Тёмный

Barnaamijka Weydiimo Xalqada 2-Aad | Astaan HDv 2021 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 122 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 377   
@najmaabdullahi3139
@najmaabdullahi3139 3 года назад
Qofka barnamijka wado walaahi 🥺❤wa daadiyihi ugu wangsan ee an arko
@ahmedtriplea2789
@ahmedtriplea2789 3 года назад
Ugu horeyn waad mahadsantihiin astaan tv tan labaad aad baan ugu faraxsanhy inaan kaqeyb qaato barnaamijka weydiimo ee astaan tv waan rajeynaa sanadka danbe i a in nasiibkeyga meeshaan meel kasareyso inuu igaarsiin doono ramadan kareem
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 3 года назад
Wlala you did wonderful job
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 года назад
Maasha allah waadba guulaysatay
@ahmedtriplea2789
@ahmedtriplea2789 3 года назад
@@Unknown-lo4qu india waye sis
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 3 года назад
Waa ku qaylinay saad imaqlaysid India India
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 года назад
@@Unknown-lo4qu maaha e waa india hubi wll
@saafiabdinasir4012
@saafiabdinasir4012 3 года назад
Wariyihii ugu ficnaa sanadka inta wax firsanaye Congratulation brother 👏 wa dhiiragaliye cadiya m.a 🥰
@namelos2963
@namelos2963 3 года назад
Cabaas💫🏆🏅Wariyihii ugu horeyey ee istaahila in la siiyo🏆🏆🏆🥇sida fiican ee uu u daadihinaayo barnaamijka🎁🎁wuu istahilaa🥇🏆🏆🤗👍🥰
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 3 года назад
Wiilka Barmaamujka wada MnchaAllah waa qof aad udagan salaan ha la iga gaadhsiiyo from Borama 🙋🏻‍♀️
@habiabdinuur6140
@habiabdinuur6140 3 года назад
Gobtii layga beeray
@haniya_5600
@haniya_5600 3 года назад
Inabti Boorama cadey Salaan iga gaarsi miss it 🥰😍
@qamarfarah8194
@qamarfarah8194 3 года назад
qof wanaagsan baad usoo doordeen inuu daadihiyo barnaamijka astan tv hanbalyo
@IftiinYussuf
@IftiinYussuf 3 года назад
Masha alllah wiilka daadihinaayo barnaamijka wngsna 🥰😍wiilka dadalkaga allaha kula garab kalo jawabta waxan u sugayay sidii qof asaga sugaayo wlhy masha allah 🥰
@yuusufibra2736
@yuusufibra2736 3 года назад
masha allah somali hormar ayeey gaarty من سيربح المليون ayaa ladhaha barnamijkan dhanka iyo qalijka carabta
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 3 года назад
Astaan tv fadlan suaal dhamays ah baa qofka waydiiya Dalka uugu wayn qaarada Africa Ma dhul ahaan uugu wayn baa Ma da ahaan uugu wayn baa Ma ugu taariikhda wayn baa
@abdiaziiznor5369
@abdiaziiznor5369 3 года назад
Cabaas daadiyaha barnaamika wuxu mudan yahy wariyaha ugu wanaagsan sanadkan really I love the way uu barnaamijka u wado
@fartaqqf3516
@fartaqqf3516 3 года назад
maasha alaah somalia waa hormartay waa show aad u fiican who want be millionaire aa showgaan la dhahaa north america
@najmastars4664
@najmastars4664 3 года назад
Astaan tv hormar wcn dhlnyarta allha usahlo xaqalciidkoda ciida astan🤩🥰
@ololyare2768
@ololyare2768 3 года назад
Kkkkkk
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 3 года назад
M.a wilyar wa wilyaro maskax bdn masha Allah ❤️ahmed horey usoco walalky
@somalitiktok232
@somalitiktok232 3 года назад
Rasuulka wuxu yiri halis caawiyo waa bil ramadan subscribe isaar wll
@sumayoalisame3535
@sumayoalisame3535 3 года назад
Maaaasha allaah wiilka Waa cajiib Ilahey hakuu Siyaadio Aqoontaada walaaalkeey.....!!!
