Тёмный

Become Graphic designer | part 1 | Af-Soomaali 

Mahdi Miad
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 144 тыс.
50% 1

In these series of videos we are doing branding for a company, starting from logo up to website and mobile app design. if you like it subscribe to the channel to get all videos
To learn more on graphic designer join this group
/ learnwithmahdimiad
This is my website:
www.mahdimiad.com
Previous Videos:
Make money from home while you are in self-isolation | Af-Soomaali
• Make money from home w...
Ganacsiga Internetka lacag maa laga heli kara ? | E-commerce Business
• Ganacsiga Internetka l...
#djibouti #graphicdesigner #somalia

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 593   
@radiojamhuria3098
@radiojamhuria3098 Год назад
2sano kadib baan Nasiib u helay Muuqaalkan Qiimaha badan waliba anigoo aqoon ahaan ugu baahan Mahadsanid Ustaad❤💯
@cumarsham7317
@cumarsham7317 Год назад
Kula mid baan ahaay
@hibaaqwadani7070
@hibaaqwadani7070 Год назад
Same
@Abdullahi.Ashley.._
@Abdullahi.Ashley.._ Год назад
@@hibaaqwadani7070 same casharka ma bowday
@manlula8458
@manlula8458 Год назад
Same to you
@munomohamed9534
@munomohamed9534 Год назад
Kula mid baan abay
@user-et3ht4dz8l
@user-et3ht4dz8l 3 месяца назад
After 4 Years Iso gaarey Alxmdlh waqti aan upahanaa Pro million thnkz jounery starting i.a
@Zaam-cl7fk
@Zaam-cl7fk 2 месяца назад
Maka faa ideysatey
@user-et3ht4dz8l
@user-et3ht4dz8l 2 месяца назад
@@Zaam-cl7fk haa zhp
@JeyjeyKhalid
@JeyjeyKhalid 28 дней назад
Wlhi aniga xita after 4 year iso Garay I'm happy 😊 now in.allh never lose again
@KhaalidShide-md5vq
@KhaalidShide-md5vq 2 месяца назад
Maanta ayuu isoo gaadhay 2024 thank you so much ❤
@jeesbilleofficial5133
@jeesbilleofficial5133 9 месяцев назад
3 Sano Kadib Baan Nasiib u Helay Muqaalkaan Walibo Anigoo saa id ugu Baahan Mahad Sanid Macalin❤
@misszaamy6559
@misszaamy6559 9 месяцев назад
Wll pageka macalinku furay maso baxaye marka la search gareeye appka saad ula so dagtay
@axmedcabdi4218
@axmedcabdi4218 8 месяцев назад
​@@misszaamy6559haa anigaba ii soo bixi waa wll
@NajuHonest-kq9rn
@NajuHonest-kq9rn Год назад
3 years kadib ban soo helay tnks ostaad❤😊
@updimajiidrashiid4238
@updimajiidrashiid4238 Год назад
Same pro
@motivationvedios6601
@motivationvedios6601 7 месяцев назад
After 3 year ayu isogare... On my way to full stack developer and graphic designer i.a... the journey starts.
