Тёмный

BARNAMIJKA CIIDA QOSOL BADAN PART 1 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 115 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 291   
@ayoubmohamed7368
@ayoubmohamed7368 Год назад
❤❤❤❤❤mahsadsanidiin waa in la idin gaadhsiiyo 20milion anwar lambar hoose ayuu sheegay somalidu hadii ay damiir leedahay waa inay like iyo share ta badiyaan filimada sidan oo kale aha waa lacag balse free ayaan ku dawana waxaan odhan laha somalida aynu gaadhsiino 20 milion wax aan faaiido inoo lahaynba waynu utaabana ee somalidu hajiraan
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Год назад
Maamo faynuus sheekh daahir illaahay hanoo kaa daayo maamo cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban ishaAllah love you hooyo faynuus💯❤️🥰🥰🥰🥰💚
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Год назад
Abukar Mahdi Eid Mubarak wll anigu waxaan odhan lahaa Bilada jilaaga ugu fiican flimka Abdiqaadir AJ hala siiyo sababtoo ah AJ waa ninka jilistiisa saamaynta ugu badan ku lahaa kana qosliyay kumanaanka kun ee ku xiranaa flimka ani ahaan bulshaduna ay aad ula dhacday Jilistiisa 100%
@ShukriinaMohamed-zx9ee
@ShukriinaMohamed-zx9ee Год назад
Ciid mubaarak reer gurmad anigoon kala qaadayn alle ciido badan haygu simo inaan idin daawado farxadiina. All the best❤️❤️❤️❤️❤️
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 Год назад
Mudane Abuukar Mahdi I see you👋👋 CIID MUBAARAK to all Gurmad❤ long life to all of you. Maasha Allah see you guys together. Stay strong forever 😍
@xamdiaxmed5144
@xamdiaxmed5144 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@KING-HASSAN-OFFICIAL
@KING-HASSAN-OFFICIAL Год назад
CIID MUBARAK kulu caam wa antum bikheyr dhammaan ummada soomaaliyeed meel walbo ey dunida ka joogaan iyo dhammaan kooxda gurmad mama feynuus iyo ing: abuukar mahdi waxan idin leeyahay ciid wanaagsan 🥰
@Luluu205
@Luluu205 Год назад
It is very true, we do indeed need to always remember that these people are actors and actresses and playing a role. Thank you for entertaining us❤. Eid Mubarak 🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉
@maryanmohamed7051
@maryanmohamed7051 Год назад
😅 oo o😅😅o😅
@mohameddukow933
@mohameddukow933 Год назад
Kooxda filimkan wa wada funny lkn Abukar mahadi o johdi badan geliyay xaga isku daba ridka iyo qaabeynta qof walbo o aan kala dhicin thanks dhamaan kooxda.
