Тёмный

Bashkas Jug soo dhacay - Wareysi 1/2 - Maxaad ka taqaannaa  

HANOOLAATO
Подписаться 489 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Год назад
اللهم أصلح أحوال الصومال جميعا برحمتك يا أرحم الراحمين آمين...
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Ayaanlow bashgax jug soo dhacay waraysi kale nooga samee oo waydii qaab nololeedkiisa iyo sida u ilaa maanta dhalinyar u yahay isagoo 63 years ah wuxu u eegyahay 43 ilaa 45 jir ugu badnaan, alle cimriga iyo cafimaadka ha u barakeeyo,
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Год назад
Maan shaa allaah ma60 buuraraa waalaahaan lamoodin
@naimax983
@naimax983 Год назад
Bashkas jug soo dhacy waan kusalamay Ugu danbeyn waa ku arakay🎉
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Jug soo dhacay ilaahay waa ka saamaxay gabowgii, 20 sano ayuu ka yaryahay marka loo eego xiligii u dhashay mansha Allah
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG Год назад
63 years Maasha alaah Kama muuqato 🎉🎉🎉Nuur baa ka baxaya wadadka
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Waa in laga faidaysto oo la waydiiyo qaab nololeedkiisa
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Год назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه والتابعين لهم بإحسان إلى يوم الدين آمين ...
@aymanamin7219
@aymanamin7219 Год назад
Jugsoodhacay horgal buu ahaa (AUN)
@degan4
@degan4 10 месяцев назад
Abbah Allah u naxariisto wax fiican masameeyn haduu diiday isku taga somaliya😢😢😢😢
@omarahmed-jl4hz
@omarahmed-jl4hz Год назад
Bashkas Jug soo dhacay.....WAA WAAREEY WHAT A NAME
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 Год назад
MashaAllah first day i saw his face used to hear his voice ❤❤❤❤
@khadijaomar9815
@khadijaomar9815 Год назад
Mashallah Landeere from Wajeer .
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 Год назад
Masha allah tabarakalaah walaahi waa taariiq aad u qaali ah.well down Hanoolato ❤
@alifaras6970
@alifaras6970 Год назад
I meet this guy on 2015 when I was in furaha mixed secondary school in wajir and he interviewed me. I was a scout member
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Asc ayaanle kheyr sheeg marka hore mar labad sodaa bar namijka kheyr ban ku rajey naya wll number one commont bye
@abdinoor2194
@abdinoor2194 Год назад
Brother Ayaanle Appreciated for your feeding us unprecedented chronological history about respected Individuals among our society Walaahi waxay ahay 58 sono Jecel Ka sheekaynta taariikhdii Somali ee la Soo maray Waxaad moodaa inaad maskaxdayda ku Jirto By the way I am History major
@salmaancali495
@salmaancali495 Год назад
Waa daba Dhilif kenyati ninka rabo in somaliya laga Go,a
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Год назад
Waan idin salaamay ayaanle iyo bashkas jug soo dhacay, walaalayaal Ramadan mubarik.
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Год назад
woooooow wariyahan in badan ayan BBC ka dhagaystay. mansha Allah bro ilahay cimriga iyo cafimadka ha kuu siyadiyo
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 Год назад
Mr ayaanle hussein Abdi (hanolaato) microphone Gacanta waalagu daala Fadhi usamee qofka lawaraysanaayo iyo adigaba sidaa relax u dareentaan Shukran
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 Год назад
💯 agree
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Год назад
Bashkas jug sodhacay Big lagend Ninka Somalida Ugumagaca dheer
@mohameddagane6335
@mohameddagane6335 Год назад
MànshaÀllah wariye Bashka jug Soo dacay. Daman BBC waxaàn baaq udiraayaa iney dadka halbowla uha inesaan ilowiin.
