Тёмный

Barnaamij: "Inta Aan Mirqaamay Baan Ilig Iska Soo Tuuray" Oday Heetiye 

SAAB TV
Подписаться 501 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@hussindahir3557
@hussindahir3557 3 года назад
Asw...mashallah illahay aya ka dawaayay . Lakiin kolay mirqaan iyo sakhran waa isku mid... illahahow qaadka dadka Soomalida ka daawa inshallah Amiin
@faisalsheekh1751
@faisalsheekh1751 3 года назад
Nin xaashi layidhaa ayaa tuulo ku mirqaamay goordambe ayuu ka baxay haduu tuulada dacalkeeda marayo wuxu maqlaa xaashow! xashow! Intuu istaagay ayuu yidhi yaa noo yeedhaya wuxu habeenkii baadhaba ilayn bac geed sudhan o dabayl xagaagu wadwado unbaa xashxashta haysa.
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 года назад
Waa la yaab wuxuu lid ku yahay Naf iyo Maal Ilaahaa aniga iiga gargaaray inta ku howlana Allaha ka madoobeeyo
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 года назад
Shekaba shekay keentaa aniga waligay maalinban murqamay jaadkii barigii horana murqanbuu lahaa iminka jaadku murqan maleh waa xanuun calosha kugu xanunaysa oo Ku casiraysa waana jaad lasumeyay :waxadhacday waxa iga lumay xoolo dabadeed waan baadi doon tagay markii aan maalintii oo dhan baadi doon ahaa Ayan tuulo kusoo hoyday axanan tagay maqaxi fijan shaha Ayan Ku dhuftay dabaded ragii maqaxida ayaan iswaraysanay dabadeb nin aanu iska garanay ayaa mijin jaada ii qaaday markii waagii baryay ayaan sii daayay oo badidonkii galay adigu markan sadex cesho baadidon ahaa xoolihiina waayay ayaan iska soo noqday oo aan Idhi hadah xolahaa calaf kuledahay waad helin halkaa markay marayso Ayan waxan kusoo hoyday tuulo waxan imi maqaxi uu yaalo jaad illeen waxan ahay base dabadeed ninkii jaadka hayay ayaan Idhi mijin ii dhiib waa ii dhiibay waan Ku ururiyay markii aan murqamay Ayan Idhi mijinkale keen sow jaadkuba waa baarixi dabadeed waan iska jaday markay casarkii tahay Ayan ninkii haadka u warmay waxanan Ku Idhi lacagta jaadka bari markab gurigaygii tago ayaan gaadhiga jaadka kuuguso dhibayaa dabadeed waan sii daayay waxan tagay gurigaygii goor saq dhaxaa oo reerkii hurdo waxan fadhiistay guriga dhexdiisii intii aan sitay ayaan iskaga jaaday markan Indora fadhiyay ayaa halkaa qadadkayga wax qabow igatabtay maban eegin hadana marlabad Ayan halkii wax qabow igatabtay dabaded tooshkii intan shiday ayaa Ku kacay sow balaya waan tan oo kale waana bahal masa oo anigana igawayn halkiiban Ku dilay
@mohamuudhassan1781
@mohamuudhassan1781 3 года назад
Waa laqayilay waardiye ayaan saarneyn waxaa lagu balamay in markii la adimo nala bedelo waqtigi ayaa naladheeraday qaadkina wuunaga goay waxaan ku irahday war ninyahow goormaan kadagnaa waayaabe wuxuu igu yiri wllhi wadaadka siduu u adimo ayeey ku xirantahay hadduu soo dhaqsado waa inoo dan lakin haduu soodaho waa inoo murugo wuxuu ilaaway in wadaadka sàacad ku adimo marqaan waa waali
@maxamaddaahir3309
@maxamaddaahir3309 3 года назад
Waa barnaamijkii abid iigu qosalka badnaa walaahi,waxan leeyahay saxardiid daahir hala doono waa reer gabiley
@allaawayn4285
@allaawayn4285 2 года назад
Guulayso abaayo
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 3 года назад
Wllhi Dhibaato weyn maca ciyaalki gobolada wu waalay ee Hargeysa
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 года назад
Allle muxuu oday mirqaamay
@ibrahimgaariye375
@ibrahimgaariye375 3 года назад
Kkkkkkkkk odey heetiye eesh calaa mirqaan buu ahaa
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Kkkkkkk waar ninkani ma ninka hargaysa ugu mirqaanka badanbaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 года назад
Kkkkkkkkkk mirqaan
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 года назад
Adeerkay oday heetiye
@cabdicasiissayidcali9200
@cabdicasiissayidcali9200 3 года назад
Jokor Böy Bîlïôñêr Zack Ali Heerkana mirqaan laga gaadhay🤣🤣🤣
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 3 года назад
Walhi kal iyo laaban u qoslay Oday ciyaalki xafada
@mohamuudhassan1781
@mohamuudhassan1781 3 года назад
Hadda kohor ayaan qaliaad ufariisanay waala mirqaamay midbaa suliga galay tarmùuski shaaha ayuu suuliga lagalay inuu ku istijodo ayuub uqaatay marka maskaxda ayuu bedelaa waaruntis kk
@Duco-waalid
@Duco-waalid 3 года назад
Ku soo dhakhso sheekada Xiiso leh
@mawliidyaxankachanal3878
@mawliidyaxankachanal3878 3 года назад
m
@abdirizakhaji7727
@abdirizakhaji7727 3 года назад
Tiimbro ayay wllo yihiin oday
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 года назад
ma arabaaa
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 года назад
@@sayidacool7190 haa waa adeerkay ruma aniga
@ridwaanmagan8382
@ridwaanmagan8382 3 года назад
@@QURXINTAGURYAHA intaad guryaha qurxinayso adeerka sheekada u qurxi
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 3 года назад
20:38 hhhhh
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 8 месяцев назад
Yussuf gaboow😂
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 4 месяца назад
Marqaan maha waa waali😂😂😂😂😂😂😂
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 3 года назад
Oo oday ma walaala tiinbaro
@abdirizakhaji7727
@abdirizakhaji7727 3 года назад
Haa wll
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 3 года назад
@@abdirizakhaji7727 shukran wllo
@abdiazizmohamed4032
@abdiazizmohamed4032 3 года назад
Wlahi qosol miidhaan😂😂😂😂😂
@abdibashe567
@abdibashe567 3 года назад
Kkkk idoor naf meel ay ka baxdo wayday ayay lee yihiin way mirqaantay..
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Somali oo dhan baa maanta cunta, Dhulbahante, Samaroon, Wersangeli....Hawiye....
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 3 года назад
Alle ku Doori qaracyo
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 года назад
Waa adoomihii aanu qoryaha maadhiinka ah aanu ingiriiska kaga badalan jirney😂😂😂malagu xoreeyey beedee.
@aliabdulahimohamed8902
@aliabdulahimohamed8902 Год назад
Da'ud furoole
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 года назад
hhhhhhhhhhhh waa adeerkay kkkkkkkkk
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 3 года назад
Waysku eegyihiine
@khaalidfoore1535
@khaalidfoore1535 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣😅😅🥰
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂
@abokorcabdalla6920
@abokorcabdalla6920 3 года назад
Hhh odaygu waaa rijaal
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 3 года назад
Waar waxani wareysi ma ahe , barnaamij laga faa'ideysto la kaalaya.
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 3 года назад
Waa barnaamij aad u Qiimo Leh, boqol barnaamij in Laga sameeyo weeyaan. Qaadku waa Dili.
Далее
HA-HA-HA-HA 👫 #countryhumans
00:15
Просмотров 4 млн
Beelaha Madaxyo Waynta oo lagu maamuusay Boorama.
8:05
RTN TV: Sheekooyin qosol badan baraha bulshada
16:28
Просмотров 61 тыс.
Sheekadii Qabaalka ( Radiomuqdisho )
27:35
Просмотров 125 тыс.