Тёмный

Barnaamijkii dhalinYaro iyo dhaqan 

Fariido Films
Подписаться 1,6 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

jilaa fariido
sacad murqaan

Опубликовано:

 

13 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
fariidoy foolaadka quruxday wa barnaamij qiimo badan horugu soco wllshy 🤜 🤛👌👏👋🙏👏👏
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Shukran wllkay 🥰🥰🥰
@maxamedcali7453
@maxamedcali7453 Год назад
asck wllo hanbalyo guul fariido & murqaan
@boqorcismaan6533
@boqorcismaan6533 2 года назад
Ina adeer fariidow taageerahaaga ruuxigaa bn ahay horey usoco wax badan baan kaa faa.iiday
@burhanqaylaweyne913
@burhanqaylaweyne913 2 года назад
Salaaso waa talaado bisha sagaaladna waa soon dheere meel Kampala layiraahdo baan idinka soo salaamaya walaleyaal
@shamisjama9423
@shamisjama9423 Год назад
Waataalaadada
@qarnimohamed1306
@qarnimohamed1306 2 года назад
Soomalidu maalmaha todobaadka waxay uyaqaaan sidan: Sabti=Sooraga Axad=koobin Isniin=laamin Salaasa=lamin taako Arbaca=koodaar Khamiis=Hakis Jjimce =Hakis-bila.
@munocawo4088
@munocawo4088 2 года назад
Abwaan xigmad soo qabo wll
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
FARIIDO CAADI MAAHA
@caraalechannel3835
@caraalechannel3835 2 года назад
Quruxy iyo aftahanimo
@saidfarah7422
@saidfarah7422 2 года назад
Talado
@ckariim.a.sanatayn4012
@ckariim.a.sanatayn4012 2 года назад
labtako
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
soon
@xayaadkayse5061
@xayaadkayse5061 2 года назад
Saxib hoore usoco
@mphore
@mphore 2 года назад
hore mar balaadhan wlo
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Wllkay rumaad
@istahilabdi9799
@istahilabdi9799 2 года назад
keep going
@sadaamyare9186
@sadaamyare9186 Год назад
Kkkkk
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 года назад
Jamaal hakis soo qabo
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Hye wll
@nasiibcaydiid7382
@nasiibcaydiid7382 2 года назад
horay usoco wllshay
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 2 года назад
Abwaan CABDI QURUX soo qabo
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 6 месяцев назад
Hhhh
@maxamedcaraale5602
@maxamedcaraale5602 2 года назад
Galbeedka markuu ujeestay eeay sodon kuwaajibtay wax uuarkay bisha ramadaan Xagiisa hore markuu eegay ee ay gabadhiisu kafurantay waxuu arkay gabadhuu qabo ninkeedii ooahaa igaga walaalkii ayuu arkay
@abdiqaadirabdilaahi2641
@abdiqaadirabdilaahi2641 2 года назад
Hadaan isku dayo bilaha soomaalidu waxay u aqoonayeen laga yabee in aan wax is daba mariyo ee halaygu qaato 1. muxarram 2. safar 3. Mawliid 4. Rajale hore 5. Rajale dhexe 6. Rajale dambe 7. Sabbuux 8. Waaberiis 9. Soon 10. Soonfur 11. Sidataal 12.carafo Anigu waxaan u aqaaan ayaamaha asbuuca 😄😄😄 halayga saxo hadii anan sixin 1.(sabtida) Koobin 2.( Axada) Laabin 3.(isniinta) Labatakor 4.(Talaadada) Koodaar 5. (Arbaco) Hakis 6.(khamiiis) Hakis bila 7. (Jimce) Sooroga
@mohamedtayga8125
@mohamedtayga8125 2 года назад
Hadaan isku dayo su'aasha salaada waaa 1-markii hore ayuu gaba gabaystay oo biyo ayuu arkay 2- bishii ayuu arkay oo maalin shaki ayuu ahaaaa soonkiisu 3- ta gabdha waaa ninkeedii hore oo la waaayay ayu arkay oo dumaal ayuu ku qabay
@wadajirkabulshada2328
@wadajirkabulshada2328 2 года назад
Fariido taasi dhaqan maahe su’aasha 3 aad waxa weeye markuu ugu horaysay Ee uu salamanaqsaday wuxu arkay bali biyo ku jiraan oo wuu gebe gebaystay sidaas ayeyna waysadi uga jabatay mar 2 aad kiina wuxuu arkay wlalkiis oo uu gabadhisa dumaalay oo dhimasho lagu tiriyey saas ayeyna kaga furan tay,markii uu hor tiisa eegayna bishi ramadaanka ayuu arkay oo saas bay soon ugu waajibtay
@abdihakim9629
@abdihakim9629 2 года назад
Wllo sharafey inosobadhi mxn kuoron laha horey usoco bulshada ariin wngsn aya uhysa midethi kale sual ayan jecla inan kuweydiyo malugu qawaa adgo kumahdsan isojawab wali video ga daxdhisa ad digi donto I.a wllo qLo
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Maya wll
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
wllshy qiimo badan iyo sacad wan idin wata barmamijka no sii wad♥️♥️
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Hye wl qali
@hipakmahamud1720
@hipakmahamud1720 2 года назад
Fariido maydinku soo biiraa
@xayaadkayse5061
@xayaadkayse5061 2 года назад
Hibaaaqey
@farduuscabdi346
@farduuscabdi346 2 года назад
talaaalta
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 года назад
Abwaan janagle
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Hye wll
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 года назад
Nimco darajo soo qabo
@sabaaxmaxamed749
@sabaaxmaxamed749 2 года назад
🤣🤣
@maxamedcaddaani9906
@maxamedcaddaani9906 2 года назад
Abdiraxmaan Hello soo qabo
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Hye wll
@fardowsafiican6022
@fardowsafiican6022 2 года назад
adigo borestay marki hore salama naqsigi 1=BIYO AYAD ARAGTAY KII LABADNA= BISHI SOON HORAAD EeGTAY GABADHA o markaa ad maharsaty abahedna meesha kumad ogeyn hortaad ayaad ka aragtay
@maxamedcaraale5602
@maxamedcaraale5602 2 года назад
Salaasad waxay uyaqaaneen laabin taako
@sayidalih34
@sayidalih34 2 года назад
#Guribarwaaqo soo qabo
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Hye wll
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 года назад
Jamaal hakis soo qabo
@fariidofilms6706
@fariidofilms6706 2 года назад
Hye wll
Далее
Barnaamijkii dhalinYaro iYo dhaqan
12:37
Просмотров 5 тыс.
Barnaamijkii dhalinYaro iYo dhaqan
13:09
Просмотров 7 тыс.
BARNAAMIJKII DHALINYARO IYO DHAQAN
10:56
Просмотров 8 тыс.
Barnaamijkii dhalinYaro iYo dhaqan
9:39
Просмотров 3,3 тыс.
Barnaamijkii dhalinYaro iYo dhaqan
8:54
Просмотров 3,2 тыс.
short film qosola sweatcoin 🤣🤣🤣
10:46
Просмотров 5 тыс.
beercasad maso badinaa🤣🤣
5:18
Просмотров 1,5 тыс.
Short Film Qosol badan
3:58
Просмотров 2,5 тыс.
dalka iyo dadkuba kaahbay rabaan riwayad cusub💯
2:51
Qosolkii aduunka
1:08
Просмотров 6 тыс.