Тёмный

BARWAAQO MARKII LOO SHEEGAY XANUUNKA AYUUB AYAY ISTAAGA KA DH.. 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 528 тыс.
Просмотров 80 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE
''UBADKII CAAFIMAADKA QABAY BAAN WAX-BARASHU U WAYNAYE MA MID WAALAN BAAD NOO KEENTAY''
Barwaaqo Ahmed is a Somali mother who lives in Burco with her Autistic son. When the doctors gave her the diagnosis, she collapsed. She educated herself on the condition. Her son was mute, and now Ayub is able to speak for the first time at 5 years old. This programme brings hope for all the Somali parents with Autistic children. It was a pleasure to hear this family’s story. Thank you for watching and please share with your loved ones.
ARRIMAHA BULSHADA
MARKHAATIGA NOOL

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 305   
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 года назад
(MASHA'ALLAH)!! Caawa Qofkii ugu Horeeyey ayaan noqday!!!! Waan sugi KARI waayey. waayo dee waa Barnaamij Xasaasi ah!! (SUB HAN ALLAH)!! (ALLAH SWT) AWOODISA bal Eega!!! Impossible is Possiple!!! Qofkii (RABBI) isku XIDHA, xayn daab Celinayaa MA JIRO!! (ALLAHU AKBAR)!!!!!!!!!!
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 года назад
Subxaanlaah Allah muu ka cabso ilmaha yar lama niyad jabiyo hooyo macaan waa dadaashay 🤲🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️
@samiraaden5951
@samiraaden5951 2 года назад
Waa hooyo fariid ah oo kalgacal badan u muujisay wiilkeeda waxaan hubaa inuu meeldheer gaari doono Hooyada ilaahay ha u daayo hooyo Macaan.
@munoali6345
@munoali6345 2 года назад
Alxamdulilaah
@maryanmoalin9788
@maryanmoalin9788 2 года назад
@@safiyadirsche3782 ilahow ucaafi
@nimcoibraahim4138
@nimcoibraahim4138 3 года назад
Mansha allah hoyo ilmaheeda dhib haysta dareenkeeda waan garanaya wl ani wiil waxan haystay 7sano isagoon hadalkisa lafahmayn gaadhay carurta mu jeclayn inu laciyaro dadkana lasheekaysan jirin aniga uunbuu ila sheekaysan jiray waayo anuu waxan fahmay wuxu ujedo. Wiilki kayara oo isagu hadlaya ayan iskulka adgaysid iasgana ad racisid macalimintiban ku idhi wiilkay hadal cadiya kuma hadlo eewl yuuna iga moraljabin kiikayara oo wax dhiganaye isna ardayda hala fadhiyo ee wl iga ogolada haye ayuu iyidhi mamulihii wiilki yara wuuba hadlay 3bil gudahood imika waa 8sano siduu wax ubarto kalay arag msh allah
@queenruby8792
@queenruby8792 2 года назад
Masha Allah Tabarka'Rahman
@hindaabdihafiid9489
@hindaabdihafiid9489 2 года назад
Maan sha alaah walaal ilaahi ha usiyaadiyo
@ayaanmohamedabuukar5466
@ayaanmohamedabuukar5466 2 года назад
@@hindaabdihafiid9489 masha alh Baraka lahh
@rahmohussein490
@rahmohussein490 3 года назад
Intii ilmo xanunsan hesta Allaha u caafiyo anaga kuwa cafimad qaba Allaha na siiyo amiiin aamin
@ayaanmohamedabuukar5466
@ayaanmohamedabuukar5466 2 года назад
Amiin
@farhiyaawale8650
@farhiyaawale8650 2 года назад
Wiilkeyga yahya ayaa hesta xanunka autism waa 10 jir aad ayuu u xanaq badan yahay marar qaar dhibato ayuu isgarsiyaa waana curad key ga ilahay waxan kabaryayaa in allaha ii caafiyo aniga iyo intii muslim ah amiin noo dhaha walalahay gow ❤❤❤ waxan ka jeclahay carurteyda oo dhan yahya yaa rabi ii daji adiga ayaa wax walbo awoda
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 2 года назад
Amiin apaayo speech maloo bilaabey waguu yaraa
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 Год назад
Amiin abaayo Amiin ya rabi
@maryanruuney1875
@maryanruuney1875 3 года назад
