Тёмный

Barnaamijka qaraaxo waxaa marti ku ah youtuber-ka Abdullaahi Akanuu 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 143 тыс.
50% 1

Barnaamijka qaraaxo waxaa marti ku ah youtuber-ka Abdullaahi Akanuu

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 279   
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 Год назад
Intii aan daawanaye qaraaxo muuqaalkii iigu xiisaha badnaa❤ viva team Akanuu❤
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-axn9KBTxCUE.html Dawo prank qosol badan
@captain12474
@captain12474 Год назад
@@ayuutoboss2602 🥰🥲
@CumarShAxmed-ui1nx
@CumarShAxmed-ui1nx Год назад
4r
@walaalkaween-gz1vc
@walaalkaween-gz1vc Год назад
Abdullahi akanuu wlh waa shaqsi muxtaram ah bulshada adee kuu baahantahay❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah wil aad uwanagsan aad udagan wa key gabar kasto ku hamineso walahi aad udulqad badan mashallah sidow gabarta isugu dayay inow kawado mesha aad aga helay guleso walalkey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxaliciise570
@ubaxaliciise570 Год назад
Cabdullahi wax badan dad prank wa ku samaysay markan aday ku haysata😁
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@xayaatqurux472
@xayaatqurux472 Год назад
Maxaa ka faaidee hee😂😂
@nahiibartaaabsiing5588
@nahiibartaaabsiing5588 Год назад
​@@xayaatqurux472 Aniga hda dhihi raby bal mxd ka faideysa like ta😂😂
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-axn9KBTxCUE.html Dawo prank qosol badan
@a_afiifchanel1481
@a_afiifchanel1481 Год назад
wa fADHIYAA LKN LIKE QAADO
@raizabdull707
@raizabdull707 Год назад
He is so humble wlhi cabdulahi 🥰
@princessifka2675
@princessifka2675 Год назад
Ani prank mawaa argiyee but these guy iso handsome 😍 wlh MashaAllah because of him dhowr jeer dawadaay MashaAllah ❤
@saidhassanmohamed6889
@saidhassanmohamed6889 Год назад
What 😄😄😄
@sumayasamaax6118
@sumayasamaax6118 Год назад
C/akanuu waxuu dad ka waalo maanta asaa laga waay😂😂😂😂😂❤
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je Год назад
MashaAllah waa nin wanaagsan wiilkan, ninka ragaa waakan dumarka ugargaarah.🎉🎉
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 Год назад
The one and only best Somali youtuber Abdullahi akanuu🎉
@AhmedMohamed-tu7dw
@AhmedMohamed-tu7dw Год назад
Dhaarta badan ha iska dhafaan, gar ahaan gabadhu madama ay jiliin tahay waliba ay kawar qabto in ay wax jilayso mar waliba waxay dhahaysa " والله العظيم، "mrka maxa ku kalaifaaya dhaarta faraha badan
@nadaaramohanadaara1434
@nadaaramohanadaara1434 Год назад
Legend kii maa maanta la helay i can't belive that ayuu dhihi jiray odeyga wey ku dhacday inkastoo mar uu shakiyay wax mad duu boysiin kulahaa yaa kuu sheegaa marka team akanuu waxba malaga qaban karo
@dheyman_luul2367
@dheyman_luul2367 Год назад
Lknse Gabadhaan sidaan uma wanaagsano wiil walbo uhiili intuu isleyahy buu gcmaha ka qabnayo wiil axsan halgu badlo🥹
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
Wiil wiil ooma hiiliyo ninka raga ah isagaa is difaaca lkn gabadh rag kale bahdilayaan wiilka waa inuu difaacaa
@dheyman_luul2367
@dheyman_luul2367 Год назад
@@sumadqaran Haa ma sidaa ba🤔
@sacdiyahassan1095
@sacdiyahassan1095 Год назад
Mar hadii dagal meesha imaaday waa is iloobayan Mida kale dhib ma u arko hadii u qabto mar ciyaar tahay iyo mar dhab ka tahay qabashada kala jirto
@nadiiro6125
@nadiiro6125 Год назад
Caawo dhowrmaraa akanuu dartiis ugu soo ceshtay❤
@farxandaacad9875
@farxandaacad9875 Год назад
Micnaha ciila uqabtey miyaaa
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Год назад
​@@farxandaacad9875😂😂😂 Mr Buu dhiby
@farxandaacad9875
@farxandaacad9875 Год назад
@@nuurafarax8558 ok intejogta
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Год назад
@@farxandaacad9875 sanaag
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Год назад
Haa wllhi wa dhib miran
@queenamiish8541
@queenamiish8541 Год назад
