Тёмный

BARNAAMIJKA DIB U NOQOSHADA XORTA AH EE NORWAY ASSISTERT RETUR 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 531 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE
BARNAAMIJKA DIB U NOQOSHADA XORTA AH EE NORWAY ASSISTERT RETUR (WARAYSI IYO WARBIXIN).
Zelenskiy on Wednesday savaged suggestions that Kyiv give up territory and make concessions to end the war with Russia, saying the idea smacked of attempts to appease Nazi Germany in 1938. (Reuters)
As the United States and its allies provide Ukraine with increasingly sophisticated arms, Washington has held discussions with Kyiv about the danger of escalation if it strikes deep inside Russia, U.S. and diplomatic officials tell Reuters.
IFIYE22
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
Invasion of Ukraine
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
DAGAALKA RUUSHKA IYO UKRAINE
bitcoin
Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@suldaanmahdi4956
@suldaanmahdi4956 2 года назад
I'm very proud be a part Somali british tv too watched more time and obviously big standard Somali journalists Mr Abdihafid thankfully so much My brother .# keep updating and talk more about Somali drought focusely.
@hanadqeys6123
@hanadqeys6123 2 года назад
Ustaad maxamed Allha ku sharfo walal c/xafid guleyso ♥️✊
@mikmikis8845
@mikmikis8845 2 года назад
Asc c/xafid masha allah arimo mihiim ah 👍💯
@idirissamo9256
@idirissamo9256 2 года назад
Mahadsanid
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
British TV shaqo fiican baad haysa waxaad meesha ka saartay kutidhikateentii, great job bro
@Salugla
@Salugla 2 года назад
Salaan sare for wariye sare
@mohamedhanad6694
@mohamedhanad6694 2 года назад
Waaku salamay abdi hafiid sxb nooga war bixi arimaha qaxootiga holland
@YusufAli-vg8vd
@YusufAli-vg8vd 2 года назад
Waxeey aheed inaa weeydiiso all Scandinavian countries si aad uga fa’ideeyso bulshadeena balaaran ee ku cadiban wadamadaas waxaan aminsanahay walalo badan oo ku dawanaayo ineey arintaas ka fa’ideysan lahayeen abdi hafid Aad Ayaan ku salamayaa
@dagancadey1282
@dagancadey1282 2 года назад
Good cabdhaafid shaqa fiican ayaad qatabay waayo waxaad ku wareysaneysaa luuqad eey dadka dhan kasaayaan waliba isku aruurinta dadkaaga ayaad u taagantahay mustaqbalka madaxweynaha somaaliya🤙
@hindanur5310
@hindanur5310 2 года назад
hore usoco shaqa fican ba haysa
@cryptocarrency
@cryptocarrency 2 года назад
🔒🔒🔒. Aduunka 1 group ayuu noqday Wlhi sida loo wareesanaa iyo cademaha 👍🏾👍🏾👍🏾 ilaa cadaankii ayaa la wacay cadeen good lkn CODSI dadkii noqday wexee dareemeen nala wadaaga TV British 🫶🏾
@safiyayusufqalib51
@safiyayusufqalib51 2 года назад
Norway wa dadalayan
@saafiabdi6796
@saafiabdi6796 2 года назад
Lacagta meeqa ayey u dhigantaa hadii doolar lagu sarrifo?
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 года назад
Waxwy U dhigantaaa Dollar ahaan . Waa 3,000 Dollar & Saddex kun Oo Dollar
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 2 года назад
Yaa lasiraa hadi wadan sharci kaweysiid wadsn kale aad biila illaheey kasii 3.000 nok mexey tare ma lacagbaa hoollon niin daris geyga ahaay oo sharci heestay o labasho codsady sodonkuun aa lasiiyay 3 sano eey socotay dacwada in laceeliyo dalabkeeda
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 года назад
Cabdixaafidoow background ga youtubkaaga waa maxay midabadii dadkii iyaga ahaa ahaa u eg maxaad ula jeedaa walaal kabadal
@13amc39
@13amc39 2 года назад
Su,aal cabdixaafidoow. Background ka youtube kaaga ee ka kooban midabada kala nooc nooca ah macnaheeda noosheeg zxp?????
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 года назад
markaad adiga iyo engineerka soo gashaan iso qabo mr cabdihafioth
@sky-bluee11
@sky-bluee11 2 года назад
abdi xafiid sxb.. wax badan ayaad u qabaneysaa somali ilaah ajir badan hakaasiiyo walaalkey qaali
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
Soda wll
@sky-bluee11
@sky-bluee11 2 года назад
abdi xafiid kuso arinkaan ilaah xagiisa maalinka aakhiro ajir badan ku helee iyo somalida xageeda dhalin badan dhiirigelin u tahay
@dariswannaag4894
@dariswannaag4894 2 года назад
Bariiska iyo youtub lacag karaadi meel xun yayna kula galin wll kuwan aad xayay siinaysana umada kala hadal allha umad kaqabtee war somali waa dad baahan oo masaakiina oo kutiirsan waxaa yaree dibada laga soo dirayo hadaad maanta taa bilawdaan waxay noqon wado ay dawladuhu marsiiyaa dhamaan muwadiniinta somaliya udhashay
@wiilgarasho8362
@wiilgarasho8362 2 года назад
Maxaa ku jaban somali inèy heshiiyaan nabad kuwada joogaan dalkoodana kusoo laabtaan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Bariis lagama hadlayo ilaahay imaanka ka qaad meel kasta oo aad jogtid ilahay baa wax bixiya, wariyihu Wuxu faahfaahinaya dhibka ka jira Norway, waa immigration Norway oo ka hadlaya sida loo celinayo somalida sharciga loo diiday ama lagala noqday, wariye qalad ma leh
@abdiaden4407
@abdiaden4407 2 года назад
@@dalaisacgibril5899 Hhhhhhhh Dadka Qarkood Micnaha Laga Hadlayo Iyagon Dhagaysan Yaa Waxa Kaso Horaya Naceyb Qofka Waxa Kahadlaya Hadii Dantii Laga Hadlayo Xitaa Uma Muuqata hhhhhhh
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 года назад
Qof loo diiday sharcigii wadanka oo layidhi wanku caawinayaa maxad ku diidi intuu bilaa sharci noqon laha teeda kale yurub iyo maraykan ma lihi ee aan fiirino dhulkeena oon iimansano
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 года назад
@@dalaisacgibril5899 ilaa shay markan soo xusuusto qolalka wan qoslaa subxanalaa ilaahay haku xafidee mar danbe habaar ha qorin
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 года назад
War Waxaas caawinaad maahan 30,000 NOK waxay udhigantaa 3128.89 USD waa wax aad u yar sedex kun dollar qof intaas maxay u qabataa subxaano allah 🫢🫢🫢
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW JIMCE MUBAARIK. THEN .S.SARE.B🇵🇳S🇲🇵.TV.ABDI HAFID.
Далее
Why EU’s Tariffs Won’t Stop Chinese EVs
11:55
Просмотров 326 тыс.
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 86 тыс.
7 Hidden Islamic Signs That You Are Protected by Allah
24:32
John Mearsheimer and Jeffrey Sachs | All-In Summit 2024
54:05