Ilhey raxmadisa lagama quusto wiil isaga camal ah ba no jooga waa 14jir ma jiro school iyo dugsi naga aqbalo qof waalan ma hyn krno by dhahaan runti somalidu waa dad dhaqan xun xataa deriska nagu dhaha rerka cunuga waalan haysta wan rajayna maalin inu no ficnado o u ilhey ka hadalsiyo igu so duceeya inshlh
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 3 года назад
Abayo anba waxaan heystaa wiil aan hadlin oo 13jir ah illahay raxmadiisa lagama quusto Allaha noo Caafiyo hadal qeyr qabo Allaha nooga yeersiiyo Aamiin Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 3 года назад
Abayo hadii eey u diideen school iyo dugsi inuu dhigto dhibmalaha adiga macalin u noqo la sheekeyso la cayaar yaanlagu qeylinin waqti gali hadaa awooodo. Waad arki doontaa isnuu isbadalo insha Allah
@maryanruuney1875
@maryanruuney1875 3 года назад
@@quruxabdi8465 amen abyo ilhey ha ino caafiyo waxbo kuma ahee inshlh abyo wan isku dayna ina wax barno lkn xfda intu jogo kama yeelayo ilmahi kle o waxbrsho aadey mrku arko ayu qaracan noqona inu bxo ayu rabaa ilhey maalin uun ha ino rumeeyo rejeeyoyinkas
@mudanhassan6339
@mudanhassan6339 3 года назад
😭😭😭 ilaahay waxba kama qarsoona waxna kuma,. adka fadligiisa haku caafiyo
@caasha93
@caasha93 3 года назад
Wll mcn wan kurademi kara anba wan haysta cunug xanusan Lix sano iyo bar jira hadal iyo socodtona maleh anka ahayn inyar oo hadaaq ah alxmdulilh alle aya mahad iska leh oo kumahadsan wax walba midka soconaya waxa kadaran midka aad qadaysid oo dhigaysid oo aad utahay indho dhego Darreen iyo xoogba yarabi 🤲 intii waalid ilmo kaxanusanyihiin o an ugu horeyo nocaafi 🤲🤲🤲
@hadiahussein7279
@hadiahussein7279 3 года назад
What a mother walahi, she is so incredible masha allah, raxmaanku hakula jiro walalo,
@farhiasahal6820
@farhiasahal6820 3 года назад
What a fantastic mother you are 💯♥️👍Never give up insha allah wuxuu noqonayaa qof muhiim ah mustaqbalka dhow well done 👏
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 года назад
May Allah make easy for you. I have 23 years old son with autism. He will be better insha Allah keep working with him.
@kinako_muna
@kinako_muna 2 года назад
M.a
@haniabdi1363
@haniabdi1363 2 года назад
How is your child sis is he functioning well I have 7years autistic son may Allah subxanahu watacala make it easy for us
@udgooon8562
@udgooon8562 2 года назад
May Allah make it easy for you abaayo I have 6 years old Austim
@udgooon8562
@udgooon8562 2 года назад
May Allah make it easy for you sis we all same abaayo
@shukridool3903
@shukridool3903 2 года назад
Somalidu weysku wada dhaqan dhamaantood 80% waa qashin Qadarta ayeey dadka kucaayaan 😓😓😓
@FADSO
@FADSO 3 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 3 года назад
AUTISM has many stages, and different symptoms. Autistic children are very intelligent but its difficult to communicate with them. AYUUB has very mild autism and he can overcome. May Allah give full recovery
@zakariahassan6002
@zakariahassan6002 3 года назад
I been through all she has and more I was kicked out of the Abubakar masjid in Seattle WA for my son using the bathroom and this lady saw him getting out with our adult with him and he was 6 at the time she talk to him he ignored her then she got mad and grabbed him by his ear and dragged him outside I was praying and didn't saw him but my heart told me something is wrong so I quickly finished my salat and called him the lady come to my face screaming and saying I kicked his nijaso outside I run and saw him by the street almost got hit by cars I grabbed him and put him in the car and went back to the lady she is almost 60 I slapped her in the face so hard her eyes turned red in the second she started crying and some ladies come to her I left the masjid and never went back.
