Тёмный

Bashir Jaawi | Heestii Caad iyo Wardheer 

Caweyska Dalmar
Подписаться 822 тыс.
Просмотров 795 тыс.
50% 1

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 274   
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Год назад
Heestan manta dhan waa radinyayey Og ayaa salaamyaa dumishiyaal from sanaag iyo naag hartiya❤️😍
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Halkeed ku maqashay sxb?
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Год назад
Inan iska soo duubtty ayn ku arkyy storiegeeda
@raqiyamaxames3839
@raqiyamaxames3839 Год назад
Anbasidookale
@ilhantash4382
@ilhantash4382 Год назад
Dumashi bilaney ❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
Sido kale dumashi qaali waanka qaadnay salaanta mid lamid ah ayaan hawada kuuso marineynaaa anagana
@xidigtacayn4312
@xidigtacayn4312 2 года назад
Ogaadeniya waaan jeclahay wlhi jarar iyo wardheer qoraxay goday nogob afdheer from.dhulbahante 🐎
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 5 месяцев назад
😮😮😮😮😮
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 3 месяца назад
Dhulbahante aduunka ugu jecelnahe wlhi hada Ogaden nahe ❤
@Updi7079
@Updi7079 3 года назад
Dhulka somalida meeshan ugu jeclahay love DDS 💗🇸🇴💯💥
@cabdinuurmuuse7998
@cabdinuurmuuse7998 3 года назад
From mugdsho🇸🇴❤🥰✌👈💪
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 2 года назад
Ma ahi ugaaden hadana wan Iska jeclhy heestan kama daalo dhagysigeeda runtii from puntland 🇸🇱❤️💋✋
@rahmaupdi4017
@rahmaupdi4017 Год назад
DUMSHI
@huuno1432
@huuno1432 3 года назад
Dhaxalkii awawgay Jarar qoraxay Goday gacalo wardher afdheer Nogop dawo Libaan sitii shiniile erer Jijigaa ❤️🧠🏡🏡🏡❤️💯💯🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇲💯✅
@cadesulaymanarthurmel0413
@cadesulaymanarthurmel0413 Год назад
Ugaadinomo dhuuuxa idhaqaaqay hno
@philantropist2156
@philantropist2156 Год назад
Dhiiga Zone Liipan I Miss You🥲💔
@lovepeace1286
@lovepeace1286 Год назад
Nafta karaaliya ogaden iyo dhulkiisaba.❤️
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 3 месяца назад
Ina hooyo ❤
@lailacabdiguuleed5612
@lailacabdiguuleed5612 3 года назад
Anoo Qoraxey laafyoonayaa iska niyeyta hadda waa hadda anoo Xamar jooga my birth region❤😥
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 года назад
ana kula laafyoone ma is raacna hùuuuno 😍🥰
@lailacabdiguuleed5612
@lailacabdiguuleed5612 3 года назад
@@MohamedOmar-lr9zj Inakeen Jaalle😘🌳
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 года назад
@@lailacabdiguuleed5612 isi qabo dee omarfarouq10 tiktok
@gobaadali1667
@gobaadali1667 3 года назад
Wan idin ku jira qoraxdi laygu dhaly 😍😍😍
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 3 месяца назад
Ana ano Jubbaland jooga Qabridahar dhex socda ❤😂
@cabdinuurmuuse7998
@cabdinuurmuuse7998 3 года назад
Wlhi dhulka somalida afdher io qoraxey ujclhy waligeyna matagin ❤🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴✌👈💪😭👈from mugdsho
@abtiadeer5789
@abtiadeer5789 2 года назад
wa meel aad uqurux badan xiligi robaad
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 года назад
Afdher iyo qoraxay wa dhulkeni 😢hargelle iyo qabridaharna wa casimadahoda 👑wankugu so dhawenayna
@xafsaali3651