@ifrahhamdi
@ifrahhamdi 11 месяцев назад
After 3 yrs ayn dawanaya waana Waqtiga saxda ah ee aan ubahna inan wax badan kaogaado mhdsnd wll ❤
@drsnasteeha881
@drsnasteeha881 9 месяцев назад
Me two
@HamdaApdihakim
@HamdaApdihakim Месяц назад
2 sano kadib ayaa arkay mhdsnid mclin ❤😊
@AmranAbdullahi-og5sv
@AmranAbdullahi-og5sv 3 дня назад
Mabilawday neh aniga hadaan rapaa inaan pilaabe
@cabdiqaadirmaxamed8000
@cabdiqaadirmaxamed8000 4 года назад
Thnks macalin aadbaad umhadsantahy aniga imikan kugu soo biirey ajar allaha ka siyo juhdigaa nagalineysid ♥️♥️
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adigaa mudan walaal
@abdiazizfarahjama3760
@abdiazizfarahjama3760 4 года назад
We are ready sir 🙏 cilmiga ilaaahy hakuu barakeeyo 😊 waa bil ramadan. Mar sadexaad Ramadan Mupaaarik
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Waad mahadsantahay walaal
@omaliyahafifa
@omaliyahafifa Год назад
Cilmiga aad baratay 2sanno ka hor walal ma ku anfacay micnaha faaido muuqata ma ka haysa waxan iney runta haybaan eegayaa.. shukran
@abdirahmanali-8331
@abdirahmanali-8331 Год назад
Ustaaad Mahadsanid rijo Ayaa no muuqatay 3 sano kadib iso gaaray vediogaan
@inamiad6135
@inamiad6135 4 года назад
I am in the front line, keep it up 👨‍💻💻🖥
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Thank you bro, try that and send the result
@TaloCali-qo3vj
@TaloCali-qo3vj Год назад
Mashallah ustaad anigoo assignment ahaan la iiguso diray ayaan vediogan so booqday rabbi hakaa jazaa'i mariyo❤
@user-kg9lm6dr7o
@user-kg9lm6dr7o 29 дней назад
Thank you, teacher, for this great lesson to night it's me after 4 years
@aragsanhassan2459
@aragsanhassan2459 6 месяцев назад
J'ai reçu cette vidéo après 3 années dont j'ai besoin trop graphic designer merci trop et jazz'akallahou khyr ❤❤
@Abyahussein01
@Abyahussein01 2 года назад
Mahadsanid wllo maantaan nasiib uyeeshy helidda hadiyaddan, Allaha igu kaalmeeyo kalib keenidda hayaankaa.
@Nasteha3312
@Nasteha3312 10 месяцев назад
Abyo maku shaqeeyey ani hada arkayee
@abdishakur5903
@abdishakur5903 3 года назад
Mansha allah ani video gan hadeer aa arky so it's so useful So maclin aada u mahdsanty alle haka Jar siiyo Jazakalah khair aa ku leenahy
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
Waad mahadsantahay
@qaroofow
@qaroofow 2 года назад
Walaal aad ayaan kaaga. mahad celinayaa waayo wax maskaxdeyda ka guuxaayey ayaad iga dejisay. Jazaakumu Allahu kheyran.
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 5 месяцев назад
Masha allh 2024 baan daawanaya mahadsanid macalim mahdi❤
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 3 дня назад
4sano kadib baan nasiib uyeeshay videogan in uu isoo gaaro waxan rajayna in aan hormar ka gaaro hami iyo himilo baan leyhy shaqadana muhiim ban u ahay ilahow ani iyo inti iga danbaysa inoo fududee ❤
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o 8 месяцев назад
Masha allh alle haku barakeyo wll 3 sano kadip mantan nasiib u yeeshay thanks wllky keep going ❤
@mohamedhussein-oz8xb
@mohamedhussein-oz8xb Год назад
Ma sha Allah bro hada ayaan nasiib uyeeshey Allah Ajar hakaasiyo adiga iyo waalidkaa
@mfarah8787
@mfarah8787 Год назад
Thank you walalo siddii ugu wanaagsanayd ee qof wax loo fahansiin lahaa ayaad u wadaa casharada ee allaha miisaankaaga xasanaadka ha kuugu daro
@sayidkanolosha3527
@sayidkanolosha3527 2 года назад
Mahnsid akhii mahdi allah haku barakeeyo waaa kula soconayaaa insha allah
