Тёмный

BARNAAMAJKA TAARIIKHDA: ISIR - RAACA AJUURAAN 

Boqortooyada Soojireenka Soomaaliya
Подписаться 2,7 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Taariikhda Isir Raaca Abtirka Ajuuraan...
_____________
{{--- www.bssoomaali... ---}}
___ Kala Soco Baraha Bulshada:
______Facebook: / bs.soomaaliya
______Twitter: / bssoomaaliya
______Instagram: / bs.soomaaliya
______Google+ : plus.google.co....

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@xogdaneeyechannel2812
@xogdaneeyechannel2812 4 года назад
All my ajuuran I love you
@mohamedhussein3533
@mohamedhussein3533 3 года назад
Waxa aad uku farax sanhay in aan kadhashay boqortoyo aad ufacween masha alaha inta walala deeya oo ujuuraan meelkasta ale haku barajeeyo insha alaha
@user-tg6ui3js3x
@user-tg6ui3js3x 3 года назад
Amiin
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 лет назад
Very good, i am ajuuraan
@idmanidman2930
@idmanidman2930 5 лет назад
Masha allah my tolkeyga
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 4 года назад
me too i am ajuuraan add me on facebook igudar friends
@yaasirmaxamuud2183
@yaasirmaxamuud2183 6 лет назад
Iam ajuuraan walamuge cabdala daayle gareen
@zulekhamohamed4689
@zulekhamohamed4689 6 лет назад
deeqo degan binu ali me too
@FrozyMM2_YT2
@FrozyMM2_YT2 6 лет назад
Wow Reer Ow Liibaan Yaa igu Heysto Gareen Family
@zulekhamohamed4689
@zulekhamohamed4689 6 лет назад
@@FrozyMM2_YT2 fariid
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 лет назад
Anigana sidaas ookale waxaan ahay cumar daayle
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 лет назад
@@zulekhamohamed4689 me too
@shucebcabdidiirane8169
@shucebcabdidiirane8169 4 года назад
Ayeeydey waale waye l love kingdom ajuran
@abdinasirsedow5062
@abdinasirsedow5062 6 лет назад
MASHAALLAH NICE BREAKDOWN OF AJURAAN FAMILY TREE.......THANK YOU SO MUCH
@patrickluka8513
@patrickluka8513 3 года назад
i know Im kind of randomly asking but does anyone know a good place to watch new tv shows online?
@jonathangraham689
@jonathangraham689 3 года назад
@Patrick Luka I watch on Flixzone. Just search on google for it :)
@fuadali919
@fuadali919 6 лет назад
proud 2b Ajuuraan Waaqle Beyxaaw. its nice to know more on the conterory.thanks
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 4 года назад
me too i am ajuuraan add me on yur facebook
@cdigta
@cdigta 3 года назад
Fuad Ali halkan waaqle kuma jiro sxp
@topaatopaa1870
@topaatopaa1870 6 лет назад
MashAllah dadkey wan idin jacelhay Somali dhan wanjacelhay
@IbraBooy-oz2wi
@IbraBooy-oz2wi Год назад
Masha Allh
@sareedoaxmed1415
@sareedoaxmed1415 7 лет назад
waar maantaa la helay soomaalidii asalka ahayd waa ajuuraan.anigu isaaq ayaan ahay laakiin abtiyaashay ayaan raadinayaa taariikh dooda oo iga maqan waa magaadle.magacyada ayaaba soomaali ah!! adeere iyo hareedle ,hoydaan, waaqle bayaxow uur midig, waar ka daa ciyaartas hawiye waa lala kacay.
