Тёмный

Barnaamijka Taariikhda Degmada Eyl Iyo Qalcadihii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan 

SAAB TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@yusufdeqtube8729
@yusufdeqtube8729 3 года назад
Hoygi Dalxiska D.Eyl❤
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 3 года назад
ANIGU DEGMADA EYL WAXAN KU NOOLAA SANAD IYO DHEERAD ,ANIGOO ARDAYDII GURMAD DIFAAC QARAN QEYBTI BOLLISKA AH, EE KA YIMID MUQDISHO DUGSIGII SARE EE CISMAN GEEDI RAAGE SANADKII 1985-86 , WAXAN DEGANAA SARTAA DAAWAD EE SAYIDKU DHISAY...RUNTII WAA MAGAALO CAJIIB AH DADKEEDUNA ILBAX YIHIIN , QABIILKANA AAN LAGA AQOON, WAA MAGAALO BIYUHU KU BADAN YIHII , WAA WADA ILO BIYOOD , BIYO IL KULUL KA SOCDA IYO BIYO IL BARAF AH KA SOCDA HADANA DHINACA ISKU HAYA AYAAD ARKEYSAA , BIYAHHAAS WAXEY SAMEEYAN TOG WEYN OO BADDA BIYAHA KU DARA .. RUNTII QOF AAN ARAG LOOGAMA SHEEKEYN KARO , WAA MEEL AAN XASUSTEYDA MARNA KA GO'EYN.....
@faadumocali7123
@faadumocali7123 3 года назад
ABDULLAHI MUUSE WAA SIDAAD U SHEEGTAY MAGAALADAAN ANAA KU DHASHAY QABIIL KAYGUNA MA DEGO. WAA DAD AAD U FARAXSAN IYO NOLOL QABBOW OO AAN U MALAYNAAYOA INAY U SABABTAY CIMILADA. ABAARTII DABA DHEER WAXAA LA KEENAY DAD AAD U UBADAN KOO YIMI TOGDHEER IYO IYO SOOL KU WAASOO WELI DEGAN OO AH DADKA MAGAALADA UGU BADAN WAXNA KU BARTAY. WAA MAGAALO AAN DHIHI KARO WAXAY LA SIMANTAHAY MUQDISHADII MARKA LAGA HADLAAYO ISDHEXGALKA, DEGANAANTA, IXTIRAAMKA IYO DERISNIMADA HADAANAYBA KA SARAYN. MACALIMIINTA SOOMAALIYEED MEELKASTA WAY UGA IMAAN JIREEN MARKAASNA IYAGOO GABAR KU GUURSADAY BAY NOQON JIREEN AMA DEGI JIREEN. WAA DALKAAGIIYE DALXIIS KU TAG AMA DEGAAN KA DHIGO INTAY MUQDISHO SIDEEDII HORE KU SOO NOQONAYSO. ANIGU EYL IYO MUQDISHO OO QURA AYAAN WADAN KAYGA KU NOOLAADAY ILAAHA BAAN KU SHUGRIYAY INAAN WELIGAY LABADA CUQDAD IYO CALOOL XUMO KU ARAG.
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 3 года назад
@@faadumocali7123 aan soo booqdo gabadhna ku guursade😆
@ahmedseif4604
@ahmedseif4604 2 года назад
Mhdsnid mudane waqtigaa maka xasuusataa dad ama fimily
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 года назад
Maansha allah waa magaalo qurux badan
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Год назад
Jeebwaynta dheh ee ha dhihin madaxweyne. Waa jeebwaynta ummadda Soomaaliyeed sida foosha xun u boobtay. Waa ninka baddii Soomaaliyeed iibsaday. Mudane danayste Allaha ku soo hadeeyo.
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 3 года назад
MASHA ALLAAH, HAWEENKII SOMALIYED EE XIGMADA ILAAHAY SIIYEY TAHY
@kingmj5675
@kingmj5675 3 года назад
MAA SHAA ALLAAH. EYL magaalo qurux iyo taariikh isku darsatay.
@hamdiqaalid5324
@hamdiqaalid5324 3 года назад
Mnsha Allah
@maxamedcabdixakiin3707
@maxamedcabdixakiin3707 2 года назад
Ilaaahayoow mar igee sharkeedana iga hay khayr kedana isiii
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 года назад
KALLUUNKA YAAL EYL WAA. MAALIN TAAJIR. HURRY HURRY. EYL LOBSTER AND SHRIMPS VERY STRANGE. .......
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Год назад
EYL WAA NABAD NABAD WELIGEED SAAS BEEY AHAYD WAXAY U BAAHAN TAHAY WAA. LAAMI REER NUGAALEED U KACA LAAMIGA. EYL. SIIBA FAROOLLE ENG ABDULKADIR IYO. M SHIDO IYO KUWA KALE. OO BADAN. ......
