Тёмный

Barlamaanka ayey ugu galayaan Xildhibaanada Mucaraaradka Kuraasta ayaana ku garaaceynaa" Muxiidiin. 

Somali cable
Подписаться 374 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

"Xildhibaanada hadlay warkooda waa Qaran dumin,waa AS u kaalmeen,waa Cadawga Umadda Soomaaliyeed,
Bulshada rayidka Barlamaanka ayey ugu galayaan Xildhibaanada Mucaraaradka Kuraasta ayaana ku garaaceynaa" Muxiidiin Xasan Afrax Gudoomiyaha Bulshada rayid Ex-Banaadir.

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 3 месяца назад
Guul guul guulaysta cidamada iyo dowlada Somalia guuleyso M xasan sheeq
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
xildhimaanadu run bay sheegen iyo wixi jiray waaqica
@FadumoOsman-fu3zg
@FadumoOsman-fu3zg 3 месяца назад
Waxaan su, aadayaa xildhibaanada Mexeey mushaarka uga dhigteen 5500 oo Askariga Xabadda isku dhigaayo ey ugu kordhin waayeen waa tuugo waxaan ku talin lahaa in xukun degdeg ah lagusoo rogo saa dalka wuxuu kujiraa dagaal Waxeyna rabaan in aan la baarin oo ey qaraxyada soo galshaan Muqdisho saa markii laga guuro qabiilka cid ay shaqo ka helaayaay majiro Marka leyska qabto Dadkaan Dowladar Rabo in ey Itoobiya u lugo qabtaan
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 3 месяца назад
Salam Caleykum, anigu waxey ilatahay in xildhiban kasta booqasho kutago deeganada uu matalo hadii uusan tagi karin waa in uu afkaxirta dowlada a tageera. Muqdisho dagal umabahna hadii dagaldon tahay tag furimaha dagalka ee lagula dagalayo qawarjiinta.
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 3 месяца назад
Adeer meeqa lagu soo siiyay?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 2 месяца назад
😂😂😂😂😂 waxba lama siin kaliya waa loo balanqaaday hadhowna waalooga baxayaa
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 месяца назад
Runtuu ka hadlay 💯
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 месяца назад
Wad mahadsantahay gudoomiye xamar oonabadey xaxun yihin xildhibanadi nabadiikay ushaqeyan
@fadumaali4556
@fadumaali4556 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mashaa Allaah sasa waaye
@osmansharif9607
@osmansharif9607 3 месяца назад
mucaaradka waa argagixiso waa lasoo adeegsaday
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 2 месяца назад
Tuuug weeye odagaan Wuxuu diidayaa xaqiiqada.
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 месяца назад
Waykibreen halaga qado xasanada qara ladhahay waxey galen safarada itoobiya e keenya waa qiyano qaran
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
guulayso wiilkan❤👍👍👍
@Caliyodeeq
@Caliyodeeq 3 месяца назад
Ha caayin xildhibaanada damiir koodo dhaqaaqay
@AhmedMohamed-vc2mw
@AhmedMohamed-vc2mw 2 месяца назад
Muhyadin thank u
@amaldhere9097
@amaldhere9097 2 месяца назад
Barlamaanka Somalia duugo ayaa dhexe fadhiida kuligood waa in laaceeriyaa oo xildhiimaano coosoob laa duurtaah
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
guul guul👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️👏👏
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
Igaarkey USC soo raac umad laguma maamulo ...sharaftaada iyo dadku waxay rabaan ayaa lagu maamulaa...
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 месяца назад
Xildhibaanada faro kutiriska ah wa tuuuuuugo halaso qabto waa sh abaabe
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 3 месяца назад
Qabiilkii kuqaaday kuma dhigo
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 месяца назад
Qabyaalad baa Madax martay kan, Xasan Sheikh buu leeyahay Guulo ayuu gaarey
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Ninkaan Inaad Caaydad U Maleysa Lakin Aada Isisheegay Inoo Aqligagu Kala Sari Karin Bini Aadamka Iyo Xayawanka Dameerka Buula Xuubey Abgaala Iska Leh Villada Meeshey Ku Taana Abgaala Iska Leh Abgaal Waa Qaran Dhise
@SalaadNuur-j7h
@SalaadNuur-j7h 3 месяца назад
qaranku xaguyalaa abgal kaligi qaran manoqonkaro Maya guryaha inay iskagubaan ayay yaqanaan damerad taqanaa qaransi loodhiso waligaana garimeysid qarandumidu aaway abgal isaaga qaran dhisan qabiilku dumiyey farmajo faladakasobax filadu ma bulumaxay miyaa damer foqul dameer
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
xildhimaandu iyaga ansixiyay dasturka xasan kortay oo lacagti xasan ubalanqaaday uga baxay laskin ninkan inu alshabaab kusheego wa aflaagaado iyo caay
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
xildhibaan lacag qaadanayaa mark horaba wadani maaha ee halaysaka qabto
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Xildhibanada Dulmiga Ku Wada Dowlada Maxaay U Haayan Dowlada Hadeyna Shicibka Ay Canshuurtoda Cunaan U Sheqeneyn Waa Inay Dowladu La Xisabtanta
@AliAhmed-no8qs
@AliAhmed-no8qs 3 месяца назад
Guulaha asaga arko oo an anga araag mexeey tahay waa yaab guul majirto only boob daac iyo diil
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 месяца назад
Guusha ugu weyn ee la gaaray waxay tahay: qarixii goboladda laga soo abaabuli jiray baa laays hor istaagay, lagana suuliyey Xamar.
