Тёмный

Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah | Roose Cade | Astaan HD 2020 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 423 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,9 тыс.   
@emirhanaliv3146
@emirhanaliv3146 4 года назад
Qof kasta oo Allah jaceyl allana xariir la leh oo ahlu salaad ah kaliya like Ii saara thanks
@shukriaadan8263
@shukriaadan8263 4 года назад
Roose maskiin
@emirhanaliv3146
@emirhanaliv3146 4 года назад
Shukri Aadan maskiin waaye kan ani cml ma ahan😂😂
@zack6859
@zack6859 4 года назад
Nin weyn Oo nacas ah baad tahaye ilaahay iyo salaada like haku raadsan
@lifehackschannel5254
@lifehackschannel5254 4 года назад
Saa liketa inte beykubuxine adiga tugsanaye uuff
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 4 года назад
Emirhan Aliv waryaa allah iyo salaada haku tuugsaninee shaqo yeelo
@nimcanyusuf8096
@nimcanyusuf8096 4 года назад
Farhiya kabayare in barnamiijkan lagu so cAsuuma inta jeclan lahayd like ta dhac igu siii
@jamalabdinasir3272
@jamalabdinasir3272 4 года назад
Meesha in la isku dilo miyaa rabtaa Kkkk
@alizimba5278
@alizimba5278 4 года назад
Rosa inta aan soo arkaY qf ka dagan waan waYY inta ila argtY in uu yhaY qf dgN oo naftiisa u naxaaYo..
@fatimahfaaqdi9337
@fatimahfaaqdi9337 4 года назад
Xaqiiq wlhy maskiin weye
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 4 года назад
@@fatimahfaaqdi9337 makiin ma ahee waxaa jiro dad aan dhibka iyo dooda aan jecleen
@nafisohashim6747
@nafisohashim6747 4 года назад
Wlh waa qof dagn hadanh dulqaad leh
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 4 года назад
@@hudaabdulahi8229 Walhi Really WaYe
@sumaiaapdalla1384
@sumaiaapdalla1384 4 года назад
Fnaan ka dagan mjiro🥰❤💯
@hamsemuhsin2035
@hamsemuhsin2035 4 года назад
Rose cade wlhi waa legend waa Markii u horaysay ee aan arko fanaankan. Samirka waa hibo illhay bixiyo Inta ila midka ah is Muujiya
@cr7amazing337
@cr7amazing337 4 года назад
kamismanka caadi matihid
@ahmedothman3046
@ahmedothman3046 4 года назад
Fanaan sidaan u dulqaad iyo xishood badan ayaa jira isma lahayn inta ila fikira like
@dajiyaomarofficial2132
@dajiyaomarofficial2132 4 года назад
Walahi waa runta
@cabdalleismacil7644
@cabdalleismacil7644 4 года назад
Masha alah fananku ad ayuu udul qad badan yahay masha alah guul iyo gobanimo
@mohamedlove997
@mohamedlove997 4 года назад
wlgi really nin dagano xishood badan
@mohamedlove997
@mohamedlove997 4 года назад
really wlhi zhp
@abdirahmanmohamed8476
@abdirahmanmohamed8476 4 года назад
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 года назад
Kabayare barnaamij-kaan ku fiicneed teesto inee tuuri lahayd waan hubaa😂😂😂😂
@queenhayfaa35
@queenhayfaa35 4 года назад
😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@zuhaniitapea2970
@zuhaniitapea2970 4 года назад
Been ma adaan sheegiin 😂😂😂
@abdihakiinomar8681
@abdihakiinomar8681 4 года назад
Xaqiiiq wlhi
@giiigianagiigianalozy2622
@giiigianagiigianalozy2622 4 года назад
Dr.nasiib 546 ha walh😂
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 года назад
@Hawa Lul Nadalyahoow fataal-ka faraha hayla soo galin ayee ku dul qaadi lahayd😂😂😂😂
@ayaanbadan3122