@xafsaali3651 3 года назад
Caado iyo wardheer baan ku geeyn iyo ciidi jarareedee masha alah waa dhulkeygii uu aabo macan ku dhashey alaha ii kaso inaan soo barto 😘😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cadesulaymanarthurmel0413
@cadesulaymanarthurmel0413 Год назад
Waan u xiiisay dhulkii huuno malabana ma kuso dalxiisiyaa dhantaynaa hno
@raqiyamaxames3839
@raqiyamaxames3839 Год назад
Maya
@raqiyamaxames3839
@raqiyamaxames3839 Год назад
@@cadesulaymanarthurmel0413 🇸🇴🇨🇱
@deeqaaxmed4352
@deeqaaxmed4352 19 дней назад
Ala heestan wan raadinayey xasuus qof igu qaaliyaan ku xasuusanaya oo iga maqan ilhy waxaan ka rajeynyaa inaan wada dhageysono😢😢😢
@nimcocismaan2589
@nimcocismaan2589 20 дней назад
heestan darewn goniya yey nosameya inan sxp aan hy ayaan ku bartey waxa u qaadi jirey jcylkedi oka tahriibey xazuz😢😢😢
@caaisha-cuudkooreeye174
@caaisha-cuudkooreeye174 3 года назад
Caado iyo wardheer baan ku geyn Iyo ciiddii jararreede. Guri gobeed gurigii bah ayeeyday dhulka soomaaliyeed meelaha aan ugu jeclahay.❤
@garaadkasomaliyeed9593
@garaadkasomaliyeed9593 11 месяцев назад
😍😍😍
@lastqueen9256
@lastqueen9256 Год назад
Anoo mareexaan🇲🇫 ogaden wiilban kajeclaha ma la isodhawaynayaa dumaashiyaal ❤ calaf ha igu kaasimo qof kle ii cuntami waaah especially dhagax buur 👥️️
@InjinerCabdiraxman
@InjinerCabdiraxman 7 месяцев назад
Anoo Abgaal Eh Hadaan Soo Dhawaado Kewrn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-em1lw5gt2s
@user-em1lw5gt2s 5 месяцев назад
Kuligiina welcome Soo daahday
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 2 года назад
Wiilkaan Bashiir ah Cod alle waa ugu deeqay Wardheer magaallo Fanan kastoo qimo leh u heesay Wardheer &qoraxeey ❤️❤️
@aminamohamed5851
@aminamohamed5851 3 года назад
Dumaashiyaal mar waan so arki dhulkiina🇬🇲❤️
@AxmadB89
@AxmadB89 2 года назад
What a song 🥰 What a sound 🥰 One Love From Galkacyo ☝️❤️ 🇸🇱
@wiilgedo277
@wiilgedo277 2 года назад
Calaf ha igu kaa simo qofkale ii cuntami waaye 🤘🙏🤘
@lovenature8647
@lovenature8647 3 года назад
Nogobaa cirkoo da'ay balaxsan cimiladeediiyee wow what a song dhulkaygii u xiisay😍👌
@munamaankachelsea1221
@munamaankachelsea1221 3 года назад
Wlh waan jeclhy heestan from Mogadishu cadeey
@xamzezanchez7685
@xamzezanchez7685 3 года назад
FROOM JIGJIGA WE LOVE INta KALE❤👏
@shukriali1489
@shukriali1489 3 года назад
Dhulki qurxdabadana rer abtigay noolada🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️🇸🇱
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 2 года назад
Ogaadeeen waaan jeclahay Inabti waa ree abtigay isaaqnimo +ogaadenimo = diomon 💯❤
@nimcoladan6005
@nimcoladan6005 Год назад
My blood 🩸 OG from dhulbahante ❤
@yasirarafat8439
@yasirarafat8439 Год назад
Ogaden territory is the greatest in east Africa. . Sweart hearted people. Beautiful girls. Camels . And petrol 😎
@yasminequeen5250
@yasminequeen5250 Год назад
Wow you so nice and I like your beautiful word mashallah 💚💙❤️🇬🇲🥰🥰😍😍👌👌
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 Год назад
Thank you ❤🥰 we are humbled
@yasirarafat8439
@yasirarafat8439 Год назад
@@yasminequeen5250 yeah cuzzy we are 🔥
@az6475
@az6475 Год назад
Only OG would write this
@hawaomar1447
@hawaomar1447 8 месяцев назад
WORD.