@saidoyasin3595
@saidoyasin3595 3 года назад
😂😂😂waku cayn laha moye wa somanahay tiyey iwrn sethay 🥰💃😂
@nazranayruuz7120
@nazranayruuz7120 3 года назад
@@saidoyasin3595 mxad kucay ninkaa waqtiyuu is galiyayee waa runteeda
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 года назад
Wlhi lcag cidlo taala arkah yaaah naziiip mar uun igeeya😥❣🔥
@Amal-bc4bg
@Amal-bc4bg 3 года назад
Wlhi wiilka Guushiisa waan Sugaayay Balse Aad oga Xumaaday Nasiibkiisa Saacidi waayay
@modaahir4619
@modaahir4619 3 года назад
Tabiyaha barnamijka wa dhira galiye keep going Astan
@sabiriina248
@sabiriina248 3 года назад
Lacag waxbo mahan lkn aqonta muhiim ah masha allah wlalkey
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah tabarakallah Ramadan Mubarak
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
Wan ku saarey isaar walal
@abdulrazakfarah2478
@abdulrazakfarah2478 3 года назад
Masha allh Astan tv waa hormar San thy xaruntoodu
@GaafahaNabsiga
@GaafahaNabsiga 3 года назад
Astaan waxaan ku darsan lahaa in qofku si uu sharaxaad dheeriya u galin su'aalaha waqti cayiman loo sameeyo. Tusaale ahaan 5 daqiiqo.
@zakiboydeeqsi9603
@zakiboydeeqsi9603 3 года назад
Astaan tv Waxaan rabaa inaan ka qeebgalo
@queenarawelo7655
@queenarawelo7655 3 года назад
In uu I maqlaayo camal baa ku qeylinayey waa India iyo Waa tiro Ahmed you did good job bro wlhi dharanaantada iyo kalsoonidada ayaa 500 dollar igala weyn aniga masha allah tabaraka allah
@GaafahaNabsiga
@GaafahaNabsiga 3 года назад
Aad iyo aad wan kula qabaa.
@samiirawardheerebintiwardh5912
@samiirawardheerebintiwardh5912 3 года назад
Barnamijka gabdho maba la ha miya astan tv waad dadaleysan howl wanagsan ayad heysan Ramadan Mubarak
@zahrahappy945
@zahrahappy945 3 года назад
Hambalyo wll axmed masha allaah guuleyso waligaa
@farahabdille5834
@farahabdille5834 3 года назад
Mansha Allah wiilkan Allaha Dhafo xarif waaye Mansha Allah 💐🙏🏻
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 года назад
Kan waa legend lacagtuu dhmaeeyay😁😁😁
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 года назад
🤣🤣🤣🤣 in la dhameeyo aa la keenay
@fgigiscc1tv967
@fgigiscc1tv967 3 года назад
Ala fududaa su aalo jilicsan weeye
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 года назад
@@fgigiscc1tv967 Adi Su alaa ku haaYo You readdy
@aishamohamad2355
@aishamohamad2355 3 года назад
Wiilkaa xitaa hdii o guuleeysan waa uhambalyeeynaa
@emmamohamed6581
@emmamohamed6581 3 года назад
The best barnaamij wlhi aadban ugu hely 🥰🥰🥰🥰
@hassanosmanabdullaahi4846
@hassanosmanabdullaahi4846 3 года назад
Halkee lagala Soo Xiriira Barnamijka Wll
@abdisalamosman9004
@abdisalamosman9004 3 года назад
Inaa ka qayb qaataa rawa side ku heli karaa astaan tv qibrad baana uleyahay
@deeqmcmofficiall2459
@deeqmcmofficiall2459 3 года назад
Walhi waa lacag banan taal 😀 Nin kii aqoonle taban karo Balse badala jawabaha A B C D ku badal B T j X af keena wax dhaama laawa From jaar ka xalaasha 💚💭♥️
@talisocarifeey5618
@talisocarifeey5618 3 года назад
🤣🤣🤣anagoo jaarka xalaasha ah waan kaa qaadnay
@cilmiciiltire6366
@cilmiciiltire6366 3 года назад
Love ku wa mxay
@ololyare2768
@ololyare2768 3 года назад
Kkkkkkkkkkk
@deeqmcmofficiall2459
@deeqmcmofficiall2459 3 года назад
@@talisocarifeey5618 👸well.come
@deeqmcmofficiall2459
@deeqmcmofficiall2459 3 года назад
@@cilmiciiltire6366 soo diga arkaya wuxu yahay ba ku qaado adeer
@abumohamud731
@abumohamud731 3 года назад
Waa barnaamij aan la dhacay waa kan Astantv Keep going waana idin fiirsandooona
@mariomadiwaofficial4448
@mariomadiwaofficial4448 3 года назад
TALENTED MAN AHMED 😍🥰💌💯💯💧💨💧
@sacduushcige4990
@sacduushcige4990 3 года назад
Ofcourse
@ahmedtriplea2789
@ahmedtriplea2789 3 года назад
🙏🙏
@nafisaluulaofficial9256
@nafisaluulaofficial9256 3 года назад
M.allj wariye dagan oodadka dhiiri galiye m.allh allaha dhowro
@Kabtaningiri
@Kabtaningiri 3 года назад
Waxan aad uga helay qaabka oo ugu jawaabay axmad 3A guul ayaa ku rajeena sxb
@mahussein1676
@mahussein1676 3 года назад
Ahmed waa nin dhisan knowledge na leh horay usoco sxb
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 года назад
masha Allah wiilkan caadi maahan aad ayuu u dadaalay
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 3 года назад
Isla weynida wax fiican maahan, 500 laba maalin lee ii tahay markuu dhahay ayaan aniga ka naxay maskiinka inuu ku dhici doono wlh weligaa inyar oo isla weyni ah ha is gelin.