@ayaanbadan3122 4 года назад
Qurux+dagnan+dulqad MashaAllah😍
@halwoali5532
@halwoali5532 4 года назад
Dulqaad iyo adkeysi nin dhameeyey rose cade allow isha dadka kaa haay ay teyda ugu horeyso masha'allah gabdhihii dhamaa waa ay kaa daba dhaceen waxaan hubaa tellkada inuu jaam yahay respect sir💖
@saabiriinxaashi2806
@saabiriinxaashi2806 4 года назад
14:33 rooze cde hdii adi lgu waraysnaa waa kuu oglhay ayuu yiri wlhi waa fanaan xuzhmad leh 🙏🏾🙏🏾 waa ku wataa fnaaangayga 👌🏻👌🏻
@nashadyasinnashadyasin
@nashadyasinnashadyasin 4 года назад
Dadka rer xamarka ah waa dad qalbi wngsn walibo ilahey oo usiyadiyay ❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏
@riduuqueen3176
@riduuqueen3176 4 года назад
Ala saaa usugayay Qaybta labad inta sidayda cml ila sugayasay farta taaag☝️
@MuseAfrah
@MuseAfrah 4 года назад
Plz subscriber isaara
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 4 года назад
Riduu Queen abayo walalka ahay ilahay dartii subcribe Igu zaar 👉🏿ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OsccZtk3-_g.html
@rowdaali1083
@rowdaali1083 4 года назад
Kow ani wlhi hhh
@liineymohamed3789
@liineymohamed3789 4 года назад
Riduu Queen 😂😆intas dagale sugene
@ducaysan5262
@ducaysan5262 4 года назад
Wlhi dadka koonfurta ka soo jeeda waa wada dulqaad illahayow halkan hargaisa may ahaato waa laysku madhanlahaa😂😂😂😂😂roosa cade legend 👏
@hodanjamahodanjama2509
@hodanjamahodanjama2509 4 года назад
walhi waa run 🤣🤣🤣🤣
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Xaqiq 😂😂😂 rer xamarku dulqadba ku danbeyay
@shankaroonahmed6809
@shankaroonahmed6809 4 года назад
Kkk reer xamarka waa hindida somalida qararac dhan shaqadoda ma ahan
@ducaysan5262
@ducaysan5262 4 года назад
Nin isfaanshay waa ri isnuugtay🤣🤣🤣🤣
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
@@ducaysan5262 😂
@jibiso4491
@jibiso4491 4 года назад
Dadka dulqaad ku yar ee gacanta ka soo horeeso ani cml likta dhac dhac kusiii 😆😆😆
@hibo2789
@hibo2789 4 года назад
Ani xitaa gooran kow ka siiya laweynlahaa
@khadijahassan7058
@khadijahassan7058 4 года назад
Madax yaris qaba anih 2 kalam hada igu so celiso balaya mesha ka dheceso😂😂😂😂😂
@nanduu2085
@nanduu2085 4 года назад
Halahaas leslah magaarih lhyN waa daqrih lahaay😂😂😂😂 miiska goraah qaadoh laween lahaay
@abdi5670
@abdi5670 4 года назад
Ha isoo marin marka
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
🤣🤣😂😂
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
😭😭😭😭😭😭♥️roze daganan dabecad wanag dulqaad ax wlhi waa wiil wnzgan ilahow isiii qofkaso kale♥️😭😭😭😭my brother aad ku salamaya
@samiiracabdimanaan4034
@samiiracabdimanaan4034 4 года назад
Wlhi markuu hadlay qalbiga I xanuunay markuu dhahayna waa iska kacaa halagu wareysto wlhi waan damqaday ugu danbeyn markuu kacayna ilin indhaheyga soo fadhiisatay wlhi bilahi waa ramadaane roose waa wiil dulqaad badan oo ad adag alaah ku sharfo huno mustaqbal wanaagsan kuu rajeyna😭💔❤
@neeyruuscadey4248
@neeyruuscadey4248 4 года назад
Xasha hhhhhh
@somaliatiktok9386
@somaliatiktok9386 4 года назад
Wlhi ani xita qalbiga kaoyay😭😭😥 ax roose alow janada nakulmi ya allah
@sergioamaam1536
@sergioamaam1536 4 года назад
Wooooow!!!!!!