@iliashirsi
@iliashirsi Год назад
Asc wr wbr dhamaan qooxda gurmad Thank you for the 2 years of hard work Best female comedianne fayruus Best male comedian abdulqadir AJ I will live the others followers 2 give theyr comments insha allah 👍
@marwodumar
@marwodumar Год назад
Eid Mubarak kulu caam wa into ma bilkheyr my dear team ❤ 💙
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙
@mohameddukow933
@mohameddukow933 Год назад
Anwar wa sheekh kuli xaga actionka wa the best actor wa dhal faneed o dhab ah
@samiirahiis3239
@samiirahiis3239 Год назад
Masha Allah my best actors and directors good job guys specially MaaMa faynuus and kaltuuun ❤I love you 🥰 noogu soo dhakhsada film ka cusub ❤🎉🎉 Ciid Mubarak 🎉
@fadumodegan329
@fadumodegan329 Год назад
Kooxda gurmad iyo walashay wariye bushaaro baande baa aad ban idin salamaya ❤❤
@sowdosiman2276
@sowdosiman2276 Год назад
War ilaahay kacabsada wllhi runtood waaye wey u qalmaan 1mka ee gaarsiiyaa❤❤😢
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Год назад
Abuukar Mahdi iyo kooxda gurmad ciid mubaarak inaba caadi ma tihiin 💯 mid kale oo qurux badan Ayaan idinka sugeynaa ❤
@mutaashasan8380
@mutaashasan8380 Год назад
Ciid mubarak kooxda gurmad 🎉
@ilyasyonis3217
@ilyasyonis3217 Год назад
MashaAllah kooxda gurmad EID MUBARAK ❤
@MohamedOmar-wx3yt
@MohamedOmar-wx3yt Год назад
Talada aan sineyno kooxda gurmad madama dhalin yarada mogadisho nahay waa in lagu so daraa mariza carbon safarka somaliya madama oday cabdule iyo shimali axmed shimale ay isku xiisen iyo maki xaji bandir ❤
@warsameahmed585
@warsameahmed585 Год назад
Ciid mubarak dhamaan is xabda Guurmad
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Год назад
Ciid wanagsan dhaman kooxda gurmad 🥰♥️♥️
@caashocllaahi9459
@caashocllaahi9459 Год назад
Ciid mubaarak qofka ugu horeeyo anigaa noqday
@munamohamed7825
@munamohamed7825 Год назад
axsan filim cajiib ah dhmaantiina ugu wenthy mamo feynuus ciid mubarak
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 месяцев назад
VIVA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️. VIVA. SOMALIA 🇸🇴 ❤. CIIDE WANAG SAN. RER UK. 🇬🇧 .AMAA . RER LONDON
@zackchris2795
@zackchris2795 Год назад
All people's ciid mubarak kooxda gurmad 👍 ❤a
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 Год назад
I want to be part of the next movie shoot. You have to include us somali usa Mr mahdi we have a lot to offer 😉 😜 😘 laakin kisto yariis somaliga jileec Maka dhigtidoo 😂 love it regardless ❤ I am soooooo ready for our next play or series 😊
@faizaabdule9463
@faizaabdule9463 Год назад
Ciid Mubarak Abuukar mahdi iyo kooxda gurmad ❤❤❤❤ habo
@malcomxvv
@malcomxvv Год назад
I am a fan of Bosbas. Hope we will see him as a good guy for the next series
@abdiwahab005abdi2
@abdiwahab005abdi2 Год назад
Eid Mubarak kooxda gurmad Eid Mubarak abukar mahdi brother Hore usoco keep going
@nimcoismaaciil2816
@nimcoismaaciil2816 Год назад
baarud nacafi wll
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 Год назад
Alla mom faynusey😂😂😂dacada iga qoslisay wlhi ciid mubarak dhaman kooxda gurmad abuukarow momada igu salan cajabo❤
@luuldaauud4603
@luuldaauud4603 Год назад
Ciid muubarak kuli caaam wa antum bilkheer m.a dhamantina sharaf iyo ciiso kunolad
@cabdulaahicusmaan-ql7jr
@cabdulaahicusmaan-ql7jr 3 месяца назад
Wiilka bahida gaarka qaba inaat kujeestan waan kaxumahy ❤❤❤❤❤
@halimoabdi7947
@halimoabdi7947 Год назад
Masha allh team gormad keep going top ten films
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 месяцев назад