@qaaliibrahimabdurahman5588
@qaaliibrahimabdurahman5588 3 года назад
M.a Ahmed wad gulesatay wlh lacag waxbo ma ahan sida wanagzan ad maskaxdada ushisha muhim ah Allah ku ziyadsho cilmigada io caqligadaba
@Moha-fq6tw
@Moha-fq6tw 3 года назад
Su'aalaha wiilkaan laweydiiye tan urugay mooyee inta kale waan aqiine.
@ilyasricheboy2902
@ilyasricheboy2902 3 года назад
waaaaw masha alah wlahi wa wil iyo badh ale cilmiga haku siyadiyo lkn waxan jeclan lahay xaga dinta inad noguso badisan insha alah
@quruxcabdi2925
@quruxcabdi2925 3 года назад
Alla wiilka daadiyahaha boqorsana masha alah waa wiil fcn ilaa xad wlhi 🙌🙌🙌♥️♥️♥️🙏🙏🙏
@noranalka8897
@noranalka8897 3 года назад
ramadan karem walalaha mus li minta ah
@05678r
@05678r 3 года назад
Ramadan kareem
@laloibrahim5388
@laloibrahim5388 3 года назад
Axmadow hamplyo Wariyahana waa bogadinaya waa shaqsi wngsn hdan kula kaftamana suasha ah who am i . wad geli gaartay lkn wariyaha kaa bixiyay
@mubosugo1955
@mubosugo1955 3 года назад
wadankii ugu horeyay ee sonkorta soosaaraa waa england
@simanaragsan7396
@simanaragsan7396 3 года назад
M.a wiilkaaa waaka ehelay siduuu u sharaxaayo allha ku barakeeyo aqooontaada mashaa allah tabaaraka allaah
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 года назад
Cabaas waa dagan yahay mashaa alah 👍👌🙏💯 lkn su'aal waa xanuun adoo taqaanid xitaa waa argagexee hhhhhh
@momask6253
@momask6253 3 года назад
Soomaali waa xaaraan xaaraan dhashay cuniga way niyad jabiyeen wadankii ugu horeeyay ee Soo saartay sonkorta waa baraasiil
@somalianabad7801
@somalianabad7801 3 года назад
India waaye
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 года назад
Oh my god bro don’t worry
@samabar3md234
@samabar3md234 3 года назад
Walbanow dheh- my (good) brother don't worry
@abumohamud731
@abumohamud731 3 года назад
Waxaan rajeynaa inaad nosii wadaan Ramadanka kadib xitaa waa barnaamij xiiso leh👌
@atiaabdo477
@atiaabdo477 3 года назад
Machallah barnamij aad u fican sina cimli birasho ayu noo yahay
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 3 года назад
I'm so intrested This clip
@mohmadabdulahiwarsame3879
@mohmadabdulahiwarsame3879 3 года назад
HAMBALYO bro
@ahmedqanimuqdishaawi9991
@ahmedqanimuqdishaawi9991 3 года назад
Congratulations my friend Ahmed
@sulaymaanamoore8150
@sulaymaanamoore8150 3 года назад
Waa jekey jaan
@aishocabdikarin6238
@aishocabdikarin6238 3 года назад
Mabruuk wll 😍😗
@ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230
@ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230 3 года назад
Aqoooni kadheer nio ninka ugu horeya
@meryamali8141
@meryamali8141 3 года назад
Dadka fadiisiya waad mahadasantihiin
@nuraj4128
@nuraj4128 3 года назад
ManshaAllah he is smart
@ahmedtriplea2789
@ahmedtriplea2789 3 года назад
Tnks
@libanhassen4830
@libanhassen4830 3 года назад
I was Using Google every single question
@mhameddave9758
@mhameddave9758 3 года назад
Maasha allaah walahi wiilkaan waa wiil aad qalbi furan
@zamzamubayd9775
@zamzamubayd9775 3 года назад
Wlhi ana wa la xarbiyey wilkaan😂😂
@abdirizackshire3570
@abdirizackshire3570 3 года назад
Iskumida nahay wlhi Google dahaye aniga xitaa
@sadaqyare1772
@sadaqyare1772 3 года назад
3 su, aal moyee inta kle waan LA kaynay
@caliabdulahi1731
@caliabdulahi1731 3 года назад
👎
@ahmedtriplea2789
@ahmedtriplea2789 3 года назад
Tnks
@zacadhouse5194
@zacadhouse5194 3 года назад
Astaan qofka marku qof wacanayo waxa lo shegaa su asha iyo jawabaha afarta ah kaliya suasha Mahan.
