Тёмный

Barnaamijka Dhaqan Iyo Dhigaal oo uu marti ku yahay Sharif Maxamed Bakaari | Astaan 2022 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@mohamedabdullahmohamed7606
@mohamedabdullahmohamed7606 2 года назад
Kabanku hadu xaran ahaan laheen waan baran laha waana ku raxeysan lahaa i ilked it Thanks Ustaad Shariif Maxamed Bakaari
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 года назад
Calayk Calayk Shariif Waa Kabanisti iyo Fanaan Cod Halaasiya leh🥰🙏 cimri dheer baan u rajeeynayaa🤲
@mohabakaariofficial1872
@mohabakaariofficial1872 2 года назад
🤲❤🙏
@mhassan0163
@mhassan0163 2 года назад
Shariif Maxamed bakaari, halkee ku qarsonaa, waa fannaan buuxa, sida uu kabanka u haysto, u tumayo, codka u raaciyey, ninkan halo kaalmeeyo, wax hala taro, waa legend,
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
الزمن الجميل صوت في منتهي الروعه والتطريب ،،،،، حفظك الله الاسطوره شريف بكاري
@abokorabdidirir
@abokorabdidirir 2 года назад
Ashqaraar weeye shariif maxamed bakaari siiba heesta cumar dhuule si aan caadi ahayn ayuu utumay waaa Legend fanaankani
@Somalinomad31
@Somalinomad31 2 года назад
Cod aan la is dhibayn luuq u dhalasho ah, tumista kabankoo xeeldheeri iyo farshaxanimo ku dheehantahay buu koobsaday waa fanki aynu ku faani jirnay ALLAH haku xafido
@KhaalidDaauud-q2q
@KhaalidDaauud-q2q Год назад
Hayaay tumiska kamanka waa master allaa ya cisak
@farxaanxuseen8241
@farxaanxuseen8241 2 года назад
Jah Shariif bakaari legend aan jeclahay🙏🙏🙏🙏🙏
@hodhare961
@hodhare961 2 года назад
Waagi hore qof aan hibo lahayn ismuu soo ceebayn jirinba. Imikana wiilkiisia ayaa hibadan oo kale la soo socda 🤩
@cadderashiid
@cadderashiid 2 года назад
Wiilkisa ma fananba
@wayel5266
@wayel5266 День назад
Fanaaano kala duwan hesahoooda inay siday uqaaaden uqaaado wiliba laxankooodi,mirahooodi io kabankiiiba inaaad adigu utamatu wax sahlan maaha 😢❤ Allaha cimrigiiisa usiyaaadiyo Baaba bakri 🎉🫡🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Bakaari wllhi waa legend Allh ku xafido ustaad
@qodeymedia347
@qodeymedia347 4 месяца назад
weyoo wey hah, kabankii oo dacwo ah ayaa i ag yimid oo leh war ninkaan iga qabta omg 🥰🥰
@hassandhiillood
@hassandhiillood 2 года назад
Maanshaa Allah, Cumar Seerbiya Abwaan, Fanaan Weriye Caan baxay. Waa kugu faanaa. Astaan waa mahadsantahay, shariif ka waa keenay heesta
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Waa layaabay shariif bakari 🔥🔥 Reer muqdisho macalinka ka faaidaysta 😰
@KhaalidDaauud-q2q
@KhaalidDaauud-q2q Год назад
Ani wanlayaaabay wli ma arag
@GareenMedia
@GareenMedia 3 месяца назад
Ustaad Bakaari waa ku salaamay sxb. Cimri barako leh.
@daadiriabdi4505
@daadiriabdi4505 3 дня назад
Masha Allah from wiilkaga
@jamaaldhuux8938
@jamaaldhuux8938 2 года назад
The lagend Bakari❤️
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 2 года назад
Macalinkeyga shariif bakari cimri dher allah siiyo
@imaanmohamed5926
@imaanmohamed5926 2 года назад
The legend Shariif Mahammed Bakaari,you just remind us the good days of Somalia before thousend of citizen manage to scape frome capital and people beggan to kill each other which result that mogadiscio become one of the most dangerous cities of world
@jaysuguleh808
@jaysuguleh808 Год назад
Not only the capital people escaped and ran away from the civil war. I agree with our country where one of the best in Africa.
