Тёмный

Barnamijki ciida Hibaq iyo kalsan tv 

Hirgal media
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 105 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@abdinurabdi9178
@abdinurabdi9178 8 лет назад
hibaaa waa gabadh reer waqooyiya ooo somali wayn jecel runtiii maan sha allah anigu waxaan ahay nin reer waqooyiya laakiin waan jeclahay somali wayn inay inoo dhalato somali somali baa leh walaahi ok
@sadaqabdurahim851
@sadaqabdurahim851 10 лет назад
Masha allah hibaaq rux an taagero baad tahay wadanimadada ha iibsan oo dhana ha u jan jeerin waliga ku wad saa oo guubaabi dhalinta malin uun waan rajaynaynaaa inuu noo hagaago wadankena sharafta badan
@mohamedseid6557
@mohamedseid6557 10 лет назад
Waxa tahay xaywaan maxa yelay gabdha waa wadaniyad dacad ah mana taqano qabiil iyo wax la mit ah masha Allah abayi muqdisho wa casimadsada waa wadankaga hooyo mar waliba kaaly madsanid Abawand Hibaaq
@leylayalahow5003
@leylayalahow5003 7 лет назад
walahi waxaan ineey aheen.wariyayal mAxaa laga cunsiriyeynaaa ayadaba ah gabar ku dhalatay xamar kuwan ayaga ah cunsiriyiiin.duli
@abdulrahmanmohamed1191
@abdulrahmanmohamed1191 11 лет назад
viva somalia, dhamaan shacaka soomaliyeed waan salaamayaa.
@hmh2198
@hmh2198 9 лет назад
DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN DABCAN WAREEYSIGII DABCAN IYO WADANIYAD HIBAAQ OO DOWLADII KUMELGAARTAHAY WALI.
@mohammedsalim5899
@mohammedsalim5899 11 лет назад
Masha alah
@mussaahmed3819
@mussaahmed3819 11 лет назад
masha allah alow nokadaa hibaq
@ayubbashi8692
@ayubbashi8692 11 лет назад
Hibaaq waa fanaanad soojiidatan indhaha umada soomaaliyeed
@bashiirbashka1790
@bashiirbashka1790 11 лет назад
masha allah ilaahey haku xafido
@farxiyojiinow2941
@farxiyojiinow2941 5 лет назад
Somali waa mid xaqiqadii
@mozatabdi9008
@mozatabdi9008 8 лет назад
Dabcan dabcan hibaaq
@ruunomar4315
@ruunomar4315 11 лет назад
Cali ar saxfi l u ma dhaqmeysid bee ciyalka xafad cml u wareysanosidee abwanad
@mohamedseid6557
@mohamedseid6557 10 лет назад
Somali soomaliya baa leh Hibaaq waxa tahay Gabar Karti illaah siyaya sida isga celisay cawaanta ana ixtiramka laheen wiligaa nolaaw
@haniabdi9750
@haniabdi9750 11 лет назад
ALI AR WAA TICIIF WALAHI WAXAA FIICAN INUU WARIYE NIMDA BARTO INTUUSAN DADKA HOR IMAAN WAA INDHA ADAG YAHAY CUNGAAN WALAHI INDHA ADAYIIG BUU KUSOO GALAY SAXAAFADA
@farxiyojiinow2941
@farxiyojiinow2941 5 лет назад
Aniga somalida qabilban gunacay wlhn qabiil wax mataro hadiii an runtiii hadiii an kahadalnowlh dalgeena waxa haleeyay waa qabiiil run ahandii allow ficilka nagabixii ada cadil ahee
@mohammedsalim5899
@mohammedsalim5899 11 лет назад
Abwanad hibaq alah kudayo waa wadaniyad dhab
@mohammedsalim5899
@mohammedsalim5899 11 лет назад
Hibaq kuwan waxa hayo ayaba layabanahay iyo meesha ay kaxanaqsan
@ayubbashi8692
@ayubbashi8692 11 лет назад
asxaabta kadaaya gabadha su'aasha aad soo celcelineysaan.. qofkasta ooo magaalo taga qof cusub waa qasab inuu kabarto....
@ruunomar4315
@ruunomar4315 11 лет назад
Cali ar aaxafi cml ma u dhaqmeysid ciyalka xafada cml u warey sanosid abwanda
@doolaabxaashi4623
@doolaabxaashi4623 11 лет назад
kuwan wariyayaal ma'ahan dibhalooguceliyo tababarka iyo sida dadka akhyaarta ah loo warayso
@halimomohamed7481
@halimomohamed7481 10 лет назад
barawa
@Kamadage99
@Kamadage99 10 лет назад
naagtan abwaaanada la leeyahay hortaa ma samaroon baaa tolow koley isaaqna maaha GAbooyena MAAHa koley ?????
@samaalegrouptv5310
@samaalegrouptv5310 10 лет назад
Waxaaan wariya yaal m ahan...Dacwad ah ayuu u heestaa ..Maxaa Muqdisho u tagtay? maxaa Muqdisho kaliya ugu heestay? Sidii dumarka ayuu maseersanyahay.
@safiyakulmie7465
@safiyakulmie7465 9 лет назад
Somalia 's
@cawilxassan7020
@cawilxassan7020 7 лет назад
war wxaan dadka sharafta leh ayey sharafta ugu ciyarayan war gabadha kadaya cunsuriyada aad Ku lifaqeysn Abwaanada somaliyed Ana abwanda Qaranka ah cunugan kaso heedo rer marqan land Ali ar kan wariye mhn shit
@muniiromar762
@muniiromar762 11 лет назад
Waxan oo kalaa wariyayaasha cebeesanayo maxey dadka iskugu gubaayaan Hibaaq nooloow abayo Somaliya waa isku mid meeshaa katagto waxad tahay fanaanad qaran
@cabdiyusuf6043
@cabdiyusuf6043 10 лет назад
Kuwaan weriya yaal ma ahan anshaxne malahan gabadhaan dalkeeda waa jeceshahay waane fanaanad qaran somali dhalatay ugandes iyo kenyaan ma ahan kan xooolaha ah cabdi aar la leeyahay fiiri meeshaa u dhalaatay kulaha wtf waxaan waa wariya yaal la dhahaa sht
@halimomohamed7481
@halimomohamed7481 10 лет назад
fhcv
@mozatabdi9008
@mozatabdi9008 8 лет назад
Dabcan dabcan hibaaq
Далее
sheko gaban Faduul waa fiidno
13:22
Просмотров 236 тыс.
Heestii Dhulkayga Abwanaad hibaaq mahamed
6:26
Просмотров 748 тыс.
QARAXYADA (4865)
1:14:38
Просмотров 6 тыс.