@Curiya12
@Curiya12 Год назад
Mansha Alah Ramadan kariim odayaasha kee 80 jirada ah dadkaas ayaa wax laga faaidaaye mahadsanid wll
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Год назад
Bashka jug soo dhaca waa magacii cajiiba
@amiinbalal
@amiinbalal Год назад
Ninkaas adeerkeen ah ee Bashkas waan salaamay, lakin hal arin ayuu ku khaldanyahay. Somalia waxaa burburiyay damacii Somaliweyn oo ahaa waxa loo yaqaano (Ethnic irrendentism) fikirkaas oo ka imaaday ragii kasoo jeeday NFD iyo Somali Galbeed oo dowladii Somalia kujiray. Inqilaabkii 1969 waxaa sababay dowladii Cigaal iyo Abdirashid oo bixiyay NFD (Arusha Accord) arintaas waxaa aad uga carooday reer NFD waxaana la dilay Madaxweyne Abdirashid oo ogolaaday saxiixa arintaas kadib markuu la heshiyay UK & USA. Russia ayaa balan qaaday ineey dhulkaas soo celin doonto hadii military-ga qabsadaan wadanka. Inqilaabkii 1978 ee fashilmay waxaa sababay kadib markii dagaalkii Ethiopia lagusoo jabay kadib arinta markeey noqotay Somalia vs aduunka intiisa kale. Intaas wixii ka dambeyay Somalia hoos beey usocotay. Quburada badanaa waxeey qabaan hadii Somalia dhul uusan ka maqnan laheyn dagaal ma gasheen waligeedna ma dumi laheen. NFD 87% waxeey rabeen Somalia marka laga reebo Boranta Marsabit dagan. Marka qarankii Somaliyeed ee laidinka cabsan jiray haduu burburay micnaheed ma'ahan inuu sax ahaa fikirkii aabahaa ee Somalidiidka. Waggala Massacre, Garissa gubaay iyo Bula Khartaas Kenya umeey gubin arin Somalia lakin waxaa sababay Somali naceeb ee hala ogaado.
@owfarahtv8284
@owfarahtv8284 Год назад
Somalia waxaa burburiyey Isaq (Somali Israelis)
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 Год назад
Legend Bashkas JugSo Dhacay aad baan kuu salaamayaa.
@noorjimale9918
@noorjimale9918 Год назад
Da'du kama muuqato 30jir buu uegyhy mashaAllah
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Год назад
Mantana gabdhihi somaliyed madowga ayey ku dagdagaayan subxaanalaah
@Guhaad10
@Guhaad10 Год назад
Geel badan oo raga iyo dumar iskugu jiro oo xududaha, Kenya, iyo Somali dhafey
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
Nin weyn soo dhawaaaw! Bashkas jug soo dhacay! Wax badan baan ku maqli jirnay, balse maantay waa ku aragnaa! Adiga iyo ayaanlaba❤
@abdullahigaani3544
@abdullahigaani3544 Год назад
Wa cajiib runtii ayaanle bashkaas jug so dhacay, bbc xiligii ow jogay xiiso ayey leheed, legends waaweyn aya jogay.
@munahussein9687
@munahussein9687 Год назад
Masha Allah ayanle dadke luqyada isku qarsana wa ka so saartay, salan gobeed shaka wa iga qosli jeray sedu u shego magacesa
@mohamedabdullahinuurarab160
Wariyihii rugcadaaga ciyaaraha ee BBC Aadan Sibriye from ROMA soo wareeso hadaad awoodo Mr Aynaale .
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Год назад
BASHOOW KAHIYE SAMAN (( BASHKA JUG SO DHACAY )) WARIYE RUUG-CADAA SAXAFAD RUNTI ANO 9 JIR AH BAN MAQLI JIRAY TABINTADA EE BBC RADIO 63 YEARS MAALLAHA KAMA MUQATO ALLAHA KU XAFIDO ❤️ 💕❤️
@gureyshamlaaq5760
@gureyshamlaaq5760 Год назад
Caawa waa iikaw aragiisa anigoo aqaaney 15years
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 Год назад
JUG SOO DHACAY waxaan moodaayey CABSI CABSI , subxaanallah waxa uu u eeg yahay CIGAAL SHIDAAD.