DADKA SOMALIYEED. EE.RER. SOMALIA 🇸🇴. IYO. DADKA RER. .DADKA DALKEENA. DJIBOUTI 🇩🇯. AMAA RER. DJIBOUTI 🇩🇯. WAA WALAALALOO. VIVA. DJIBOUTI 🇩🇯. VIVA RER.. SOMALIA 🇸🇴
@somali_poy
@somali_poy Год назад
My family % Eid mubarak ❤ 🙏
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Masha Allah walaal qali waxan idinleyahay ciid wanagsan 🇸🇴👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@naimaali4514
@naimaali4514 Год назад
Love u mama cajabo fainus sh, daahir ❤❤❤🎉🎉🎉 eid wngsn all teams gurmad❤❤❤🎉🎉
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Год назад
Eid mubaraka kuluu caam waa intaa biiqeyr❤❤❤❤❤❤
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Год назад
Mashallahi anwar❤❤❤❤
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Год назад
Ciid mubarak kooxda gurmad Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👍👍👍🤝🙏🙏🙏🤲🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣🇫🇮♥️🌹🌹🌹💕
@muhammadAli-ui3hz
@muhammadAli-ui3hz Год назад
Ciid mubaarak kulu sana wa antum dhayibiin kooxda gurmad
@munaameen3599
@munaameen3599 Год назад
Maa sha Allah hori usocda walaalaha sharfta baddan abuukar mahdi adiga iyo koxddaada kkkkk farxad mar wabo danbigiiba Allah ha dhaafo cimrigiina Allah ha dhereeyo cafimaadna Allah ha iddin siiyo Aamiin Aamiin ya rabi
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Год назад
😂😂😂 Ciid Wanagsan Walaalaha ❤
@ayansaidmiganeh9407
@ayansaidmiganeh9407 Год назад
Mashallah team Gurmade ❤❤❤❤ciid mubarak dhamatine farxade iyo fanfane iguu cida Abukar Mahdi my only legend keep going Allah haa barakeyo maskaxdada
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 Год назад
Ciid wanaagsan🎊 dhamaan kooxda❤❤💋❤ gurmad👑 iyo abuubakr mahdi 🤴🥰💯iyo wariye sare bishaaro qurux 👸👑💋
@Hanimahamed-vx9xq
@Hanimahamed-vx9xq Год назад
Mnsha allah kooxdan gurmad wnjeclahy ciid Mubarak horay usocda
@shadiya-abdullahi
@shadiya-abdullahi Год назад
Eid Mubarak kooxda gurmad aad ayaa idiin ku xiranahy siiba mama feynus wad naga qosliisa allah ku xafido mama ❤aad umahad sandihiin sidad filimada quruxda badn nogu so.kudbisan dhaman kooxda iyo abukar mahdi💯
@shukriibrahim749
@shukriibrahim749 Год назад
Eid mubarak somali Dan
@naimamohamedabdi7967
@naimamohamedabdi7967 Год назад
Thank you my team gurmad Magacyda yaa laga badalin kuwa jilinka ay ku saymayn jirayn filmka haku matalaan
@Hodaneey
@Hodaneey Год назад
❤❤❤ Filmkii ugu ficnaa masha Allah mahadsanidiin.ciid Mubarak dhamantiin
@cayuushalbi8045
@cayuushalbi8045 Год назад
Aaad u mahadsan tahay Anwar 😢😢 wan kaga mahad celinayaa jilinkaga
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 Год назад
Wallahi Kooxdan waan jeclahay Masha Allah 😂❤❤ 🇧🇪👋🎉
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Год назад
Asalaamu Alaykuma Eid Mubarak first one thanks waar Caawa Anigaa usoo Horeeyayee liketa igu Cumaamada Bal 😍
@anabnasir4099
@anabnasir4099 Год назад
Walahi. Anwar. Haduna kujirin xalqada kumahaysto❤❤❤❤❤
@rodaali169
@rodaali169 Год назад
Asc aad baan inigu xisay koxda gurmad Qaran hor U socda waan ini sugaynaa ❤ waan ognahay in aad u dadasheen howl badan ka mudanteen bal anagu waan ognahay in aad show aad samaynaysan , dadka habaraya dadka waa wax garato waa musalsal habarka kadaya 🤝👏💪💌 ciid mubarik iyo bisharo
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Год назад
🎉🎉🎉🎉 ciild mubaarag
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 Год назад
M❤A❤️Ciid Mubaarak waad ku mahadsantihiin madadaaladiina iyo wacyi gelintiina