@Mdeck14
@Mdeck14 2 года назад
I love this song from mudug hobyo🐐❤
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 года назад
👑
@msssammy
@msssammy 2 года назад
Wlhi goboldda dds waa jeclahay🥺inzha allah one day waan tagin doonaa dhamaan saaxiibo bdn wku sameesan doonaa🖤🖤🥰I love you from garowe puntlnd🩸🖤🥰
@buudhidek9542
@buudhidek9542 Год назад
Aniguna putlan baan uso soctaa ee aan igu so dhawaysid markaage iso qabo markaad so socoto
@salebangambol587
@salebangambol587 2 года назад
Heestaan wan jeclahay inan iska dhagaysto from puntland
@FriendsofCopenhagen
@FriendsofCopenhagen 6 месяцев назад
One of the best songs I have listened to. Amazing voice. First heard from Roro TikTok.
@mohamedsagaale9498
@mohamedsagaale9498 2 года назад
What a song love from galgacyo
@ayaanmaxamed918
@ayaanmaxamed918 3 года назад
Mansha alaah afkaaga Cano geel Laguqabey il xuni kuma aragto ciidii Jarar jano💘💘💘💘💘👌👍💪
@mascuudmohamed6467
@mascuudmohamed6467 3 года назад
qorxyda caNka ayaad casarkii laaafyoone from garoowe i like drs
@khaledbabanaye2778
@khaledbabanaye2778 3 года назад
Qorxayda qaanka ayad casarki laafyoone 😍 waa wiil idinkaso salamay gedo
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Год назад
What a song !! From hergeisa❤
@mohamed-khairrobleh8041
@mohamed-khairrobleh8041 4 года назад
MashaAllah cod iyo erayo isku dheelitiran, horay uu soco.
@aminahassan7877
@aminahassan7877 4 года назад
Hassan Omar
@don-hero21
@don-hero21 2 месяца назад
Still 2024🎤🔥❤️‍🔥
@mariahassa
@mariahassa 3 года назад
Dhulkas wa ina so barto 😍 ya I racayo
@fouziaali3993
@fouziaali3993 3 года назад
Aniga insha Allh ❤️💯
@shaaficiducaale8964
@shaaficiducaale8964 3 года назад
Deee
@shaaficiducaale8964
@shaaficiducaale8964 3 года назад
Aniga
@mariahassa
@mariahassa 3 года назад
Shafici de kalay naso bar
@shaaficiducaale8964
@shaaficiducaale8964 3 года назад
Deee
@naimo33
@naimo33 3 года назад
Godey baan ciyaar kugu tumi meel cagaar badaneee wow amazing ♥️💯👍👍👌👌 💚💙♥️
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 года назад
❤️
@ShafiShafi-zr2rn
@ShafiShafi-zr2rn 3 года назад
Godeey gacalo meeshii xuduntayda ku aasantahay ❤ 8 sano kasoo maqanahay, miss my home town ❤❤❤
@sundussiciid7432
@sundussiciid7432 3 года назад
🥰🥰🥰🥰
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 6 месяцев назад
2024 ayan tiktok kaso radiyey😢❤ wow ogaden salamaya😮
@sucdihoosh6582
@sucdihoosh6582 3 года назад
Mashallha alha ku barakeyo dhulakaga wardheeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamin
@faysalhilowle8001
@faysalhilowle8001 Год назад
I will appreciate my brother big great from farjaano kismanyo
@mqoslaye1949
@mqoslaye1949 3 года назад
og ismuujiya love isaara kk
@abdi......399
@abdi......399 3 года назад
War gobolada somali-galbeed magacyo qurxoona SITTI,NOGOB,QORAXAY,FAAFAAN, LIIBAN. 🥰War iigusodara 🤣😂😁
@xafsaali3651
@xafsaali3651 3 года назад
Waa 9 gobol doollo jarar qoraxey shabeele shiniile
@xafsaali3651
@xafsaali3651 3 года назад
Afdheer
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 года назад
M.a 😹🏃‍♂️
@anabbintuabdirahman2001
@anabbintuabdirahman2001 Год назад
Doollo
@Samalisports24
@Samalisports24 Год назад
Wardher
@maxamedabdikadir4718
@maxamedabdikadir4718 3 года назад
Waadnkiigah woowo 😁 wan ku taageerah inaadeerki baashir jawi
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 2 года назад
One of my favoirite songs From burco togdheer Jarar and doolo our regions
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 года назад
WTF? Your regions? you gotta be kidding me peasent eydoor.