@ahmedhangool9814
@ahmedhangool9814 4 года назад
Sheeesh gurll
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 года назад
Waad calol jilcantihiine
@ashuubbe3914
@ashuubbe3914 4 года назад
Rose cade😭😭😭😭 maskiin wad iga ilimeysisaY wlhi
@fathiali1536
@fathiali1536 4 года назад
Maskiin wlhi waa dulqad badn yahy illahyoow sidaa oo kle naga yeel
@essiahassan5157
@essiahassan5157 4 года назад
Amiiiiiiiiiiiin ya rabi Amiiiiiiiiiiiin 🤲🤲🤲
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 4 года назад
Faiza ali faisa abayo walalka ahay ilahay dartii subcribe Igu zaar 👉🏿ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OsccZtk3-_g.html
@abdulahikalajarekalajare4755
@abdulahikalajarekalajare4755 4 года назад
Hi qurux badan
@abdinuraliabdulle48
@abdinuraliabdulle48 4 года назад
Aamiiiiiiiin
@caydidnuur8666
@caydidnuur8666 4 года назад
Faiza ali faisa aamiin
@haniabdollahi4787
@haniabdollahi4787 4 года назад
roose adde io khadar keeyow inee isku cod egyahiin intii ila aragte like🖒🖒🖒dhac dhac kusiiya
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Waa runtaa
@muhannadcadde9862
@muhannadcadde9862 3 года назад
Maya mayya isku cod maahan
@serabtaserabta1299
@serabtaserabta1299 4 года назад
Inta ila aragty inuu dulqad badanyhy like dhac igu sii
@sumyaculusow9496
@sumyaculusow9496 4 года назад
Roose cade I love you so much dulqaad mcn qurux dabeecad style Masha allah illahoow ku xafid ❤️🥰
@ifrahmuhidin4346
@ifrahmuhidin4346 4 года назад
Rose cade nin ka dulqaad badan ma arkin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cawobadancabdilahi6982
@cawobadancabdilahi6982 4 года назад
walahi akhlaqdu waa dhalan ama fanaan ahow ama shekha ahowoo
@khadrak.m8783
@khadrak.m8783 4 года назад
Efter this video everyone is gonna to love rose including me 😂😍❤️ Niin nool, dulqad aqlaaq🥀 Rose if you see this I love you😍😘
@sumaiaapdalla1384
@sumaiaapdalla1384 4 года назад
Like me lool😂✌ I didn't support rose cade ever but now i love him🤣❤
@rossocade2022
@rossocade2022 4 года назад
Astan iyo tagero ma dhahayo bulshadeyda waxan idin leyahay ramadan kariim wan idin jclhy
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 года назад
One love roosahena💗
@ruunmacalin6565
@ruunmacalin6565 4 года назад
Masha allah
@sahrahassen3276
@sahrahassen3276 4 года назад
😍😍😍
@sabrinmohamed2371
@sabrinmohamed2371 4 года назад
Dulqadkaga waan kahelay wlhi abwe ilahey haku dhowro rossi cde❤❤❤❤
@liishoawed1934
@liishoawed1934 4 года назад
rose wada dulqaad alle haku siyaadiyo
@umiilin8408
@umiilin8408 4 года назад
Ma”sha “Allah roose Cade he is a nice cool man for real may Allah bless him to live a long life years Ameen ya’rabbii
@ishowspace1
@ishowspace1 4 года назад
Yeah sabar badan ayuu leyahay
@ifrahbare4997
@ifrahbare4997 4 года назад
Right
@selmadelastqueen4076
@selmadelastqueen4076 4 года назад
Yes wallahi you are so right ❤️he is nice man 😍
@al-madaniomar3142
@al-madaniomar3142 4 года назад
Absolutely he is
@selmadelastqueen4076
@selmadelastqueen4076 4 года назад
Abdirahim Omar Yeah
@sabiriinnuurmaxamed8056
@sabiriinnuurmaxamed8056 4 года назад
Roose dul qaad badanidaa I love you waan kaahelay walahi m.a❤❤
@akoy5231
@akoy5231 4 года назад
Khadar keeeyow inuu u cod egYahY Yaaa ila arka mrku hadlaYo
@noonecares6018
@noonecares6018 4 года назад
AK ßoY anigaa kula arkay kkkkk
@zamaarailkacaz9448
@zamaarailkacaz9448 3 года назад
Aniga
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 4 года назад
Wlhi roose cdde waa wiil aad iyo aad u dagan m.a fanaanimada waa sidaan dulqaad bdn lagaa rbaa hdaa bulsho ku dhax jirto roose cdde❤❤
@rukiamankey7109
@rukiamankey7109 4 года назад
Qalanjo Qaali
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 4 года назад
Qof walba Dulqaadka waa ku dhaashey Roose cade waa dulqaad baadanyahay
@ahmedtiger3809
@ahmedtiger3809 4 года назад
Yarka fursad uu ku attack gareeyo wuu ku wayy wlhi aamusnaanta sheey fcn waye wlhi 😎
@hanateitmohamett3733
@hanateitmohamett3733 4 года назад
Barnaamish ka xiiiso badan 2020😂ma araG wlaaaHi astaan TV hore u socdaH💖🙏
@faizaFunny780
@faizaFunny780 4 года назад
Alla ilaahow dulqaadka Rose cade I sii yarku dulqaadbadanaa masha allah 💋lkn istaafurulaah ilahow ha I siin seef la boodnimadaydaa ii dhaanta inta dharka siib lay dhihi lahaa wll Rose cade sharafi korkaaga Ha ahaato ani waalida dhaqanta ayaan ahay waxyar ma dulqaato 😭😭😭
