Тёмный

Barnaamijka Qaaci show | Ibraahim Muumin Nuur (Liiro) | Astaan HD | 2021 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 282 тыс.
50% 1

Heesta 1: Sida Dhuuxii Boorame | Heesta 2: Jawahara Luula | Heesta 3: Saafi | Heesta 4: Buurta Sheekh Cali |
Martida: Ibraahim Muumin Nuur "Liiro"
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Xaaji
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtaar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Ashour
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2021

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 288   
@DavidEric1
@DavidEric1 Год назад
Ibraahim Muumin (liiro) waxaan kaban ugu tumay heesa qaaciyana kaga qabtay Magaalada Djibouti oo uu nagu soo booqday taariikhduna ahayd 1989 kii Waqtigu wacnaayaa. Cod aan mixer iyo wax lagu qurxin oo clear ah ayuu leeyahay. Waa fanaaniintii soo baxay 1971 kii God bless u
@Hahar2233h
@Hahar2233h 2 года назад
Voice =100% Style =100% Act =100% place =100% Smile =100% Astaan and their wonderful team thank you so much
@Abduljeylani
@Abduljeylani 2 года назад
Adeer Liiro waa mucjiso faneed dhan weliba Rabbi uu ugu hibeeyey ( Curin, Laxan & luuqba) caafimaad baan u rajeeyey.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 года назад
Somali legendary artist and teacher, Ibraahim Muumin Liiro .
@darwiish3454
@darwiish3454 Год назад
What a talent ❤ Abwaan, fanaan, bare sare, musician especially the Oud/Kaban: Ibraahim muumin Nuur Liiro ilaahay cimriga hawdheereeyo Waa legend taariikh faneed oo gobonimo leh 1958 ayuu degmada boorame kudhashay ilaa iminkana ku nool yahay, Alxamdulilaah alloow barakee. ❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 19 дней назад
Aamiin
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Wow! Waa la heesaa uun looma qaato mikrofoonkee RAGEEDII baa yimi heelo qaraamida darandoorin jirey. 🥰👍👍👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 года назад
Waa Raadkii Reer Saylac Asalkii Qaraamida, Ehelow Baydkii Fanka Soomaaliyeed
@safiamoh4612
@safiamoh4612 2 года назад
Ubax wada casadoo dhambaladu casadeen dhexdu ay huruud tahay wanigan dhaqaaqoo waan dhoofayaye axdi meel ma dhiganaa❤💯29/4/2022
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 года назад
What the Voice And Talente !! Maxaa meesha Hibo Taala , Liiro, Waxan Soo xasuustey 2003 Tv Borama.Ayaa laga siideyn Jirey Heesihiisa Wanku Garaadsadey ,, Waxa Kale Aw Bare(macalin) ka yahay mid kamida Dugsiyada ku yaala Magalada Borama Allaha cimriga U siyaadiyo Abwaanka 💚
@gcali4890
@gcali4890 2 года назад
Tan bandhig ma ahan ee waa cashar uu bixinaayo nin weyn Liiro❤️, ciyaalka xaafada wax ha bartaan.