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 3 года назад
@@zakariahassan6002 I am really very sorry about what happened to child. It's ture that most of our people are very ignorant about how to deal with autistic children, they need to train. May Allah help your child and all the children who are severing with autism.
@queenruby8792
@queenruby8792 2 года назад
@@zakariahassan6002 you did a great job I can just feel the satisfactions you felt when you slapped that ignorent good on you girl, I sure can killed someone for my kid it's about time people should educated themselves you cannot touch someone else's child autistic or not, may son has autism too my Allah swt give our children shiffah Allahuma'Ameen
@haniabdi1363
@haniabdi1363 2 года назад
@@zakariahassan6002 it's not her fault our society don't know autism you are also wrong how could you leave autistic child alone and go to pray you have to be responsible you can't slap people while you are doing wrong I have autistic son so every where we go I keep him close to me so you have to be responsible please
@nassermahmoud4558
@nassermahmoud4558 2 года назад
Masha allah cibro ayey inoo tahay wax kasta oo loo samro Allah talda loo dhiibto midhihiisa Waa la helaa. Rabi samir ha inagu arsaaqo. Hooyin ka dhibana rabi hadulqaado wixii dhib ah Amiin ya rabi
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад
masha allah she is good a mother masha allah
@ibrahimdeeq4446
@ibrahimdeeq4446 3 года назад
Waan oyay sababtuna waa wanaga hooyo iyo awooda alle oo is kashaday Alle hayno daayo hooyo mcn
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 года назад
Masha Allah tabarikalha Allah ha cafiyo inti xanusnaya Ayuub Allah ha usiyadasoo cafiyo daka
@ayaanabdi4438
@ayaanabdi4438 3 года назад
MashAlla wllo wiilbaaa sidaaa iga xanuusanay igu soo duceey
@fartuunsahara923
@fartuunsahara923 2 года назад
Allaha inoo caafiyo wiilka abaayo
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 3 года назад
mansh allah ilahay haku wado cfimadka clxafid adna mhdsanid sida quruxda badan eed barnaamijka ❤️
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 года назад
Wallee anna qisaan ka hayaa sheekadan !! Illhay mahadiiiii alxamdullillaah
@ayanabdulahi5502
@ayanabdulahi5502 2 года назад
Masha alaah manalawa daakikardaa
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 года назад
se oga baxday noshe^
@mariahonest2642
@mariahonest2642 2 года назад
Abayo noogasheekee dad baan aqaan oo caruurtooda hayo
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 года назад
Masha Allaha way ladadashay Illahay haynowada barakeyo lakin wa hooyo adag waayo halka aykasobaxaday wa meelanay cawimo helin dadka ku nool wadamadan galbeedka iyago cawimo haystan ayay hadana qariyan ama anay cawin masha Allaha mabruug Barwaqo walahi hooyo adagbatahaye Allaha haku barakeyo hana ka abalmariyo
@mamaxamza9182
@mamaxamza9182 3 года назад
Masha Allah ayuub alaha barakeyo ana wilkeyka xamza alaha ika hadalsiyo plz iku so duceya
