Тёмный

Baro Attaxiyaadka iyo ku sallinta Nabiga Sallahu calayhi wasallam iyo ducada u dambeysa. 

Nasir Cadceed
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Si fudud u baro Attaxiyaadka Saddaxda qayb ee uu ka kooban yahay. Qaybta kowaad waxaad odhanaysaa:
#Attaxiyaadka
Attaxiyyaatu lillaahi was-salawaatu wadhayyibatu, Assalaamu calayka ayyuhan-nabiyyu wa raxma tullaahi wa barakaatuhuu, Assalamu calaynaa wa cala cibadillaahis Salixiina , Ash hadu al laa ilaaha illallaahu, wa ash hadu anna Muxammadan cabduhu wa rasuluhuu.
Intaa kadib waxaad akhrinaysaa salliga loo yaqaan #Salaatul Ibraahiimiyah:
Sida Nabiga Sallahu calayhi Wa Sallam loogu salliyo:
Allahumma salli calaa Muxammadin, wa Cala Aali Muxammadin, kamaa sallayta Calaa Ibrahima, wa calaa Aali Ibrahima Innaka Xamiidum Majiid. Allahumma barik cala Muxammadin, wa calaa Aali Muxammadin, kama barakta Cala Ibrahima, wa cala Aali Ibrahima. Innaka Xamiidum Majiid.
#ducada
Marka aad salliga akhrisid inta aadan salaama naqsan Ducadan akhri:
Allahumma inni acuudu bika min cadaabil qabri, wa min cadaabi Jahannma, wa min fitnatil maxyaa walmamaati, wa min sharri fitnatil masixid-Dajjal.
#salaadda
#soonka
#duco

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 128   
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 Год назад
Subaxaan allah 😢Waar ileen jaahil baan ahay. Waxaan akhriyo oo dhan waa khalad. Maanta laga bilaa waa inaan iska saxaa 😢😢Mahadsanid wllo
@TURUBO_77
@TURUBO_77 10 месяцев назад
😢
@farduusluqman9380
@farduusluqman9380 3 года назад
Allahumma Salli calaa muxamadi wa cala aali muxamdi kamaa sallaya calaa ibraahim innakaa xamiidum majiid allahum barik cala muxamadi wa calaa aali muxamdi kamaa baraki calaa ibraahim wa cala aali ibraahim innakaa xamiidum majiid ❤️💯💯
@foziafoziaabdullah3075
@foziafoziaabdullah3075 3 года назад
Jisakala I take a screenshot
@nimcoali3664
@nimcoali3664 2 года назад
Wll wax baad ka tagtay
@naciimoabdullahi5765
@naciimoabdullahi5765 3 года назад
Mash allh tabarakalaah jisakalaah sheeq nasir wllo kayga muslimka ahow waxan kaa codsanayaa inaad ilahay dardii igusoo ducaysaan muraad ayaan leeyay wuunaigu adkady
@monaabdi3726
@monaabdi3726 4 года назад
Jazakalah walaalkey Allah ha ku barakeyo
@maxamedcadaani3436
@maxamedcadaani3436 10 месяцев назад
Jasaa allaahu khayr wll alleh hakaa abaal mariyo khayrka ad no faa idaynayso
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Год назад
Jazzakallah wall
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 2 года назад
Jazaakumulaah wll
@maxamedcadaani3436
@maxamedcadaani3436 10 месяцев назад
Sallalaahu calayhi wasalam
@fartuunubdyqaadir2029
@fartuunubdyqaadir2029 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله جزآك الله خير
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 4 года назад
Mansha allah shukran bro Alle Miisaanka Xasanaadka alle hakuugu Daro
@saciidomukhtarmustafsaciid6780
Jasaakallaah kheyr wll❤
@foziafoziaabdullah3075
@foziafoziaabdullah3075 3 года назад
Maansha allah I need that thanks a lot bro you’re the best
@sihaamahmed2143
@sihaamahmed2143 4 года назад
Maasha Allah jisaku laaha khayran 👍
@moasensiofreestyle1767
@moasensiofreestyle1767 3 года назад
Jazakalah
@MaxamedDucaale-gi8jj
@MaxamedDucaale-gi8jj Год назад
Maansha alaah
@faizamohamuud9309
@faizamohamuud9309 3 года назад
Jazakumulah khayr
@amranbeauty6243
@amranbeauty6243 3 года назад
Thnks abwe akhiro iyo aduun allah ajar hakaa awal siiyo
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xigmaabdifatah8354
@xigmaabdifatah8354 Год назад
Mashalah ❤❤
@Gata_only77
@Gata_only77 3 года назад
Shukran walalo
@ruweydaismaan4535
@ruweydaismaan4535 2 года назад
والله ما شاء الله تبارك الله