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 2 года назад
Nasir iyo mustafe mooye inta kalaba way iska ilaalinayan in uu iyaga fartaymo galiyo waxa laidhi wabari qoladi muyisiga aya kuluc ku yidhi qulucow adoo heesaya ayaad hadan dadka iskala sheekaysata ee miyaadan fortaymo galayn intu qoslay ayu idhi idinku wuxina ilaashada aad tumaysan iyagi wax tumayay ayaa iskhalday caawa liiro ayaa booski ku jira oo ay iska eegayan
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 2 года назад
waan ka helay heesta jowhara luul codkiisa ....LEGEND
@husseinhandule
@husseinhandule 2 года назад
somaliland ayunba laga helaa super legend like ibraahim muumin nuur liiro
@xassanrichman7641
@xassanrichman7641 2 года назад
Ibrahim muumin nuur liiro Adeer respect 👏Abwan,fanan,macalin,akhyaar ah Aan Isla waynayn bulshadiisa iskaga dhexjira 100% somalidu marka qofku dhintay xasuustaan lk in taariikh lagaa qoro ayay ahayd waxbadan ayaad ogtahay Allah Haku sharfo adeer
@muniiraar6418
@muniiraar6418 2 года назад
Waaaw Fanaan la iskama dhigee walo dhashay Liiro axyaa hees iyo akshanka idilayba Liiro of the best songs
@qadramohamud9665
@qadramohamud9665 11 месяцев назад
Axxx ya hes Abwan liiro
@qadramohamud9665
@qadramohamud9665 11 месяцев назад
Waniiga dhaqaqo wan dhofoyayee axdii mell ma dhiigaaanaaa
@alimuse9650
@alimuse9650 2 года назад
Caleek Yaa Ibraahim, Ibraahim Muumin Liiro waa nin Reer Boorame asal ah bal eeg codkaa halaasiga ah laga raysay Flash-leyaashii guuleyso
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Ali Muse, 🤣😅🤣😅ciyaalkii flaska la'aantii aan heesi karin waa u dhamaatey dheh marka legend hore soo rogaal celiyo.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 года назад
*Ustaad mustafe macalin caydiid sidi caadada ii ahayd gaar baan u salaamaya* *BOQORKA VIOLINE* ❤👑
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 2 года назад
Wll ninka violin ka tumaya ma cabdinaasir macalin walaalkiibaa
@saleebaanibraahim6772
@saleebaanibraahim6772 2 года назад
"Dhagaxii burburaa Dhismaha ma galee Dharkana kii madhaa Dhalaal malahee Dheehiibaa iga daatay Dhabannada eey". Murtida heestu waa intaa.
@sowmedia8396
@sowmedia8396 2 года назад
Mashaa alaah Abwaan , fanaan and Artis he never get old voice never change rag waa ragii hore hadal waa intuu yidhi
@karti-soor
@karti-soor 2 года назад
"... Super natural voice, with his own unique style.. 💯🎤 And the entire Band very, classic.. 👌👌👌...
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 2 года назад
Very true indeed 💙
@cabdinajax4871
@cabdinajax4871 Год назад
H0h00g0000000
@abdiwahabibraahim5432
@abdiwahabibraahim5432 2 года назад
Ibraahim Muumin Liiro ilaahay cimriga hakuu dheereeyo ....legendary, teacher waar haladhagaysto very amazing
@KaamilDeeq
@KaamilDeeq 2 года назад
Abwaan liiro guurtidii fan ka eesh qiyaasag fankii oo qof iska bartay dad kiinan dambow alle cimriga iyo cfmd ka ha u barakeeyo mnsha allh
@raageyare6511
@raageyare6511 2 года назад
Dadkii fanka isla lahaaa waaa soo dhacay #legend liiro
@caqli_same8270
@caqli_same8270 2 года назад
Macalimiin baa is heshay meesha abwaan liiro cajaaib ♥️
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 2 года назад
Maxaad samaysay Abwaan / fanaan liiro Tallent never gets old.
@marwaamalin5644
@marwaamalin5644 2 года назад
Wow cadi ama Ahan fananka heesayo iyo kuwa utumayaba waxan ka heley sey iskula socdaan (codsi ninkan ugu horeya e 2da gurban tumaya isheyda qabatey Iso qabta )Thanks
@sayidmohed
@sayidmohed 2 года назад
Abwaan/Heesaa/Macallin, (Liiro) axlaa sawt, cimri dheer iyo caafimaad baan eebbe kuu waydiin.... 🙏🙏👍