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Год назад
Cigaal shidaad miyad aragtayod taqaneyba
@mahdi_joorje
@mahdi_joorje Год назад
Long time legend❤😊
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Год назад
Mudana ayaanle, waa ku mahadsantahay haqabtirkeena wareed. Horay usoco noolow
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Год назад
Khaad layaasha ayaa isticmaali jiray jug soo dhacay
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Год назад
Bashka jug soodhacay wax badan baan dhagaystey maantan live u arkay mansha allah
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Год назад
Aabihiis taariikhda madoow ee gobolka waqooyi bari Somalia looga jaray haduuba ka qaybqaatay, damiir laaway buu ahaa mirihiina wuuba gurtay, rabina ha u naxariisto janno firdowsana Allaha geeyo, scw scw scw scw scw scw scw.
@1sharmarke1
@1sharmarke1 Год назад
2008 mise 2009 ayuu wareysi iga qaaday. Waa nin fiican
@husseinmacalincabdulle1264
@husseinmacalincabdulle1264 День назад
Ayaanle waxaa soo qabataa aadan sabriiye bbs rooma ciyaaraha
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Год назад
Aloow noo dambi dhaaf aamiin 🤲
@abdilatifhashi9659
@abdilatifhashi9659 Год назад
I used to see him when I was young and used to pass his bookshop 😂
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Год назад
Wariye jug soo dhacay wareysi fiican ayuu bixiyey.
@muxsincade2520
@muxsincade2520 Год назад
Nin wayn
@hanalula2392
@hanalula2392 Год назад
Waa markiinu horaysay ee aan arko wajigiisa .
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Год назад
MASHA ALLAH ❤️ WARIYE 🎤 Bashka jug so Dhacay ❤️🎤 Salan sare 👏 HANOOLATO TV 🎤🇸🇴 WARIYE 🎤 AYANLE XUSEN CABDI HANOOLATO TV 🎤✔️👍 WALL GUULEYSO 💕🙏💕
@cadarmaxamud222
@cadarmaxamud222 Год назад
Maaha alah wan u xiisay hadalkiisa in badan maan maqlin ayaanle alaha ku barakeeyo ninkaan magaciisa ayan ku heystay wlhi bashkas jug soo dhacay xiligii itoobiyanka
@ahmedsheikhdoon5471
@ahmedsheikhdoon5471 Год назад
Waa nin cultus oo wariye weyn ah
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Год назад
THIS INDEED VERY GOOD VICTOR FROM GOOD BRAIND
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Год назад
Daaqow ayaa saxsanaa ismadawaa wixi dacaayna qadarka ilaaahey ayey kudacday
@liljacksan202
@liljacksan202 Год назад
Bashkas jug soo dhacay bbc garisa alla huuno maxan dhageystay wariyahan qaaliga ah allah caafimaadka iyo cimriga haku dheereyo aamin yaa rabi ♥️🙏🏻
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Год назад
Mashalah bashka juug so dhacay
@ismacilsiciid7238
@ismacilsiciid7238 Год назад
Masha allaah salaan sare bashkash
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Год назад
Alla bashka jug sodhacay gorma magacisa igu danbaysay
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Год назад
Wariye sare bashkas
@Emma24442
@Emma24442 Год назад
Si kastey ahaatabo waa Bashkas jug soo dhacay Bbc garisa xasuus waaye wlh.❤
@faadumokiinmohamed6403
@faadumokiinmohamed6403 Год назад
Awalba jaajuus qeyr maleheen iyo somali diid mac sokor
@daauudaxmed-dv5ve
@daauudaxmed-dv5ve Год назад
Anaga hadaan reer waqooyi nahay jug soo dhacay waxaan unaqaan wax aad uxun macnaha (wicil)waaye
@nnpcat625
@nnpcat625 Год назад
Oahaa
@engcosoble174
@engcosoble174 Год назад
Cajiib ahaa
@muhumadhussein2422
@muhumadhussein2422 Год назад
Mashaa Allah bashka hada ayuu soodhacay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Год назад