@theworldstarchannel3824
@theworldstarchannel3824 4 года назад
Waalida dhaqanto ma faan baad mooday yaahuu
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 4 года назад
@@theworldstarchannel3824 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waad asibty wlhi hrta qoral youtpka lagusoo xariqay ma mujisa ficilka qofka mrka qofwlba haiskadhaho dadka laaya horaaloyidhi faanku waashayga kaliya eyna cidikula lahyn
@nasteehoalikheyre128
@nasteehoalikheyre128 4 года назад
Nin ragga waa kan dulqaad sameeyo masha allah rosa naagtii kuheshaa nin wey heshay❤
@abdulkadirali1894
@abdulkadirali1894 4 года назад
Aakhirka iyadaa dhiikar ku rideysa
@hashimkasaai4983
@hashimkasaai4983 4 года назад
Athigabaa saan kuheshay
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 года назад
Abdulkadir Ahmed horta masha allah dheh wilka yar
@nacimabeauty1168
@nacimabeauty1168 4 года назад
masha allah whi roosa cade bini aadam ka samir badan waligeeyma arki waan u quuri la ahay xumaha iyo fanaan nimada
@nuraahmed9515
@nuraahmed9515 4 года назад
Qofka roos samirkiisa leh sas macal like iisara 👏👏
@queennaciimo1268
@queennaciimo1268 4 года назад
Aniga 1 ah
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 4 года назад
Nura Ahmed abayo walalka ahay ilahay dartii subcribe Igu zaar 👉🏿ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OsccZtk3-_g.html
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 года назад
Aniga cml
@umuumaar2289
@umuumaar2289 4 года назад
M.a ilhy Ha dhwrp DulqD alLh wuu ku Maneezdy
@ladanhersi6558
@ladanhersi6558 4 года назад
Malihi ben masheegi karo
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 года назад
Manshalalh dulqaad+xishood +daganan waligay qof sa udagan ma Arag manshalalh
@ifraaxmohamed4034
@ifraaxmohamed4034 4 года назад
Dulqaad badana wiilkan bal ila so xarir rosow ❤️
@sacidocusbole1287
@sacidocusbole1287 4 года назад
Ykx
@salebanbilaal2430
@salebanbilaal2430 4 года назад
Anigane xaasaday♥️😉😂
@farhanlamaane5754
@farhanlamaane5754 4 года назад
😂😂😂😂
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 4 года назад
Ifraax mohamed abayo walalka ahay ilahay dartii subcribe Igu zaar 👉🏿ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OsccZtk3-_g.html
@amiinyarehassanali9620
@amiinyarehassanali9620 4 года назад
Ifraxey meshan ma jogta
@abdiyareofficial3227
@abdiyareofficial3227 4 года назад
aloo ba'ayeey roose cade samir badanaaa maasha alaah ilaahay hakuu siyaadiyo sxb inta samirkiisa ka heshay liketa qac iigu sii
@nadirsmiler4678
@nadirsmiler4678 4 года назад
Inta sugi karila inanta kabta la baxaysa liketa dhac kusiiya
@dagancadey6624
@dagancadey6624 4 года назад
Inantaas waa iga qosolsiisay wllhi
@Fiy7853
@Fiy7853 4 года назад
Nadir Smiler 😂😂😂😂😂koow inee soodaayaaan aheed
@muniir3654
@muniir3654 4 года назад
@@Elitehotelsomalia ninkaas rabaa ninkii balamiyay u keena ku haaya maba oga in laga xaraabeesan rabo
@nadirsmiler4678
@nadirsmiler4678 4 года назад
@@dagancadey6624 laga yabee hada adiga ahaan lahayde inad kabta la bixi lahayd 😂😂
@safamarwachannel9186
@safamarwachannel9186 4 года назад
aniga 😂🙋🙋
@y2jthediscoboy872
@y2jthediscoboy872 4 года назад
Camera man is the Messi of the program 😁😁
@heesoqiiroleh7651
@heesoqiiroleh7651 4 года назад
Xaarsenal mar hadii aad tageertid booto lee comment usoo dhiibo bro 🤸🙆🙆🙆🙆🙆😁😁😁😁
@abdinasiraden7419
@abdinasiraden7419 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 yah mxd aragte
@heesoqiiroleh7651
@heesoqiiroleh7651 4 года назад
@@abdinasiraden7419 adoo xaarsenal ku saaran yahay telka markaas ayaa rabtaa Miyaa Messi in aad wax ka sheegtid cajinoow😁😁😁🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 года назад
Messi wixi difacaa ayagaa wlaan yahuudka xunkaa🙆‍♀️🙄
@heesoqiiroleh7651
@heesoqiiroleh7651 4 года назад
@@sumayafaraxsumayafarax932 Messi ma taqaanid marka hadii aan ku baro kawarn qof yaheey 😂😂😂😂😂😂😂
@jockerbmc
@jockerbmc 4 года назад
Manshaballah u dhaha wiilkaan ilaah ba siiye anagana Mid lamid ah ayaa karajeenaayaa
@zuzuahmet8055
@zuzuahmet8055 4 года назад
Illaahoow dabeecadiisa wanaagsan oo kale isiii🤲😩daganaa oo dabeecad wanaagsanaaa dulqaad baaa heer lagu gaadhaa 😘❤️❤️❤️
@deqaali5866
@deqaali5866 4 года назад
Roose cade dad intaan arkayay qof ka tagen ma arkin 🥺
