Тёмный

Bariis qudaar Huuris ah aan horay wali loo arag macaankiisa😋😋😋😋 

Nasra Abtidoon
Подписаться 916 тыс.
Просмотров 292 тыс.
50% 1

Хобби

Опубликовано:

 

19 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 695   
@myrajochannal2
@myrajochannal2 4 года назад
Masha allah gawarteyda illahey ha nii barakeyo cafimad ku cuna
@ismailmohamud8057
@ismailmohamud8057 4 года назад
MAA shaa Allah
@najmaaxmed5343
@najmaaxmed5343 4 года назад
Masha alllah
@falisguled3344
@falisguled3344 4 года назад
جزيت خيرا بما تنشره من فوائد كثيرا وذالك نفعا للأخواااتك الصوماليات وغيرهم من الناس الأخرين وشكرا ألف مره إختي العزيزه😍
@maryanmohamed4116
@maryanmohamed4116 4 года назад
ماشاء الله عليك
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 года назад
Maasha allah waaaaw keep going nasra qaali 😘😘🥰❤
@faadumofani279
@faadumofani279 4 года назад
Mansha. allah
@sacdiyadeeq3007
@sacdiyadeeq3007 4 года назад
Oo nasray digartan xamar un bay taa miyaa gobolad kale,ma,gala helay
@maryandiiriye5905
@maryandiiriye5905 2 года назад
Man sha aallha
@maryandiiriye5905
@maryandiiriye5905 2 года назад
Digirta xage lagahela
@ladanahmed5852
@ladanahmed5852 4 года назад
Wuw waan sugaaye inta beriiskaan Kasoo aragtay Instgram ka nasra Abtidoon farta Taaga☝️
@boqorkaqurbojoogta2970
@boqorkaqurbojoogta2970 4 года назад
Queen zuumii Like jeclidaa 😃😃😃😃😃😃
@iqraabdisalam5212
@iqraabdisalam5212 4 года назад
Nasra abaayo inteen kaala soo xiriiri karaa mux taad ayaan kuu ahay
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 4 года назад
Wlhi anbo hagaa kasoarkay
@sihaamlove794
@sihaamlove794 4 года назад
👆
@aburahima
@aburahima 4 года назад
Queen Zuumii isoboqo iyo Subscribe ii saar
@jowharadlamoodye9835
@jowharadlamoodye9835 4 года назад
Walashey Nasra abtidoon cadowgaga unoloow❤️👈🏻😍
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 4 года назад
Wall hamika aad leedahay alha hakuu fudideeyo ee wall ilaahey dartiisa subscriber iku caawi💚❤❤
@mahiigaanjunioromar1736
@mahiigaanjunioromar1736 4 года назад
Amiin
@ayaanabdullahi7465
@ayaanabdullahi7465 4 года назад
Amiin yarabi
@amaliinaabukar7228
@amaliinaabukar7228 4 года назад
Maanta waa maalinta 2aad arafo waaan soo waayay wax hilib ah markaas ayaan soo daawaday bariiskaan waaana sameeyay thanks mcnto ❤
@simanstyleofficial570
@simanstyleofficial570 4 года назад
Wlh anaa kariyay maanta hada cunoyaa wlh macan 😋😋😋😋 yummy thanks 🙏🙏 abayo nasra
@abdurahmanking5384
@abdurahmanking5384 4 года назад
Wa aleykum Salam wr wb. Ma shaa ALLAH! Rich is who has a lot. More rich is who needs little. The richest is who can give much. Thank you for sharing Sister. Keep going.
@seynabcabdi2220
@seynabcabdi2220 4 года назад
Sida dagan oo dadka wax ufahansiisidaa jeclahhay m.A
@HamdaHussein
@HamdaHussein 4 года назад
seynab cabdi22 Subscribe ii saar wll💛
@najaxcadey6339
@najaxcadey6339 4 года назад
Masha Allah xabibtii Alle haku barakeyo inawo cadi ma ahan waxan karawaa telkaga in aad nosoo qorto adigoo mahadsan
@fartuunmaxamed281
@fartuunmaxamed281 4 года назад
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ ilaah dartii kuu jeclahy nasra
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 4 года назад
Wooow waan tijabiyay kalay iska arag familka usameyay wxy dhehen malin walba no same
@PutyourtrustinAllah
@PutyourtrustinAllah 4 года назад
Mansha-allah barris macaan 😍😍. May Allah reward you for your efforts ameen. May Allah grant you Nasra the best in this this life and the next ameen.
