Тёмный
No video :(

Baro Afka Jarmalka | Lektion 10.2 | Satzbau - Modalverben | Qaliiji. 

Qaliiji
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Sidaan hore idinkuugu balan qaaday waxaa kubaraneesaa meeshaan sidaa Jumlada luqada Jarmalka loo dhiso. Qeebtaan waa qeebta labaad oo kusaabsan qaabka Modalverbka loogu dhiso Jumlada. isku day adigoo isticmaalaya 100 kii eray aan hore usoo qaadanay inaa Jumlado ku dhisto.
Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
www.youtube.co....
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
www.instagram....

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@deeqodaahir5792
@deeqodaahir5792 3 года назад
Mansha allah walalkey Qaliiji mahadsanid
@hamsedayib7590
@hamsedayib7590 3 года назад
Diese Vedio ist großartig! sehr nützlich und gute gemacht. Mach weiter so und hör niemals auf 👏!
@Qaliiji
@Qaliiji 3 года назад
Dank bro. Mache ich.
@deeqa4113
@deeqa4113 3 года назад
Jazkallah kheyr walaal dadaalkaga
@mriamibrahim5315
@mriamibrahim5315 Год назад
Mash❤❤
@samaancaraale1246
@samaancaraale1246 3 года назад
Maanshaallah mama Allah ku barakeeyo ee bildbeschreiben noogu soodar sadexdoo xabo camal sida briefschreibanka aad noogu soo galisayba dhismaha santeniska noo soo badi mama allah ku cizeeyo🙏🙏🙏🙏🙏
@Qaliiji
@Qaliiji 3 года назад
Insha allah waaku imaaneenaa.
@feelfree4067
@feelfree4067 3 года назад
Thank you, please verbs noosoo badi another 100 please
@sacdamohamoud1396
@sacdamohamoud1396 3 года назад
Mahadsanid wllky
@hssnmoaskar3806
@hssnmoaskar3806 3 года назад
Mahadsanid wll
@ashminaabdi9887
@ashminaabdi9887 3 года назад
Mnshaallah Dankeschön
@seynabmohamed4298
@seynabmohamed4298 3 года назад
mhdsnd wallo
@saacid7182
@saacid7182 Год назад
Asc sxb 👍
@sumaliagood8365
@sumaliagood8365 3 года назад
Danke schön🙏🙏🙏👍
@samaanbadan1163
@samaanbadan1163 3 года назад
Danke 🙏
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 3 года назад
Mahadsanit walaaal👏
@daherchanneljidhibutiile6328
@daherchanneljidhibutiile6328 3 года назад
Masha allaah qaliinji waxbadan baan kafayidaysanay horay usoco
@abdalleali354
@abdalleali354 3 года назад
Mahadsanid qaliiji wll alle hakaa abaal mariyo
@sacdiaomar4632
@sacdiaomar4632 2 года назад
Wall nabargaaga
@abdalleali354
@abdalleali354 2 года назад
Wll lambarkayga maxaad kufalee
@ahmedsaedfarah1634
@ahmedsaedfarah1634 3 года назад
Dankeschön Bru
@mubarikmohamed6376
@mubarikmohamed6376 3 года назад
Macalin waxad noo soogalisaa sida lookala isticmaaloh Kein, nicht, Nie 🙏
@shamsosaciid9248
@shamsosaciid9248 3 года назад
Danke schone
@abdirashidmohamedyusuf3771
@abdirashidmohamedyusuf3771 2 года назад
Asc wll ficilka "mögen" jetzt ka hadaashay Asigoo "immer" ah ka soo hadal ich mag du magst er/sie/es mag wir mögen ihr mögt sie/Sie mögen
@sacdamohamoud1396
@sacdamohamoud1396 3 года назад
Du liegst falsch über mich =waad iga khaldantay Wll jubladaa micnadheda iyo dhismahedu ma ii saxsanyiin adoo iga raliya
@mohamudzeynab1605
@mohamudzeynab1605 3 года назад
asc wll adigo mahadsan qoralka si muqda nogu so daa adigo rali ah anku dhibe
@kafiyo6693
@kafiyo6693 Год назад
MAea
@teamkaasheey8133
@teamkaasheey8133 3 года назад
Ilaahay dartiis iigusaara subscareb iisaara plz fadlan
@Qaliiji
@Qaliiji 3 года назад
Waan kuu saaray guul ayaan kuu rijaynaa.
@suzanmohamed6209
@suzanmohamed6209 3 года назад
Wir müssen die deutsche Sprache zu lernen. Egal was!
@nasrinmuse3616
@nasrinmuse3616 3 года назад
Ich kann meine Hausaufgabe machen
@maryantakow2594
@maryantakow2594 3 года назад
Mögen möchte isku mit miya mögen ich mag
@Qaliiji
@Qaliiji 3 года назад
Mögen Verb ahaan waa lo isticmaalaa. Modalverben ahaan neh waa lo isticmaalaa. Marki Verb ahaan loo isticmaalaayo. Mögen = jeclaansho Ich mag Du magst Er/sie/es mag Wir mögen Ihr mögt Sie/sie mögen.
@hamsedayib7590
@hamsedayib7590 3 года назад
Mya wll way kla duwan yihin mögen waa like afsomali xiisayn mala ku noqonysa möchten waa :want oo ah rabitan ixtiraaam ah höflichkeit
@baashiabdi497
@baashiabdi497 3 года назад
Mögen .. marki modelverben la joogo waxaa loo isticmaali karaa waxaad u baahan tahay oo aad codsi ahaan u weydiisanaysid Mögen.. marna sida Like cml Ich mag meine Mutter markaan modalverben ma ahan waa verb
Далее
НЕ ИГРАЙ В ЭТУ ИГРУ! 😂 #Shorts
00:28
Просмотров 194 тыс.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
Просмотров 4,5 млн
Baro Afka Jarmalka | Lektion 14 | Dialog | Qaliiji.
15:00
НЕ ИГРАЙ В ЭТУ ИГРУ! 😂 #Shorts
00:28
Просмотров 194 тыс.