@timerelaxingmusic7169
@timerelaxingmusic7169 Год назад
nasiib uma yelan waqtigiisa muqaalkan lkn 26/12/2022 ayaan usoo bahdey alx wali waxaan u haaya baahi io energy jazak Allah ustaad
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 4 года назад
Wll waan kugu xiranahay from Mogadishu Somalia Love u our djiboutian brothers
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Thank you
@ahmedhaabsade8300
@ahmedhaabsade8300 2 месяца назад
After long time 4years ago isogaray video gaaga Jazaaka Allah Ustaad & Wll qaaliya qofki hal xar ku fa'ideya wa macanlinkga ❤🫡
@Walaasha
@Walaasha 2 месяца назад
Waxmaka fahantay wllo mobile se malagusameyn karaaa
@kadraali8988
@kadraali8988 4 года назад
Merci pour ton soutien de nous encourage pour travailler et réaliser nos rêves
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Merci a vous aussi pour me donner des courage pour continuer
@hamsebarud7066
@hamsebarud7066 4 года назад
Mansha Allah Excellent bro . Cilmi badan baan Kaa korodhsaday
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Waad mahadsantahay
@CaliYare-ul3hd
@CaliYare-ul3hd 11 месяцев назад
3 years ago Ayan isoo gaadhay usatad mahsanid ❤
@maxamedismaacil831
@maxamedismaacil831 4 года назад
Aad iyo aad baad umahadsan tahay wll 100%
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adiga ayaa mudan walaal
@hanidagan5916
@hanidagan5916 7 месяцев назад
3 years after ayan nasiib uyeshay inan helo vidogan ustaad mahadsnid
@yasirabdikani7523
@yasirabdikani7523 4 года назад
Great opportunity weeyan wlhi Actually am graphic designer with 4years experience ... saasoo ay tahy Am ready inaa course-kan from scratch aan ka bilaabo Am with you Ustaadi till the end!!!
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Thank you bro and good luck
@hamditalastprincesscm6560
@hamditalastprincesscm6560 2 года назад
Asc wll
@aaminamaxamedwberi104
@aaminamaxamedwberi104 Год назад
can you help me to become graphic designer
@user-he7ks7dw9u
@user-he7ks7dw9u 10 месяцев назад
Bro can we be friends am interesting with the graphic design
@iqraqueen7408
@iqraqueen7408 9 месяцев назад
Let's see
@basnaahabiib9689
@basnaahabiib9689 4 месяца назад
After four years I see this❤ comes with my dreams
@HodoKayse
@HodoKayse 9 месяцев назад
After 3yrs ayaan arkey video gn waan kufrxsanhy wlhi ❤thnk u bro
@Batuulo
@Batuulo Год назад
Ustaad mahadsanid 🥰xilli aan ubahana ayan wax ka faiday shukran ustaad 😊
@Awil-sn9oi
@Awil-sn9oi Год назад
Saddex sano kadib buu isoo gaaray. Tolow xagee waxmarayaan hada❤❤❤❤❤❤❤
@hilaal3526
@hilaal3526 Год назад
Isku mid nhy
@chroniquedamour8115
@chroniquedamour8115 4 года назад
Thanks brother allaha cilmiga ha ku barakeyo
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Waad mahadsantahay
@khalifsiyad4498
@khalifsiyad4498 4 года назад
mahadsanid walaal
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adiga mudan walaal
@abdulnasir.23
@abdulnasir.23 4 месяца назад
Thanks bro may Allah grant you janatul firdowz
@Hothan750
@Hothan750 11 месяцев назад
Thank you ustad
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 Год назад
Thank you somaligii u horeeyg een ka helo hlkan yutube Designngka ah home workunh is my dream inshllh im on that way inshllh
@awsharre3296
@awsharre3296 2 года назад
Mahadsanid wll inbadan mahdi meecaad alle cilmiga iyo caqligaba ha ku barakeeyo, aakhirana ha kugu janeeyo adigiyo waalidkaaba. Mhdsnid inbadan
@mahdimiad