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 года назад
Jarar wa dhul ogaden labo dagmad kaso gsha dollana makahil ma leh wll
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 2 года назад
@@mohazzomar4306 yaa makaahil ah markaa
@abdiliban6092
@abdiliban6092 3 года назад
Sidii curad ugaas dhalay ayaan kaaga bixin cuudee manshallah
@mimmyplayhouse998
@mimmyplayhouse998 3 года назад
I love this song from hargeisa somaliland
@risakovzuzu3854
@risakovzuzu3854 3 года назад
We love you too dheeman❤️
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 года назад
MashaAllah all somali lands 🇸🇴
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 года назад
@@fariidtv7127 Somaliland buluug ma sudhna aBtoow edeb u hdl jeclida 😀
@sacdaguray7068
@sacdaguray7068 3 года назад
Dds waan jeclhy war maad igaysan from puntland 🇸🇱❤✋
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 года назад
waalagu geyn hùuuuno macaaan😍🥰
@lakimaxamed6184
@lakimaxamed6184 2 года назад
calaf haygu simo wiil ogaadeena❤😂
@sultan12gaming50
@sultan12gaming50 Год назад
Amiin
@apdallaxalaali964
@apdallaxalaali964 Год назад
Hestan maanti tik tok ku arka bashiir Jawi live ku qaadaya oo laga duubay waana soo raadiye wllhy what a song Yaa dhagaysanaya weli 13/Apr/2023❤
@nasrinaahmed7252
@nasrinaahmed7252 2 года назад
Godey ban ciyaar kugu tumi meel cagaar badane 🥰❤️
@abdifatahahmedabdiali9656
@abdifatahahmedabdiali9656 Год назад
Best Song Best Fanaaan Drom Laascaanood Somalia
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 3 года назад
Bashir jawey, Godey baan ciyaar kuugu tumi meel cagaar badane, axsan ina adeer, waa hees Ereyo qiimo badan ereyo mulaax iyo labeenba leh laxan iyo codkaba waa hees lagu fara yareysatay hees ka qiimo badanna dhulkaas DDS wali looma qaadin inkastoo Cawaale Aaden uu hees sharaf badan u qaaday heestii uu curiyay Abwaan Carafaad
@user-zd3sy3oy6r
@user-zd3sy3oy6r 4 месяца назад
Rer Dumashiyashey wain idin so socda From Gbr 🆎 ♥️♥️♥️♥️
@ibrahimshiikh3826
@ibrahimshiikh3826 2 года назад
Waah waah waa hees aad ula dhacay runtii waxaan sii jeclaan lahaa iyadoo lyrcs ah
@xaajomedia4490
@xaajomedia4490 2 года назад
Degal Makahil 🇬🇲🦁 howgii Geesiyaashi
@sultan12gaming50
@sultan12gaming50 Год назад
Makahil DiGa ❤️ 🦁
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Bashiir jaawe ahaa⚔❤🦅
@mohameddagane2764
@mohameddagane2764 2 года назад
Hooray usoocda my brother Bashir Jaawi
@farhiyasharaf41
@farhiyasharaf41 3 года назад
Bashiir jaawi heeso oo ku amaanayo ..xamar iyo konfurta ..hadeey jiran ii soo qora...