@FrozyMM2_YT2
@FrozyMM2_YT2 6 лет назад
Soo dhawoow Abti Macaan
@haruunahmed1974
@haruunahmed1974 3 года назад
😂 😂 😂 Hunno cidi hawiye la kaceyso majirto ajuran wa hawiye 🙄
@cabeeydcabdulaahi4298
@cabeeydcabdulaahi4298 6 лет назад
Guul guul ajuu raan
@ajuuraanonlineforex8736
@ajuuraanonlineforex8736 7 лет назад
Maasha allh well done aniga gareen oo reer ow liibaan ah
@boqorkabeeshafq3103
@boqorkabeeshafq3103 6 лет назад
Ajuuraan Online Forex walaal aniga fiqishini waqooyi Baan ahay maxay ahayd faqashini ajuuraanka.ah war magaca noo dhiga aad naga xadeen fiiqshini waa niman habargidir ayaanle cayr ah
@salahmohamedalisalahsuldan1471
Ajuuraan Online Forex sxb liibaanka dega nagayle miyaa tahay waan kula dhashay ana waxaan ahay fiqishini cumar bin cabdilaahi alshamsi saanle
@halimaabdi4759
@halimaabdi4759 Год назад
M.a
@mohamednoor4290
@mohamednoor4290 3 года назад
good job keep up very soon we area coming back
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
Ajuuraan waa beesha absame walaalkood sidan si ka duwan ayaan umaqlay
@calicabdi2696
@calicabdi2696 2 года назад
been baa luguu sheegay jambeele hawiye baa nala yiraahdaa
@d.k7306
@d.k7306 3 года назад
M.a my tolkeyga 🇧🇹🇧🇹🇧🇹
@walaldele3412
@walaldele3412 3 года назад
🇧🇹🇧🇹🇧🇹🇧🇹🇧🇹
@yaasirmaxamuud2183
@yaasirmaxamuud2183 6 лет назад
from xabiiba yaal
@abdiyathe6221
@abdiyathe6221 5 лет назад
One love
@MotionBubbleTV
@MotionBubbleTV 5 лет назад
Masha allah intee ka kenteen farxad ayaay ii tahay masha allah
@walaldele3412
@walaldele3412 3 года назад
I,m ajuuraan
@iqraabdiaadan2996
@iqraabdiaadan2996 3 года назад
😍😍
@cdigta
@cdigta 3 года назад
Mahadsanid bro wn ka faaiide
@mohammedabdi6468
@mohammedabdi6468 3 года назад
Masha allah
@Inspire3hub
@Inspire3hub 6 лет назад
sir frst igrt u scnd am ajuran lakin kama arko magaca awoowayashayda oo said u dhamaystian lakin wax shabha ayan arkay ma ii shegi kartaa adigoo raali ah
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 4 года назад
i am ajuuraan add me on your facebook
@qaaliciyow9688
@qaaliciyow9688 3 года назад
I am also ajuuran 🥰🥰
@suldaanyare5180
@suldaanyare5180 3 года назад
AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAX SANAHAY TAARIIKHDII DADKII SOJIREKAHAY EE UJUURAAN IN MAANTA LAGASHEEKEYO WAAYO UJUURAN WAA ASALKA SOMALIYA WAAN KAXUMAHAY DAD BADAN AYAA XAQIRA TAARIIKHDII BOQORTOYADII UJURAN LAAKIIN WAXAAN LEYAHAY HAKU DALININA UJUURAN WAX LA IN KIRIKAROMAAHANE HANOLATO UJUURAN
@suadhaji5754
@suadhaji5754 6 лет назад
Waa curadkii hawiye boqortooyadii ajuuraan taariiqdeeda waxaa qariyey daarood oo diidan in qabiil hawiye ah taariiqdaas fog oo saxdaa yeesho
@dalmaryare5650
@dalmaryare5650 5 лет назад
Dadkeyga
@mahadomar5944
@mahadomar5944 2 года назад
Reeenta ajuraan wa somali tribe not hawiye not darood
@mohamedmohamud4873
@mohamedmohamud4873 2 года назад
Hawiyaad kuwaalatay dadkaan waa kuwii hawiyaha raranjiray.
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 4 года назад
beel layiraahdo kabaale oo katirsan abgaal . abgaal ma'aha ee waa ajuuraan ayagaba wey isyaqaanaan
@MohammedMohammed-eh8dy
@MohammedMohammed-eh8dy 4 года назад
Ajuuraan jabeele hawiye
@abdirahmanisse7946
@abdirahmanisse7946 2 года назад
Hawiyee wayee
@dubadwarsameshiiqdubadwars1032
Waa magacyo Jin beenbadanaa Abkoow waaye ajuuraan uunoqdaa umada Beenta kadaa
@mohammedabdi6468
@mohammedabdi6468 3 года назад
M,a
@mohammedabdi6468
@mohammedabdi6468 3 года назад
Wx badan bu uqabtay somali m,a
@umuharir267
@umuharir267 Год назад
Waan so dhawaynayna in lagu shegay somali lkn dadkani somali sax ma aha magcyadooda waa wax aan la aqoon waxan filyaa waa oramo asl ahaan
@shucebcabdidiirane8169
@shucebcabdidiirane8169 4 года назад
Lkn burale maxamuud maa jiro
@saleban9926
@saleban9926 4 года назад
Haa sxb wu jira
@shucebcabdidiirane8169
@shucebcabdidiirane8169 4 года назад
STIVEN * ayeeydey ayaaa ah pro lkn nio dadka kama aqaano intee dagaan
@Abdullah_Abudujana23.
@Abdullah_Abudujana23. 3 года назад
Ajuuraan waa maxamed alame baalcad absame kuumade kablalax daarood ismaciil İbrahim jabarti soo Maha ???