@qaaliluul8418
@qaaliluul8418 4 года назад
Masha allah shukran illah xasanad kaamil ah hakugu badalo
@hodoabdinur8516
@hodoabdinur8516 4 года назад
Thanks wllkay
@yasminemahamud1332
@yasminemahamud1332 2 года назад
Jazakallahu kheryran
@cabdiraxmaanabshir4446
@cabdiraxmaanabshir4446 3 года назад
Asc walaal Naasir Cadceed, hal su'aal ayaan ku waaydiinayaa!. Labada fadhi ee ataxiyaadka markasta miyaa la akhrinayaa dhammaantii ataxiyaadka?. Mise atixiyaadka hore in gaara ayaan akhrin ka dambena in gaara? Iisoo jawaab walaal adoo raalli ah
@maxamedjamac7777
@maxamedjamac7777 4 года назад
ماشا الله سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@hodoabdinur8516
@hodoabdinur8516 4 года назад
Mansha Allaah
@jamaalmohamudabshir8494
@jamaalmohamudabshir8494 2 года назад
Masha Allah jazakallah
@zamzammahamed5194
@zamzammahamed5194 4 года назад
Jazakal llah
@salmoahmedmohamud4589
@salmoahmedmohamud4589 4 года назад
Scw ❤
@abdirahimdj2600
@abdirahimdj2600 2 года назад
scw scw scw
@quruxsanfiicanbadn6131
@quruxsanfiicanbadn6131 4 года назад
Mahasanid alllaha ku barakeeyo wallkeyga
@ummumaalikibiihi175
@ummumaalikibiihi175 4 года назад
Masha allh wall khayrka nala jecel jasakallaah
@ilhaanmohamedbille6897
@ilhaanmohamedbille6897 3 года назад
Jazakalaah khyr wllky ilaahay haku xafido
@maxamedqadar9278
@maxamedqadar9278 2 года назад
sxbow naga daa somaaliga waayo waxa uu ku fiican yahay carabi waayo somali lama fahmayo waxa aan ubaranay carabi waxaana carabi
@balqiiza.isbishaale5958
@balqiiza.isbishaale5958 4 года назад
Jizaaka Allh
@apdirahmansayga6088
@apdirahmansayga6088 4 года назад
Masha allh alle haku barakeeyo shiiq Naasir cadceed
@khadrohussein7698
@khadrohussein7698 3 года назад
Masha alh ilahey hakubaraheyo
@aadancusmaan4198
@aadancusmaan4198 2 года назад
Masha allah
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 3 года назад
Mansha AllaaH ilaahay hakaa Abaal mariyo wll kayga muslimka ahow
@hilalmakeuphenna8167
@hilalmakeuphenna8167 4 года назад
Mashallah jazakallahu khyer
@ezraabdizalan2205
@ezraabdizalan2205 2 года назад
Ilhay haka jasai siiyo huno masha allh
@ShamsoCali-q9s
@ShamsoCali-q9s 6 месяцев назад
M......a❤
@bashiirdhagool6976
@bashiirdhagool6976 Год назад
Ale wxa ka barya sa igu sexday salda alha aqiro jandi kugu bishareeyo🥺🥺🥺😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@mohapubg561
@mohapubg561 3 года назад
Salalahu calayhi wasalam
@haniabdirashid706
@haniabdirashid706 4 года назад
Mashàllh walaal llh hakubarakeeyo ajirna llh hakaasiyo
@ismannasra4082
@ismannasra4082 2 года назад
Jizaakalaah wlalkey
@rahmadahir3039
@rahmadahir3039 4 года назад
Walalala waan mahadsanday ilahay ajirahakasiyo
@saynabmaxamed2657
@saynabmaxamed2657 3 года назад
Qeer ilahey hakusiyo albabada janada ilahey hakoforo
@mustalifocabdifitaax1852
@mustalifocabdifitaax1852 3 года назад
Gasakumulah qeeran🤲
@taliso1898
@taliso1898 4 года назад
Meel aan kaala soo xariiro adigaa si gaar ah kuu rabay sheekh su aal ayaana rabaa inaa iiga jawaabtid
@SHarmaake31
@SHarmaake31 3 года назад
Thanks wll
@rodaali169
@rodaali169 4 года назад
Asc jaskala khayra allaha ha ku xafido
@jawahiradan7518
@jawahiradan7518 4 года назад
Ilahay qeer ah ku siiyo wllo 😇😇
@warsameyare1565
@warsameyare1565 Год назад
Mhdsnid wllo
@safiyaahmed8768
@safiyaahmed8768 4 года назад
Ilahey ajar haka siyo wll
@suheebhassan7920
@suheebhassan7920 3 года назад
👍👍👍
@ubaxaxmedaden5440
@ubaxaxmedaden5440 4 года назад
Jasakallah wllkena khyrka lana jecel marka aan dhameeyo atixiyaadka miyaa kharinayaa ducada
@NasirCadceed
@NasirCadceed 4 года назад
Haa walaal marka aad Nabiga ku sallisid inta aadan salaama naqsan ayaad akhrin ducada.