@rahmohussein490
@rahmohussein490 3 года назад
Allaha u furo hadalka iyo wax walbo xamza tabanayo insha Allah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Illaahay hakuu caafiyo
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 3 года назад
Abayo anba waan heystaa wiilkeyga ma hadlo . wiilkaga iyo wiilkeyga iyo intaan hadleynin illahay hadal qeyr qabo haka keeno Aamiin Aamiin yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 3 года назад
Allah ha u caafiyo insha allah
@mamaxamza9182
@mamaxamza9182 3 года назад
@@qaaliyusra7541 aamin yarabi
@saidojama1170
@saidojama1170 3 года назад
ManshaAllah Tabarakallah waa hooyo wanaagsan oo ku dayasho mudan abaayo mcn adiga iyo Ayuub yare waad guuleeysan doontaan InshaAllahu dadallkaga halkaa kii wad InshaAllah
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 3 года назад
Abdihafiid walal xanuunkan barnaamij ka diyaari waxa keena ,waxaa lagu garto,waxa waalidka looga bahanyahay waa waano
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 года назад
aniga il baan ufahmay dawadana quraan
@urboowabdi2212
@urboowabdi2212 2 года назад
@@faidochannel7486 haa aniga xitaa il bay ilatahay wayo ilmaha kuligod waa ilmo qurxoon
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 2 года назад
Xanuunka Autism afingiriisi.مرض التوحد عربي.Magac cusub ee somali kaligii noolashaha.Masha Allah ilaahay wax ku adagi ma jiraan.ان الله على كل شيء قدير
@suleimanahmedali4360
@suleimanahmedali4360 3 года назад
Masha allah tabarakalah waa Alle mahadiis Allaha ku xafido walal Allaha ku barakeeyo adiga iyo intii muslima owlaad heesato intaan heesanin Alle wayne Haku arsaaqo awlaad baariya RUNTII RABIGEEN WAA DEEQSI BADANE GACMIHII LOOTAAGTANE MARNABA MASO CELIYO AYAGOO MARAN Tan kalane ducada hooyado marnaba lama seero Balse hooyadaan somaliyeed dadaalki iyo ducadi badneed ayee kamire dhalise waxee tusaala u tahy WAALIDKA WANAAGSAN...M A MY BRO ABDIXAFID WAA SIDAAD KA DHAWAJISE..FAFIRUU ILALLAH ALLAHA RAXMAANKA KARIIMKA DHANKIISE AAN U CARARNO MARWALBO WALALYAAL INSHA,ALLAH ADUUN IYO AAKHIRANE WAAN LIBAANI DOONAA HADAAN RABIGEEN YAQIINSANO ISKUNA DHIIIBNO...
@yuukasedow
@yuukasedow 3 года назад
Aamiin walal adnah illah haku xifdiyo inshaAllah
@fartuuncolowofficeil7970
@fartuuncolowofficeil7970 2 года назад
Mashaa alaah ilaahow hooyo qalbigeda waa nafiif ilaahow unaxariiso hooyoyinka dhamaan anigaaba kufarxey walaahi ilaah yaa culeeska baabi iyo ilaahow adiyaa a ooda iskaleh ilaahow waxaad naga heyso hanagu soo deen aamiin aamiin yaarabi
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 3 года назад
Walaal gabadha numberkeeda noosoo qor aan Soomaalideena dal iyo dibadba aan dhaqaalo ku taageerno si ay wiilkeeda iyo ubadka kale u caawiso maadaama ay macalimad qibrad leh naxariis iyo dulqaadna ka muuqato.
@samiraaden5951
@samiraaden5951 2 года назад
Waa figrad hagaagsan xagee lagala xariira gabadhan waa inan center ciyaalka disability leh oo dhan leh wax lagu baro Aan la dhisno.