@mahdimiad 2 года назад
Jazakallahu khairan walaal
@awsharre3296
@awsharre3296 2 года назад
Guuleyso wll Wll waxan ku weydiin lahaa adobe xd tii freega ahay miyey joojiyen , aniga mid tijaabo ah oo 6 ama 5 cisho free ah laakin aad lacag bixineyso iyo mid aad caadi u iibsaneyso bil walba ayuunbu iso dhigayaa. Mrka wll miyey joojiyeen kii freega ahaa wll. Mhdsnid inbadan wll
@mahdimiad
@mahdimiad 2 года назад
Walaal imika kii free ga ahaa ma jiro, waxaa jira casharo kale oo aan ka sameyay Figma.com wa sida Adobe xd oo kale
@awsharre3296
@awsharre3296 2 года назад
@@mahdimiad haa haye wllo mhadsnid kuwaas danbe ayaan la socon insha Allah
@currentmotivaion
@currentmotivaion 2 года назад
Masha allah after 1 yr ayan nasib u yeshay wana ka faiday jazakallah khayr wallo
@artworld1632
@artworld1632 2 года назад
M.a byo shaqo maku qabatay ma adaasa isbaray
@ckpoi3622
@ckpoi3622 2 месяца назад
Adbaa u mahadsantahay xili aan u bahna bu iso garay❤🎉😊
@abdiwali6503
@abdiwali6503 Год назад
Masha allah ilaahay meel aanad ka filanayn Alle ha ka siiyo🙏🙏
@djamailtirehhassan8914
@djamailtirehhassan8914 4 года назад
Masha Allah! JAZZAK'ALLAH Khayran Frere Mahdi je te remercie bcp pour cette formation importante et gratuite concernant graphic designer. Durant cette video j'ai profite bcp et vraiment c'est quelques choses profitable et je vous encourage de continuer aur ce chemin pour que bcp des gens puisent sortir l'obscurité et l;ignorance.... BRAVO POUR TON COURAGE FRERE
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Merci frere pour ce message courage, avec ton soutian je vais le faire bcp des videos
@salkapoi8811
@salkapoi8811 Год назад
​@@mahdimiadsxp computer hadey haasan taleefonka bilow ilaa dhamaad maku dhameesan karaa ?
@deeeromedia
@deeeromedia Год назад
labosano kadib ayaa nasiib uyeeshay vedio aadka uwanagsan halkasna waxan ka ogaadey inay muhiim tahay in qofwalba aqoonta uyaqan uu bulshada uga faa iideeyo asagana ay utahay maalgashi uu sameeyey duco iyo ajarbadan uu kahelidoono mahmah soomaliyeed waxay tiraah "nin walba wuxuu beertaa usoobaxo" madadalo hadad youtube kaada kusoo bandhigilahayd labo sano kadib masooboqanlahayn thanks ustaad mahdi
@rahmadahabo5329
@rahmadahabo5329 4 года назад
Masha allah macalim diyaar basn u nahy noogu soo dhakhso vedioyada
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Waad mahadsantahay, igudaa, lakiin adiguna isku day inaad logo sameysid kadibna ila soo wadaag
@maxamedxuseen5224
@maxamedxuseen5224 2 года назад
Runtii video gan waa mid muhiimadiisa leg. Ilahy hakaa abaalmariyo khyr iyo wanagba.
@abdullahiahmed119
@abdullahiahmed119 3 года назад
Asc Mahdi, Macalim wanaagsan ayaad tahay, Jazzakallah khayr. Anigu Old programs ayaan dhigtay, basic Packages ayaan dhigijiray 25Yrs kahor.
@abdullahiahmed119
@abdullahiahmed119 3 года назад
Asc, Mahdi walaal JUMCA MUBARAK, is there any book you should recommend for Web Design. Jazzakallah khayr.
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
Jumca MubarekThe best way I think is to watch a video from RU-vid
@abdullahiahmed119
@abdullahiahmed119 3 года назад
@@mahdimiad Waa Yahay inshAllah bro. Shukhran
@AhmedMohamed-qd1qq
@AhmedMohamed-qd1qq 2 года назад
Mahadsanid ustaad Maantaan arkay Waan Baran doona Inshallah
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 3 года назад
Mantan arkay channelkaga Mahadsanid so duceya anigu ka hadhimayo arintan illahay khayr ha ku siiyo wllo Mahdi.