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahyg qalig aah fadlan 🙏🙏iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh waa cood sii niga imady walashin Ramadaan kaarim ❤
@boqorabdalla8245
@boqorabdalla8245 3 года назад
Ahmed Owkombe lafihi hore congratulations bro Astan tv waxan ka codsan laha hadey macqul tahy 30 second inay wax kudaran madama barnamijka uu live ehen qofka lawacayana Usan lasocon waxa lawaydinayo
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 3 года назад
Ugu yaraan 1mint halaga dhigo fikir kygaa
@boqorabdalla8245
@boqorabdalla8245 3 года назад
@@rukiaabdi8824 ha wlhi
@amran6255
@amran6255 3 года назад
Yes su asha check jan anaa kaga jwby wllky keep going
@sadamadan4268
@sadamadan4268 3 года назад
Mashallah Astaan tv, waxaa mudan tihiin in la idin bogaadiyo hormarka dhanka xadaarada ee aaad umada u jiheyseen, waxaa idinku darsan lahaa ina ku soo dartiin inshallah danadka danbe qeybta online looga qeyb qaadan karo
@aminahassan6494
@aminahassan6494 3 года назад
Mashallah waa barnaamij aad u wanaagsann oo aqoon laga kororo sankaro horumar wacan Inshallah
@eymanhasan2752
@eymanhasan2752 3 года назад
Warnin yahoo waawa funny lkn wiilka markuu qalday indhuhuuwa taagay maila aragteen
@mohamudmohamaed3447
@mohamudmohamaed3447 3 года назад
Ma ahan inday
@sucdifunny7807
@sucdifunny7807 3 года назад
Wooow m.a in aan anigu lacagtas qata isku maleya
@ccy9239
@ccy9239 3 года назад
Boqolka dheef waxaa la yiraahdaa Tiro
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 3 года назад
Aniga barnamijka cawa igu horaysa wax yar otalo ah ayan ku dari lahaa qofku in uu wakhtiga lumiyo oo sharaxo waxa ka wacan in uu xarafka suasha dorto
@iidlehusseinrooble9494
@iidlehusseinrooble9494 3 года назад
Sideen uga mid noqsaa oo aa uga qeeyb galaa barnaamishkaan
@sumayaahmed6445
@sumayaahmed6445 3 года назад
Hmblyo hmblyo aqoontada alla kuusiyadiyo
@Mowbinali
@Mowbinali 3 года назад
1998 adan dhalan kulahaa😄😄
@fadumomohamed5755
@fadumomohamed5755 3 года назад
مشاء الله تبارك الله
@abdibasidmuuse7320
@abdibasidmuuse7320 3 года назад
Keep goin pro fantastic wahy
@dhowrsancaliofficial3299
@dhowrsancaliofficial3299 3 года назад
Barnaamijkan before ramadan miya ladiiwan geliyaa dadka mise please iiga soo jawaaba wllayal
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 года назад
23:30 This guy is great 💯
@munajama3265
@munajama3265 3 года назад
Masha allah
@armaanmalik3862
@armaanmalik3862 3 года назад
School madhameyn mala ii ogalyahay astaan tv inaan kaqeyb galo😪😢😰
@haniya_5600
@haniya_5600 3 года назад
Maya
@hafsacatosh2668
@hafsacatosh2668 3 года назад
Aqal soomaaliga wax lagu dhidaa dhigo iyo tirar asalna wax la mariya dhigaha dhambalna waa lagu dhisaa Aqal soomaaliga 🥰
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 3 года назад
Aqal soomaaliga waxaa lagu dhisa Dhigo iyo udub iyo Dhambalo iyo dadabo Dhigaha waxaa lamariya Carar laga so guro geedka xararka ama quraca
@hafsacatosh2668
@hafsacatosh2668 3 года назад