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 Год назад
Abowe abokor isgar ah ayn kusalamayah waayo marmiji quruxbadan ayd nosogubdisah mashallah heer gurmad qaran
@suaddualeh1456
@suaddualeh1456 Год назад
CIID MUBARAK...KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR. ALLAHA IDIN XAFIDO DHAMAANTIIN
@nuuramohamed2391
@nuuramohamed2391 Год назад
M.a ciid mubarik kooxda gurmad waan idin salaamayaa dhamaantiin
@khadraladan5121
@khadraladan5121 Год назад
Team baaruuud filinka idinkaa shiday oo dhadhan u yeelay wlhy aaad bd u mhdznthiin dhmntiin kooxdan kor ha loo qaado plz asxaapey Waaa inoo dadaalayaan why inaguna raxaan ku daawanaa
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 месяцев назад
WAN IIDIIN WADAA SALAAMEY DADKA. AAN.WA LAALKA NAHAAY . EE SOMALI 🇸🇴 YEED. WAALAAHA. DADKA SOMALIYEED EE .RER. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Год назад
AJ aspor romio nastaxo muno cadey axmed deeq anteno dalmar bogsiyo iyo King khaalid kuligin ❤❤❤❤❤❤anwar❤❤❤❤
@nimcoahmedmohamed9511
@nimcoahmedmohamed9511 Год назад
Maansha allaah maamo feynuus waa maamo qaaliya alle cimriga iyo caafimaadka iyo garashadaba ha kuu dheereeyo oo ha u barakeeyo allaahuma aamiin🤲🤲
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Год назад
Mashallahi Abukari mahdi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadraladan5121
@khadraladan5121 Год назад
Maansha allh ciiid mubaarag kooxdeeena gurmad ✋✋✋✋✋✋
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
Wcs 😂😂kooxdena masha allha tabarikllha mahad sanadin cid Mubarak dhaman musliminta mal walbo aad joogti waxan idin leyahay cid wanagsan ❤❤❤
@abdimalikfaysal3177
@abdimalikfaysal3177 Год назад
Mashalla ❤️
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Год назад
Mansha Allah gurmad ❤❤❤❤
@MumtazHassan-tn7eb
@MumtazHassan-tn7eb Год назад
Ciid mubarak dhaman koxda gurmad mahadsanidiin dhamantina
@tendanimurundwa1292
@tendanimurundwa1292 Год назад
Mashallah allow iidhow umedeena somalia❤❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Год назад
Ciid mubaarak my dhiigeeyga team gurmad ❤️❤️♥️♥️🫶🏻🫶🏻😍😍😍😍😍
@basracalixasa7567
@basracalixasa7567 Год назад
Ciid mubarak markle koxda gurmad wan idinku fanaaaa walhi waxan halkan kasalmay mama faynuus iyo amara anwar eejey iyo wall qaliya abukar mahdi
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 Год назад
Wlhi mamo faynuus waa funny 🤣😂😂
@Hooda36
@Hooda36 Год назад
Assalamu Alaikum Abukar Mahdi iyo dhamaan gurmad teams happy to see you all again farxad iyo cafimad baan idiin rajy nayaa waad kumahad santihiin ❤❤❤❤ bushaara waa funaay kulaha waad uegtahay markad filimka meteleyso so funny 😁 happy ciidmubaarag every one❤❤
@Blue_Ocean_003
@Blue_Ocean_003 Год назад
InshaAllah waxaan rajeynayaa in aynu gaarsiin doona milyan iyo kabadan hadduu eebe idmo
@mohameddukow933
@mohameddukow933 Год назад
Bishaaro wareysigeeda inaba caadi maha iyada wa funny e abukar filimka Mogadishu ku so dar
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Eid Mubarak dhamaan tiinba. Kooldamp Gurmad, khayr Allah idin siiyo
@fadumofaduma4182
@fadumofaduma4182 Год назад
M alaah waa ka baxsateen gurmad mahadan waxaa leh abti abukar mahdi viva
@hassanomarabukar2067
@hassanomarabukar2067 Год назад
Mahadsanid dhaman koxoda gurmad insha allha waan sugeyna filinka Cusub
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Год назад
Ciid wanaagsan koxda gurmad iyo Abukar mahdi iyo Bishaaro. Holwanaagsan aya uu haysan bulshadena Soomaliyed garabkina ale ha galo. Mahadsanidin.
