Тёмный

BATAATI MACAANKA MAXAAD KA AAMIN-SAN TAHAY? FAAIDO BADAN AYAA KABUUXDA, WAA DAWO AAN LA OGEEN! DAAWO 

ADIGA IS AHAAW
Подписаться 65 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

#adigaisahaaw

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@dajiscom463
@dajiscom463 8 месяцев назад
Maantaan cunaayay waxan isdhahay hadii dalkena aad loogu beero lahaa gaaja iyo macluul ALLE wuu nooga kaafinlaha
@yusufbotan
@yusufbotan Месяц назад
Asc channelka alaha barakeeyo, sidoo kale ka hadal Moxoga iyo faa'iidadiisa inshallah
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Asc walashy qaaali. Horta mandawan wali lkn inaanku mahad celiyo kaliya raba walhi noloshyda Dhan wad badashy jasakalakhyr walashy dhirigaliya
@نهالمحمد-د6ذ
@نهالمحمد-د6ذ 11 месяцев назад
Hada caano iyo waxyaro sokoraa lagudaraa waa lesku karinaa kadib subag ariyaraa kudarsanee kaala arag ❤
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Mahadsanid xabibti
@xaredoomar9877
@xaredoomar9877 Год назад
Masha allaah naciimo qeyr allaah haku siiyo xabibti jizaakumallaah qeyr
@safiyaxassan5593
@safiyaxassan5593 Год назад
Jazaa kallaahu kheyr
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 Год назад
Ilahey qeyr haku siyo abayo awlada iyo adiga iyo xajigaga alaha idin xifdiyo
@fatushmalaq7658
@fatushmalaq7658 Год назад
Masha Allah abaayo thanks
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Год назад
Asc abaayo waxaan qabaa cudurka iBS waxan isticmala baradhada iyo xawaji burbur iyo xulbo iyo diinsi kamsar malaga yaabaa inuu dhib ii keno anemiyana waan qabaa abaayo ilaahay ayaan kugu dhaariyay isoo jawaab🙏
@xamdisharaf3745
@xamdisharaf3745 Год назад
Masha allah allah haku bara keyo walal
@amalali833
@amalali833 Год назад
Mansh Allah tabakarllah jazlau Khair ♥️
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 Год назад
Masha allaah abaayo
@fbarre241
@fbarre241 Год назад
Asc nacima setagey walal Trombocyten kasojawab
@maryanmohamed4116
@maryanmohamed4116 Год назад
Mashaallah nacimo wall Allah kubarakeyo sida qurux badan od nogufaideysa marwalbo. Waxan kuweydin jilba xanunka maxa kena
@ayanabdi6293
@ayanabdi6293 Год назад
Amiin abayo, Jasakallah kheyr
@نهالمحمد-د6ذ
@نهالمحمد-د6ذ 11 месяцев назад
Haa sucudigaa ku arkay marki lakariyo jileec kan somaliyaa kafican ❤
@ayanabdi6293
@ayanabdi6293 Год назад
Mashallah
@sacdiyocali5692
@sacdiyocali5692 Год назад
Jisaakalaahu qeyr xbbti
@sulekam1806
@sulekam1806 Год назад
Asc abayo jazacumullah sida aad noogu faaiidaysid thanks
@ikraanabdulahi2278
@ikraanabdulahi2278 Год назад
Asc jizak
@deqa868
@deqa868 Год назад
Jzlqeer abaayo alaha idin xafido adiga iyo u family
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 Год назад
Asc abaayo naciimo khayr baban illaahay ha ku siiyo ❤❤❤❤❤
@deeqo123
@deeqo123 Год назад
Masha allaah Anaga mahelno mid Afrika laga keeno,lkn kan waa isticmaalna Gabdhaheyga waa jecel yihiin,wiilashase macunaan.
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Год назад
Wcs waku xisay xbbti phone ka iga haleysna ayantoo somagalin
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Год назад
M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤ sister
@princessibtisaam4003
@princessibtisaam4003 Год назад
Sax waye habo aad ayu igu jelcanyahay aniga isticmalo
@qadrakhalif2828
@qadrakhalif2828 Год назад
Asc abayo waan arkey markii igu horeysey oo an biyo ku kariyey waa dasdiyey lkn hada foonada ayan gashtaa
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien Год назад
Maasha Allah
@allowikaalmeyofficialchane4488
Asc. Iskuulka agtii aa lagu gadi jirey iyo leefleefow.
@ayaanhussein3753
@ayaanhussein3753 Год назад
Ilahoow qayr kusii wax badan ka faisay abayo
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Wall. Niciima sharaf manay cayilnokeenayn ani xiliga aan umulo ayaan dalbada ma aqaano lkn wan jeclahay
@jamalhasanmabruuk5941
@jamalhasanmabruuk5941 Год назад
masha Allah abayo bataatiga sokorta mu uwanaagsanhyy
@caashoyuusuf9818
@caashoyuusuf9818 Год назад
Badaatiga soomaliya waa jileec yaayiri waa adeeg
@عائشهعائشة-ذ7ث
@عائشهعائشة-ذ7ث Год назад
Sokor gabaa wax ii dhima
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Wallshy anaga waqooyiga kamaheikarno waayo nooma baxdo lkn xamar wanka dalban karna Alx
@rahmaabdilahi2879
@rahmaabdilahi2879 Год назад
Asc adbad umahad santahay no faa ideynata dad weynaha
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 Год назад
Wcs
@shushu2370
@shushu2370 Год назад
Caanaha loda ama hilibka arigaa laga qadaa abayo buruseela ladhaha abayo waxan uga reystoh iso sheeg xabibtii❣❤❤❤
@iskaadag994
@iskaadag994 Год назад
Ani waxaan ku arkay hurda fara badan markaan cuna
@rahmaabdilahi2879
@rahmaabdilahi2879 Год назад
Waxan kuweydinayaa Kaninka ova care macunikarta hoyo uurleh
@najmoaxmed6124
@najmoaxmed6124 Год назад
Abyo m.a qudaarta marka faidadisa so sheegtit dadki suuqa waalaga celin la yahy wana qaaliyowy awal raqiisu aha kiilo shakun shilin somali uaha hada lawaatan uu maraa
@deeqo123
@deeqo123 Год назад
Bajiyo lagu daro kkkkk
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 Год назад
Barjilbo jabsi aandhihi jirnay batati iyo basbas
@shushu2370
@shushu2370 Год назад
Abyo niciimo ilhey dar tiis ban kujacelhy abayo cod si plz abayo xanuunka ladhaho buraseelaha ama xanha loda iyo canaha laga qadaa nafta iikeynay kasohadal wax uu kuguuro usen igu solablaban abyo ijawaab ama kasohadal xanuun kaas abayo wu idhibaye malin walibo 21 kowcirbad nafta iqabaty❤🎈🥰🥰🥰
Далее
Dr Shiine oo la weydiiyey isticmaalka Subaga Badhida
6:49
bataati macaan iyo caano aad umacaan 😋
4:12
Просмотров 20 тыс.
CUDURKASTA DAWADIISA KA DAAWO MUUQALKAAN?!
20:42
Просмотров 44 тыс.