Allah
@umukalthum2144
@umukalthum2144 3 года назад
Amiira muufo tinaar so gali ishalh
@nasriinaxassan5170
@nasriinaxassan5170 3 года назад
Abayo waan ku salamy guriga kaliga bes miyaa joga mis dada asaxab aay kula joga one love xabibiti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 3 года назад
Iyada iyo canuged bes waye
@asmaapdiqani9024
@asmaapdiqani9024 3 года назад
Shuwarma noso gali hbbti❤️
@yurubabdi9463
@yurubabdi9463 3 года назад
Mansha allaah mcnto raxmanka ha idiin dhawro
@hassaninternet5729
@hassaninternet5729 3 года назад
Quraac ukun fudud ubahanay amiira soo same
@qaalixasanqq1564
@qaalixasanqq1564 3 года назад
Masha allah abaayo marwalba waxaan jeclahy in aan fiirsado fidiyowgaga abaayo legta inaa kusaro waayo waxa tahy hooyo kaligeed nool ayaa tahy
@soundrelaxation9910
@soundrelaxation9910 3 года назад
M,a m,a m,a my sister keep going 🤝🤲✌
@amalabdullah4410
@amalabdullah4410 3 года назад
Abaayo jumanada ma jidjidmaa oo ma sidaa cheese ka camalaa
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 3 года назад
Maheli karaa qof isoo booqda🥺🙏
@sharafbadhanchannel
@sharafbadhanchannel 3 года назад
Horay usoco sister
@rahmahajii481
@rahmahajii481 3 года назад
Masha allaah mcnto
@xubilifestyle6729
@xubilifestyle6729 3 года назад
😋😋😋😋😋
@hanaaxmed5347
@hanaaxmed5347 3 года назад
Haa wala hela itoobiya laga keena waxa la yidhaa herari
@ruweziinakalipha4656
@ruweziinakalipha4656 3 года назад
M.a keep going sister❤❤
@naturalbeauty6432
@naturalbeauty6432 3 года назад
Ay zayn emad aa arka hamaki medley cover 😘
@foosfiyorochannel3574
@foosfiyorochannel3574 3 года назад
Masha allh wlhi wanba ka hele
@nuramumin3901
@nuramumin3901 3 года назад
M.shllh hyo kartileh ayaatahay horey usoco
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 года назад
Wuu buxa bas baskan wadanka wxa la dhaha herari lkn qli mxd baradhada u karkarisay🤔mxy thy faidada ku jirta
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 года назад
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
@samaabintu8548
@samaabintu8548 3 года назад
Msh llh apaa 🤩🤩
@naciimocadow2617
@naciimocadow2617 3 года назад
Masha allahabayo
@caashaabokor4730
@caashaabokor4730 3 года назад
Bisbaska herar baa la dhahay abyo
@zahramoalin2516
@zahramoalin2516 3 года назад
Masha allah horay usoco👍
@senioritanaema2727
@senioritanaema2727 3 года назад
Bisbaaskaa hereri la dhahaa 💕💕
@kajalibrahim9091
@kajalibrahim9091 3 года назад
amiiira qurux wakuwata abayo 🕊️❤️
@naimaabdinuur4648
@naimaabdinuur4648 3 года назад
Amiira cuntada laisku cateeyo iyo cabitaan calosha jaraayo inosogali abayo Saturday Ina bilaabo jimicsi rabe ee cuntada igasax abayo io juicka acabi lahaa plz tagerahaga kamid ehe😁🥰
@umuanas6223
@umuanas6223 3 года назад
Asc abaayo waxan kaga faidenaa chanel la dhaho adiga isahow hadad is caateneso wax badan aad ka faidee insha allah
@naimaabdinuur4648
@naimaabdinuur4648 3 года назад
@@umuanas6223 mahad sanid mcnto ❣️❣️
@naimaabdinuur4648
@naimaabdinuur4648 3 года назад
@@umuanas6223 chanelka magaciisa igu caaw siz
@katrazkatraz5986
@katrazkatraz5986 3 года назад
Rer Kenya hadan nahay viazi madonge ama karai dahna
@farhiyaladaninadahir8735
@farhiyaladaninadahir8735 3 года назад
Masha allh amiira qurux so yummy 😋😋😋😋
@abdikariinahmed2782
@abdikariinahmed2782 3 года назад
Mom mashalah
@caashoguure5308
@caashoguure5308 2 года назад
😘😘🥰🥰
@hafsachannel2042
@hafsachannel2042 3 года назад
First
@saaraawad6504
@saaraawad6504 3 года назад
maanshaa Allah
@umemadchannel1428
@umemadchannel1428 3 года назад
Walalheega Somali. Plz waxaan idinka cotsana Ina channelkega iso booqataan plz
@fardawsamc6644
@fardawsamc6644 3 года назад
Ziz keep going👸🥰🔥
@mariamahad954
@mariamahad954 3 года назад
Horey usoco byo mcn ♥️👏
@abeermukhtaar2107
@abeermukhtaar2107 3 года назад
Keep going
@naimo3372
@naimo3372 3 года назад
Masha allah tabarakallah ♥️🔥
@saabo5956
@saabo5956 3 года назад
M.a abaayo keep going
@HabsoBishar
@HabsoBishar 3 года назад
Masha allha 🥰🥰🥰🥰❤❤❤
Далее
Arabic Alphabet Explained by an American
5:48
Просмотров 1,9 млн
iPhone 16 для НИЩЕБРОДОВ!
00:51
Просмотров 610 тыс.
Introducing iPhone 16 | Apple
02:00
Просмотров 4,5 млн
MAALINTA 3AAD RAMADAAN ROUTINE
16:24
Просмотров 125 тыс.
MAALIN TEYDA CAADIGA / A DAY IN MY LIFE
10:03
Просмотров 127 тыс.
BABY ASIM SUUQA IGALA SOO ADEEGAY MANTA🤩
9:09
Просмотров 75 тыс.
MAALINTA 6AAD RAMADAAN ROUTINE
9:56
Просмотров 138 тыс.
iPhone 16 для НИЩЕБРОДОВ!
00:51
Просмотров 610 тыс.