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 месяцев назад
CIIDE MOUBARIIK
@maryamaali5188
@maryamaali5188 Год назад
Maasha allah musalsaladii Turkish wankamaaran nnay wallahi
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 Год назад
Ciid mubarak🎉dhaman koxda gurmad mahadsanidiin❤
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Год назад
Thanks abubaker mahdi and all team ❤
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 месяцев назад
WA..ZAHAL.ABDI BOULALE. OO.JOOGA. KONFURTA DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️ GAR AHAAN..DEGMADA WEECAA. EE IISLA GOBOLKA CARTAA. E.WADAN KAA J. DJIBOUTI 🇩🇯
@faisalmohamud3409
@faisalmohamud3409 Год назад
Eid Mubarak team keyga
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 5 месяцев назад
WAN KU SALAAMEY WA ZAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA CASIIMADA WADANKA .JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ❤😅
@foosabdirahman-ty9ux
@foosabdirahman-ty9ux Год назад
Asc abuukar Mahdi iyo kooxda 😂walahi malaga caajisayo hadii xanaaqsantahay xataa waa kaa qoslinayan masha Allah ifurtaye mama faaiday naar walbo singel mather waa u cashar ❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Год назад
Amaar labo daalan qaraaxo faynuus isma gaadi karaan🤣🤣🤣🌺🌺🌺🌺Eid murak kooxda gurmad tema Abukar mahdi 👌🎁🎁🎁🎁🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🌹
@ladanbulux4188
@ladanbulux4188 Год назад
Ciid mubaarig dhamaan kooxda gurmad
@cabdulaahicusmaan-ql7jr
@cabdulaahicusmaan-ql7jr 3 месяца назад
Mama feynus she.dahir waad kuma hadsanthy sida quruxda badn aad nogu so gudbisen ruwayadi waxan idin leyahay horay usocda aadban idin tagera ciid mubarag
@haajiyoabdinoor7423
@haajiyoabdinoor7423 Год назад
Kooxda gurmad iyo masuulkoda abukar mahdi eid mubaarak wd ku mahadsan tihiin wacyigelntiina aad bulshada siisan Mahadsanidin
@deyman82
@deyman82 7 месяцев назад
M.a❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 Год назад
Waa sax walaahi waa
@maariyaosman7986
@maariyaosman7986 Год назад
Wen is the new film coming out abubaker
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Год назад
Lenged boss basa ❤❤❤❤❤
@miskiali3496
@miskiali3496 Год назад
Mashaallah eid Mubrk ❤
@jamaac273
@jamaac273 Год назад
Ciid Mubarak Amaara cali *Shoobare*
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 Год назад
Eid wanagsan ❤❤dhamanteen
Далее
BARNAMIJKA CIIDA QOSOL BADAN PART 2
40:57
Просмотров 144 тыс.
FILO PART 123
31:35
Просмотров 25 тыс.
BARNAMIJKA CIIDA QOSOL BADAN PART 3
41:08
Просмотров 110 тыс.
Ruwaayadii Afurka Saan Miyaa? Qosolka Aduunka.
17:38
Просмотров 294 тыс.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 1 FULL HD 2019
50:07
Просмотров 701 тыс.
WAREYSI FEYNUS SH DAHIR 2021
33:32
Просмотров 106 тыс.