@ibrahimmohamedsalah9100
@ibrahimmohamedsalah9100 3 года назад
Cabdi xaafid wariye ma sha alah alaah haku barakeeyo
@kikitvkikitv984
@kikitvkikitv984 3 года назад
Maansha alaah marku weynado ayuu ka sii fiicnaan doona insha alaah
@gaaboqaalichannel6975
@gaaboqaalichannel6975 3 года назад
Masha allah ilahay ha u ziyaadiyo ayuub yare wadareemikaraa dhibatada #otisamka iyo dhaga hadalka dadka Aniga waxa heesta wiil cudurkaas lanoolyahay aada ugu faraxsanahay ilahay hano wada caafiyo caruurta
@queenruby8792
@queenruby8792 2 года назад
Allahuma'Ameen walal
@usaameosmaanmoallim8197
@usaameosmaanmoallim8197 3 года назад
Hooyooy halkaad adiga mudantahay waaa hoygii janadee harihii janada iyo hooskii macaanaa rabbi kuu hibeeyoo waligaa halkaas joog waligaa halkaas joog waligaa halkaas joog. Hooyooyinka ilaahey dambigooda dhaafo iyo dambi waalidkoodba . Aan baari unoqono hooyooyinkeena . Janadeena lagahooda ayey ku hoosjirtaahe .
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 года назад
Xanunkas waa xanun aan wagii hore jirin waa wax cusub illaahow caafi intuu hayo allana hakabadbadiyo ilmaha
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 2 года назад
Wuu jirey but anaga dabaal doqon ukaseyney
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 года назад
@@zahrahassanasc2984 haa sas miyaa hada lenbamaqlaa hore wax shegayo mamaqli jirin alle haka badbadiyo carurta
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 2 года назад
@@fadumonuur7264 amiin apaayo aniga gbr ayuu iga heyaa Allah haiishaafiyo cunuga haben iyo malin ciid tariikh sacadaha ceeb khatar makala garanaayo manaa walna mana fiyoobo anaga cml ma ahan ahan 😔🙁
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 года назад
@@zahrahassanasc2984 waan kaxumahay abaayo alle hakuu cafiyo alle hakuu fududeyo qof xanunsan heesmadiisa masahlana
@hodanhodanhasan5504
@hodanhodanhasan5504 3 года назад
Allaw cafi qofkastoo xanusan amiiiiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 года назад
Maasha allaah rabbi baa mahadleh walaashayna mabruuk baanleenahay waankula faraxnay hooyo oo dhan alow dhibka kaillaali wixii na asiibana nagu sabarsiii amiin yaarabbi
@maryancabdi5933
@maryancabdi5933 3 года назад
mashaa alaa abaayo caafimaad taam ah ale ha siiyo mashaa alaa wad dadaashaa ale hakula garab galo
@ubahayanle3292
@ubahayanle3292 2 года назад
Mashllaha walalo igu so duceya wiil yar iga xanusan hadlkana rabi igu furo barwaaqo isku qisaan nahey runtii maalinti shan dhakhtar ayan adi jirey mid walba wax laga bogsdo maha rabi kama qusan lpz barwqo ila so xiidhidh walal
@sofiahussein4572
@sofiahussein4572 3 года назад
Mansha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Ayub iyo hooyadii
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 года назад
Maasha Allah ayuub yare Allah ayaa u gargaaray.Allah xafido aamiin yaa Rabi 💞
@saidali7233
@saidali7233 3 года назад
Ayuub Allah ha xifdiyo hooyo karti leh maasha allah
@sahrakoow288
@sahrakoow288 3 года назад
Manshaaallaah wllo allaha kuu caafiyo ilmahaga iyo intii ay ka xanuunsanyihiin allow noo xafid dhamantod.