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 3 месяца назад
Odayaashii badbaado biliqo aa la soo kiciyay huuro
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
Hhhhhhhhh odayashii igaarkey USC soo raac.....waa odayashii badbaado doofaar......
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 месяца назад
Komatiga waxaa qoraya CBB marka cayayaan loo jababi maayo weli waxey la xiiqsan yihiin fahad Iyo faramaajo war dowlada xasan shiiq Iyo xamsa wax lagu diirsaney qabten babuurkii xamar laga raaco hobyo ku geynaya xasidkood xanuunka ku hayaa u dhimo guul dowlada xasan Iyo xamsa from hgidir from guri ceyr degmada gurcel galmudug
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 месяца назад
Noooolow afka ilaaaheykuma gooyo guuuuuul dalxureeeeye
@AhmedMohamed-vc2mw
@AhmedMohamed-vc2mw 2 месяца назад
Garashadaada wanaagsan
@OmarRonaldo-o5v
@OmarRonaldo-o5v 2 месяца назад
xooleheni eekadhargen. aasay dilqeen diliqii.eenagu daadsheen
@silverloola726
@silverloola726 3 месяца назад
AdigRuuxaada aa Shabaab ah
@Talasame3425
@Talasame3425 3 месяца назад
Duli Madax Bararan Maxaa Cuntay Oo Lagu siiyay Maanta Ka Hor Kuma Arag Nama Matashid
@HassanHaaji-ty6yp
@HassanHaaji-ty6yp 3 месяца назад
adiguna ma hadleysay adunyoy ba,
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 3 месяца назад
Af qabiil buu kuhadlayaa caqliyiow ku meeh
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 месяца назад
Shacabka goormay Ku doorteen.runta miyaad diide
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад
Wllhi dhib ween ayeey nugu hayaan xildhibaanada mushaarkii ayagaa kororsaday ayagoon askartii amniga sugeeysay aan uarag dadba hadane wax kasto oo hormara caqabad ayey kuyihiin war hala laayo xabad xabad haloo toogto anagu uma dulqaadan karno intaa kabadan 12sano ayeey nacuuryaaminayeen
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 месяца назад
Waxa uu aaminsan yahay nin marti loo yahay oo uu isagu biilo. Waxaan Xasuustaa wixii uu samayn jirey xilligii farmaajo
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 месяца назад
Odaygan doqon waaye
@Caliyodeeq
@Caliyodeeq 3 месяца назад
Qa buurihii baa boos lagasiiyey iimaanka beel
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MoEl-z7j
@MoEl-z7j 3 месяца назад
War waxaan moxoo jahah
@truecomment3650
@truecomment3650 3 месяца назад
Oday ina adeerkii difaacaayo un baad u egtahay adna waayo qabyaalada iyo musuqa naad ka qabataan Xasan
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 месяца назад
Odaygan, shalayba Farmaajo wuu taageersanaa oo difaaci jiray, waa odey dowlad ku nool ah, jecel inuu waddanku yeesho nidaam & kala dambeyn, aduse waxaa ku wada qabiil Farmaajo/mid kaloo kugu reer ah baa kuu muuqda, kuuma muuqdo waxqabadka & guulaha ay gaartay dowladani !!!
@truecomment3650
@truecomment3650 2 месяца назад
@@boosteeyorooble5287 Hadii uu saas yahay wuu fiican yahay masha Allah.Aniga kamid ma ahyn xataa taageeryaasha N&N waayo waxaan qabaa inay waxna sameeyeen waxna kharibeen ilaa Xamar ay ku sigato in lagu kal tago. Mahadsanid ❤️
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 месяца назад
jaajuus itoobiya waye
@Xaawoxiine
@Xaawoxiine 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 0:15 0:16 0:17
@Caliyodeeq
@Caliyodeeq 3 месяца назад
Tuug baatahay tuug kalkaal ah
@abdirizakali-gh6sc
@abdirizakali-gh6sc 3 месяца назад
Shalay markii farmaajo la taarged garaynaayay qaran dumis ma ahayn miyaa? Nin yahoow arigaaga iska qalo siyaasad waxkama taqaanide. Hadaan madaxweynaha iyo radikal wasaraha la taarged gareeyn ma lo,da iyo geelay taarged gareeyn lahaayeen?