@ohbohooo4650
@ohbohooo4650 3 года назад
Meesha aan dhulka ugu jeclahay ❤️❤️
@xubimedia1060
@xubimedia1060 2 года назад
Heeatan waxan ku qaty cashar ahaan xisada siuganta la yidhaahdo 2017 isla kolkaaso aan aha dugsiga dhexe waliba fasalka 8aad waxa uu nogu sharaxay qosadi hestami ku timi macalinki suganta yado adna no qira galisay waxayna dhacday oo ku sabsanayd hestani bur burki somaliya iyo dawlad la anta dhibkay ledahay gabadho lo dar darmayo la leyahay dhibka wakabaxaysa oo dhul cagaran iyo barwaqad dhex damashadi xasuus bay iga mudan tahay
@mukhtardhiif
@mukhtardhiif Год назад
Reer sanag ban ahay WR ah 🤣🤣 heesta kama daalo dhagysigeeda 💯🥰
@musabadenmohamed4165
@musabadenmohamed4165 Год назад
Apti
@hodanhappy3827
@hodanhappy3827 2 года назад
What a song 🎵
@raqiyamaxames3839
@raqiyamaxames3839 Год назад
Ubax khadar
@hamdimohamed1137
@hamdimohamed1137 2 года назад
Dds booqasho kutagi doona insha allah godey meeshu xaajigaygu kusokoray my dumashiyal
@user-ij7rz8em5i
@user-ij7rz8em5i Год назад
Wellcome dumashi waan kusoo dhawenenaa
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 3 года назад
Manshallah inaba cadhi maaha, my family is from godhey, I love my people
@MukhtaarDaahir-cc8bl
@MukhtaarDaahir-cc8bl 10 месяцев назад
2020 ayay iigu danbaysay xusuus Gaar ah ayay ii leedahay heestan
@popsmock5034
@popsmock5034 3 года назад
Caado iyo wardheer ban ku gayn ciidii jarareede Dhulkii biritishka inshlh mar wn kusoo laaban😘😘🥰
@batuloxasan3168
@batuloxasan3168 2 года назад
Xage jogaat
@laabtakasoco3723
@laabtakasoco3723 3 года назад
Masha allah wardheer Doollo dalwanagsan
@Urmy49
@Urmy49 2 года назад
Heestan xajiga ishida godey baan ciyaar kugu tumi meel cagar badane xididkey love you
@caliyocaliyo3439
@caliyocaliyo3439 3 года назад
Woow hees iyo badha🥰🥰
@MohamedIbrahim-re4kx
@MohamedIbrahim-re4kx 3 года назад
Caado iyo wardheer 🤗🤗🤗🤗
@xalwomahamuud2341
@xalwomahamuud2341 2 года назад
Masha a llah caado io wardher 💋💋💋💋💋💋
@fihiimcabdinaasir2701
@fihiimcabdinaasir2701 2 года назад
From godey gacalo
@zaamahmed1470
@zaamahmed1470 3 года назад
Qoraxey 🥰🥰❤️
@user-by7tu6dr8u
@user-by7tu6dr8u 6 месяцев назад
Wawa inder🎉❤
@MaxamuudNinyar-gl3mi
@MaxamuudNinyar-gl3mi 7 месяцев назад
Carasa liibaaneeeey
@IsmaAragto
@IsmaAragto 3 года назад
My dad's family is from Wardheer
@fadumakhadar5862
@fadumakhadar5862 3 года назад
But it’s Ogadenia
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 года назад
MJ WARDHEER WAY NAKA DAGAAN
@mumtaas3905
@mumtaas3905 2 года назад
@@fadumakhadar5862 rer bicidyahan ba daga wardheer
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 года назад
@@mumtaas3905 Lkn goordhow way ka qaxayaan. ina waraabaha cuni, ina way kala yaaci doontaa sidii deerada. Wardheer iyo doollo waa dhul makaahiil.
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 года назад
@@MohamedOmar-lr9zj neefow wardheer iyo doollo Makaahiil ayaa leh waa maxay dhabayacadan aad ka sheekaynayso?!
