Тёмный

Baro xirfada Bloggin Bil walba $700 iyo ka badan sidee uga sameeyaa Full course bilaw ilaa dhamaad 

Yaasir Marketer
Подписаться 72 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 7 месяцев назад
Shirkadan Domainka ka iibsaday Waa shirkad aad u wanaagsan Halkaan hoose ka iibso ⬇ ⬇ ⬇ www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=6&aff_id=118201 Soogal Telegram keena Linkiga Hoose kusoo dhufo Group channelkeena soogal t.me/Yaasirmarketer
@anasinho8798
@anasinho8798 7 месяцев назад
Ustaad cashirada play list inagu yeel si aan ufahano casharada sida ay iskugu xig xigaan ama numbers inogu yeel waana codsi mudane Allah kubarakeyo cilmiga aad na bareso❤
@bro-Abdi
@bro-Abdi 7 месяцев назад
Wll blogger Bari hore chanelkaga ayaa ka bartay waana smeyay bloger qaabaysan domain iyo Adeaense ii hadhsan hadaba sidee logu❤xidhaaya
@BashiiraadanMaxamuud
@BashiiraadanMaxamuud 7 месяцев назад
Saaxib aad ba ku taagera dhamaanteen waa ku jecel nahay madama si daacada mar wlpa wax noola wadagtid laaakin hal cilad ayaad leedahy kaaso inaadan lahayn team support asxbtada caawiya ama sualaha iyo caqabataha so wajaha markay talooyinkaaga qaatan uga jawaba ma lihid adiguna laguma helo maadama shakhsiyan ani dhan walpa kala so xiriiray mudo 6billood ahna kula so xiriirayay ila hadana fariimahayga kama so jawaabin hady noqoto call ama sms marka sxb waxa ka codsanenan bilaa. Ixsaanag no so jawab ama meel ama xili an ku heli karno nosheg wana kumahdsan tHY mar wlpa Saad dhalinyarada ugarab taagan hadii ad commentigyga aragtidna ha dhaafin ee iso jawab plz
@NaseaFilmshort
@NaseaFilmshort 7 месяцев назад
Tellkyga ma ku zameyn kara ustaaad
@KefahApdul
@KefahApdul 7 месяцев назад
Mnta oo ay tahay 17 February 2024 ayaan samaynayaa blogging website keyga muda kadib isku soo noqon
@abdinurmohamed7932
@abdinurmohamed7932 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad lkn vedioski affiliate marketing eed ka saartay youtubeka goorma dib uso galin ustad aad ban ugu baahnahaye ustad iso jawaab insha allah🙏
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 7 месяцев назад
Ila soco update ka soo wado
@munadubad3629
@munadubad3629 7 месяцев назад
Ustaad domin baan haysta aan ibsday ma hosting baa layga bahanyahay inaan ibsado mise waa isticmaali kara domin kaligi
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 7 месяцев назад
Muuqaalka ku baro sida u sameestay raac
@moohazaani
@moohazaani 7 месяцев назад
Culmigaaga allha hakuu barakeeyo waxaan ognahay inaanay dad badan ayna farxad galineen coursadaan
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 7 месяцев назад
lagend
@Mabsuud-Media
@Mabsuud-Media 7 месяцев назад
Muuqaal ka mid ah kuwa ugu wanaagsan ee aan todobaadkan la kulmay alle haku barakeeyo Ustaad Yasir.
@Motivations518
@Motivations518 7 месяцев назад
Big respect for this guy thanks brh ❤
@HAATIM3
@HAATIM3 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@ordaayecali1348
@ordaayecali1348 6 месяцев назад
Kasoo hadal tiktok markuu video kudhago uu leeyahey not eligible for the for you feed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ishasomaliatv
@ishasomaliatv 7 месяцев назад
aqoon wanagsan ayaa uso bandhigtay inta donayso cilmi aay nacfiyaan
@sawdamuse6991
@sawdamuse6991 6 месяцев назад
su aal wll hadi hostinka qaybta bisha lacgta bixiyo bilkastama layga doonya mida labad maka badali kara bisha labad qaybta labad ee 38 ka ah
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 7 месяцев назад
Please iso jawab maku isticmali kara xirfad master card ethiopian ah wayo ethiopia majogi ee Emirateka carabta ayaan joga Please macalin wllhi wan raba noloshayda inan wax kabadalo
@aadanabdi7611
@aadanabdi7611 7 месяцев назад
Thanks bro🎉😊
@Ciilowmuxumed.8268
@Ciilowmuxumed.8268 7 месяцев назад
Sxb payoneer USD account mabixino idhaheen maxaa xala
@Abdishakour_technology
@Abdishakour_technology 7 месяцев назад
Wll waxad kasoo hadashaa fivver sida loo approve gareeyo
@maxamedsunday5386
@maxamedsunday5386 7 месяцев назад
Wll what’s up ka iga so jawaab in badan ba message kuso qore 🙏
@maxamedmukhtaarmaadow7960
@maxamedmukhtaarmaadow7960 7 месяцев назад
Mobel maku sameysan karaa ustaad please reply
@Bakarbinibra
@Bakarbinibra 7 месяцев назад
ustad khayr alle haki siiyo wax badan kaa faaiday
@AbdulaziizHassan-h2s
@AbdulaziizHassan-h2s 7 месяцев назад
Saxb yasir mahadsanid
@somalilandtour
@somalilandtour 7 месяцев назад
ustaad mahadsanid lkn course ha so gaabin waqtigaa
@footballmen1
@footballmen1 7 месяцев назад
sxb niche ugu fiican aanka samaynaa halkee kahelnaa free keywords tool
@Masabrepio4113
@Masabrepio4113 7 месяцев назад
Ustd inaa kula soo xiriiro ban rabaa halkee ban kaga soxiriiraa
@axmettmoxed232
@axmettmoxed232 7 месяцев назад
Side Ayad Haaye Shb Google Adsense U Sameeya 😢
@h-sc1zp
@h-sc1zp 7 месяцев назад
Wll halkaan kaala so xidhiiidhna su’aalo raba inad iiga jawabtide
@farhanmuse8466
@farhanmuse8466 7 месяцев назад
Yasir mahadsanid wll, Whats upka kala so hadle iso jawab.