Team akanuu wilkena mxa ugu xanajisen rer astan teda kle inta qaraxo an dawanye barnamijki ugu xisaha badna wye wlhi🤣🤣🤣🤣🤣
@shukri1395
@shukri1395 Год назад
Cool they're pranking the prankster 😅. Like this episode!!😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Год назад
Hahahahahahaha
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Год назад
This Director should have done it with HABOON 😂😂😂😂 This guy can make someone boil 😅
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 Год назад
He is turjuman him and halon are same job so, she would recognise him easily
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Год назад
@@yuusufaxmed5425 ooh thank you I never knew that, now I know 👍👍
@khadargelle5874
@khadargelle5874 Год назад
Haaa wlh
@Hoyomacaan-zw9se
@Hoyomacaan-zw9se Год назад
Qeer allah ku siiyo hadi ad isaarto subiscarka ❤
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Legend sammmi abdalla dhiig ayaad ledahy wlh ❤❤❤
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Год назад
Mashaa allah Akanu Walaahi dhiig ayuu leeyahay
@aliasalahfarah2180
@aliasalahfarah2180 Год назад
Mr cut and muna acting another level 😂
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️🙏🥺🧡❤️🤣✊️😌
@NAJO_Films
@NAJO_Films Год назад
hye wll waakuu saarey
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓❓❔❔🤔🤔 Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍💯 USoo cararaaa kheeyrka 🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️ Isoo racaa kheeyrka dartiis kas ayaan kulibaaneeyna aqriyo Iyo aduun hadaan isku tageeyrno بإذن الله 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊❤❤❤
@Amoula143
@Amoula143 Год назад
Waan kuu saaray wll
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
@@Amoula143 shukran
@ZAKARIYEMAAFIYO
@ZAKARIYEMAAFIYO Год назад
Cabdullhi akanuu mar badan waa iga qosol saye laakin maanta waa ku jirta😂😂😂😂
@adenhajji7623
@adenhajji7623 Год назад
Mr Cut is on another level wlhi😂😂😂
@Hoyomacaan-zw9se
@Hoyomacaan-zw9se Год назад
Qeer allah ku siiyo hadi ad isaarto subiscarka ❤
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Год назад
Abdulahi akanuu waxbadan dad waxiijisay lkn walagu helay iyadoo sax ah wakufaraxsanahay inlagu helo sxbkay wayo waku daageeraa team akanuu ismuujiya 😅😅😅😅
@Money-Maker942
@Money-Maker942 Год назад
Dharkaan Yaanyo Cml Loo Guranaayo Mxy Thy😂😂😅
@horaymaumaqashay3017
@horaymaumaqashay3017 Год назад
Director aa dajin aa dajino😢❤
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Год назад
I can’t believe it wallahi Abdullahi Aa maanta sidaan lagu sameyay , ❤ kkkkkk
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Год назад
😂😂😂😂aknuu dad badan prank wad kudishay maanta wad kujirta wlaaahi😂😂😂
@munaomar7199
@munaomar7199 Год назад
Kkkkkk wllhi dad badan prank wa ku sameysay manta wa ku heysataa😂😂😂😂
@HassanAbukar-rs6yu
@HassanAbukar-rs6yu Год назад
Akanu umadu wuu dhibay nafta u keena Reer astaaneey aan ku raaxeysanee dhibka Abdulahi Akanu
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Год назад
Walaahi waa ku suuuuubiseen waxbadan ayuu dad kaga qaaylisii aad iyo aad ayaan ugu farxay
@shukraanomar5171
@shukraanomar5171 Год назад
Wuu,u hiiliyay gabdha masha allah 😊
@zunduzmuztafe4701
@zunduzmuztafe4701 Год назад
Gabdha iydo og wxn in ay prank thy hdana afkeda dhaar ka dhamn la subxanallah
@knaan123
@knaan123 Год назад
Boqorka prank cawa waa markiisa hahahahha 😍😍
@queenladanlove
@queenladanlove Год назад
Qaraxo xamar ee sharaf ku leedahay💯
@cabdimahad7264
@cabdimahad7264 Год назад
Dilaayow dilaa baa kuu dambeeyo 😅😅😅😅😅😂😂😂
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Год назад
legendsku hore kama xanaqaan
@nadiiro6125
@nadiiro6125 Год назад
Abdullahi akanuu wlh waa kujeclaaday pls halee soo raadiyo😢❤
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 Год назад
walaal nambarkaaga inta iigu reeb anigaa kusoo wacaayo insha Allah.