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 2 года назад
Fan wa fanki hore Ibrahim Liiro 4ta hees sida uu ugu raaxeystay luuqdooda lagama dhargo dhageysigooda inaba caadi mahan heesta buurta cajiib naaxiyad aad u macaan bu saaray
@abdinasirali7354
@abdinasirali7354 2 года назад
Saafi baa subax i salaantoo sawirkeedii bey i siisoo yaa salaam keep going Fankii oo qof ah Axsan
@Nabiil47
@Nabiil47 2 месяца назад
Fanaanka qaada noo sheeg adigoo mahadsan
@FOWZI-s9i
@FOWZI-s9i 2 года назад
Cabdinasir macallin caydiid iyo Mustafe macallin caydiid waa labo mucjiso oo fanka soomaaliyeed soomaray! Bal eeg siduu Cabdnasir Cuudka ugu raaxeysanayo, yaa salaam.. Bal markale dhugo sida uu Mustafe m. Caydiid ugu raaxeysanayo Violinka oo marba mowjad ku geynayo... labadan walaalaha ahi Mudnaan badan bay inaga istaahilaan!! Noolaada Adeerrayaal ❤
@aminhussein578
@aminhussein578 2 года назад
Waw amazing dadki barnamijka laha ee qaciga garanayay cawa uun ba laga haya astaan legend Ibrahim mumin cimri dher iyo cafimad bam ku rajaynaya heskas 4aad ee buurta sheikh Ali wa heski uu kaga qayb galay tartanki hesaha hirgalay ee hargeisa
@mhassan0163
@mhassan0163 2 года назад
Dadkaa aad sheegayso dee maba noolaa
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 2 года назад
Non sense singers in our somali countries must listen this outstanding voice 💫 mesha lama kaftamayo midhaa laysku dhaafay
@khankjawil7500
@khankjawil7500 2 года назад
Fanku waa Badweyn adoon dabaal baran la iskama soo galo- Heesta 2aad Jawhara Luul wali ma hayo qof sidaas u qaada Fanaaniin badan qaadeen....Odeyga ma sahlana.
@mahamedhassan5520
@mahamedhassan5520 2 года назад
Odayga heesta isagaa sameeyay was abwaan liiro waana maccalin school
@somaliboy4969
@somaliboy4969 2 года назад
This is so amazing and talented man,i loved this show really we need more of these....thanks to astaan
@abdullahimohamedcoloow2952
@abdullahimohamedcoloow2952 2 года назад
Inaba caadi maahin
@MaxamedIbrahim-yh9qb
@MaxamedIbrahim-yh9qb 9 месяцев назад
​@@abdullahimohamedcoloow2952😊
@wariyeweyn6329
@wariyeweyn6329 2 года назад
Fanaankii ugu fiicnaa aad keentan, please dadkii hore keena iyo kuwa experience leh sida gacan. Kolay cali burco wuudhaami lahaa after 2000 and after 1990
@jamalskp7280
@jamalskp7280 19 дней назад
REER SOMALIAND U DAA FAN IYO FANAANIIN CAANA ABWAANO❤❤ SOMALIAND
@kariimyare360
@kariimyare360 2 года назад
Axsan yaa fanaan waa maalintii koowaad daawadey hada kadib qaaci show liiro 100% legend 🎶 musigaga codkaaga iyo heybadaada fanaanimo wanku qancey iyo xasilooni iyo kalsoonida kaa muuqato adeer axsan
@adenhilowle6154
@adenhilowle6154 2 года назад
This is real legend who has amazing artist voice
@sharifsouleiman4257
@sharifsouleiman4257 5 дней назад
HE'S A LEGEND . ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 11 SEPTEMBRE 2024
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 2 года назад
eesh calaa sowt qaar bdn oo jiilka hada wlhi ka cod mcn yahay dhuunta waa ka nool yhy odaygu keep going adeer
@badrinour6288
@badrinour6288 2 года назад
Legend Abwaan Liiro Xafiduhulaah❤️
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 2 года назад
Borama school for the Deaf and blind baan soo xasuustay macalin liiro, waqtigu kuma ciilo macalin
@ayaanlemawliid1289
@ayaanlemawliid1289 6 месяцев назад
Dhabada saylac loga dhadhaaco nin dhameyaay ban ahay miyaad marna idhawaqeyn ax ya soot❤
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 2 года назад
Yaa salaam abwaan liiro waad Naga yaabisey ilahy waxn ku weydin cimri dheer iyo cabaado suuban
