Тёмный

Baro solar controller - Casharkii 2aad - Af Somali 

SomTronics
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Fiidiyowu waxuu ku saabsanyahay sida uu u shaqeeyo Solar Charge Controller (Qoraxda Danabkeeda Qiyaasaha). Waxuu sharxi doona sidii aad dajinlaheyd shaqadiiso, si aad u isticmaasho.
In this video we learn how Solar Charge Controller works and how to setup so you can use for your solar system. This lecture is in Somali Language.
#BaroTamarta #BaroELectronics #BaroElectricity

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@abdinasirmoalin2849
@abdinasirmoalin2849 Год назад
Excellent. Solarka iyo korontada aad baan u fahmaa waana ku fakarayay inaan video wax barasho ka sameeyo, kaaga ayaase iga kaafiyay. Waxaad u soo bandhigtay si xattaa qof walboo aan wax ka aqoon ka faa iido karo oo indhaha furaysa. Hambalyo. Waxaan rajaynayaa inay walaalaha soomaali wax ka bartaan intay maalaa yacni ku mashquuli lahaayee.
@enghamze3791
@enghamze3791 3 года назад
Mnsha allah eng wlhi run ahaantii waa casharo aad noo caawiya,aqoon badan aan ka faaideny mnsha allah eng thnks
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Haye Wll
@diintaislaamka7757
@diintaislaamka7757 4 года назад
Mashaa Allah 'Allah kuxafido
@somtronics1433
@somtronics1433 3 года назад
Amin, JZKH Faido.
@johoradmohamed4600
@johoradmohamed4600 Год назад
Maansha allaah allaah ha ku xafido
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 4 месяца назад
❤❤❤❤
@hassanhonest1668
@hassanhonest1668 4 года назад
Thnks ustaad
@SONCARTE
@SONCARTE 5 лет назад
asc keep showing up wll insha allah hormar baladhan ayan rajaynaynaa
@cr.kaambul6355
@cr.kaambul6355 5 лет назад
ZØÑ ÇÀRTÉ madha allah
@SIMBA_YARE
@SIMBA_YARE 4 года назад
Thanks shaqo wacan
@abdiasis1120
@abdiasis1120 5 лет назад
Asc wall waxan raba suaal ayan raba inan ku wandiyo 1 solar panel 400w iyo 1 battery 200w 1 solar charger controller 40a iyo 1 power inverter 6000w 4light. 40w iyo 1 Tv solar. Panel house wall miya laku istimlikara wall waxan raba inan soibsado isooshka wall adiga ulee aqoon ulee wall
@somtronics1433
@somtronics1433 5 лет назад
Walaal Abdi, waxaad fiirsataa casharkaan. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-p0pbg9vVqsE.html. Isoo dir email somtroniks@gmail.com.
@abdinasirsiyadcasirsiyad7254
@abdinasirsiyadcasirsiyad7254 4 года назад
@@somtronics1433 asc macalin Telkaaga igu caawo plz waxan rabaa in aan wax yar kaa siyaadsado waa codsi macalin Solar 140W 4 xabo aan soo iibsaday marka in aad i caawiso ban donayaa si aan urakibto Yacni
@somtronics1433
@somtronics1433 4 года назад
ASC Abdinasir, email ee soo dir. somtroniks@gmail.com. Inshallah
@shaaciye88
@shaaciye88 4 года назад
Asc sxb wan ka cudsanaya in ad noo sharax did 500w waxa lo istic mali karo 24 sac
@MohamedMohamed-qf9cg
@MohamedMohamed-qf9cg 2 года назад
@@somtronics1433 Asc
@cabdulaahishekeye7679
@cabdulaahishekeye7679 4 года назад
Asc macalin soolar 310w iyo Afar badari oosadax xabo min boqol ah 100 Amer xaa loo istic maali karaa
@abdulahisheekeye
@abdulahisheekeye Год назад
Macalin Janetarka Dc12v 400w marwaxada Daveesha kawaran
@abdulahisheekeye
@abdulahisheekeye Год назад
M.a
@enghamze3791
@enghamze3791 3 года назад
Eng hal fikir ayaan ku soo darsan lahaa in aad noogu darto solar ta ceelasha lagu xidho iyo hababkeeda loo xidhno eng
@kaakaakaamil9184
@kaakaakaamil9184 Год назад
asc engineer nux magnetic majoojinkarta electricity miter
@Ukash-hf9ck
@Ukash-hf9ck 4 года назад
Shaqo fican ba haysa
@cabdulaahishekeye7679
@cabdulaahishekeye7679 4 года назад
Macalin Invartar oo ah 5000w Ac220v Dc12v maxoo iiqaman karaa
@احمد-ع6ت4غ
@احمد-ع6ت4غ 3 года назад
Ò5
@ahmedcabdiaadan1014
@ahmedcabdiaadan1014 8 месяцев назад
Online maleedihiin
@sacdiyoruunofficialchannel3118
@sacdiyoruunofficialchannel3118 4 года назад
Walaal solarka gaduud buushidaya mana joogsanayo maxa kenikara gadudkas Mel laydinkalaxariiiro maledihin
@abshirmohamed7888
@abshirmohamed7888 Год назад
Infagtarka sganbalelka lo dansha
Далее
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 335 тыс.
Maxaa ka haleysnaa saacada masjidka
13:08
Просмотров 678
Tamarta cadceedda
6:55
Просмотров 18 тыс.
Baro Multimeter Af Somali
18:45
Просмотров 32 тыс.
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 335 тыс.