@guuleedxuseendirir6285
@guuleedxuseendirir6285 3 года назад
Waa cali seenyo wariyahani
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 2 года назад
Magaalada EYL waxay ahayd magaaladii oogu horaysay ee Maraakiib dagaal lagu weeraro sida ku xusan buuga “ Mad Mullah Of Somaliland”. Dagaalkaas oo Ingiriisku kula dagaalamayay Sayid Mohamed Abdulle Xassan intii uu daganaa EYL.
@hodanelmi2958
@hodanelmi2958 3 года назад
Sideey ku dhacday in 1900 kii aysan soomaali dhisi karin guryahas gaagaban ee xiligaa la dhisi jiray dad reer magaal iyo reer miyiba waan lahayn waqtigaa anba aadka ufogeyn, waxaa kaso waregay 121 sano. Odayada la waraysanayo waa inay yihiin kuwa taarikhda iyo history ga dalka yaqaan. 😡😡😡
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 года назад
Wlhi wa xadaari ninkani yamanigi. 😜 Somali dhan ayan garanayn trikhda afsomaligana side an u kala sari karayn
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 года назад
War sayidkii in yar buu joogay ayl wuxuu ka baqay in boqor cismaan Uu khiyaameeyo oo talyaanigu badda ka soo weeraro sidaas ayuu ugu guuray taleex
@abdifarah622
@abdifarah622 3 года назад
Sarta dawad kaliyaaa 6 sano socatay
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 года назад
@@abdifarah622 " dhagaxa malxafsani madfaca ma xejee maandhoow midka buuran ii dhiib" waxay ka mid tahay gabaygii xamaasada ee sayidka dhisidii qalcadii taleex. Wll aniga ayayday oo 105 sano iyadoo ah geeriyootay ayaa walaalkeed ahaa daraawiishtii sayidka la socday ayl sayidku xataa lix bilood kuma dhamaysan Ayl sababo ay ka mid ahaayeen In ay ayl ahayd xeeb furan oo sayidku la baqay in laga soo weeraro iyo sabab kale oo ahayd in ayl aysan lahayn dhagax adag oo madfacyada iska xejin kara hadii qalcada la soo weeraro sidaa darteed buu taleex ugu guuray iyadoo dhulkaas oo dhan laysku oran jiray nugaal iyo dhul darwiish Taariikhdaas documented iyadoo ah baan haynaa
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 года назад
EYL WAXAA LA HARAY DENI IYO FAROOLE WADO MA LEH WAA WAX FUDUD RUNTII LAAKIIN WAXAAN JIRIN IS XILQAAN QARAN MEESHU WAA CAJIIB ........
@suwaysfarah5317
@suwaysfarah5317 3 года назад
Dadkaan eyl tagaa isha El dabay ma arkaan miyaa
@gaalkacayomudug7627
@gaalkacayomudug7627 3 года назад
Wariyuhu ma qolo dagaal Soo qaadey bu usoo horkacayaa wamaxay waxa ulajedo hadey inamo yar ugalaan dhilo colaad ninkan hadal kisa waxweyn ba iga jira
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 2 года назад
waan layaaba nio
@سارةبنتاحمدبنحسن
@سارةبنتاحمدبنحسن 3 года назад
MAGALADAN CEYL MAGALAII LAGU HALAGAY QOOMKII AHULU SABTI OO MESE MAGACA AYAA KULMAY
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 3 года назад
Ey ey dhalay adaa.ina.ibliis.ah
@iidmaxamedxaaji6272
@iidmaxamedxaaji6272 3 года назад
Ismaamulkay hoos tagtaa wllyaal
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 3 года назад
Puntland
@cirguje40
@cirguje40 3 года назад
@@daniistecaqlileh482 puntland 😂😂😂😂😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Puntland walaal
@cirguje40
@cirguje40 3 года назад
@@qaaliyusra7541 kufsiland 😂😂😂😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
@@cirguje40 aday caydu kuu gaartahay anaga cay waalidkayo naguma barbaarin illaahow cadaabkii ka dhowr akhlaaqday nagu barbaariyeen aamiin
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 3 года назад
Waar ma Cali Seenyaa weriyuhu?
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 3 года назад
Haaa wllo
@sahraabdulahi6371
@sahraabdulahi6371 3 года назад
MMI
Далее
Gabayadii sayidka Ee cilig daldala
21:02
Просмотров 45 тыс.
MARWADA LAFTAGAREEN AMAR ALLE LAAKIIN 19 September 2024
37:13
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
Hereri Iyo Puntland, Eyl Qaybtii 2aad
42:08
Просмотров 86 тыс.
Taalada Sayid Maxamed Cabdulle Xasan
2:22
Просмотров 783
Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan
35:48
Просмотров 219 тыс.
Taariikhda degmada Eyl
18:37
Просмотров 32 тыс.
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00