Salaamullaah Bash Bash Jug soo Dhacay
@zakielmi4401
@zakielmi4401 Год назад
😂😂😂😂😂😂 Am happy to see you my friend
@shairsaid7359
@shairsaid7359 Год назад
Waa qof lajin ah,
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 Год назад
Alla maxaan maqlay Bashka jug sodhacay BBC gaarisa
@sharmaakeabdi5110
@sharmaakeabdi5110 Год назад
Asc ayaanle waxaan xasuustaa 1984 markii aun aabahaa,lagu,afduubay,
@abdifatahashcar2347
@abdifatahashcar2347 Год назад
Masha Allah bashka you are funny
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Год назад
Masha Allah , my father was also ricuruted in British army at wajir, & was taken to bama to fight that war, we have photos while on elephant backs bkos rains, very true story, though I don't know him, but my father used to tell us they were many Somalis youngsters, & and the British noted the Somalis were brave, clever, & with principles, if they say no that was it, & confroted sinor biritsh officers without fear,
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Год назад
the land where naivasha gk prisons, & kari institute in naivasha upto Nakuru Cambi Somali was our land given by the biritsh, but stolen by Kenyan government,
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Hanoolaato ❤
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 11 месяцев назад
Abahaa inglish buu ushaqaynjirey
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 Год назад
Ayaanle xayaakalah wariye saamayn aad ah leh baad tahay xaaaji gurguurte na na hor keentay maantana waa b jug soo dhacay magaciisa iyo waxaan wada xiisayn jirey madoo gaashe oo aan isaga ka maqlay
@aliabukar4755
@aliabukar4755 Год назад
WAA WARIYHII UGU AFSOMALIGA XUMAA INTA AAN DHEGEYSTAY ABID
@khadijocabdifitax5980
@khadijocabdifitax5980 Год назад
Geela isugu jiro niman iyo naago ayaa manta lagu laayay hhhhh Ayan ku aqaanaa bashkas jug soo dhacay😂😂😂😂
@mohamedhusseinhiraabe-tv7xu
😂😂😂😂😂😂
@abdishakuurmuuse3653
@abdishakuurmuuse3653 Год назад
Geel Niman iyo Naago isugujira Asaga ma dhihin.. wariye kale ayuu ahaa axmed maxamed taajir!
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Very interesting thanks Ayaanle, somalidii hore dad xikmad badan bay ahaayeen,
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Год назад
Barka waxaanmoodijiray inuubuuranyahay
@cumarmohamedmohamud-dc6og
@cumarmohamedmohamud-dc6og Год назад
Ahmad maxamed BBC neyrobi
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 Год назад
2006 2007 ayan dhageysan jiray
@adnaanlove4336
@adnaanlove4336 Год назад
Geel naag ah miyaa ninkii dhihi jiray
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Год назад
Nin somalinimo kasohorjedaa arin xuun ayu sameyey
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Год назад
Bash kash jug soday ayaa ugu wacijereen modowga jugsodacay Makaraan ????
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Год назад
ha noolaato waa goob lagu Soo hirdaayoo loogu Soo hagaagaa warka kiisa hufan iyo Waraysi aad u fiican weeye ayaanle xuseen abdi igu salaan ninkaas bashkas jug ku Soo dhacay igu salaan ma nayroobi joogaa inaan la kulmaan jeclaa ninkaas waayo anigoo yar ayaan xiisayn jirey oo dhegaysan jirey
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
BASHKA JUG SOODHACAY.KENYA Ninkii yiri Geela kiisa ninkaa hhhhh BBC ayey Ahyad wakhtihore taariikh weyn buuleeyey Mncha Allah
@omaryussufhussein2790
@omaryussufhussein2790 Год назад
𝑊𝑙ℎ𝑖 𝑙𝑒𝑔𝑒𝑛𝑑 𝐵𝐵𝐶 𝑑𝑎 𝑤𝑎𝑔𝑖𝑖 ℎ𝑜𝑟𝑒
@SULDAN-MEDIA.