@umuyusuf2293
@umuyusuf2293 3 года назад
rabi haynoo caafiyo awlaada iyo dhamaan umadeenaba
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 года назад
Anigaba wiilkeyga ayuu ku dhacey lakin ilaahey waa iiga caafiyey markuu gaarey 7 jir ilaa hadana ma geyn dugsi iyo school sababtoo ah somalia 🇸🇴 wey ku caayanayaan xanuunka ma yaqaanaan alhmd lilaah now he is talking and he is normal alxmd lilaah ilamahoo dhana ilaahey hanoo caafiyo aamiin
@umu-anasali3187
@umu-anasali3187 3 года назад
Abaayo canuga wax barasho gee had how markuu weynaado lama qabsan karee
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 3 года назад
@@umu-anasali3187 abaayo waxaan ka cabsanaa in leyga dilo qalbigana laga jebiyo marka hadda waxaan rabaa inaan keeno Europe ilaahey ha ii fududeeyo mahadsanid qaali
@amalhamudmohamed6450
@amalhamudmohamed6450 2 года назад
Ilmaha wax barasho gee wall
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 3 года назад
Mashallah ilahay ha ugu wado hadalka illahey baa mahadleh
@ubahaliomar2396
@ubahaliomar2396 3 года назад
Masha alah she is good mather alah ha kula garab qabto
@ahmediqbaal9064
@ahmediqbaal9064 3 года назад
Wellcome cabdi xafiid burco waan kugu soo dhaweeynaaa
@hamdanuura9533
@hamdanuura9533 3 года назад
Masha Allah Allah haku xafido hbo yariisow rabi haku xafido abaayo 😍
@samiyaabdullah7065
@samiyaabdullah7065 3 года назад
Maasha allaah wllo barnaamijka arimahah bulshada waxan kugu boorinaya inaad hooyoyinka aad sidaa niyada ugu dajisid anu barnaamijkan waan la socda oo madaxa ayaan ku dajistaa anigu ba waan haysta ilmo midhikaala
@monasamatar3199
@monasamatar3199 3 года назад
Maasha Allah ilaahay habarakeeyo oo ha usiyaadiyo Hooyadan qaaliga ah. Walaal cabdixaafid aad ayaad umahadsantahay Barmaamijkaagan qaaliga ah. Hooyooyinka haloobadiyo Barmaamijyadan oo kale. Khaasatan wadankeenii aad ayaa loobaahanyahay in loo sheego Bulshadoodhan. Walaashana ha usheegto Bulshadeena aan fahansanayn.ayana alle habarakeeyo walaahay waa Hooyo Fariida oo kudayasho Mudan. Anaa casharo kudhigtay Run teedweeyaan siday inoo sheegtey waa qof fahantay. MAASHA ALLAH.
@suraayohussein688
@suraayohussein688 3 года назад
Wlh ciylka xanuka Qabo waxa kacalibadan majiran wlh plZ wll ilasoxirii Qosadan hooyo nolasha xita hasata ilama sariir jiifa plz wll plz an kula Qesade my is toro inshallah plz
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 3 года назад
Allahu akbar allow caafimad taam ah si wa wax lagu farxo horay usoco qaali🌷🌹🌹💓💓💓❤❤💓💓💓💓💗💗💗💗💗🥰❤❤❤❤
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 3 года назад
Allaha siiyo caafimaad taam ilaahayna Ha u sii siyaadiyo
@hassanonline
@hassanonline 3 года назад
Masha Allah, Alle ha xafido. Waad ku mahadsantahay barnaamijka
@inaadarwish206
@inaadarwish206 3 года назад
Aaaw mashallah he got me 😢up may Allah bless him and give him great life
@naimo3372
@naimo3372 3 года назад
Masha Allah tabarakallah habo mcn soo barbar insha allah 🤲♥️♥️♥️♥️
@ifraahahmed8323
@ifraahahmed8323 2 года назад
Maasha Allah ilaahayaw xifdi anigaba wan ahay hooyo heysata hal wiil oo bishaan noqdey sideed sano walina hadal sax ah ma hadlo kal kalmad ayuu marmar dhahaa ilaahayaw na caawi aniga iyo hooyoyinka ila Midka yaa rabi 🤲🤲🤲😭😭😭😭
@ayanabdulahi5502
@ayanabdulahi5502 2 года назад
Aamiin
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 3 года назад
Masha allah ayuub yare ilaahey ha xafido iyo hooyo
@GgGg-pm2eu
@GgGg-pm2eu 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك
@macab6141
@macab6141 2 года назад
Masha alah. Dad badan bay hooyadaan wax uqaban kartaa. Haa lataageero. Dad badan oo yurub jooga bayka fiican tahay runtii.