@PutyourtrustinAllah
@PutyourtrustinAllah 4 года назад
My favourite video 😍😍 Alhamdulilah. Nasra, May Allah grant you the best in this life and the next ameen. Love from Canada😍.
@abdurahmanking5384
@abdurahmanking5384 4 года назад
Amin ya rab! 👍🏾✌🏾
@maryanalichannel9872
@maryanalichannel9872 4 года назад
M.a nasra abdidon abyo hore mar wacan
@saynabahmedmashalaaahwalas3130
@saynabahmedmashalaaahwalas3130 4 года назад
Mashaallaah wll ilaahay hakuu xiftiyo
@najiibalpa235
@najiibalpa235 3 года назад
Walal ma icaawin karta inan barto rabaH cunto karinta
@zennasyed5009
@zennasyed5009 4 года назад
Mansha Allah wllshy keep going yummy 😋😋😍😍
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz 4 года назад
Masha Allah walashey... Talobixinteydu waxay tahay in mararka qaar aad muuqaal cod la'aan ah soo geliso kaasoo qeexaya sida wax la isugu darayo, magacyadooda Iwm. si aad adiguna sharraxaadaan aad ku xabeebsatay aad uga nasato. Waa qayb ka mid ah horumarka bogga sidaan is leeyahay. That's my contribution sister.....
@ladancookingandbeauty7617
@ladancookingandbeauty7617 4 года назад
MashAllah Cadi mahan xabibti keep going 🌸🌸🌹🌹🌹🌟🌟🌟🌟🌟👍👈😀
@leylaladanm2290
@leylaladanm2290 3 года назад
Masha allaaah wlh shaly arkay xlyna wn karsade aad ayow umacanya heMahadsanid macalimadeyda 💕nasra cadey
@ayanabdille3990
@ayanabdille3990 4 года назад
Your absolutely Amazing YAA UKHTII AZII, THANKS ALLAAH MACAKA
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 4 года назад
Masha allah tabarakallah gacanta alle kuma gooyo qali shukrn❣️♥️💕💋💞🌹💖🌹🌹❤️
@farhiyomalin3939
@farhiyomalin3939 3 года назад
Masha allah nasraay abayo anaasoo tijaabiyay kaalay iska arag waaye tankle waxaan kugu jeclahay qiyaasta aad noosoo qiyaastay💗💗💗💗
@munoyoonis1042
@munoyoonis1042 4 года назад
Masha allah qurux waye iyo si fudud Abayo ilhey gacmahaada hakuu dhaafo
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 года назад
Mashallah qatar waaye wll 🤗
@rahmaruun5483
@rahmaruun5483 4 года назад
MashaAllah, wantijabiye macaani kusheeg...thnks Nasro
@raxmoxusen4817
@raxmoxusen4817 2 года назад
Masha allah wlhi in bdn waku fiirsada wax bdn ka faaiiday alle haku xafido abyo
@fahmahussein9628
@fahmahussein9628 4 года назад
Mansha allah qurux meraan waayo wlhi dhararkabo iga sodaatay nasriyeey illah haku barakeeyo mcnto
@saidadagan4425
@saidadagan4425 4 года назад
Masha Allah so yummy 🙏🙏🙏
@ayancaday29
@ayancaday29 4 года назад
Masha Allah abayo càadi mahaan runtii qatar mahadsanid xabiibti illaahay haku barakeeyo 👌👌👍
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 4 года назад
Jaza akAllahu khayr nasra abtidoon aad baad umahadsantahay qaali.Ilaahay hakaa abaalmariyo waanu kaa faaidnay.