@Asma-si1gg
@Asma-si1gg 2 года назад
Aniga waxaan ahay ajuuraan alam baalcad , hooyo markaan weediiyey ajuuraan ma hawiyaa mise waa daarood waxeey i tiri midna ma'aha Aniga wax badan baan rabaa inaan ajuuraan ka barto marka hadaad cilmi i gu dhaanto I la soo wadaag
@Asma-si1gg
@Asma-si1gg 2 года назад
Waxaan meel ka aqriyey inee jiraan ajuuraan ku dhex jiro ogaadeenka marka ku waas ma ajuuraanki caadiga ahaa baa oo daarood dhex dagay mase waa daarood oo ajuiraankaaba daarood ah waan ka la fahmi la ahay .
@boqorkabeeshafq3103
@boqorkabeeshafq3103 6 лет назад
Adeerayaal waxan meesha kasaara fiqishini waa niman habargidir cayr ayaanle cade ajuuraan.manihin waligayo manoqon mana noqon doono wax kale.kasheekeeya
@nasirx3200
@nasirx3200 6 лет назад
Caku nin dhalashadiisa diiday anigu ajuuraan ma ahi lkin waxad ogaataa marki ay boqortooyadii ajuuraan burburtay in jifooyinkii ajuuraan inba meel ka dhacday o ay colaado ka carareen adiga faqashini ahaan socod dheer xero dhubahante iyo Sool ayad so gaadhay degtay, Ceyr ban ahayna mid an kaa idhaahdo Ceyr is bahaaysi siyaasadeed ayad ku tahay waxana laga faidaysanayaa tiradaada ,toos sxb
@dhiqifecali7346
@dhiqifecali7346 5 лет назад
@@nasirx3200 Fiqishini waa niman Cayr madarkicis ah oo Weliba dhalad ku ah Aan dhaqan ku ahayn Ajuraana wax aan Somalinimo ahayn mawadaagno taasi waa taas Soolna Waa Gobolkayaga waxaa ka nahay Reeraha ugu power ka badan Walh
@dhiqifecali7346
@dhiqifecali7346 5 лет назад
Boqorka Beesha Fq May la aragtay reerkan Waa is kaga keen qabsaday ajuuran dhan waxa ka badan Cabdi Fiqi yoonis
@xamdaanxuseen6282
@xamdaanxuseen6282 5 лет назад
Ajuuraan idinma baahna ee idinkaa u baahan
@ahlaamismacil3822
@ahlaamismacil3822 5 лет назад
Nasir X magacyo badan accountiyo badan isir wareerku uu daashaday kalab kalab dhalay ey ey dhalay adoo dad dadaan ogaa ka ah inaad hadasho maaha afarta xaraf ee wiil facaa ah baraha bulshada kaaga meeriyay golayaasha hala iman dhaadhaanyahow reer fiqishini waxay yihiin maanta dadku way wada yaqaaniin ee udiid islaam caano sita waa kuwii ladhihi hooyadaa was
@morrd9390
@morrd9390 7 лет назад
Interview ayaan ku maray wlhy magcyadan lama qaban karo adayg.
@khaleddama3062
@khaleddama3062 7 лет назад
Morr D Bro Anba waan ku maray ee ma Germany baa joogtaa Mise Sweden Ani Interview sadexaad bay isoo tuureen markaa qabiilka iyo Luqada layga tijaabinayaa ma soo Wada hadli karnaa
@sharifocade874
@sharifocade874 2 года назад
Ajuuran luqat U qasa miya jiran🤔 ina waxka barta rabe Ajuran ban Ahe🙄
@V7azuz
@V7azuz 9 месяцев назад
Waxad tirisay waxba ka jiro
@MotionBubbleTV
@MotionBubbleTV 5 лет назад
Aniga wan ahay seen
@saidalimohamuud1987
@saidalimohamuud1987 4 года назад
Faqashini waa niman layaqaano oo habar gidira. Horta maa ajuuran daba dhigay
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 4 года назад
Hoyadey wal muge waye cabdale deyle
@aminam1535
@aminam1535 4 года назад
Warya tariikhda ajuraan waxbo kama taqanide tariiqda hanogacayarin boqor olol diinle aya boqorka ajuraan aha wa maxay boqor mayow mayow ma anaga la baxnaba warya tariiqda inta qaladay hadane ha isku dayin inaad dadki laha magacyadoda qalado dad ba iskaleh tariiqda shegad Bad tahaye tariiqda iyo magaca boqortoyada ajuraan ino daa balayo ku qadaye😡😡
@deeqoilkacasilkacas6275
@deeqoilkacasilkacas6275 3 года назад
hhhh
@dubadwarsameshiiqdubadwars1032
Ajuuraan waa jareer wene
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 лет назад
Jareer weyne waa dad fiican oo ilaaheey doortay
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 лет назад