@sorryme6860
@sorryme6860 3 года назад
Hore u soco walaashay masha allaah you did a great job. Bravooo sis
@fartuuncaabiofficial6850
@fartuuncaabiofficial6850 2 года назад
Maasha Allah abaayo allaha usiyaadiyo caafimaadka iyo aqliga adigana hakuu naxaristo waxaa tahay hooyo Macaan wanagsan
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Alxamdulillahi Rabbiyoow usiyaadi caafimaadka ayuub iyo inka xanuunsanba Aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi.
@salathofarah8238
@salathofarah8238 2 года назад
Ma sha Allah Tabarakallah Allah is great everything is possible Alhamdullillah am happy for Ayub
@riimhas2432
@riimhas2432 3 года назад
Masha Allah Hooyo waa Hooyo ❤️🥀
@qalimedinah9515
@qalimedinah9515 2 года назад
maasha alaah hakaquusan alaah. ilaah hy ayaakahadli ya cidkaste
@hani8826
@hani8826 3 года назад
Mashaa Allaah alle ayaa mahad leh🤲🏾👍😍🇸🇴
@abeltv5262
@abeltv5262 3 года назад
Asc walal illahaye baa cudurkeena illahay baana xanuunka kaqaadi kara qofkastana waa in uu illahaye isku xiraa waxaas oo dhana waxaa lagu eegayaa caaqidadayad maasha allah illahaye bayemahad u suganatahaye ayuub illahaye baa caafiyaye🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zamzamhassan5603
@zamzamhassan5603 3 года назад
Masha allah wll barnamijkada waan ku xiranahay saas markasta noogu sootabido ilaa universal alle ha ku xafido
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 3 года назад
Masha Allah ayub Allaha xafido Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
@saynab2031
@saynab2031 3 года назад
Op tisga haduu soomaliya joogo waa dhama kan yurub masha allah
@kinsialin8009
@kinsialin8009 2 года назад
Good mother, caring mother !!!
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Mashallah alaha haucafiyo wilka ye
@maria..8
@maria..8 2 года назад
Masha allah waa hooyo dadaalaysa ilahay ha Ina Garab galo dhamaanteen Ciyaal keena wa inaan u hagar baxnaa oo an wakhti aan kula sheekay sano siina
@saadiaahmed7975
@saadiaahmed7975 3 года назад
mashaALLAH, GABADH FARID AHAA WEEYEE
@mumtaazali3824
@mumtaazali3824 3 года назад
masha Allah hooyo karti badan ayado wadankedii joogto
@fadumohassan6087
@fadumohassan6087 3 года назад
Mashallah she is good mom
@fartunq1128
@fartunq1128 3 года назад
ManshaAllah TabaarakAllah hooyo karti leh waxwalba weyka gudubtaa 😘❤❤❤❤❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Walaahi waa hooyo fariida sidaa ayay gaaladu hadalka ugu horkacaan hooyo qaaliya weeyaan qalab ayaa jira wax lagu baro illaahoow lagarabgal
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 3 года назад
Masha allah allah ha ucafiyo isha allah
@faadumofaarax5678
@faadumofaarax5678 3 года назад
Mash alh ilhy hawsiyad sho cafimadka ruunti wafarxay
@munoali6345
@munoali6345 2 года назад
Alxamdulilaah mahadsanid
@mariansaid1129
@mariansaid1129 3 года назад
Amiin Masha Allah 🤲
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад
masha allah thank you
@saadiadirie3877
@saadiadirie3877 3 года назад
Masha alaah waa hooyo kartibadan ayuub yare alaha usiyaadiyo hadalkiisa amiin
@muno3218
@muno3218 2 года назад
