Тёмный

Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 1-aad | Degmada Hodan. 

Somali National Television
Подписаться 697 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

2 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@raabicahaaji467
@raabicahaaji467 Месяц назад
Dagamadayda guul iyo horumar ban u rajeyna dhaman dalkayga
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Degmadeyda Hodan meelaan kudooranaayo majirto barakeey Allow Xamar cadeey ❤❤❤
@KhadarDek
@KhadarDek Месяц назад
Sahruujadan aqaanay ma tahay wlley
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
@@KhadarDek taad taqaanay intey daganeed anaga dadkii kudhashay aanahaye.
@KhadarDek
@KhadarDek Месяц назад
@@sahruja5777 Al Barako waxayna dhigan jirtay Noor Al islam
@KhadarDek
@KhadarDek Месяц назад
@@sahruja5777 Albarako from Noor islam
@KhadarDek
@KhadarDek Месяц назад
​@@sahruja5777Al Barako from Noor islaam
@MuuseHoshow
@MuuseHoshow Месяц назад
Masha'allah guddoomie iyo Reer Hodan, guul ku dayasho Mudan ayaan joognaa ee dadaalka halla sii laba u jibbaaro Allow guuleey
@jamilanor653
@jamilanor653 Месяц назад
Dal dadkiisa dhisa walee waa sax. Somali iney tashato ayaa naga xigta inan dalka oo dhan hormarsano oo dhigeenna la tartano😊
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad Месяц назад
MASHA ALAAH, DEGMADA HODAN WAA HOYGA ILBAXNIMADA 🦁🦁🦁👑👑👑
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Месяц назад
Masha Allah waa degmo hormar cajiib ah sameeysay ❤❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 18 дней назад
MASHAA ALLAAH ALLAAHUMA BAARIK HG HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm Месяц назад
hambalyo gudoomiyaha degmada hodan waxaan rajeene dhamaan gudoomiyayaasha kalana inay ku wada daydaan
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Maashaa Allaah sidii Yurub oo kale ayaa noqoteen, hadiiba dadka ineeysan ciidba arkin aad ka dhigeeysiin ilaa xaafadaha
@cilmixuseen7199
@cilmixuseen7199 Месяц назад
Shaqo wacan. Allah ha noo barakeeyo.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Месяц назад
Mashallah ❤❤hodan wa jeclahay wa magalo quruxbadan o tariq fican leh wa magaladi horomarka❤
@degan4
@degan4 Месяц назад
Dagmad waa ka guulaysatay Cadowga Ed’s Hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Месяц назад
Masha Allah ❤
@saidmuktar
@saidmuktar Месяц назад
Mashalh
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Месяц назад
Boorka mala ga hortagi karaa? Haa sidee 1- Hab casriya waa in loo dhiso waddooyinka iyo Dhismaha Guryaha Dhirta OO nuuc walba keh
@bidhaanfashiondesign198
@bidhaanfashiondesign198 Месяц назад
Masha Allah 🇸🇴 hanolto somali
@AxmedabdirashiidNuur
@AxmedabdirashiidNuur Месяц назад
Reer hodan waa degmada gobola ugu qurxan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Degmada Hodan Uguma Weyna Degmooyinka Waxaa U Weyn, Degmooyinka Wadajir Iyo Kaaraan Iyo Huruwaa
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Waa Runtiis wiilkaan dal wuxuu dal ku yahay dadkiisa
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Месяц назад
Degmada Ugu Weyn Gobalka Banaadir
@AnasYoung
@AnasYoung Месяц назад
Mogadishu bajaajta halaga joojiyo.
@matoorh94
@matoorh94 Месяц назад
Antlooga waa fiicanyahay lkn waxaa ka maqan tubooyinkii qaadaaya biyaha waxaa dhici karto antarlooga markii lawada saaro Mogadishu oo dhan in meeshaas ka abuurmaan xilli roobeedka hirar waawayn bal dhicaas hadda inta ay shaqadu billow tahay halgu daro xisaabta mustaqbalka fog halaga fiiriyo kan dhow waaba aragteenee Mahad sanidiin
@jaambaCade