@amanomar804
@amanomar804 Год назад
@@KINGMOHA5388 😳😂😂😂
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 Год назад
​@@KINGMOHA5388legend 😂😂😂😂
@nastexoxashi7780
@nastexoxashi7780 Год назад
​@@KINGMOHA5388 xee thy indha adeegaas😂😂
@khadijohaji6118
@khadijohaji6118 Год назад
​@@nastexoxashi7780 eee wiilka wkashis uu cawiini raba see hadi uu usoo heelo ugu geyna marka numberka gaso siiso 😢😂😂😂😂
@sunduseyyyyy12345
@sunduseyyyyy12345 Год назад
Wxuu dadka dhiba isgaaa lasoo qbteyy aknuu kun bqor😂😂❤
@saabiriinsa-pl4bc
@saabiriinsa-pl4bc Год назад
Director aan dajino aan dajino ❤❤😊
@mohamedtarax4455
@mohamedtarax4455 Год назад
Congratulations 🎊🎉🍾🎈
@mohamadgureey2830
@mohamadgureey2830 Год назад
Daractor aan mar ahaan jiray 😂 waa laka burji weeyn yahay
@mohamednabiil6443
@mohamednabiil6443 Год назад
Odeygii Abdullahi Akanuu ahaa cawa wey hayaan😂😂😂😂
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Hormar wcn actress muna star ❤
@naztehamohamedali4602
@naztehamohamedali4602 Год назад
Ninkii dadka prank ku sameynayey asga koo tadiisa waaye 🤣🤣🤣kootadiisa waye ha dulqaato🤣🤣🤣🤣
@aishaabdulkadir2052
@aishaabdulkadir2052 Год назад
​@@kawakawa4726 😅😅 saas hadee utaqaano maxaa karabtaa wllw😂
@XafsaAhmed-pz2sk
@XafsaAhmed-pz2sk Год назад
Naa dhaarta iska yaree subxaana allaaah
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
Akanuu aabaha prank ga ayuuahaan jiray lkn isagaa lagusameeyey😂😂😂
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Год назад
Walhi mashlaah cabdulahi wa in dhiig leh
@maariyaabshir7327
@maariyaabshir7327 Год назад
Cabdulaahi manta ada laku haya 🏃‍♀️
@Amoula143
@Amoula143 Год назад
Abdulaahi hakugu taagnaato inbadan dad soo dhibtee😅😅😅
@awiinhopigfan
@awiinhopigfan Год назад
barnaamijkaaan kan lee loowgu talagalay c/laahi akanuu asaabo jini eh oo dadka ku dheedhelo😂😂😂
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan Год назад
Muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar Ana garab kaga bahan 🙏
@sabiriinmohamed1045
@sabiriinmohamed1045 Год назад
Marar badan dadki wuu kusameye markiisa ayee hesataa Abdullahi aknuu😂😂😂
@raxma1004
@raxma1004 Год назад
waa wiil xishood badan runtii
@cawoyasin1037
@cawoyasin1037 Год назад
😂😂😂abdilahi baga lugu samyey in bdn dadka kula dofar cuntene 😂😂pran dad ku walee😂😂
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Год назад
Cut cut cut Mr cut ninkas gacana u taage 🤣🤣🤣🤣🤣cabdulahi cawa godka waku dhacde 😂😂😂
@cadnaanmohamed3250
@cadnaanmohamed3250 Год назад
Yaqeyoow muna daaar badana wllhi cadiim leey kuheysa
@rithwaanyareofficial
@rithwaanyareofficial Год назад
Abdullah akanuu inta taageerta like❤🎉
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-axn9KBTxCUE.html dawo prank qosol badan
@qamarcumar1119
@qamarcumar1119 Год назад
Nin dhiig leh
@moount8027
@moount8027 Год назад
akanuu waxba helay😂
@ALMUFTI8
@ALMUFTI8 Год назад
AKAANU IYO HABOON XAYASIINTA FARQIYAA U DHAXAYO
@rumaizaahmed9012
@rumaizaahmed9012 Год назад
Astaan sheekadeeda waa gubataa because aabahii pranka laka soo gaaray ayaa laku sameeyay taas waa diiday anika sheeko kale la imaada reer Astaan tv
@cubeyd27
@cubeyd27 Год назад
cabdullahi Akanuu waxbadan dad waa xiijisay oo prank waa ku sameysay markaan adigay ku haystaa😀
@cumarshaam991
@cumarshaam991 Год назад
Mr cut wa jilaa weyn
@cfataaxaxmed1961
@cfataaxaxmed1961 Год назад
Boqorka prankiga Cabdulaahi akanuu
@randaabiib
@randaabiib Год назад
I can’t wait 😂
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Год назад
He tasted some of his own medicine 😂😂😂
@abdirahmankassim4092
@abdirahmankassim4092 Год назад
Respect akanu
@zuhurabintmusa5133
@zuhurabintmusa5133 Год назад
Abaha prank ayas kudaydeen
@abdirahmankassim4092
@abdirahmankassim4092 Год назад
Legend akanu
@adenhajji7623
@adenhajji7623 Год назад