@yusraluuza9098
@yusraluuza9098 4 года назад
Masha allah wax kale waaye wlhi bariiska nuurkiisaa baxaaaya abayo gacan taaada allah kuu barakeyo
@Somalifood12
@Somalifood12 4 года назад
Caadi maahan Masha Allah Yummm 😋
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 года назад
Mash allah dhareerka waa iga dhamaadi nasra allah ku barakeeyo 😋😋
@HamdaHussein
@HamdaHussein 4 года назад
Faatma channel Subscribe ii saar wll💛
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 4 года назад
Masha Allah jazakaAllah kheyr 🥰👍
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 года назад
Maasha allaah jzklh kheyran ukhtiiy baarakallaah isha iyo xaasidkana allaha kaa xijaabo
@umumarwaan9302
@umumarwaan9302 4 года назад
Abimantaan tijabiyey guriga waxan kudahay mashallah sifcn aya loqadeyey abayo alaha kubarakeeyo inshallah
@umualisha4012
@umualisha4012 4 года назад
Masha Allah hoyo mcnto illahay dartis ayan ku jeclahay alle haku xifdiyo hoyo
@sahanabdullahi2510
@sahanabdullahi2510 4 года назад
Whi nasro dharera iga imaaday😋😋😎Allh kuu barakeyo gacantada wlshey qali💜💎💗❤
@fatimohassanmuhammed9308
@fatimohassanmuhammed9308 4 года назад
Masha allah waa bariiis mcn badan ka faaidesi wacn anga gariii oo cuny shaly igu danbesy
@aishajama5525
@aishajama5525 4 года назад
Maasha Allah taslim yadayk xbbti so yummy😋
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 года назад
Maaaasha allaaha abayo macnto qurux waye ♥️♥️♥️🥰🥰🤲🤲🙏🙏
@maymuunodawaa
@maymuunodawaa 3 года назад
ما شاء الله سلمت يداك ودام ابداعك يا نصرة 😍
@raqiashaaban7615
@raqiashaaban7615 4 года назад
Am new in Mogadishu alx this beautiful girl made everything easy 4 me now I know many places coz of u love u siz nasra...sorry I don't knw af Somali dat much datz y I don't type
@ayaansharif2349
@ayaansharif2349 4 года назад
M.a abayo mahadsanid ilaahay hakuu barakeey gacantada
@feisalabdullahiabukar4517
@feisalabdullahiabukar4517 4 года назад
good teacher i like it !
@naciimocabdi5642
@naciimocabdi5642 4 года назад
Maasha allaah qaali aad ayaa kuu jeclhy cashiradaada waa kahelaa iyo saa wax usharaxdo alle gacantaada alle hakuu barakeeyo
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 4 года назад
Masha allah qado fudud iga dheh allah kuu barakeeyo gacantaada
@farax96
@farax96 Год назад
Wow xppi Ale Gacanta Haa ku Barakeeeyo Aniga Wan iidiin ku Cus Bahy welcome wllshy mcn💝🖤
@hafsabashe7585
@hafsabashe7585 4 года назад
mansha allah tabaraka allah wlhi sidad nofahansiso ayaban anigu ladhaca hal shay kama fahmi waayo illahu caqliga haku barakeyo
@asmaibraahim4525
@asmaibraahim4525 4 года назад
Thnkz alpi nasra abtidon we love you too jasakalhu khayr alle janada haķugu abal mariyo hargaysa An kaga xidhanahay xppti😘
@PutyourtrustinAllah
@PutyourtrustinAllah 4 года назад
Cunto macaan😍. Nasra may Allah reward you for all your efforts ameen.