Walaasheey Allah kucaafiyo ayub yare ani waxan arkay gabadheyda baa hadli hiring wayna oohin badnayd markay afar sano jirtay baan dugsi iyo iskool geeyey ayadon hadal an aqoon fahamkana kuyaraa sanadki uhoreeyey ba isbadal ankadaremay hadalki bay bilowday inkasto saxnen hadana alxamdulillah way hadasha sifcn inkasto quranka dhib kuyahay yacni karitankisa
@queenbos558
@queenbos558 2 года назад
Mashalalh great mother😍
@kingcobra482
@kingcobra482 3 года назад
Masha alah ayuub alaha dhoowro 👏❤️
@caynibilan4915
@caynibilan4915 3 года назад
Mash Allah Hooyo Wanaagsan 😘 Allah hakuu barakeeyo Abaayo adi iyo Ayuub
@fatiyamohamud7244
@fatiyamohamud7244 3 года назад
Masha Allah
@hoodomo7789
@hoodomo7789 3 года назад
Masha Allah hooyo mcaan
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 3 года назад
Hooyo qaali ah ayaa tahay ayuub caafimad buuxa allaha siiyo m llh
@fadumohassan2845
@fadumohassan2845 2 года назад
Mansh Allah Wallo ilaahay xigmada ha ku siyaadiyo
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 2 года назад
Isha allaah kheer abaayo
@nawaranura8297
@nawaranura8297 3 года назад
Maansha allaha walashay gacalo illaah haku grab galo ayuubna in yar kaliyaa u dhiman Insha Allah wuu gaari donaa c,/ xafidow wll noso badi barnamij yadaan markhatiga nool C/xaafid insha allaah sidaa sheegtay iftiinka waan gaari donaa hoyoyinka waxaan leeyahay illaah ka ajar xisaabsada guusha way dhawdahay
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 2 года назад
Masha allh abyo wu fcnyahy wiilki e usi wad dadaalkga khuraan bdana sar insha allh anigba walashey ayay ujogta gabr yaro cudarkn khabta runti ad ayay ugu dadashey hdana way fcnthy school na way dhigta iyo dugsi khuran kba caruurtna Wala cayaarta ila hdana hooyaded aya faraha kuheysa e hooyadi rabta Inan talo fcn siino ila so xariira ilaaheyna talo saarta insha allh
@urboowabdi2212
@urboowabdi2212 2 года назад
Asc abayo ana talo ubahan senkula soxirira waxa iijogo wiilyar autisme ah allaha korbada kafeedo hoyo kasto kurbesan
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 2 года назад
@@urboowabdi2212 wllo xage jogta cudurkn waxa nga khba gabar yr o walashey dhashay alx hda wa fcn tahy dadal dher kadib iyo khuran sar Marka iso sheg ciwankga insha allh
@zudah
@zudah 3 года назад
Autism child will talk if they get the support they need and also there is different stages. Masha Allah maybe bless ayub❤
@khadra40
@khadra40 3 года назад
Walal allha kucafiyo insha allha allha kubarakeyo
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 3 года назад
Mashaa ALAAH tirada sifiicsn buu uqoray.
@fadumohassan2845
@fadumohassan2845 2 года назад
Mansh Allah laaquwata ilaabilaah Ilaahay ku xafido habaryar
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 года назад
Cabdilaahi macalin dhoodhan mudo muu hadlin qofkasto oo ka soo jeeda qomiyada soo way ogtahay shaqsida iyo caqliga dhoodaan
@ayaanabdi4438
@ayaanabdi4438 3 года назад
MashAlla qof hooyo dareemay
@mina970
@mina970 2 года назад
Subxaana Allah wallshay wuu khaldamay rawdo kaa qabanayso way jirtaa
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Masha Allah waa hooyo wanaagsan
Далее
Friends
00:32
Просмотров 865 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 14 млн
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 45 млн