@jaambaCade Месяц назад
my my asagaaba u baahan biyo badan whyo biyo badan cabaaa lkn wxaa ku tali lahaa in qoys walba guri dagan lagu amro in ay talaalaan geed ama ka badan
@mohamedwebi737
@mohamedwebi737 Месяц назад
Marka qofka shaqada mudan oo aqoonta uleh loo idmado wax qurux badan baa soo baxaya gudoomiyahaas waa mahdsandsanyahy maamuus io abaal marin buu mudanyahy
@bilemoha5753
@bilemoha5753 Месяц назад
Waan kudhacay lkn wlhi waan uxiisay
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Месяц назад
4:29 illaahey suu ninkaa sheegayo run haka dhigo
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад
Nimanka degmooyinka xukuma ha nadiifiyaan degmooyinkooda intéressé canshuur ka qaadaan dadka ayeey hadana wasaqda fhooban iyo dhiiqada haka nadiifiyasn wasaqda is barkata🤑
@crisaaqcali5989
@crisaaqcali5989 Месяц назад
Degmada hodan waa rumuudka dagmooyinka
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 Месяц назад
Wiriyaha qofka benta shega oo gadomiyaha ushageya iyo mellaha qurxon besa natusaaa
@hassanmawliid4383
@hassanmawliid4383 Месяц назад
Mash allah, shaqo wacan, gudoomiya, wxaa lkn fiicnan laheed madaale, booskisa inuu joogo gudoomiahan, si casimadu hodan ila all iskugu ekaato, o ay caasimada aduunka latartanto
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 14 дней назад
Madaale soo maaha ninka asaga magaabey oo xilka udhiibey baahashu waa sil silad , gudoomiyaha gobolka haduu qaribanyahey maasuq yahay gudoomiye degmo asagana nin Wax qabad leh noqon maayee nin waliba hooshiisa ha qabsado😂
@cilmixuseen7199
@cilmixuseen7199 Месяц назад
Hodan 1973. 4 waax: taleex, axmad gury, oktoobar, kacaan. Xuduud: howlwadaag, waabari, wadajir, dharkeenley, dayniile. Wadooyinka: w m mukarama, wadnaha, sodonka, warshadaha. Goobaha caanka ah: kuliyda j siyad, w caanaha, xarunta CID da, isbtalka ordugan, daarta saybiyaano, tarabunka, jaamcada gahayr.
@Miskiinow
@Miskiinow Месяц назад
HG waligoodba dadka kale wey kahoreeyaan ❤❤❤
@Arabduur
@Arabduur Месяц назад
Banaadir ma hodan baa lagu tiriyaa ?
@Xeerta-Liido
@Xeerta-Liido Месяц назад
War meshan dhimanty balayo ha noga dhigin
@LovelyArmadillo-xn5bm
@LovelyArmadillo-xn5bm Месяц назад
Dagamada HG
@Zakiict
@Zakiict Месяц назад
Xamar jajab soo qabta
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io Месяц назад
Muqdishow waad rafaadaye soo noqod wansagssn Xamar cadeey.
@bugazi3037
@bugazi3037 Месяц назад
Hodan waceysle cade my degmo
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Месяц назад
Kkkkk wajeclan lehed
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad Месяц назад
Riyada kabax + kaaraan dhiso
@bugazi3037
@bugazi3037 Месяц назад
@@abdiqaniahmad wala idinka saara dhulka dowlada langaab hodan waceysle cade ciddi leh wala yaqan.
@bugazi3037
@bugazi3037 Месяц назад
@@deqawarsame-ml7fm sheeko raqiis la timid kabaxa guryaha dowlada.
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad Месяц назад
@@bugazi3037 abdameer soo ma aha qaxootiga shalay kusoo duntay dhismihii wasaarada caafimaadka ee Degmada Boondheere 🐴🐴🐴🐴
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 Месяц назад
Gudomiye shaqo fcn ayaa qabatay guleyso shaaqa xigta ku dar oromada iyo ajaanibta kale in ey so dagin dagmada xabashida maqayada naagta manaar la dhaho ka shaqeyaan shaqo halaga qabto wadanka noga saara
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Месяц назад
Ab miya daga heego😂
@beryalex1798
@beryalex1798 Месяц назад
ruufiyaanimo online miyaa?
Далее
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 203 тыс.