Ajuuraanna waa dad fiican,oo ilaaheey boqor ka dhigay
@الصبرمفتاحالفرج-خ5ط
Very king
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 4 года назад
Ajuran wa dat boqortoyo ah somalina gumadi jiray xage ku aragtay jareer wax gumadayo nacalyow😀
@dubadwarsameshiiqdubadwars1032
Kulahaa fiqishini waa cumar ayaanle cayr
@salahmohamedalisalahsuldan1471
Dubad warsame shiiq Dubad warsame shiiq 143 bro waxaad ogaataa ayaanle cayr inuu ajuuraan yahay kali maaha fiqishini xitaa ayaanle cayr waa ajuuraan
@الحاااجيعبدالله
😂😂😂 waali cas ha ishegan fiqishini afkaga hakuso labin
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 4 года назад
fiqishini iyo ayaanle ceyr wey isla dhasheen labaduba waa ajuuraan ee habargidir ma'aha sidaas lasoco
@الحاااجيعبدالله
@الحاااجيعبدالله 4 года назад
@@abdisheikh8211 dhiladi ku dhashay wase ayanle hagarin laangaabyhow bitch
@luulmoha92
@luulmoha92 4 года назад
Ayaanle waa daarood fiqishinina waa ajuuraan
@mbinuali7106
@mbinuali7106 7 лет назад
ajuraan yaa la dhashay ama ey cid wadaag yihiin ma kaligiis ayuu soomaali so dhex galay mise waa qoos soomaalida ka soo jeedo, xumaan ha u arkina waa aqoon kororsiye madaama uu ciwaanka yahay isir raac
@adamabdi1285
@adamabdi1285 6 лет назад
Mbinu ali hal su'aal hadan ku waydiiyo Hawiye yaa la dhashay oo walalkii ah?
@webishabelle952
@webishabelle952 6 лет назад
Ajuuraan waxuu ka soo jeedaa faraca Samaale: Ajuuraan Maqarre Samaale Hawiye Irir Samaale Xawaadle Maxamed Mayle Samaale Gaaljecel Saransoor Gardheere Samaale Ilama Samaale waa sagaal. Ajuuraan, Hawiye, Gaaljecel, Xawaadle waa dad wada dhashay oo walaale eh.
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 лет назад
Webi Shabelle sxb faqashini soomaha ajuuraan anaa ahee
@islaqabwaynchenal2456
@islaqabwaynchenal2456 5 лет назад
Waxaa ia waydiin mudan boqortooyo sidaa u wayneed maxaa ka dhigay dukum daakum oo wax is shewgta loo waayey misa way kibreen oo cuqubo ilaah baa ku dhacay midaa ayaan fahmi waaye runtii ajuuraan wuxuu noqday wax laga sheekeeyo oo ma garan karo xad kii ilaah miyey ka talaab sadeen oo masiibo ilaah ku habsaday wlhi soomaali dhamaanteed ku kacday
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 4 года назад
Wa lahabaray datkey gumadi jireen💪😁😂
@siciidmaxamed2281
@siciidmaxamed2281 3 года назад
Waa midan garan wayey. Waxa la shega iney ahayen weliba 9 ujuran oo cudud lahayen lknse waxa sura gala boranta io kare libin iney yihiin ujuran wax sasa maqlay kenya ayey degan io itobiya. darodkan xita qarba iska shegtay kabuxa sida ogaden. 2 ogaden ujuran gala aya jiri jiray kadibay 1 kawada dhigene weiba kan kenyo dega ujuran lagu shega😂😂
@maahirahmed7069
@maahirahmed7069 3 года назад
wxaa burburiyay boqortoyadii hiraab oo ay ku mideysnayen ilmo hiraab taasoo dagaalo badan hobyo kulagaleen boqortooyada wxyna burburiyeen boqortoyadii weyna tirtireen raadad keedii wxna boqor ka noqday abgaal wxna abaan duule ka ahaa habargidir
@abdisamadvlogs5466
@abdisamadvlogs5466 4 года назад
Ajuuraan oo qabiil miya oo hda wlhi 😂😂😂😂
@topaatopaa1870
@topaatopaa1870 6 лет назад
MashAllah dadkey wan idin jacelhay Somali dhan wanjacelhay
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 4 года назад
dadka ajuuraanka waa facebook isku darsadaan anigana igudar
@topaatopaa1870
@topaatopaa1870 6 лет назад
MashAllah dadkey wan idin jacelhay Somali dhan wanjacelhay
Далее
REACTION: Nas Daily Becomes an IMAM
34:25
Просмотров 84 тыс.
ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida
46:28
Yaadhalay Jareeer? yeysan Yihiin Darbane Duube Digil?
8:33