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 года назад
Miskiin Ross cade😢 m.a dhaha wilkan samirkiisa❤
@marwabintiyee9057
@marwabintiyee9057 4 года назад
Rosoo cade he is very innocent wallai❤❤❤🔥💯
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 4 года назад
Alla hanoo desto rosse cade
@shuushuuofficial3097
@shuushuuofficial3097 4 года назад
Walahi fanankan Miskin Wye oo Dacad ah ❤❤💯🙏Dulqaad Lais Dheryahay Adunkan Wlh
@goodlady5357
@goodlady5357 4 года назад
Islaanta kabta labaxaysa walhi I can't wait 😂😂😂😂😂😂
@nawalittaalin4924
@nawalittaalin4924 4 года назад
good lady me too wlh
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 4 года назад
Baarood la dhahaa waa kabtankii hore ee elman daafaca uga ciyaari jiray
@samiraahmed9328
@samiraahmed9328 4 года назад
Hhhh taasa xiise i haysa
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 года назад
Even me wllhi😂😂😂
@xamdashugri2810
@xamdashugri2810 4 года назад
Sidokle walahi😋
@roodaqueen2504
@roodaqueen2504 4 года назад
Somalido dhan wiilkan cml hadee u dulqaad badnaan lahaayen horumara gaari lehen😎
@qaaliquman5898
@qaaliquman5898 4 года назад
Roose cade dulqad badanaa nagti heshaa nasib leh 😂😂😂😂😂 abow salaxow rose cade dulqad badanaa mansha allah
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaamHadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿 Love saar
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 года назад
Alla ilahow wilka dulqadkisa o kle nasii ilahow barakey
@romanabdullahi4984
@romanabdullahi4984 4 года назад
Run ahantii waa wiil dulqaad badan .. wuuna u egyahy Qof mu adabaa .. ماشاءالله Wuxuuna istaahilaa in uu mustaqbalka madaxweyne laga dhigo . SO Qof dulqaad leh ayaa dadka isku keeni karo oo danaasul leh sida Roose cade❤
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 4 года назад
Wlhi wiiilkn waaa maskiin, ilaahow dulqaadkz isiiii
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 года назад
@AAY channel beenta maaha waan ka kici lahaa
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 4 года назад
@AAY channel Waa sax, lkin wiilkan zaaid ayuu udagnyhy, wxuu isdhahay camera kugusocoto, hais cebeyn
@asaldhaladinamohamed1544
@asaldhaladinamohamed1544 4 года назад
Aamin ya allah
@quman1238
@quman1238 4 года назад
Mashlh
@munabashirsalad6633
@munabashirsalad6633 4 года назад
Rosa cade wa qof maskina yan lagu dhel dhelin ilaahey ka cabsada 😭😭
@wiilkasanadka6078
@wiilkasanadka6078 4 года назад
Walahi ninkan iska soo galayo waa iga qosliyay 😂😂😂😂😂😂👈
@deeqaqurux3177
@deeqaqurux3177 4 года назад
Haa wllhi qosol miran waaye😂😂😂
@ifraaxgarane8143
@ifraaxgarane8143 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@football.football.5698
@football.football.5698 4 года назад
Baaruud 👌👌👌
@yufamoha779
@yufamoha779 4 года назад
Baarood waa ciyaal banooni gaw oo gash ma leh ku qalin jebiyey
@zamiirlyrics6447
@zamiirlyrics6447 4 года назад
WIILKA SANADKA dhfr ano ah iga qoslisy😂😂
@Santison_11
@Santison_11 4 года назад
Roose cade wlhi qof ka Samir badan inuusan jirina umleynaa ❤❤
@salmaabdulkader3697
@salmaabdulkader3697 4 года назад
Rosa Ade wlhi dulqaad socdo wye keep going pro ilxun kuma aragto one love wlhi❤❤💋❤❤💋❤❤
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 4 года назад
Aaad Ayaan uga helay Dulqaaadkiisa masha Allah. Dulqaadka iyo Samirka waa Hadiyad ilaahey dadkiisa siiyo roosa iilaahey ku shugri samirkaaga waa mid ku dayasho mudan masha Allah ilaahi ku siiiyaase mahadiskaleh 🤲🤲
@hamdishpiepe4400
@hamdishpiepe4400 4 года назад
Roose cade maskiin dulqad masha alah😢🥰😂😂😂😂
@nastehoabdalla5490
@nastehoabdalla5490 4 года назад
wlhi dulqaadkaas malihi 😢😢👊waligaa damiirka mayd haka noqon waxaan waa prank blse ha ogalaan waligaa inaad qof siduu rabo kuula hadlo roose cade score jabisay wlha horay usoco pro 👏🏻👏🏻👏🏻
@xarako2171
@xarako2171 4 года назад
Ninkaan mucjisada ah halkeh laga keenay😁 🤣🤣
@amaaldhagax5902
@amaaldhagax5902 4 года назад
Turjuma wy musalsalada ku maqlay
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 года назад
@@amaaldhagax5902 isoo dafna zxbked ka u hdla sow mha
@jamesmilner5443
@jamesmilner5443 4 года назад
@@juweriahashi4515 abaayo kaas jeeri baa ladhaha👆
@KingHamada1
@KingHamada1 4 года назад
Wlal Waa Seria kubad ciyaara balse hda Astan ayuu u shaqeeya ....