@@Kuwiihorepodcast haa waa sax waan garan dhaqaanka reer miyigaa 🥰
@sihamsahal5064
@sihamsahal5064 3 года назад
Lacag cidlo taal😭
@mohamedshariifmohamed9892
@mohamedshariifmohamed9892 3 года назад
So close wlhi 😥Never give up pro
@fatouzacaval6721
@fatouzacaval6721 3 года назад
I like this show keep doing it plz😍
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 года назад
Astaan the one and only 👌
@xawaahmed5744
@xawaahmed5744 3 года назад
Masha'all
@AhmedMohamed-if4us
@AhmedMohamed-if4us 3 года назад
Dhalinyarada muqdisho waxay u baahan yahiin dhaqanka iyo nolosha miyiga inay bartaaan, ereyada ay garan waayayaan runtii aad bay u fudud yihiin ,,,guulaysta walaalayaal
@عبداللهمحمد-ب8ر
@عبداللهمحمد-ب8ر 3 года назад
war aniga i geeya aan lacagta qaatee i am a teacther in university in newyork. su aalo qafiif lis weydiinaa bee😅😂🤣😅😅😅
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 года назад
Markaat timaado amaat ceewowdaa kkkkkkkkk
@aishanai3939
@aishanai3939 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedmessut9864
@mohamedmessut9864 3 года назад
Barnaamijka Inan ka qeeb qaato ayan rabaa oo aan nasibkega tijaabiyo siden ugu mid noqon karaa
@cabaye2125
@cabaye2125 3 года назад
Sidee uga qeyb qaadan karaa barnaamijkan wxa doonaya ina ka qeyb galee mise waa barnamij lasii diyaariyay oo waahore dhacay tnx?
@mohanur3447
@mohanur3447 3 года назад
Dhammn sualha waan wada Garanyey Muqdisho ma jggo lkn waa ka Qayb gali lahaa , Who I'm waxa jilay jachie chan 1998
@icmmedia8662
@icmmedia8662 3 года назад
Alla suaaluhu fududaa
@shamsabaari7371
@shamsabaari7371 3 года назад
Aniga waba kuheystaa wilka dadahinaayo barmajid
@ahmedsanay4013
@ahmedsanay4013 3 года назад
telkisa mrbta
@abdallahaaji1052
@abdallahaaji1052 3 года назад
Waa barnaamij wngsn lakin waxaan fikrad ayan idinku dari lahaa halka aad mobile ka isticmaleysan marku qufka cawimaad wacanayo inaad landline ka inaad is ticmaasha oo u qufkale xariirta sameeyo si uu usii qurux badnado barnamijka thanks🙏
@lulunor7284
@lulunor7284 3 года назад
Astaan TV plz qofka marka qofka u wacaysaan 30 second aadbay u yarthy qofka 1 min siiya
@aymanabdullahi8009
@aymanabdullahi8009 3 года назад
Google ayu qofka ka firin kara 1 daqiiqo weey badantahay😳
@lulunor7284
@lulunor7284 3 года назад
@@aymanabdullahi8009 wllo haday sidaa thy 50 seconds in kadhigan
@QASAAID
@QASAAID 3 года назад
Wilkaan filimanta ha turjumo jekey yariis ah waaye wlhi yaigu racsan
Далее
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 4-Aad | Astaan HD 2021
42:53
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 126 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 11AAD | ASTAAN TV | HD 2021
55:44
Просмотров 120 тыс.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 1-Aad |  Astaan HDv 2021
42:14
Delicious meat mandi in a very easy homemade way
9:11
WEYDIIMO XALQADA 6AAD | ASTAAN TV | HD 2021
41:22
Просмотров 412 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 14AAD | ASTAAN TV | HD 2021
52:52
Просмотров 78 тыс.