@qadramohamud9665
@qadramohamud9665 11 месяцев назад
Abwan sare
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 2 года назад
heesaa badan buu qaday oo qaarkood uu iga sheekeeyey qisadoodaa illaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Amiin
@mxaajiabaabina1089
@mxaajiabaabina1089 2 года назад
Yaa slaaam axsan fanaan alle ha ku xafido fan waa fankii hore
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
liiro waaa fanaan qaran horey u soco waa hees aaad u qurxoooon
@dhulgariir
@dhulgariir 6 месяцев назад
Koobka faanaaniinta geeska africa ee soomaali oo dhan isagaa qaatay Liito congratulations 🎉 Waa fankii aanu naqaanay caleeg caleeg
@somswed.5014
@somswed.5014 2 года назад
Inaba caadi maaha LEGEND
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 года назад
Barkhad ciise miyaa
@cumarilkacaze6677
@cumarilkacaze6677 2 года назад
You have shown us a lot about our art and its value
@amintube1056
@amintube1056 2 года назад
we love awdal state ❤
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 года назад
Liiro legend sidii dhuuxii boorame❤
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
cod cajiiba cajiib cajiib weeye waa fanaan hore
@Hanuudi
@Hanuudi 2 года назад
That's way Astaan tv is best 🥰
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 2 года назад
Nuur liiro legend
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Legend Maaasha allaah allow ku xafid abti
@allabaribajaaj
@allabaribajaaj 2 года назад
Sida dhuuxii borama baryo baryo ayaad ixusuusisay iyo codkii nin macalin ahaa oo qaadi jiray ina dhan gage ayà noo qaadi jirwy marka riwadaha dadkaa waxaa kamid ahà ruun xadi'cumar shabeel'abwàn dafe ayaana samayn jiray riwadaha hanuuninta borama ayaan ku daawaday xusuus qaaliya abwaan liiro
@zainabibrahin6894
@zainabibrahin6894 2 года назад
p
@TheStrongpower
@TheStrongpower 2 года назад
20 jirka manta fanaanka sheeganaya uma heesi karo sidaa
@dhawrzanmahamoud5326
@dhawrzanmahamoud5326 2 года назад
Goptii boorama zln sharaf liiro🥰
@sowmedia8396
@sowmedia8396 2 года назад
46 years ago till now same voice first time I saw him
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 2 года назад
Are u sure 🤔 Ilaahey cimriga ha kuu barakeeyo.
@mohamedabdi9911
@mohamedabdi9911 2 года назад
Macalinkaygi allah cimriga ha ku dheereyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 19 дней назад
AWDAL WAA DHUL QURUX BADAN RABOW U SIYAADI NABADDA AAMIN❤❤❤
@ckaaficusmaan8515
@ckaaficusmaan8515 2 года назад
That's the way i like it
@abdidubow1725
@abdidubow1725 2 месяца назад
Axdddi mell maa dhiiganaaaa❤❤❤❤❤❤
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 2 года назад
Wob wob Hessta Cumar dhulle Wa Uu keeney Seetahey
@yaasir1936
@yaasir1936 2 года назад
Legend Liiro
@nadrabarkhadle6434
@nadrabarkhadle6434 2 года назад
Amazing voice what a legend
@AD-eo9nt
@AD-eo9nt 2 года назад
Abwaan Ibrahim Mumin nour (Liiro) waa cod wanaagsan yahay.
@tuurabdiqanituur820
@tuurabdiqanituur820 2 года назад
Best voice liiro💕❤️
@ibraahimxasan9456
@ibraahimxasan9456 2 года назад
Ragg baa meesha isku helay walaahi, fanaan kanaa lagaa dhahaa energy uu hayaa walaahi
@Caynashe779
@Caynashe779 9 месяцев назад
Yaa salaam adero liiro cimriga alle kuu dheereeyo caafimaadkana alle ha kuu daayo
@mouhiyomouhiyo2935
@mouhiyomouhiyo2935 Год назад
Old school,is so nice!!!!
@saeedaminsaeed
@saeedaminsaeed 2 года назад
Old is Gold waaw
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 2 года назад
Masha allah Fannaan buuxa oo buro ku sii darsaday. Carruurta dambe ninkaan ha dhegaystaan inta cantarabaqashka iska daayaan.