@Mustafe-kf7ol
@Mustafe-kf7ol 3 месяца назад
2024 best song 🎵
@CabdirashiidYusuf-qq3tw
@CabdirashiidYusuf-qq3tw 3 месяца назад
Dorr
@Cadaadosomalitv
@Cadaadosomalitv 3 года назад
Asxan Hees Wan Ka Helay Kal Iyo Laab Deeganaadaas Wan Jecalahay Gayiga Somaliyed
@musabadenmohamed4165
@musabadenmohamed4165 3 года назад
FROM Godey Gacalo
@yusraali8002
@yusraali8002 3 года назад
Cara san liiban gabalkeey gii❤
@HassanAhmed-nw4rt
@HassanAhmed-nw4rt 26 дней назад
Gabar aan jeclaa baa u diray bari
@DucaysanAli
@DucaysanAli 6 месяцев назад
From roroo
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Год назад
Hees iyo badh
@ayaanlesulayman4091
@ayaanlesulayman4091 2 года назад
Mnsha allh jararnomo from garxajis East
@dexeeycaynte9607
@dexeeycaynte9607 2 года назад
Wardheer🥰
@cmajiddahirr3232
@cmajiddahirr3232 2 года назад
Ogadenia awoowyaaL 👑🤍🖐
@sundussiciid7432
@sundussiciid7432 3 года назад
War dheer 🥰
@AhmedAhmed-eu7yt
@AhmedAhmed-eu7yt 3 года назад
From facebook intlamid ah 👇
@fartunhussein32
@fartunhussein32 3 года назад
Dawa waa halki aan ku dhashay
@muhdinntoto8126
@muhdinntoto8126 3 года назад
💋💋💋💋
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 3 года назад
Abdishakur af-magaaxshe Abwaan heesta waxay ahayd inaad soo mariso dhulka soomaaliyeed oo dhan waxaad ku soo koobtay deegaan kaagii kkkkk aad baan ku salaamay Abwaan adiga alfnaan Bashiir
@hujaleabdirahman9156
@hujaleabdirahman9156 2 года назад
I juxt love da song for no reason
@hudaabokor3809
@hudaabokor3809 3 года назад
I love this song
@abdullahimohamed4404
@abdullahimohamed4404 2 года назад
90tika san udigeystaa jclahay😘🇬🇲❤
@Zimish12380
@Zimish12380 3 месяца назад
Cara san liibane dhulki mrexan❤😂
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 3 года назад
Sitti my beloved region
@najmomaxamud9712
@najmomaxamud9712 3 года назад
My home❤🇬🇲💉🇬🇲💉🇬🇲❤🇬🇲💉🇬🇲💉🇬🇲💉
@twitchdaada_sk7953
@twitchdaada_sk7953 3 года назад
Calan dadow kalexo calan xidiga cad ka muqan isku dhajinee somali one flag 🇸🇴❤
@najmomaxamud9712
@najmomaxamud9712 3 года назад
@@twitchdaada_sk7953 thnks bro💋💋🇸🇴💉
@twitchdaada_sk7953
@twitchdaada_sk7953 3 года назад
@@najmomaxamud9712 lmao 👍🏽
@najmomaxamud9712
@najmomaxamud9712 3 года назад
@@twitchdaada_sk7953 ❤❤🇸🇴
@fatimamahdiismail6535
@fatimamahdiismail6535 2 года назад
Cada iyo wardherban ku geyn🥰😍
@cizaamxuseen1594
@cizaamxuseen1594 10 месяцев назад
Extaydii oo og ahayd baa ibartay hestan😂❤
@abokorhashi2175
@abokorhashi2175 2 года назад
Hit🔥
@muniishbeybi3315
@muniishbeybi3315 3 года назад
Wwww 💞💝 love🌹💕man sha allah😍💔💖💓😍
@MaryamoClwaaxid
@MaryamoClwaaxid 25 дней назад
Caado iyo wardheer umccccccc 💋💋💋💋💋💋💋🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇺🇿🙌👏🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@_duceysan4883
@_duceysan4883 3 года назад
Sidii curad ugaas dhalay ayaan kaaga bixin cuudee☺️
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 48 тыс.
Heesta #Nacabkaygow Fanaan Bashir Jawi
2:19
Просмотров 27 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн