Тёмный

Barnaamijka Qaraaxo caawa waxaa marti ku ah Fannaanadeena Bilkheyr Axmed 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 316 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 925   
@qadardaahircashuur9237
@qadardaahircashuur9237 3 года назад
Dadkow allah abuuray waxa ugu sharafbadan nabi maxamed scw scw
@kadarshariif4471
@kadarshariif4471 2 года назад
Scw Scw Scw
@farahabuukar5544
@farahabuukar5544 2 года назад
Waa run nabi alle ugu shraf badan
@maxamuudcabdirashiid5681
@maxamuudcabdirashiid5681 3 года назад
Dadka muqdisho ku nool iney yhiin dad aad u dagan ayaan ka bartey barnaaminkaan wlahi astaaan guud jop
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 3 года назад
Dulyar Maadan Daawan Malaha
@mohaa10
@mohaa10 3 года назад
@@abdifataaxbashiirmaxaud8075 kkkk kaas caadi uwaalanyahay rijaal ayaa aad udagan
@abdalleab6734
@abdalleab6734 3 года назад
@@abdifataaxbashiirmaxaud8075 soo reer moqadisho ma ahan
@mankaboy9982
@mankaboy9982 3 года назад
Inta nabiga jecel like sar
@safiyacusman4735
@safiyacusman4735 3 года назад
صل الله عليه وسلم
@abdidaaha3467
@abdidaaha3467 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@kamaaldiin4946
@kamaaldiin4946 3 года назад
Scw
@updikarimahmed1285
@updikarimahmed1285 3 года назад
scw
@هيثمعلي-م5ك
@هيثمعلي-م5ك 3 года назад
Scw
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
Waxii jiif ku fiirsanayo like isar 🛌👍🏿 From Spain 🇪🇸
@HindiAfsomali679
@HindiAfsomali679 3 года назад
xoolo
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 3 года назад
Hadaa ma sarajoog baa lagu dawan lahaa sxb Waan kuu saaray haday wax..... 😂🙌
@fartunxasan134
@fartunxasan134 3 года назад
6
@baalbaal3505
@baalbaal3505 3 года назад
Gabartaan intii ku baratay moqdisho got telante like dhac ku siiya
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 3 года назад
Bilkheyr iyo Xamdi Fananinta Asturanta Aan kujeclahay waaye🙏🏻🙏🏻🇸🇴
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 года назад
Reer muqdisho waa dad degen Mansha-Allaah Allaah Yaxfadakum Walaalayaal....
@cabdirisaaqaxmad3993
@cabdirisaaqaxmad3993 3 года назад
500 like waligeey mahelin waa iga codsi igu caawiya walaaleheey
@wehlieofficial6261
@wehlieofficial6261 3 года назад
Gabadhan ineey gabar xushmaad badan thy inti ilaa araagtay like 👍 dhac ku sii astaan 📺 tv keep going
@mohameddek7941
@mohameddek7941 3 года назад
Bilkheyr turjumaanta filimada mey ka mid ahaan jirtayna codeenta kuwa saaro codkeeda waa diyaarsan yahay masha'allah
@kingrasha2773
@kingrasha2773 3 года назад
Inta iyadoo dhameysan comment Sii aqrineyso like
@user-cy5cu6bi4v
@user-cy5cu6bi4v 3 года назад
Jzhzhzzhjsh
@leilaahmed964
@leilaahmed964 3 года назад
Waw
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 года назад
inta bilkheyr ahmed kala socota Riwayada samir baa sad keen iyada iyo Yuusuf xaybaro saygeeda iyo mrs Rufyaan hodan hhhhh ismuujiya Team bilkheyr ahmed cali 😂🥰👌🙏👇
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 года назад
Hibaaa
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 года назад
Hibaaaq igu daran
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 года назад
@@sasqarimdiis8482 😂
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 года назад
@@ismaaciilcaaqil289 yes man
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 года назад
@@ismaaciilcaaqil289 haa sxp
@safaanuur8419
@safaanuur8419 3 года назад
Dadka dhahaaya reer muuqdisha wey dulqaad badanyihiin. Walhi waqtiga iyo waayahaba sidaas ina baday waqtiyada adag waxey kaa dhigaan qof dulqad bdan🖐 watasa muqdisha maalin welipa qarxaysa rafadeysa dulqaadkaas banu leenahy ruux ina cara galiya mxuu nalo yahy mrka Gobanimo iyo dulqaad 🇸🇴🇸🇴 Mamada umada soomaliyeed
@sacdiyaademosmaan6618
@sacdiyaademosmaan6618 3 года назад
Wiilka gaariga wadah cazaaam inta ila aragtay inu yahy wil edeb leh liketa iii saarah
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 3 года назад
Inta qaraxo ku xiran oy dhafin like dhac igu siya🤣
@nastaxareed9465
@nastaxareed9465 3 года назад
Wlhi way iga qosli siisay qoftaan cadi maha ma kaftanto wlhi waang Hg waliba saruur madakicis 😍
@raasiyaosman667
@raasiyaosman667 3 года назад
Waa wataa dhiiga😘😘
@mahodauud1037
@mahodauud1037 3 года назад
Qabiil somaali meel walba ayla joogto yaab🇸🇴
@nastaxareed9465
@nastaxareed9465 3 года назад
@@mahodauud1037 intee ku xanuuntay weceloow
@mohamedawil8388
@mohamedawil8388 3 года назад
Gabadhaan iney turjumaanta aflaanta ku fiican tahay inta ila aragtey like 👍 dhac kusii
@diamondayax6494
@diamondayax6494 3 года назад
Hindi films inay turmaysay gabadhan 😂
@alekhandr0channel442
@alekhandr0channel442 3 года назад
Ana islaha so qor san qoraalkaga arakayba😉😂
@ameliaalli1127
@ameliaalli1127 3 года назад
Wlhi wlshyba malinkasta ku idha
@faizaFunny780
@faizaFunny780 3 года назад
Walhi isku Niyad ayaan nahay 😂hindigay badsatay 😂
@mohamedawil8388
@mohamedawil8388 3 года назад
C. Gadhka media kkkk makaaga hormarey sxb
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
Rer muqdisho dulqaad badanaa wllhy meelo kle hadii ay ahaan lahayd maba sii socdeen wan idin salaamey rer muqdisho ❤👍
@safiirkasomalia7767
@safiirkasomalia7767 3 года назад
intii najmo nashaad ila Sugeysa like me
@anhaarabshir3540
@anhaarabshir3540 3 года назад
Kuma jirto kuwaan mar horey eyaa
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri 3 года назад
Gabadhan waxa ka muuqda inay tahay qof wanagsan masha allah.
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 3 года назад
Nio dadkani dulqad padanah aniga wlhi lama tirzaden mizkinzana from reEr zomaliland❤😁😁
@yesboss4488
@yesboss4488 3 года назад
Idinka Guska REER xamarka waa ku amustan ka reer waqooyigad ku kibrtan hhhhhh
@faisaahmed2286
@faisaahmed2286 3 года назад
Hal rai aan dhihi lahaa Astaan. Please marka aa ushegeesiin qofka inuu prank ahaa natusa oo kaduuba maxaa yeelay waaba meesha uugu fiican intakale waa mashaAllah siiwada oo Ramadan kasta saan dad uga xanaajiya 😂👍🏻👏
@sundusabdi6891
@sundusabdi6891 3 года назад
Sax
@queenamoornth8845
@queenamoornth8845 3 года назад
Weeyba ku tusayaaan ee dhameeeso video ga
@kafeyoahmed8878
@kafeyoahmed8878 3 года назад
Kula mid ahay saxiix
@faisaahmed2286
@faisaahmed2286 3 года назад
@@queenamoornth8845 hal hal video ayee natusaan ani waxaan kahadlaa kuli
@abdulkadirosman8229
@abdulkadirosman8229 3 года назад
Gabadhan inee shabaheso xamdi bilan inta igu raac san like dhac ku siiya xitaa codkeda xitaa wee shabahdaa
@beerlula1047
@beerlula1047 3 года назад
Walaasheed waye
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 3 года назад
Waa walaalo
@maryamacqaadir9136
@maryamacqaadir9136 3 года назад
Weyisla dhasheen
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 3 года назад
Yaa weyn labadooda
@saaramuhidin1151
@saaramuhidin1151 3 года назад
@@somaliqueen3346 hamada bilan
@muunajaamac5331
@muunajaamac5331 3 года назад
Dumaashideen in sidan loo galo waan ka xumaaday from somaliland😘♥️
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
Oo yaa idiin qaba 😄
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 года назад
@@rahmohuseinahmed2877 soo ogoow Yuusuf xaybaro ciduuu yahay
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
@@bintiahxmedsaleban9682 haa dee waa soomli walal ciduu yhy ma aqaanee lkn hadaan garty meeshaad uwado walal mahadsanid
@nasrafaysal8353
@nasrafaysal8353 3 года назад
Alla reer xamarku dulbadanaa maaasha Allah 😍
@yahyedahir2507
@yahyedahir2507 3 года назад
Wallahi bilahi talahi waba dharate like saar
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 3 года назад
Calooshu ku bararty wlhi waa qoslay bilkhayr ahmet😂😂😂😂🤦‍♀️😂
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 3 года назад
Kubaratay
@muniirabdiofficial2801
@muniirabdiofficial2801 3 года назад
😂😂😂😂😂😂
@nimcooniqaali8086
@nimcooniqaali8086 3 года назад
Ciiloow kudilay ninka bilkhayr
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 года назад
Hooyo macan iso boqo aduunk wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 года назад
@Anfca Xaji Abdi shukram mama
@Malapo22__
@Malapo22__ 3 года назад
Lkn ilaaa heerkaaz gabdhaha hakusoo dagdagina plz ragaba 2 kalmo ma dhahdiine wlhi oohinbay isku celinaysay miskiinta 😭😭
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 3 года назад
Walahi dadkeena waa ilbexeen dagaal ba ma rabaan!! 😍
@Guhaadkilwe
@Guhaadkilwe 3 года назад
Reer Ahmed Ali wa dad dulqaad badan wlh wlshed Qalina horan uso dawanay dulqadkey sameysay haderna Bilkheyr ayan baranay intu la egyahay dulqadkeda allaha idin siyadiyo.
@sihanaxmedfuaad8752
@sihanaxmedfuaad8752 3 года назад
Gabadhan cawa aya igu horeyzo inta ey ku cusub thy like dhac ku ziii
@ashaahmed60
@ashaahmed60 3 года назад
Masha Allah gabadhan weey dulqad badan tahay Allah barakeeyo
@sareyeali-b8r
@sareyeali-b8r 3 года назад
Tani waa qaybtii ugu macanayd uguna qosolka nadnayn. Bilkhayr❤️🔥😅😅
@axmednuurduceysane3627
@axmednuurduceysane3627 3 года назад
M.a bilkheyr Ahmed fananad qaali ah kaalay aan wada mushaaxnee liketa saara Jaalayaal. 🌙
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 года назад
subscribe iidheh sxb
@axmednuurduceysane3627
@axmednuurduceysane3627 3 года назад
@Farxiyo Farax sidoo kle sis 🌙🌙🌙
@axmednuurduceysane3627
@axmednuurduceysane3627 3 года назад
@@ruqyah4199 waan kuu saaray sis
@iphrah7860
@iphrah7860 3 года назад
Mr qasaye asi 90ka wa dahsanyahay melna ma tago 🤣🤣🤣🤣
@suaadabdirizakahmed6371
@suaadabdirizakahmed6371 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@mandeqabdulahi8107
@mandeqabdulahi8107 3 года назад
😅😅😅
@beerlula1047
@beerlula1047 3 года назад
😂😂😂🤣 bilaah caleyk maalinta u danbeeso barnaamijka meel ha geyso odey qasaaye.
@adoontirabi7892
@adoontirabi7892 3 года назад
Hhhhhhhhhhh
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 3 года назад
Wlhi waa kayaabay
@ksrofficialtv7960
@ksrofficialtv7960 3 года назад
Prank ki ugu shidnaa wa wataa bilkher iyo team astaan😂😂😂😂
@manqawoojiye2323
@manqawoojiye2323 3 года назад
Been ma ahan qosal
@shnti5592
@shnti5592 3 года назад
Fananadeena Bilkheer axmed walahi maskiin waye ilaheey hadeesto bilkheer 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@teamhorsyusocod
@teamhorsyusocod 3 года назад
Qaraaxo wallhi waan idiqatay intii ogu racsan like ta
@الشيخعبيدمحمدعبدالله
Wax maba dwoside like saaar😂😂
@shakoofficial2054
@shakoofficial2054 3 года назад
Hadaa jiif ku daawanayso like
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 3 года назад
Astaan tv waa mahsad tihiin wllhi dhoor fanaan Aan Aqoon u laheen ku bartay 🤣✌️✌️✌️
@dahirxasan7853
@dahirxasan7853 3 года назад
Hhh
@haashimyare1466
@haashimyare1466 3 года назад
😂😂😂
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 3 года назад
🤣🤣
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 3 года назад
@@dahirxasan7853 ma been baa Asxbey 🥰dhamaantiina
@dahirxasan7853
@dahirxasan7853 3 года назад
@@abdikafiabdullahi1164 my wlhi kugu raacsanahay
@ATIVE-y
@ATIVE-y 3 года назад
Tan cml alle haiisahlo wlhi top dulqaad wye qofta m.a
@hodanisse6481
@hodanisse6481 3 года назад
Saruur madarkicis ka raadsoh gabdho dulqaad leh
@ATIVE-y
@ATIVE-y 3 года назад
@@hodanisse6481 hg dulqaadka is liidid bee u yaqaanaan ee qofta iga soo huwe
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
H Gidir .xiinfaniin Waaye.maxaa loo dhahay.xamdi bilan iyo Bilkhayr. Dad Dulqaad leh kaftamaya.masha Allaah.
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 3 года назад
Saruur waye dadkaasna wa dad dagan oo dagaal galin ba walagu so qalday saruur hg hh
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
@@sumayafaraxsumayafarax932 Kkk.saruur.waa yaraan. Dad.karti leh Waaye. Fudeed Shaqo kuma Leh. Fal faliirka.ayaa ugu Wacan.lol
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 3 года назад
@@MohamedAhmed-mu3cw Cuntooyinka dalka saruur ugu imaw hhhh
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
@@sumayafaraxsumayafarax932. Gabar. Caano.dhay.Ah.fal.falir..ku kortey. Igaarkii hela.wiil.xoogle.Ayuu ka dhalaa.ayaan maqli jirey. Xaradheere. Dhis. Jawlo Dumaaye. Miliqo. Waa Dhul.saruur. dego.san media ha ka bartey.
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 3 года назад
@@MohamedAhmed-mu3cw gabar miyaa ka jeclaatay xogaha cida wad ka gadan taheee koley aniga saruur ma guursanayiye
@awkejama6431
@awkejama6431 3 года назад
Xasan wa wil hoog bilkhayr wa gabadh jini leh.waw.masha.allah
@farhanfg
@farhanfg 3 года назад
Bilkheyr quruxdeeda inta ila aragta like saara
@juleibibade
@juleibibade 3 года назад
Hamda Oo Halkan Taagan Waye Runtii Bilkheyr❤️😘
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 3 года назад
Wey isla dhashen
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 года назад
😍😍
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 года назад
🤩🤩
@mohanana8390
@mohanana8390 3 года назад
Heestii kalay wada mushaaxnay ee kaadheri gabdhii la qadaysay inetahay intaaa soo xasusiyay ismuujiye
@qadaafimohamet1891
@qadaafimohamet1891 3 года назад
NABIGA KU SALI SCW SCW
@makaftameofficial7554
@makaftameofficial7554 3 года назад
Inta markii gabadha biyaha lagu shubay cayaal TikTok inay soo jarjaraan xumaan u soo badalaan arki doonta like dhac kusii
@zamzamwarsame5698
@zamzamwarsame5698 3 года назад
Bilqayr walashey ma aqrin comanka dadka lakin ad bad u dulqad badan tahay masha allah kan mar horo idililahay misa wax ku dhufan la hay
@haniali4142
@haniali4142 3 года назад
Wlhi rer muqdisho wy naga dulqaad badanyihiin😅😅
@Short_factz
@Short_factz 3 года назад
Dadka ilahay wax uma simin Bilkhery iyo xamdi bilan wax badan waxa dulqaad iyo karti badan bilkheyr ♥️👸
@cagabadanyuusuf7414
@cagabadanyuusuf7414 3 года назад
Inta fartuun balbalarka sugaysa like dhac kusi
@mushtiichannel9913
@mushtiichannel9913 3 года назад
Inta jecel shadiyo sharaf in lasoo qabto farta halatago
@mohamedjacelow8727
@mohamedjacelow8727 3 года назад
Sanid hore aya la jafay
@mohamedjacelow8727
@mohamedjacelow8727 3 года назад
Sanndki hore la jafay shadiyo
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 3 года назад
😅😅ma aqbaleeyso tii hore ogtahay
@mushtiichannel9913
@mushtiichannel9913 3 года назад
@@مبارك-د2و kkkkkkkk haa ad iyo ad wlhi taa ayaa been aheen
@mushtiichannel9913
@mushtiichannel9913 3 года назад
@@mohamedjacelow8727 haa wlhi difaac xoog ah ayee ku jirtaa dheh
@carapinhoabdallah4993
@carapinhoabdallah4993 3 года назад
Intee aa dawaneysay qaraaxo ma ku aragray hal hadal oo ah way isoo daahisay✌
@yasinyusuf243
@yasinyusuf243 3 года назад
Wabo shekada pilawged
@mawlidguled2165
@mawlidguled2165 3 года назад
Intaan daawanaye waxaa ugu. Dulqaad badanaa. Bilkheer. Mansha allal
@isram.302
@isram.302 3 года назад
Masha allah reer muqdisho dulqqad badana gaadhiga second man sii sarnadeen 😂😂🤣
@mohmedali4948
@mohmedali4948 3 года назад
Inan aad u akhlaaq badan oo degan weete manshllh
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 года назад
Kkkkk qarax cadi ma aha manta bilkqer waye 🤣🤣 prank weya dhaftay
@tijaabofootballtv1941
@tijaabofootballtv1941 3 года назад
M.a Waa gabar sabir badaaan waan wataaa
@surayaahmed9902
@surayaahmed9902 3 года назад
Maasha'allah dulqaad keeda mugoo gooraa ku qaxaa kasi wayn lahaaa aduunka dulmiga u necbahay
@zackprownofficial452
@zackprownofficial452 3 года назад
Wlhi Barnamijkan InTa Dwanaye Ti Ugu Dpecada Ficned wYe ❣️
@calitesma6557
@calitesma6557 3 года назад
WllHie waa gabar DuLqaad badan runtii allaH ha barakeeyoH
@abu-bakarali5049
@abu-bakarali5049 3 года назад
I like how she said " waaa inoojise wlhi" damn 😄😄😄
@kafiyahis1183
@kafiyahis1183 3 года назад
Qosol walahi kulah mana kugu shubay biyah intay yaabtay😂😂❤️ xamdi walashed wan salamay
@24calaf
@24calaf 3 года назад
Gabadhaan atariisho-nimo ayay ku macdahay wlh wa qatar
@kaysebaashe
@kaysebaashe 3 года назад
Waa qofkii ugu horeeyey een sidaacad ugu qoslo walaahi calooshu ku xanuuntee ku lahaa
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 года назад
isoqabo wllo fadlan isowabo what's app +252907954457
@cudoonpea7033
@cudoonpea7033 3 года назад
@@yacquubbakal6727 😂😂😂😂 wax walan
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 года назад
Okay thanks my dear brother
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 года назад
@@yacquubbakal6727 oo maxad u sheegi haduu kuso qabto waa nin ado kalee😂😂😂illahey amarkis
@saedallaaleh6467
@saedallaaleh6467 3 года назад
@@mushtaaqqurux5311 aduu isoo qabo fadlan isoo qabo whatsupp 😂
@burhaanabdi7869
@burhaanabdi7869 3 года назад
Billheyr oon gacan qaadin wlhi wey degtay bilkheyr axmed sis qali 🥰🥰🥰🥰
@quruxleysidiihoyadeed1221
@quruxleysidiihoyadeed1221 3 года назад
Dagaaley mee eheeed
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 4 месяца назад
​@@quruxleysidiihoyadeed1221saaid isku xaafad degana jirney teda kale jiniyana wey qabtaa
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 года назад
masha allah dulqaadkeedu waa fiican yahay bilkhayr
@mohamedAli-hd3qq
@mohamedAli-hd3qq 3 года назад
Waaa gabadhii ogu akhlaq ficneed bilkheyr Manshallah
@ashahussein5662
@ashahussein5662 3 года назад
M.a walahi it is fantastic.
@amaalhassan5583
@amaalhassan5583 3 года назад
Abaayo waka Helay wlh Dulqaadkaga😗❤
@iqraofficial6872
@iqraofficial6872 3 года назад
I love her she was so quiet
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 3 года назад
Gabadhaan tii mogadishu got talent kusoo baxday mahenoo waraa waxyar oo qurux badan ey eheed weey weynatay yaah m.a
@abdimajiidali7160
@abdimajiidali7160 3 года назад
Inta gabadha dulqaadkeeda aragtay farta tag like
@sadiiqseerka4319
@sadiiqseerka4319 3 года назад
Bil khayr ahmed dabeecad bakudhamaty
@abdulkarimmohamedahmed5215
@abdulkarimmohamedahmed5215 3 года назад
Masha allah Bilkher dulqaad weyn ayaad muujisey
@ikaraanmohamuudabdi6517
@ikaraanmohamuudabdi6517 3 года назад
Bilkhyr iyo xamdi dulqaad lee dihiin😍😍😍💋💋💋💋
@zuuzuuofficial1035
@zuuzuuofficial1035 3 года назад
inta ila araktay in eey camirada aragty markey soogashay 😂😂
@umuakramcabdi4558
@umuakramcabdi4558 3 года назад
Wallhi beenta mahan kamarada wey aragtay
@munaabdi916
@munaabdi916 3 года назад
Haa noh walshed ayaa u shegte in prank lagu sameyn rabo si ee tiktok u qabsato ayey ereyo iskuso aadise
@faadumomaxmed1436
@faadumomaxmed1436 3 года назад
@@munaabdi916 😂😂😂😂😂🤣🤣😂
@ta.aw9918
@ta.aw9918 3 года назад
Hdaa sidayda gabadhan wejigeda hada kugu horyso like hayla dhaafin😋😂🤘
@atikamohamed688
@atikamohamed688 3 года назад
Wah waba fanaanad weyne😎
@ta.aw9918
@ta.aw9918 3 года назад
@@atikamohamed688 cwa igu Hrysa ani
@atikamohamed688
@atikamohamed688 3 года назад
@@ta.aw9918 xamdi bilan ey la dhalatay
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 года назад
Wa hamdi bilan walashed
@ta.aw9918
@ta.aw9918 3 года назад
@@atikamohamed688 Oh ok Biln yda wn aqan
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 3 года назад
Ninkaan darawalka ah ayaba wax wlbo kadaran naniimkii lashegayay waye🤣🤣🤣.
@abdullahiahmed5126
@abdullahiahmed5126 3 года назад
Waxaan dhahi lahaa intaan aan soo fiirsadey barnamijkaan qofka ugu macquulsan ..weliba xariifad waaye mar ayay fahmi rabtay inee labadooda is ogyahiin ama is yaqaniin
@husseinbulshawi6546
@husseinbulshawi6546 3 года назад
Hadaad adigoo indhaha kala haya daawaneyso like dhac kusii
@dahirguuleed8813
@dahirguuleed8813 2 года назад
Waa very good qarwwxo
@ayanhashi5198
@ayanhashi5198 3 года назад
Dhaa dhaan anigaa waa u egtahay funny 😆 😄 🤣 😂 😁 😅
@aashoadannuur8694
@aashoadannuur8694 3 года назад
Marnaamijkaan intaan so daawanayay wa gabadha kaliya aad iga qoslisay realy🤣
@ilhanosman9411
@ilhanosman9411 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂inta dawayy wlh bilkheyr Ahmed see iiga qoslidy wax iiga qoslidy ma arag 😂calosha kubararty kulahaa ar adigaa 😂😂 suu uqasaa kahly wlh😂😂😂😂.meeqa mara kuceshty intaas😂😂😂😂😂
@xyz-wv9nb
@xyz-wv9nb 2 года назад
Are they doing while fasting or it's after Iftar time
@xamdixurmo3747
@xamdixurmo3747 3 года назад
Bilkheyr Ahmad cali fananada 2021 like saara heey asxaabey
@nimcoxasan7359
@nimcoxasan7359 3 года назад
Astaan hore u soco
@farahabdiqani8066
@farahabdiqani8066 3 года назад
Haja waba wada dulqaad dadkani wlhi abti kan hadi gaadhi laygu keeno one minute ban haragiisa kutukan laha wlhi o waba waalli casane😡 From burco gobolka ragga😁
@ayuubthiago8263
@ayuubthiago8263 3 года назад
21:20 Qaabkoo U Fiirinaayoh Caadi Maba Ahn Qasaaye Umadeena Ma Ahn😂😂😂😂😂
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 3 года назад
😂😂😂
@neymahagio5222
@neymahagio5222 3 года назад
intana maiga sohoreysa ayuboo😂😂
@ayuubthiago8263
@ayuubthiago8263 3 года назад
@@neymahagio5222 Dalxiis Ban U Imid Halkaan
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 года назад
🤣🤣🤣😂😂😂😂
@hananwadaniofficial1287
@hananwadaniofficial1287 3 года назад
Asc alxamdululah dheh hadiii so afaurtey
@barwaaqocabdulaahi5193
@barwaaqocabdulaahi5193 3 года назад
Axl
@birqaayehassan1815
@birqaayehassan1815 3 года назад
ALX
@mokhtarmohamed304
@mokhtarmohamed304 3 года назад
Gaadhigu boodbood badanaa Wlhi Somali wado la'aan dishay meel ay ku nool yihinba
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
Gabar Gaalkacyo. Ka timid Oo gacan fudud 4 illig.ka Tuurta Ayaan sugaa..gacan ka hadal iyo biya ku Shub waa leysku xiraaa..
@erikabdalla1
@erikabdalla1 3 года назад
Astaan Dadka Qaar Hadiyo Aa Siineysin Dadka Hala Simo Wadasiiya Ama Iska Dhaafa😂😂✌
@deqoali5101
@deqoali5101 3 года назад
Ma ila argty
@mohamedawil8388
@mohamedawil8388 3 года назад
Inta barnaamijka qaraaxo jecel like 👍 dhac ku siiyaa
@carafaad.mahamed3421
@carafaad.mahamed3421 3 года назад
Weey dulqaad badan tahay wlhi bilkheyr Masuul dhameystiran bilkheyr ahmad
@micnamalahan
@micnamalahan 3 года назад
Qoftaan school ka maxaa iga galay ayey kasoo baxday oo AUN JEYTE Macalinka ka ahaan jiray !! 😆
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 2 года назад
Hhh ala iskuulkeygii waisoo xasuusisay🥰🤣🤣🤣🤣
Далее
ASTAAN TV OO MARKALE KAWAALAY FANAAN KING CK REACTION
27:05
DEGDEG YAAQBARIWAYNE (4884)
26:26
Просмотров 16 тыс.