@NasraUpdirizak
@NasraUpdirizak 3 дня назад
From wiilkaga alfanaan shariif bakaari❤️🤘🏻
@MohamedHassan-ue8tx
@MohamedHassan-ue8tx Год назад
Cumar dhuule Substitutes and sharif bakaari❤
@nuurhersi6578
@nuurhersi6578 4 месяца назад
Yaasalaam shariifko waa kaban aabihiis
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 года назад
Microphone ka 😭 War nin kaban tumayo 🎤 looma xiro ee la hor dhigaa
@maankamaanka-zl9jl
@maankamaanka-zl9jl 2 года назад
Ustaaad shariif farom afgoye aad baan kuu salaamayaaa 🥰😀
@duranhassan6456
@duranhassan6456 2 года назад
Amiiralcuud Bakaari. Sida uu u tumayo kabanka waa ashqaraar, gaar ahaan heesta Cumar Dhuule ee Gacalo.
@mohammedthabit2960
@mohammedthabit2960 2 года назад
Waaaaaaaaaw Sxbkey shariif bakaari salaan sare
@Leofficial5
@Leofficial5 2 года назад
musalsalkii 3doob madhaafteen pleas ii jawaaba✊✊🙏
@momahedmaasim7348
@momahedmaasim7348 2 года назад
Cajiib❤️
@mohamedfarahabdulle4410
@mohamedfarahabdulle4410 Год назад
Caleek caleek fanka hibadisa wa kan🔥💟🎤🎻🎻
@sahalade4245
@sahalade4245 2 года назад
Masha Allah
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 2 года назад
Qaasim adeerkey buu ahaa allaha unaxariistee
@hudisasaaxil7897
@hudisasaaxil7897 2 года назад
Maansha allaah macalin
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 2 года назад
Ninkani waa legand🔥
@jamaaldhuux8938
@jamaaldhuux8938 2 года назад
Burco jgaa hada
@axmed_deeq
@axmed_deeq 7 месяцев назад
Bilad sharaf baad mudantihiin Shariif Bakari iyo Seerbiya. Heesta Raxmo caadi.maahan waxayna iila naaxyo ekaatay Naaxyadii Ahun Cawad Rabsha. Mahadsanidiin
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 2 года назад
Waad ku mahdsnty seerbiya
@muxudiinbakaari
@muxudiinbakaari Год назад
Aabe mcn Cimrigaagu Haraago
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 Год назад
Saxib see ku helaa Shariif xaggee laga helaa uu ku sugan yahay?
@muxudiinbakaari
@muxudiinbakaari Год назад
@@abdirahmanmuhiadin6335 Waad heleysaa Ciwaankeyga Soo raac
@suldaancfitaax7595
@suldaancfitaax7595 2 года назад
wllhi macalin bakaari inaba caadi maaha
@naasibaadam3866
@naasibaadam3866 2 года назад
Siidi cali winkeey noosoo qabta pls🥺🥺
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 Год назад
Calayk calayk yaa bakaari wan ku tagera from gobalka raga
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 2 года назад
Heesaha Khalifa please soo gasha🥰
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 2 года назад
Asten tv dhaqabka waaa mihiim
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 Год назад
Cumar sarbia sxbow mar waxaad soo qabata cabdul qadir kaskey adigoo mahadsan qaab aad usoo qabataba
@gaaciyeabdi
@gaaciyeabdi 2 года назад
Runtii waa kabaniste iyo fanan cod tolmoon. Waa in laga fa,ideysta hibadisa.
@GalowGobiye
@GalowGobiye Год назад
Shariif Bakaari❤❤❤
@KhaalidDaauud-q2q
@KhaalidDaauud-q2q Год назад
Heesihii qaaday RU-vid wayku yaryihiin maxa dhacay?
@apdirizackmohamed3437
@apdirizackmohamed3437 2 года назад
Ustaad shariif bakaari
@deeqbashirshmuse4341
@deeqbashirshmuse4341 2 года назад
Yah yah axyaa music
@GareenMedia
@GareenMedia 3 месяца назад
Esha calaa Bakaari.