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 2 года назад
Kanuuun baa cod la odhan karaH wewe keep going😲❤
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 2 года назад
odaygu waa legand 🥰💯
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Fan waa fankii hore legend
@kayddaahr815
@kayddaahr815 6 месяцев назад
Wow legend 👏
@musiiabdirahman5767
@musiiabdirahman5767 2 года назад
Yaasalaam abwaan liiro halku dhaga erayada waxaa curiyay abwaan xaaji dabshid aw xuseen alaa yarxamu
@amirmohamedamir5913
@amirmohamedamir5913 2 года назад
Legend Abwaan Liiro
@ibrahimabdale7254
@ibrahimabdale7254 5 месяцев назад
GADABUURSI THINGS 😮‍💨🔥
@abdifatahmohamed3741
@abdifatahmohamed3741 2 года назад
Abwaan liiro aad ban uu salamaya sido kale aad ban ugu mahad calinaya astaan inay kor uso qadey abwanadii iyo dadkii hibada laha ee in dhow ba dadku ilawen ASTAAN HAMBALYO idin leyahay
@hanadnuune6088
@hanadnuune6088 2 года назад
waa xusuustii maxed aadan isaaq 1974 tii hirgelinta heesaha ayuu uga qeyb galay laxanka waa liiro oo hadda qaadaaya
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Dhagixii burburaa Dhismaha ma gallee Dharkana kii madhaa Dhallaal malahee Dheehii mayga daatay Dhabba nadda eeeey.
@baftocade4950
@baftocade4950 2 года назад
I don't get tired of listening this song.
@farhanadan2524
@farhanadan2524 5 месяцев назад
Fanaaanka Heestaan ma ogiye hees kale malahanbaaa
@ziyaadofishiyaal8075
@ziyaadofishiyaal8075 2 года назад
Abwaan liiro macalin fanaan guulayso adeer
@xirsihanadiyos6152
@xirsihanadiyos6152 2 года назад
Legend abwaan liiro cimriga alaha ku dhereyo dadka meshaa noo kena
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 года назад
Best jowhara luul qaraam jawhara luul qof sidaa u qaada wuu yar yahay
@mohamedliban786
@mohamedliban786 2 года назад
amazing guy
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 2 года назад
Legend 🎶🎸
@khalidawga4985
@khalidawga4985 2 года назад
Abwaan, laxamayste ibrahim liiro
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 2 года назад
Waaaw,fantastic, you are great 👍 singer.
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 2 года назад
Oo odaygan cumamadiisa lama sidan karo wlhi
@satinhocadde6532
@satinhocadde6532 2 года назад
Legened abwaan Ibrahiim muumin (liiro)
@mooneminute
@mooneminute 2 года назад
Waa cajiib Waa pure talant ninkan
@idirizfaracade534
@idirizfaracade534 2 года назад
Legend 🔥
@barecabdicasiisbiixi6868
@barecabdicasiisbiixi6868 2 года назад
Cod halaasi ah iyo fanaankii ibraahim muumin nuur(liiro). Heesaha uu dib u qaaday waxa ka mid ah, heesahan hoos ku qoran. 1. Sida dhuuxi boorama 2. Jowhara iyo luul 3. Jacayl aan sahashaday 4. Buurta sheekh cali. ................................ Subcribe
@kalidhabane2902
@kalidhabane2902 2 года назад
Dhamuug iyo dhagax sow nuuraay Dhabada saylac Looga dhaadhacayo . Dharaar nin dhameeyey Baan ahaye . Miyaanad I dhawaaqayne Taan u jiidh go'ayee Jawhara iyo lullaby Erayadii iyo laxankii AUN hussein Dabshid Codkii ustaad ibraahin nuur muumin(liiro) Nin dhameeyey baan ahaye . Miy
@xikmadpro7044
@xikmadpro7044 2 года назад
AHLU Fan Allaha ku Janeeyo
@qayaash93
@qayaash93 2 года назад
Legend yaasalaam
@daahirsalebanm.dorthopedic8090
@daahirsalebanm.dorthopedic8090 2 года назад
Legend abwaan liiro
@askarigaabdirahman9066
@askarigaabdirahman9066 2 года назад
Abwaan liiro legend of legend♥️🥰
Далее
Ruun
9:04
Просмотров 307 тыс.
Heesta: Jawhara Luula | Maxamed Aadan.
3:19
Просмотров 56 тыс.
Sida Dhuuxii Boorame With Lyrics
6:59
Просмотров 184 тыс.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Просмотров 542 тыс.
Qaaci Show | Hana Udug Iyo Cumar Axmed | Astaan | 2021
26:06