@hoodoaxamed5333
@hoodoaxamed5333 4 года назад
Mnsha allah alle gacmaha Ku barageyo
@yuunisuk8171
@yuunisuk8171 4 года назад
Gabar igu qaaliya runtii aad ayaa kaga faa iiday waxaan ahay arday dalka dibadisa jogo hadana waxaa sameystaa cunooyin aan adiga kaabartay mar walba waan ku la socdaa mahadsanid inbadan huno
@aburahima
@aburahima 4 года назад
MaShaAllah yummy 😋
@xaruntaxaqaiyoxaqiiqada5476
@xaruntaxaqaiyoxaqiiqada5476 4 года назад
Masha alh mclimadyda nasro alaha ikaa dhowro xbbibti ⚘⚘⚘🌷♥️♥️♥️♥️♥️
@marwastarcooking
@marwastarcooking 4 года назад
Masha allaah wanjeclahay bariis qudaar thanks qaali 😋😋💕💕
@HamdaHussein
@HamdaHussein 4 года назад
Marwa Star Cooking Subscribe ii saar wll💛
@caynilove796
@caynilove796 4 года назад
Maasha allh macaan waaye xapipti casho ayaan la dhigtay caawa macaan waaye wlhi allha ku xafido xapiipti
@sabanacadey
@sabanacadey 4 года назад
Wwww ma. Nastooy maxan waxbadan kafaiday adi waxbadan igacawisay runti ma. Gobanimo iyo guuul qali 🙏👌❤️
@mulkimohamed1003
@mulkimohamed1003 4 года назад
Wlh waan sameestay macan wlh thanks macalimadena 😍
@halimo.osman63
@halimo.osman63 4 года назад
Ilaahay hakuxifdiyo wllshy Waadkumahadsantahy sida wanaagsan oo'aad waxnoofahan siinaysid xbbtii
@hidayodaud3415
@hidayodaud3415 4 года назад
M.a qali gacantada alaha ku barakeyo ad aya noga faideysi jasakalah
@soyacatv2866
@soyacatv2866 4 года назад
Masha allah👌👌👌❤
@zooyaqalbi8746
@zooyaqalbi8746 4 года назад
Waaaaw m.a inta instgrm Ku aragty like isaara kepp going nasra qosol wanaag
@mariamaosman9915
@mariamaosman9915 4 года назад
Mahadsanid xbbt codsigaygi waad aqbashay shugran ❤❤❤💋💋💋💋 gacan malabey gulayso gacalo
@user-zd4pr1sf4c
@user-zd4pr1sf4c 4 года назад
Wax yarooo indhaha urooon uruuuun alle haku parakeeeyo sxipta keliya aan kafaa ideystay wax padan الله يبارك 😍😍😍
@sddcali
@sddcali 4 года назад
Nasra sharaf Allow ku xafid . Wallahi youtuberda dibadaha joogo xataa adaa ka qatarsan maashaa Allah.
@sucdimacalin8101
@sucdimacalin8101 4 года назад
Masha allah macaan badan kacantaada allaha kuu barakeeyo
@sacdafrmcy3933
@sacdafrmcy3933 4 года назад
ماشاءالله جزاك الله خير اختي الغاليه
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
masha allah🌷😋😋
@fartuunmaxamed281
@fartuunmaxamed281 4 года назад
markasta noosoqor waxyalaha aad kasameeysay waan ka faideysey siماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
@sahranuur1116
@sahranuur1116 4 года назад
asc abaayo nasro manshaa allaah wad kuma hadsantahay dhiiragalintaada allaah hakuxiftiyo
@nadiyaumar3684
@nadiyaumar3684 4 года назад
Masha allh aby bariskan waan borobeeye m.a anoo xanun fol iheesa aa boroweye malinti aan daawaday habenki ano canun ihaayo aa kudurtay umc
@fatuuxaxalane9906
@fatuuxaxalane9906 4 года назад
Waaaw Masha Allah abaayo mahad sanid👌👌👌👍👍👍❤❤❤
@shukrishacni7897
@shukrishacni7897 4 года назад
msh alh anigon afka sarin aba indhaha ka nursady nasro wa ka helay qali dumarey kactda alle haku barakeyo cdy
@khadroaxmed7480
@khadroaxmed7480 4 года назад
masha Allh abyo nasro Abtidon waxn kugu jecelhy qayastada la fahma hore uuso my sister
@NasroCqadir-pi8me
@NasroCqadir-pi8me 3 года назад
Maashaa allah samideey waan kula socdaa waan icajabisay cunadaada xabiibti hore u soco
@nastexoaxmedmaxamud2188
@nastexoaxmedmaxamud2188 4 года назад
masha allah abyo nasro gacmahaya allah ku barakeyo😍😍
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto
@meymunmohamedsiyaad795
@meymunmohamedsiyaad795 Год назад
Maashaa allaah nasro dada xamar kudhashay hadalkooda waa iska qosol waa isku gegedinaa amawaa isdhe geinaa iyo waa waalaaqaa ayaa lagu qoslay all ha ku xifdiyo inshaa allaah qaali❤
@sahromoha6488