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 2 года назад
Cumar dhule way isu eegyihiin sharif
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 года назад
Awees gulaangul reer Marko waaye waa layaqaana
@duucsamlizo3772
@duucsamlizo3772 Год назад
@Za07Editz
@Za07Editz 2 года назад
Legend ruug cadaa soo rogaal celi
@AbdiHayir
@AbdiHayir Месяц назад
😊
@maamulkadegmadawaaberi5626
@maamulkadegmadawaaberi5626 Год назад
bakaari nin culus
@nasteexocabdullahi6347
@nasteexocabdullahi6347 2 года назад
Hi
@farridknowledge2988
@farridknowledge2988 2 года назад
Cumar dhuule inside this man
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Probably yes 😭😄😄
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Год назад
Wlle sidu u Garaacay cajiibsana heesta aheyd hakaba Aad baan u layaaba Dadka Garaaaca Kaban sababto ah Kabanka ayay ka Hadal siiyaan Taasi ma fududa wlhi 🫡
@DaaciBilan7777
@DaaciBilan7777 2 года назад
Heesta cumar dhuule baaqi muu uceliyey
@nuxurshow4748
@nuxurshow4748 2 года назад
Ustaad bakaari waa haldoorka kabanka. Iyo cuudka...
@moonuure
@moonuure Год назад
Ninkan waxaa kula yaabay nin hees walba kabanka sidee ahayd u tumaya. Cumar sidiisii iyo daaud o kale
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 Год назад
Maxaa qof wax bartay lunsan maalinkastana ilmo baa dhageysanaya waxey shegayaan la aqoon ala dawlad la,aantu xumaa dal dad iyo fanba wa lunay
@cabdalacusman9790
@cabdalacusman9790 2 года назад
Gaawurow Macllin kyga schol kA marka cadey
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 Год назад
Caadi maaha ninkaan
@assad3649
@assad3649 2 года назад
Barnamij fican oo wax ku ola weeye mhd sanidin
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 2 года назад
Abwaanka indhala ee uu sheegaayo Ma abwaan Muxamed Gacal Xayoy miyaa Ninkaas ayaa ahaa abwaan indhala oo hadana ilahay xigmad siiyay Qofkii an aqoon wa ninka gabayga suurowga ladhaho kaqadi jiray shirkii Carta ee Dowladda Soomaaliya lagu sodhisayay
@mowliidmahamed2982
@mowliidmahamed2982 2 года назад
Ninkas mahan sxb kas wa abwan cana abwan gacal xayow
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 2 года назад
Heesta ruuneey ma waydiisay mualifkeeda
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 2 года назад
Walhi my nigga nin wayn ma buule
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
Kalaabka Marka Laga Tumi Jiray Waxaa La Dhihi Jiray Banana Dora
@xilwah5645
@xilwah5645 2 года назад
astaan iyo Cumar Seerbiya Shaqo Qaran ayaad heysaan halkaas kasii wada
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 года назад
Wahoof calayk
@Ardaa_fardowza143
@Ardaa_fardowza143 2 года назад
Masha allah
@khalidinanasomal587
@khalidinanasomal587 2 года назад
halkaan ayd kaso qadaa libaax wankadabaa imiii
@Ardaa_fardowza143
@Ardaa_fardowza143 2 года назад
@@khalidinanasomal587 haa zxp laakin Chanel kan astan fa,iido bay u tahey in an video yadoda an qaato maxaa yeelay dadkena somaliyed tiktok ta bay dawashadoda ku baden yihin markey arkan video ga toos bay uga so dawadan Chanel ka astan hadii ay sii fiican u fikirayan mulkilayasha astan tv way ii shaqaleysin lahayeen maxa yeelay imika entertainment ahan uunabn bulshada ugu so gudbiya laakin lacag kuma helo zxp
@suldaancfitaax7595
@suldaancfitaax7595 2 года назад
masha Allah
@fahadmohamud6016
@fahadmohamud6016 Год назад
Kabanki oo dada ah cimri aan ku jogto Alh ku siyo
Далее
SHEEKADA HEESAHA QAAR   QAYBTII 2AAD
37:02
Просмотров 22 тыс.
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Просмотров 51 тыс.