Mr Cut should have dealt with Haboon. He is a tough man who knows where to hit hard with furry and fire words 😅😅😅
@khadargelle5874
@khadargelle5874 Год назад
U nail wlh the other guy was polite
@famaily5884
@famaily5884 Год назад
Next idiris iitabo plz
@calikeeyeew5436
@calikeeyeew5436 Год назад
Ninkaan qof hore lagu arkay mahan Caawo dheega hala dhuuqo 😅😅
@abmoktarpro
@abmoktarpro Год назад
sxbkey akanuu waa laga aaray dadke aad ka waali jirtay
@haboonhaboon3804
@haboonhaboon3804 Год назад
Gbdhaan dhaar bdnaa 😮🙈mficno inaa dhrta kudhrta hdne iydoo wxi benyhiin
@Amoula143
@Amoula143 Год назад
Somalidu waxba iskuma ogola waxan arkayaa comment _ badan oo la leeyhy waa la isla ogyahy waar xitaa hadi la isla ogyhy wiilka walaalkaaga ah ma dhiiri galin kartid miyaaa ufff aduunkaba inagaa iska reeebnay wlhi
@Sahrosunni-kf2cw
@Sahrosunni-kf2cw Год назад
Jamaal noo so qabta acterka haboon
@ANFAAL152
@ANFAAL152 Год назад
Intaan daawanaayey barnaamijka qaraaxo waa qofkii ugu dulqaadka badnaa m.a wlhi aad ban u taageraa abdalla akanu keep going bro❤❤❤❤❤❤
@Yaraanka2012
@Yaraanka2012 Год назад
Cabdi Yare Naga Soo Fasaxa🙏♥️
@aminabdurahman5046
@aminabdurahman5046 Год назад
adaa dadku kaa baxsan waayeene waa ku jirta maanta😅😅😅
@fartuuncabdiaxmad7413
@fartuuncabdiaxmad7413 Год назад
Akanu Waxbadan dad wow ka gashtay walaso qabtay😂😆😅
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Год назад
Cawa walakawani miskinka😂
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Год назад
Catoosh habarkisa kasobaxay Akaanu😂
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Год назад
@@ruunmariam1070 kana horeye😀
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Год назад
@@omarshariif1342 Wlhi deh🤣💔
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Год назад
@@ruunmariam1070 ha kana horeye
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Год назад
Haboon maxa kan lagu dhibi wye😂❤
@Moonah0
@Moonah0 Год назад
wee isyaqanan astan iskala shaqeyn somaha
@eimanabdulahi-uh8rq
@eimanabdulahi-uh8rq Год назад
Next dayah dalnuurshe
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 Год назад
Maku jiro umaleynaaaa
@farahinho-ex7zv
@farahinho-ex7zv Год назад
Akanu waka baxsaty boss
@abdourahmanmohamedelmi1353
@abdourahmanmohamedelmi1353 Год назад
Waan suugeyney abduulahi acanuu
@sadionur2638
@sadionur2638 Год назад
Wa muuqaal lesla ogyahay fananada Warda happy sheektay wa fashilanteen
@amanomar804
@amanomar804 Год назад
Halke kishegtay wllo 😳
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
Maxey dhig iskugu yeli weysay hee tas run ma uma maleynayo
@mariama.noorad
@mariama.noorad Год назад
Abdullahi akanuu walhi wa maskiin🐒🥰🤣
@hamzefernadesh8375
@hamzefernadesh8375 Год назад
sxb waxan rabnaa shibirtaa
@fartoqaali7340
@fartoqaali7340 Год назад
Abduallah aknuu dad bdn waa ka so washey in lagaa walalo diyar unaqo marka bro😂😂
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
Ninkii odayga ahaa wax badan dadka wuu gaaday, markaan isagiiyaa loo kabo gashtay. Sxb nagu qaado way kugu dhacdee 😀
@ahmedmubarak4086
@ahmedmubarak4086 Год назад
Sihaam tahliil lee soo qabta🥰 🙏
@AbdiqaadirShaaciye
@AbdiqaadirShaaciye Год назад
Mr cut waa ninka barnaamijka kala wado 😂
@cabdiqoslaay
@cabdiqoslaay Год назад
Akhaanuu nin culus
@diyeey
@diyeey Год назад
😂😂😂akanuuu waa la hele
@casharissaq8184
@casharissaq8184 Год назад
Akanuu waa kagu helay
@nataashailkacaz8957
@nataashailkacaz8957 Год назад
akanuuu halyeey🥰🥰
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 Год назад
Muna miski bring on Xamdi Bilan
@naturedabiicichannel1093
@naturedabiicichannel1093 Год назад
War sedax doob waa soo fiirsanee waxa soo daaya wah
Далее
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
Просмотров 44 тыс.
Safarkaygi Hargeisa,Dubai to Belarus 🇧🇾|24 hours
11:49
SAFARKEYGA MUQDISHO ILA MALEYSIA🇲🇾
9:03
Просмотров 128 тыс.