@asiye717
@asiye717 3 года назад
@@NasirCadceed ayadoo wali farta iitagan tahy ba wlle
@suldanirsiqchannel1658
@suldanirsiqchannel1658 4 года назад
Ducada ma salaada intaad ku jirta mise marka ka baxdo goorma akhrinaysa ustaad 🙏🙌🏻
@NasirCadceed
@NasirCadceed 4 года назад
Waa inta aadan salaamma naqsan, marka aad salliga akhrisid ayaad ducadaas akhris.
@suldanirsiqchannel1658
@suldanirsiqchannel1658 4 года назад
Mahadsanid 🙏
@suweysmaxamed2289
@suweysmaxamed2289 3 года назад
Scw scw scw scw
@filsansaid2268
@filsansaid2268 2 года назад
Allha ka ajar siyo wll
@rodaomar8441
@rodaomar8441 4 года назад
Scw
@najmamahamed7598
@najmamahamed7598 4 года назад
Mansh allh wll shukran Ala hakaa abaal mariyo❤
@latitres8907
@latitres8907 3 года назад
nice
@safiyaahmed8768
@safiyaahmed8768 4 года назад
Wll noso badi ducoyinka ilahey danbigaga hadhafe
@eglandheyman1192
@eglandheyman1192 4 года назад
Mash aallah qeyr Ilaah haku siiyo wll
@xcel797
@xcel797 3 года назад
0:50
@xcel797
@xcel797 3 года назад
0:50
@xcel797
@xcel797 3 года назад
T
@xcel797
@xcel797 3 года назад
Op
@xcel797
@xcel797 3 года назад
56
@xcel797
@xcel797 3 года назад
65
@ladaanchannel2204
@ladaanchannel2204 2 года назад
Masha allah alle haka abal mariyo
@sagaljilacoow9526
@sagaljilacoow9526 2 года назад
Dambigaaga alaha dhaafo
@shaammohamed8804
@shaammohamed8804 3 года назад
SCW SCW SCW
@maxamedcadaani3436
@maxamedcadaani3436 10 месяцев назад
Sallalaahu calayhi wasalam
@safiyaismacil2969
@safiyaismacil2969 2 года назад
Masha allah❤
@nuurtoabuukar9845
@nuurtoabuukar9845 3 года назад
Jazakallh
@zumalife7681
@zumalife7681 3 года назад
Mansha allah
@mohamedhashi7542
@mohamedhashi7542 4 года назад
Maansha Allaah
@fesalcabdulqadir1815
@fesalcabdulqadir1815 Год назад
Mashaalah ❤❤❤❤❤
@mohamedmohamud7130
@mohamedmohamud7130 3 года назад
Masha allah
@jeyyare5505
@jeyyare5505 3 года назад
Masha allah
Далее
Waa kuma ninkii la seexday BOQOQRADA?.
25:02
Просмотров 114 тыс.
Arkaanta Salaada
11:39
Просмотров 139 тыс.
Barashada ataxiyaadka......🤍🤍
12:40
Просмотров 11 тыс.
Baro Aadaanka iyo iqaamadda iyo ducada Aadaanka
6:32
XISHOODKA IYO DHOWRSANAANTA: SHEEKH MUSTAFE
11:21
Просмотров 29 тыс.