Тёмный

Barnaamijka Dhadhan Xalqada 10-naad: "13 qaando oo sonkor ah malagu dari karaa cunto?" 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 96 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵❤
@Kafiso-r9r
@Kafiso-r9r 7 месяцев назад
(scw) Thanks madam saliga nabiga naso xasusisay Thanks marlawad
@AsmaAli-v4d
@AsmaAli-v4d 7 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم ❤️
@siradm
@siradm 7 месяцев назад
Jakarta anaa 10 siiyay, inta miiray oo dib u habayn ku sameeyay ayuu kaddib yogurka ku daray waa iga yaabiyay maasha Allah. Maraq digaagga asagaa cusbo leh iska ogow hadda kaddib hadaad iskula daraysidna waa inad ku xisaab tantaa
@AnzelRaage
@AnzelRaage 7 месяцев назад
Jakaaaaarta funny waye 😂😂😂😂😂😂😂10/10 siyaaaaay siduuuu isku xaliyeeeeey
@ShineCade-d7z
@ShineCade-d7z 7 месяцев назад
NASRO A TIDOON WAXAAD KEENTAA SIHAAN TAHLIIL IYO SACDIYO G MUDUG❤❤❤❤❤
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 7 месяцев назад
INAALILLAAHI WA INAA ILLEEYHI RAAJICUUN JAKAARTO ILLEEYHI KABAQ SIDII HINDII SANAB YADA CAABUDEYSAY SIDOODII GAGMAHA UTAAGTAYE ILLEEYHI KACABSO BISINKA SUBXAANA LLAAH QOFKA MUSLINKA SACABADA AYUW ILLEEYHI IYAGTA LKN SAAN ASAMEY SAY WA QALAD BRO
@inabashiir2024
@inabashiir2024 7 месяцев назад
inti dhadhan la sameynaye barnamjikan u fcna xita wax yalo bdn ka bartay ❤
@SurprisedBlockGame-gc3ig
@SurprisedBlockGame-gc3ig 7 месяцев назад
Kan uyee raanyo nabiga scw bari ayuu kayhy scw
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 7 месяцев назад
MASHA ALLAAH NASRO HOTAY USO ABAYO 2AX FIICAN AYAD WADA WLH IN LEYS BARTO WA GICAN TAHAY
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 7 месяцев назад
Shaatiyo sharaf kus o xeshiya 🙏 🙏
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n 7 месяцев назад
Nasro aptidon honey usoco sis
@IsraMawliidCumar
@IsraMawliidCumar 6 месяцев назад
🕋
@xasanahmed-vm4ni
@xasanahmed-vm4ni 7 месяцев назад
Nazro Abtidona isoqabo wllhi Wax ku tuza in halkan wacadaro kadhiga wllhi baliz isoqabo❤
@Sunari41Cabdi
@Sunari41Cabdi 7 месяцев назад
Abowe barnamijkan maybe ramadan ka hor arma la duubay
@inabashiir2024
@inabashiir2024 7 месяцев назад
@@Sunari41Cabdihaa mar hore la dupay
@abdifatah7195
@abdifatah7195 7 месяцев назад
Hablaha meesha aad keenayso wlhi dumarnimo kama muuqato yacni isyeel yeel baa ku dhamaday waxad moodaba in 10--10 khaadimadood guryaha ujoogan .........Baloy beydh 🤔
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n 7 месяцев назад
Plutot horey usoco
@Sunari41Cabdi
@Sunari41Cabdi 7 месяцев назад
Aniga mardho cana noqon waxa cunto karis aqanayna wa ilawayah😂😂😂😂😂
@XertabileXertabile
@XertabileXertabile 7 месяцев назад
Waree mesha idiriska noo keena iyo kabtan bara ama axmaro mesha keena ileen waxwa ma dhanitinn
@zahrayussuf6187
@zahrayussuf6187 7 месяцев назад
Asc Nasro waxaa tartansisaa 2wiil Gabar iyo Wiil isku mid ma aha
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂mansha allaaah Jiikarte And mariya fan😂😂😂
@XaaxxuuxHaaa
@XaaxxuuxHaaa 7 месяцев назад
Nasro abtitoon waxa keen taa yaxye hantar io afka cali soo qabo plz
@falisaden-ii3cp
@falisaden-ii3cp 7 месяцев назад
Aniga iyo basasha waa is ku dhiban😊😊nahay
@-khaled_mishcal
@-khaled_mishcal 6 месяцев назад
Basashu haday kudhibto biyo kudhax rid amase millix is agdhig
@abshiroxasan9499
@abshiroxasan9499 6 месяцев назад
Qoftan way is yel yeleysa wilke ku daysane 😂😂
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 месяцев назад
Walee meshan waa lagu cebobay hablihii canka ahaa istaqfurulaah 😂
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 7 месяцев назад
Gabdhaha hala yabina wana dhalinyaro wali wana loshaqeya muqdisho gabdhaha shaqalaha raqis ka aha waa sexane cuno diyara uso kecee marka sasa kenaysa
@Mudan-
@Mudan- 7 месяцев назад
​@@NasroNasro-c9jyaaa waxaasaad shekoo ka dhigateen miyaa akhaas doqonimada iyo basariinimada ayan kuu qarsana dhee qoof aan loo shaqaayniin hadaana waliidkusu waax bariin majiirtee
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 месяцев назад
@@NasroNasro-c9j lkn ogow gawadha ku cawi iney mar waliba kula jogen marka waa fcn inad wax un taqan imisaa lawaciyaa oo wax karinta nah yaqaan wll
@ifraxmuuse8738
@ifraxmuuse8738 7 месяцев назад
Naa nasroy yakubalamiye gabadhan shan ta qan do ka istic maloso xawash yada🤔🤔🤔🤔
@AhmedAbdi-ln6do
@AhmedAbdi-ln6do 7 месяцев назад
Raggow kani waa na ceebeeyey 😂
@sihaamsadaam566
@sihaamsadaam566 7 месяцев назад
Mariyo jube karisay walhi
@kartibadan33
@kartibadan33 7 месяцев назад
Ar maria qaaadoooyin badan ku dadhay xawaarada
@AminaJele
@AminaJele 7 месяцев назад
Qoftan caawo is fiiris iyo waxkalo wayo
@ayaannour3196
@ayaannour3196 7 месяцев назад
abdilahi kashka iyo shaadiyo sharaf 😂😂ku xigsiiya
@Farhia_ali
@Farhia_ali 7 месяцев назад
IDIRISKA. KEENA. IYO. AJ STEYLE😮😮
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 6 месяцев назад
2 wadaan soor karis udir😂😂😂😂
@farhanMose
@farhanMose 7 месяцев назад
Pls idirisk ii taabo no geen
@sacdiyosacdiyo9596
@sacdiyosacdiyo9596 7 месяцев назад
Asc wllyal waxan idinka codsanaa inaa ii so duceysaan aad baan u murugonaya inu illahay iga dulqado igu so duceyo iilahay ha idinka raali noqdee
@Nawaal12
@Nawaal12 7 месяцев назад
Ilaahey haka dulqaado wllo
@sacdiyosacdiyo9596
@sacdiyosacdiyo9596 7 месяцев назад
@@Nawaal12 aamiin apaayo
@Malyun578
@Malyun578 7 месяцев назад
Oo gabdhaha caanka ah waxba lama joogaane guryahooda cuno kama kariyaan miyaa
@IsraMawliidCumar
@IsraMawliidCumar 6 месяцев назад
🕋🕋🕋🕋🕋🕍🕍🕍🕍
@zaynabahmed8042
@zaynabahmed8042 7 месяцев назад
Cuntada lama afuufo inty qaboobyso lasugaa
@BashkaboyIbrahimali
@BashkaboyIbrahimali 6 месяцев назад
Afweyntan waxba matqan afbalaar maariyo
@abshiroxasan9499
@abshiroxasan9499 6 месяцев назад
Way taqana e wilke is tus tusineysa afwenta 😂😂😂
@saharanunee1239
@saharanunee1239 7 месяцев назад
Ala gabdhaha canka maxaka qaldan horta wah
@Miss-Djibouti-janno
@Miss-Djibouti-janno 7 месяцев назад
Nasra abtidon people naso qabo afka ali
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 7 месяцев назад
Nasra wilka wa khiyaantay oo gabdha wa u sheg tay
@cashocuud2309
@cashocuud2309 7 месяцев назад
Jakaarta saas muu udheeraa😅
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 7 месяцев назад
Qamar suugaani maad soo qabatan wlhi cuntadiisa 😅😅
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 7 месяцев назад
😅😅😅
@amira1438
@amira1438 7 месяцев назад
ileen gabdhaha caanka ah cunto karis mayaqanan miyaa ar xalimo san wax kabadala farax ayaad nojabisen😂😂😂
@FarxiyaMahat-yx2gj
@FarxiyaMahat-yx2gj 7 месяцев назад
Mida an laybe gabdha canka mxa kaqaldn cunta karin mawa aqnane bisinkow sida ya lugu gursan
@SaabariinMacalin-d6n
@SaabariinMacalin-d6n 7 месяцев назад
Abyo ma, aragtay horta anigaa layaabay
@ashagedi4525
@ashagedi4525 7 месяцев назад
Weytashten wilisha udayen karinta
@inabashiir2024
@inabashiir2024 7 месяцев назад
gur le ma u barata adi cunada
@MariamMuse
@MariamMuse 7 месяцев назад
Socod nafta ka qaaday 😂
@AbidayeMoha
@AbidayeMoha 7 месяцев назад
Shadio soqbo
@SurprisedBlockGame-gc3ig
@SurprisedBlockGame-gc3ig 7 месяцев назад
Quraafaadka iyo shirkiga la.idin kusoo kuriyay waad wadantaan mushrikiin kufaar ayaad tahiin
@Anjalii143
@Anjalii143 7 месяцев назад
Alshabab matahay maxwa kufatra kahadleso
Далее
"Alla cuntadii weyga gubatay?" Xalqada 9-aad ee Dhadhan
34:48
Barnaamijka qaraaxo waxaa marti ku ah @nasra_abtidoon
19:44