@axmed____dayax
@axmed____dayax 7 месяцев назад
Ustaad mahadsanid
@KhadarAli-p7i
@KhadarAli-p7i 7 месяцев назад
Yasir waaku aaminsanahay masuul Koras noo samee
@XamseNuurcatosh
@XamseNuurcatosh 7 месяцев назад
Yasir cadka inaga giiji zxq
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 7 месяцев назад
Thanks sxb aad baad umahadsantahay aqoontaada hadaad dadka uga faaidayso adigana ilahay baa wadooyin kuu furaya
@AhmedHussein-yt5wt
@AhmedHussein-yt5wt 7 месяцев назад
Mashaa alaah alle haku barakeeyo sida cilmiga aad noogu soo gudbinayso wll..
@bashir871
@bashir871 7 месяцев назад
Alle haku sharfo libaax ,dhalinyarada waad nala dadalasaa wadankuna wa shid sxb e dadalka si wad si wadanka iyo nafteenaba dhaqaale ugu samayno
@Saacsoftware
@Saacsoftware 7 месяцев назад
AMA telegram ka noogulasoo wadaag ustaad
@cbaastawaneciise6524
@cbaastawaneciise6524 7 месяцев назад
Ustaad nember kaaga xagee ka helaa
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 5 месяцев назад
Part2 soo dhig wllo
@mohamuttcartan
@mohamuttcartan 7 месяцев назад
Adeer codka iska hagaji
@MuniiraCabdi-q3t
@MuniiraCabdi-q3t 7 месяцев назад
Asc wll Yasir Sidee loo kordhiyaa CPC ga
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 7 месяцев назад
Lasoco
@deeqyare2897
@deeqyare2897 7 месяцев назад
Anigoo somaliya joogaa pro
@hashisaaid6969
@hashisaaid6969 7 месяцев назад
Ninow maad nabartid
@mohamedjama9551
@mohamedjama9551 7 месяцев назад
Yaasirow zhp Domain iyo Hosting baa i ciilayy dhawr jeer baan is iri samayso zhp may iibinaysaa😢
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 7 месяцев назад
Ilasoo xiriir nambarka discription ka yaala
@maheirfarah5307
@maheirfarah5307 7 месяцев назад
Alle abaaLkaga haka dhigo jano😊
@daadir2020
@daadir2020 7 месяцев назад
Mahadsanid guuleyso masuul
@Hellomedia18
@Hellomedia18 7 месяцев назад
Ustaad postiyada iso raacaya marka so qaato sidee la iskaga delete 🤔
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 7 месяцев назад
Muuqaalka daawo wll course ka
@AbdulahiMohamedOsmanDalha
@AbdulahiMohamedOsmanDalha 7 месяцев назад
Mahadsanid zxp
@abdalle.hassan
@abdalle.hassan 7 месяцев назад
Mahadsanid wll
@Shamuure.......12601
@Shamuure.......12601 7 месяцев назад
Thanks
@Somalimedia0
@Somalimedia0 7 месяцев назад
Eng mahadsanid
@deeqyare2897
@deeqyare2897 7 месяцев назад
Sxb mahadsanid
@keykey.co.
@keykey.co. 7 месяцев назад
Nabadoon waxaa samaysay mafiicna kooriska halmar noosoowada dhig dad aan diyaar uaheen onlineka oo degdeg kujiro iyagu waxay kudhahaan hasamaynin Aad baad ugu mahadsantahay kootsikii hore ee DIGITAL MARKETING AHAA
Далее
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 110 тыс.
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 598 тыс.