@kamaalkiimo3675
@kamaalkiimo3675 3 месяца назад
وين الانجازات مافي
@abdiyusuf8729
@abdiyusuf8729 3 месяца назад
Adeer wa beenta
@ابويحيىعمر-ذ8ط
@ابويحيىعمر-ذ8ط 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@najiib4836
@najiib4836 2 месяца назад
Khayr beele , Xildhibaanada Shacabka ayaa soodoortay ee adiga yaa kusoo doortay ? Waxaad tahay “ Fadlan igu shubo “ . kkkkk
@amiiraabdi3589
@amiiraabdi3589 2 месяца назад
Kkkkkkklkkkkkkk
@احمدصلاح-ب7ل
@احمدصلاح-ب7ل 3 месяца назад
😂😂
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 месяца назад
Tuug aatahay shalay sootaad adigu laheed farmaajo waa mareexaan tuug shacab majiree waa hawiyiusim xasan shiiq markuu lahaa farmaajoow filada kasoobax tuug baatahay ee qaran doomaaliyeed majiro ee caalamka lacagtii umaduu ku dhameeyee🤐🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 месяца назад
Farmaajo ayuu taageeri jiray shalay ee inta ILLAAHEY ka baqdid beenta & aflagaadada jooji !!!
@silverloola726
@silverloola726 3 месяца назад
Ma Xasan Ayax miyas dhul ku siiyey
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 месяца назад
Adigabe shabaab ah. Guul ha ku dhow!!! Beenlow falalow!! Nin weyn ayaa u muuqataa, laakin caqli dameer oo ciyaayo aad u egtahay. Walaalkaa Xassan tuug usheeg, bulsho rayidow xaal qaado. Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho awaarland somalia
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 3 месяца назад
Dameerow, markaad shalay Farmaajo mucaaradeyseen, maxaad eheydeyn ?
@awilyusuf8199
@awilyusuf8199 3 месяца назад
Ducuf ducuf dhalay xasan ukalamayn aya kamuqata
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 3 месяца назад
Kkk oo xasan in la mucaarado waa xaaraaan miyaa lkn farmajo in lala dagaalamo xaq ayey ahyd walee hawiye ma dhawa tuugan tuugu dhalay xabaaalo qufte xizaab ayaa utaaala
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 3 месяца назад
Adiga xildhiban ma tahay mxa ka quseya, qabil miya u hadlay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 месяца назад
Meeshaan waxaa qabsada. Mooryaa hadij kuraasa laysku garaaco yaa kaaga futaxun xasan shiiqaa lasluush ku sok galay shacabkij yaa afka la qabtee hadana maxildhibaanadaad afka qabNee adeer waxii magac soomasliyerl lagu sok qaado ayaad adibuba cuntaa asana cunaa
@IlkadahabDahab
@IlkadahabDahab 3 месяца назад
Adigaba ka daran oo kaliga ah
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 месяца назад
Tuuug xun
@Caliyodeeq
@Caliyodeeq 3 месяца назад
Caqli xumaa
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 3 месяца назад
Muxiidiin Xasan Afrax kkkkk qabyaalad miyuu ku difaacayaa mise wax qabad buu ku taageerayaa qabyaalad waa qurun wey ureysaa bal eeg guulaha dabadda waa kuwee xasan soo hooyey? Waa dadka gafanaha ku noqday dhiiga dadka somaliyeed
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Guulaha La Gaaray Hadanan La Socon Waa Lagu Sheega Koow Askartii Eritrya Ku Maqnedow Keenay Qawariijtow La Dagaalamay Cuna Qabatentiya Hubka La Qaaday Suuqa Bariga Afrika Lagu Biiray Kursiga Midoowga Afrika Lagu Biiray Itoobiya Badda Laga Difacay Madxwynhu Intasu Laba Sano Ku Qabtay Sodonki Sano La Soo Dhagay Lama Qaban
@Caliyodeeq
@Caliyodeeq 3 месяца назад
Kan xasan dhiiqo baa soodirsaday
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Dhiiqo Adiga Ah Ciilka Iyo Maserka La Fadhiiso Meel
Далее
Mcdonalds cups and ball trick 🤯🥤 #shorts
00:25
Просмотров 1,6 млн