@SULDAN-MEDIA. Год назад
xasuus Magaca Bashka jug soo dhacay maxan in bdn idaacada ka maqlay xasuus wllhi
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi Год назад
Ninkaan waraysigiisa inaan wax kafaaiido iska daaye ciil baan ladhamaysan waayay . Alla odaygu taariikh xumaayaa " keentaati baan ahay eeeeeen "!!!! . Haddana nin u ceeb qariya ma dhalin waaba ku faanayaa wax fiican buu uqabaa . Dadka soomaali sujuuga oo dhan miyaa saan u indha adag mise waa isaga kaliya !!!!! Si kastaba odayga allaha u naxariisto
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Год назад
Waaye
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 Год назад
Hoboladii waaberi ee xamar, ayaa waxaa ku jiray nin la oran jirey SHEEKH MAYOW HALAAG. Waxaan is dhihi jirey waa halaag halaag dhalay oo cabsi cabsi ah , LAA ILAAHA ILAA LAAH WAABA MASKIIN HADDAAD GACANTA AFKA U GELISO AAN KU QANIINAHAYN.
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Год назад
😂😂😂 Gacanta afka u geliso aan ku qaniinahayn 😂😂😂
@maanmohamed
@maanmohamed Год назад
Waxa ku xasuusta maruu lahaaa "geel iskugu jira niman iyoo naago ayaa xadka keenta kaso gudbay oo somalia soo gaaray geelaas oo naago u badan" hhhhhhhh wlh anoo aad u yar oo mudug jooga maqli jiray codkiisa
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Год назад
Kaasi wuxuu ahaa Aun Axmed maxamed (Axmed taajir)
@maanmohamed
@maanmohamed Год назад
@@axmedsixteen8509 mye axmed sixteen
@abdishakuurmuuse3653
@abdishakuurmuuse3653 Год назад
Waxaa axmed maxamed axmed taaj
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 Год назад
Bashka jug soo dhacay bbc gaarisa waayo waayo xasuustay
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Год назад
Waxan kuxasustaa bashka afada maxwaynha kinya Waxay xiratay surwaal gaaban sawir qaadihi dharbAaxo ayay labegsatay waxaytiri maxaakujaban hadaan xirto surwaal gaaban
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 Год назад
Ayaanlow aragiisa maanta ayaa iigu horraysa saxibkaa 15sano kahor inaan aqaanay ayaa jirta😂😂😂😂😂
@walalwaanochannel5299
@walalwaanochannel5299 Год назад
Nin lawaayey
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 Год назад
Carabkiisa ayaan kuwaayay noloshii aan mudo soo waday inkastoo aanan is aqoon jug soodhacay
@salmanmufakir5189
@salmanmufakir5189 Год назад
Sabab💔
@dooyow3328
@dooyow3328 Год назад
BBC da dadkeedi hore macno weyn beey noogu fadhiyaan, maadaama ay xili fog nala wadaagayeen waxa aduunka ka socdo. Aadan Sabriye iyo Abuukar Boston noosoo qabo ayaanle koleyba ma sahlana oo waa qorsheyn iyo safar.
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Год назад
9 years kenya aan joogay aad baa u dhageysan jiray xasuus aragiisana maanta igu horeyso
@salahyare7472
@salahyare7472 Год назад
Salan Sare Bashow Iyo Ayaanle
@AhmedOmar-ne5bi
@AhmedOmar-ne5bi Год назад
Bashkas jug soo dhacay geel naago u badan aan ku xasuustaa
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Год назад
Axmed maxamud Nairobi ayaan umaleynaa
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Год назад
Ha geel naaga u badan ba buundada gaarisa maray
@abdishakuurmuuse3653
@abdishakuurmuuse3653 Год назад
Haa axmed maxamed Nairobi ayaa hadalkaas yiri
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 Год назад
Geel naaga ubadan kkkk
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Bashkas jug soo dhacay wa nin qosol badan oo waqti hore aan dhageysan jirnay Soo dhawoow nin weyn wa kuwataa 😂😂😂😂😂😂😂
Далее
WARAYSI BBC: MUUSE SUUDI VS XASAN BARIISE 2002-DII
6:27
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
DPM MAXAMED CUMAR CARTE- XUSUUSTA QARAXI  #HOTELCENTRAL
28:10