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 4 года назад
Farxiyo kabayare ku casuuma wlhi feerka ka horeen lahaa
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 4 года назад
Smirkaa mba lihi yaaa ila mida like😂👍🏻👍🏻
@ashahaider9441
@ashahaider9441 4 года назад
قويه كالحرب اسمك عجييييب ههههههه
@fatmaelmi2641
@fatmaelmi2641 4 года назад
🤣🤣🤣 aniga
@sergiokaligiiduul3774
@sergiokaligiiduul3774 4 года назад
ANiga 👍
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 4 года назад
Asha Haider 😂ايواااه
@faaizaabdirahman6520
@faaizaabdirahman6520 4 года назад
Anaa kula mid eh
@kipirlowadamariaofficial3724
@kipirlowadamariaofficial3724 4 года назад
Ilaahbaa igasareeya Dulqadkan malihiba Lkn m.allah wiilkn wxuu leyhy Samir m.allh
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 года назад
roosa cade wiil dagan oo maskiin ah waye keep going masha allah wuu iska qoslaa caadi maha wlhi
@abdirahmaansuufi1138
@abdirahmaansuufi1138 4 года назад
Inta ilaaragtey Rose inuu dulqad leyahay like dac kusii
@MohamedHassan-dj1ut
@MohamedHassan-dj1ut 4 года назад
Dayax dalnuurshe inaa lagu sameeyo EE aheed
@mowliidcaamir2089
@mowliidcaamir2089 4 года назад
Mar horuu kici lahaa ninkas sxb 😂😂🙈
@abdiadan269
@abdiadan269 4 года назад
Wah kaaas dabeecad malaha
@naadiyabaashi5361
@naadiyabaashi5361 4 года назад
Sax wlhi
@queenaraweela3188
@queenaraweela3188 4 года назад
Mohamed Hassan Dayax dalnuurshe ma fanaan ka dabeecad fcn ayaa jira 90ka reerihiisa iyo Asiga cay iyo war xuma kuwadane yaab!!
@ismaabdi9879
@ismaabdi9879 4 года назад
Dayaax inu xanaqii laha ayan aminsanhy
@islam305100
@islam305100 4 года назад
Let's all make a sincere repent to Allah and change your lives forever
@kingsamowade3999
@kingsamowade3999 4 года назад
Umada nin xoog waynbaad u balamiseen walba xataa haday xanaaqaan ma so bandhigi karaan waayo ninkan xooga ah way ka cabsayaan 🤣🤣🤣
@safiyonalka4955
@safiyonalka4955 4 года назад
🤣😅😂
@afifahhodanahmed2206
@afifahhodanahmed2206 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@jafarjeeyofficialvideos7604
@jafarjeeyofficialvideos7604 4 года назад
🤣🤣🤣
@ahmedaaar7428
@ahmedaaar7428 4 года назад
😅😅😅😅😅😅😅
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 4 года назад
😂😂😂
@njuuumtihabdullahi1094
@njuuumtihabdullahi1094 4 года назад
😊Dulqaadka waa shey qaali eh Mshllh Rose fankeena kuma tageeri jirin codkaada wn mqly lkn after this video xushmad iyo qadarin ayn gudaha kgu qaaday❤ Dagnashadaada wn la dhacy wliba adigoo nin rag eh ayaa aamusnaan w wlba ugu baxdy Full respect🙏🥰
@yoonis17
@yoonis17 4 года назад
Xariifkan fanaanka cusuba wlhi waa actor bro keep going
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 года назад
WIILKAN WLKHI WAA MASKIIN NIGITEENKIIBA WUU SARAY MNSHA ALLAH 🥰😍🤩WAA WIIL DULQAAD BADAN XAQIIQATAN MANTA IGU HOREYSA BALSE MAGACIISA WAA MAQLAY ROSE CADDE WIIL AAD UDULQAD BADAN BAA TAHAY 💯/💯
@itsnasteha2074
@itsnasteha2074 4 года назад
Woow👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍❤❤❤mashaa allaah allaah kuu siyaadiyo 🧨🧨🎊🏆🏆daganaanta fanaaninta somaliyeed inaa noqotaa kuurajeynaa 👍👍👍👍👍😍😍😍😍😍
@nassermohamed937
@nassermohamed937 4 года назад
Captain Roose Cadde Wlhi isku Koox Ahan Jirnay Banooni WADA Ciyaari Jirnay wQti Badan isla Soo Qadanay 2010 Madiino Noogu shidneed Wlhi Wuu isbadalay Masha Allah Intaan ka aQaano Waligiis Wuxuu Aha Ruux Dagan bro Keep Going
@queenofheart2225
@queenofheart2225 4 года назад
Msha Allah rose cade dulqaad alla kusiyay tayga Saar wuba saray dulqaad ragnimo
@amiitaalove8117
@amiitaalove8117 4 года назад
Astan tv wx yr aya idinka qaldan mxd o qarinesan mrkad fannka ad o shegesan ino barnamijka qaraxo yhy wah waa inta ogu xisa bdn 😘
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 года назад
Hadii loosheego qosol mayeelanaayo
@amiitaalove8117
@amiitaalove8117 4 года назад
@@shugrifarah7267 wu yelanaya sis inta daba o qofka lo shegayo ayaba ogu xasasi bdn
@aragsanali949
@aragsanali949 4 года назад
@@shugrifarah7267 Bilaawga Kama Hadleeso Ee Dhamaadka Marka Loo sheegayo inuu prank yahey ayeey kawada gabadha
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 года назад
@@aragsanali949 hye
@abdallaosman6362
@abdallaosman6362 4 года назад
Barnamjika aa dheeranayo noh wexe isdhahyan dadka madaawanayan illa intaas
@فتوشمنورة
@فتوشمنورة 4 года назад
Wlhi wa geesi yr oo dagan Mnshallah 😍😍😍❤️💋
@nimcomahmed4552
@nimcomahmed4552 4 года назад
Qofka marku san dacad uyahay u maskin san yahay in lagu ciyaro ma ahaan aniga waa ka xishoon qofkan okala roose masha allah waxa tahay fanank ug dulqadka badan❤️
@safiaabuukar7674
@safiaabuukar7674 4 года назад
Walahi masha alah wiilkan wa wiil dagan oo kudayasho mudan astan. TV thanks all
@naajifilms5693
@naajifilms5693 4 года назад
roose cadde masha Allah dulqad wad ledahay dadkan wala dhaqmi karta 🤗dulqadna wadle dahay masha Allah
@mahadalkhaliiji2290
@mahadalkhaliiji2290 4 года назад
Wlh roosa cade daacad wayy siib wuuba siibay 😂🤣😂
@hsseinxuzka8789
@hsseinxuzka8789 4 года назад
Mskiiin iLaaHeY waaYe😂
@mahadalkhaliiji2290
@mahadalkhaliiji2290 4 года назад
@@hsseinxuzka8789 Haa wlh
@amranmoha5430
@amranmoha5430 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 4 года назад
Surwaalka lee udhinaa in laga siibo😂😂😂
@sacdiyoabdullahi3724
@sacdiyoabdullahi3724 4 года назад
m.a
@farhiyokulmiye4322
@farhiyokulmiye4322 4 года назад
Wlhi fanaanka maskiinimadiisa waxaan ka arkay garawaatigii fur la dhahay ayuu furay😭😭😭😍😍
@wardahassan3156
@wardahassan3156 4 года назад
😂😂roose cade ku qbsty iyo qadar alle lugu qaataaye maskiin thy wllhi😥
@hanadchannel2626
@hanadchannel2626 4 года назад
Roose cade gessi dulqad badan waye wlhi💯 Allah haku ziyadsho walalo
@najmaahmed2543
@najmaahmed2543 4 года назад
Kan kursiga prankiga ku sameenayo goorme prank lagu sameen doonaaaa😂😂
@munocabdi1847
@munocabdi1847 4 года назад
Marte nocotaba wa artenaa walasey mcney🤣🤣🤣
@muniir3654
@muniir3654 4 года назад
@@munocabdi1847 kkkkkk cunug yar cml u hadloosaa kkkk
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 4 года назад
@@munocabdi1847 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@munocabdi1847
@munocabdi1847 4 года назад
@@muniir3654 ee anira ma cofweyn eh apowow🤣🤣🤣
@FatimaZahra-bv7pv
@FatimaZahra-bv7pv 4 года назад
Muno Cabdi 😁🤣🤣😁
@quman1238
@quman1238 4 года назад
Mashlh wllky ilhy haakobarakeeyo samirkaga anagana ilhy hanasiiyo mashlh
@Cuuudeey
@Cuuudeey 4 года назад
Rosa cade deriska xalaasha dulqaad badnidaaaa🤣🤣🤣🤣🤣
@maskiiinalle7453
@maskiiinalle7453 4 года назад
Gaduudow nin aan aad ugu garaano yaraanteedi alaa hada bro adaa kuu salaamaa keep going libaax from dharkenley
@Maqsud-t
@Maqsud-t 4 года назад
Mashaalah walahi wuu daganyahay ilaa xad dulqaadka waa wax wngsn
@nacimabeauty1168
@nacimabeauty1168 4 года назад
waan u quuri la ahay roosa cade inuu fanaan ahaado waayo waa ruux wanaagu dushiisa ka muuqdo Samir badan maaaasha alllaah
@haniahmed9908
@haniahmed9908 4 года назад
Gabadha acting keeda masha Allah ma qoslyso ani hadan ahan laha mar horaa qosli lahaa
@ahmedcareef1719
@ahmedcareef1719 4 года назад
Intaad Barnaamijka dawanayay waa qofkii ugu DULQAADKA badnaa Fanan roose cadde
@husseingabile
@husseingabile 4 года назад
𝗡𝗜𝗡 𝗗𝗔𝗚𝗔𝗡 𝟭𝟬𝟬 /𝟭𝟬𝟬 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗕𝗢𝗚𝗔𝗔𝗗𝗢𝗡𝗔𝗔 𝗥𝗢𝗢𝗦𝗘 𝗖𝗔𝗗𝗘 𝗛𝗢𝗥𝗔𝗬 𝗨 𝗦𝗢𝗖𝗢 👍
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 года назад
wllo subscribe isaar please
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 года назад
SURWAALKA BIXI SO WADA KULAHAA CAADI MAAHA WLHI ROOSE CADE 😂😂😂😂😂
@jaajurjiinoow2580
@jaajurjiinoow2580 4 года назад
Qofka dulqaadka badani marka keliya ee uu xanaaqo dil in u geeysto waxba kuma aha
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 4 года назад
Ala maxaad garan
@maryamaabdulqadir75
@maryamaabdulqadir75 4 года назад
Waa runta qofka mar ayu kaca markasna wax dajin kara majiro
@Omar-124
@Omar-124 4 года назад
Dadkas camal ahay ani sidii layka xanajiyo way adaktahay balse hadaa xanaqo sidii layku dajiyo way adaktahay macsaalamo.
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 4 года назад
Xaqiiq weeye wallaahi
@Omar-124
@Omar-124 4 года назад
@@hamseahmed3754 saas waaye lpx
@awilxidig3564
@awilxidig3564 4 года назад
Fanaan wakan rose cade keep going 👏👏👏🙏
@queenofheart2225
@queenofheart2225 4 года назад
Codsi barnaamijka hakajarina qofka marki loosheego inu prank aha
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 4 года назад
Waan kugu raacsanahay wallaahi.
@gulledjunior7308
@gulledjunior7308 3 года назад
Mashallah dabecad wanaga wilkan wankahelay runti sxb horey usoco Rosso cade big respect🙏🙏🙏🙏💯💯💯❤❤
@quruxsan0913
@quruxsan0913 4 года назад
Wn jeclahay this barnamij wlhy😁😁😁❣️❣️❣️
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 4 года назад
Masha Allah qurux iyo aqlaaq boleyahy illahey haku siyadsho
@maandeeqahmed4107
@maandeeqahmed4107 4 года назад
maashaa allah wiilka fanaanka dabeecad wangsan lahaa
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 года назад
Roose cade Masha allh wll waxad TahaY qof dulqaad leh wlhi wlky hore usoco wll ❤️❤️🙏🏻🙏🏻
Далее
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 16 млн
ASTAAN TV OO MARKALE KAWAALAY FANAAN KING CK REACTION
27:05
XAMAR - MARKEEDII UGU HOREYSAY!
11:00
Просмотров 16 тыс.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 16 млн