@sahromoha6488 4 года назад
Masha allah jasakumulaahu qeyran abyo ilahey haku xafido
@munaismail264
@munaismail264 2 года назад
Mnsh allah wll Nasra Alle gacnta hakuu barakeeye qali wlhi anigo kijada dhex yaaban ayunbaan barista iyo qudartii an haystay ku daro kalay iska arag ayuu noqday macaankísa wn ka guilaayahay muhiim maha hilb iyo digaag hadanad haysan 😘
@sahrahaji1455
@sahrahaji1455 4 года назад
masha allh qeyr alle haku siyo nasro washen basbas qudar laku sameyay noso gali
@safiaabdi7871
@safiaabdi7871 4 года назад
Msha allh nasra allha gacanta kuu barakeyo ❤️❤️
@hamdahussein1108
@hamdahussein1108 4 года назад
Macha Allah ilaahay haku barakeeyo nasra
@nimcoqaalicabdullahi4407
@nimcoqaalicabdullahi4407 4 года назад
masha allah alla kubarakeyo fikirkaaga wacan masha allah mcnto bastadii fecebook adsosareesay noosogali oo gaduudneed
@qaaliqalanjo5983
@qaaliqalanjo5983 4 года назад
masha allh nasro abayo thanks abayo waxn raba ina noso galiso doro sida loodubo thanks
@safiyomahamud6983
@safiyomahamud6983 4 года назад
Maaaaaaaasha Aaaaaallh abyo mcn inaba caadi maaha gacantada allha ku barakeeyo 🤩🥰🥰🥰
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 4 года назад
Masha allaah abaayo Nasra jazaakallaahu kheeyran gacmahaaga allaha kuu barakeeyo 💝💕😍
@nimcocali1953
@nimcocali1953 2 года назад
Msh all wllshy
@rowdharose8008
@rowdharose8008 4 года назад
Maasha Allah abaayo sabaayad huurisa noo samee
@kaltuumacabdi9923
@kaltuumacabdi9923 4 года назад
Ani cml ayuu ii roonyahey anigu ma jecli Hilib so that wn ka heley alle hakuu barakeeyo gacantada
@mssedna9831
@mssedna9831 4 года назад
Masha allh xppti gacmahaaga allh kuu xafido🥰
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 4 года назад
Macankiisa intaan kadadami MashAllh gacanta Alle hakubarakeeyo
@clraxmaanindhojokarmaxmed4097
@clraxmaanindhojokarmaxmed4097 4 года назад
Maan shaa allh walshay Mcn ilaahay ha ku xifdiyo waad no faidaysay afdaka laah
@umuamiin1736
@umuamiin1736 4 года назад
Masha allah tabarakallah waan bariis qurxoon nasro cadey alle haku barakeyo
@anabahmed5572
@anabahmed5572 4 года назад
waaw aniga umaleysa in laigu tala galay dadka hilibka jecleen ka faaideysta ❤️💜🧡
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Masha Allah my Sister Nasriina ABTIDOON Allah ha kuu BARAKEEYO gacantaada Caafimad igu cuna inta iga danbayso like ayaa la iga baqiilin
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Nasro
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Asc
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 года назад
Masha allaah runti indhaha uu iga deeqay bariiska aankula kaftame bariska inta qandada ku qaaday iyo intad calalineyse isma lahan ee digsiga miyaad kasii cuneysaa 😂😂😂🍜 nasra
@najmanayrus9137
@najmanayrus9137 4 года назад
Masha Allah allaha kuxifdiyo abayo 😍❤️❤️
@fatumabeautyfamily6771
@fatumabeautyfamily6771 4 года назад
maaaaaasha allah yummy horaye usoco abayo
@fawziyaabdou5269
@fawziyaabdou5269 4 года назад
Maansha alaah waxba kamabaryaayo hilib laakiin soomaali bariis hilibleheen waa ka dhintay
@kiinmuleexoofficial4170
@kiinmuleexoofficial4170 4 года назад
Mash alaah abyo bariis markaa cunaayo adiga ayaa kusoo xasuusta qali nasro inaa jaceshahay ayaa ogahay
@keeyfxasan6035
@keeyfxasan6035 3 года назад
Masha Allah abyo wax badan kaa faaidaystay ajir iyo Allah ha ka siiyo
Далее
QADO SUUGO KAABASH IYO BARIIS CAD 😋
13:44
Просмотров 91 тыс.
OG Buda - Сделай Мне Приятно Щас
02:24
Почему худеют от Оземпик?
00:37
Просмотров 319 тыс.
Biryani Rice ) Bariis iyo Hilib, sabiib
8:30
Просмотров 2,4 тыс.
sida loo kariyo bariis macaan
10:26
Просмотров 193 тыс.
bariis surbiyan ama huuris
15:23
Просмотров 10 тыс.