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
Waad mahadsantahay walaal
@yaxiaosmanahmed7420
@yaxiaosmanahmed7420 Год назад
Muda kadib Manta Nasiib u yeeshan inan Helo Hadiyad aan Wqti Badan aan Radinaayye Tnks macalin❤️🙌
@Hanaaahmed11202
@Hanaaahmed11202 11 месяцев назад
After 3years ayaan ubaahday 😊
@marwodagan2271
@marwodagan2271 11 месяцев назад
Iskumidnahay sidee isku cawinaa see makaa goantahay wll
@Anzal144
@Anzal144 11 месяцев назад
Sme wlhi ilah ha ino sahlo si fudu ina ubarno❤😊
@AnmTV3329
@AnmTV3329 3 года назад
Mashaallah nin qalbi wanaagsan oo walaaladii afsomaliga kuhadla casharo dhaxal gal ah ugatagay baatahay waa casharo mihiim ah waadkumahaddantahay
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
Waad mahadsantahay walaal
@abdullahielmi6385
@abdullahielmi6385 3 года назад
Mshllh ustaad qiimo badan 🥰
@abdijellefarahfarah2710
@abdijellefarahfarah2710 3 года назад
Jasaka lah alle haku barakeeyo cilmigaaga
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
Waad mahadsantahay walaal
@hiboaxmed7158
@hiboaxmed7158 4 месяца назад
Allahuma barek 4yrs later baan arkay jazakallah
@islaam_nimo
@islaam_nimo 2 года назад
Jazkallah Jannah Ustaad
@YAXYAMAXAMED-w1n
@YAXYAMAXAMED-w1n Месяц назад
4sano ka dib ayaan nasiib u hely please part ilaali ama dhamayso waa ta ugu wanagsan
@Ams393
@Ams393 3 года назад
Ilaahey haku sharfo walal 🙏🙏🙏
@aragsanahmed446
@aragsanahmed446 8 месяцев назад
Insha Allah allha kubarkeeyo isoduceya wan JeCLaHaY Inn barto mahadsnid ustadi ❤
@feisalsuleyman733
@feisalsuleyman733 3 года назад
Thanks wll mcn jaza kalaah qeral jazaa
@suhaibkader7929
@suhaibkader7929 3 года назад
I learn it so this helped me thanks for every thing ❤
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
Thanks
@moudomar3046
@moudomar3046 4 года назад
Brother Mahdi Miad Ramadan Moubarek
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
@Moud omar ramadan karib bro
@yojaboy.3792
@yojaboy.3792 4 года назад
tnx a lot macalin Qiimo Leh
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Aad ayaad u mahadsantahay walaal
@dalkadadhiso8958
@dalkadadhiso8958 3 года назад
Mansha Allah ustaad allaha kubarakeeyo
@Comps223B
@Comps223B 4 года назад
Mahadsanid
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adiga ayaa mudan
@Comps223B
@Comps223B 4 года назад
Saxib waxad nosoo diyaarisaa sida websate lacag loga sameyo adigo gurigaa joga
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Markaad video gan dhamaysid group ka wixi sualo aad haysid do gali facebook.com/groups/Learnwithmahdimiad
@Itssihopodcast7993
@Itssihopodcast7993 4 года назад
inshallah wan ku so waydiin doonaa
@mohamedise6839
@mohamedise6839 3 года назад
M.a hada ayan kusoo biiray
@alifarah5262
@alifarah5262 2 года назад
Mahadsanid Mahdi, Jazaka ALLAH
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan 7 месяцев назад
3sano kadib buu isoo gaare vidiogan i.a waxaan rabaa inaa noqdo graphic designer bilaha soosocda❤
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 3 года назад
Nasiib waan leeyahay waayo Research badan oo aan sameeyay waxaan soo helay aqoon aan in badan af qalaad ku arkay oo maanta luuqadeenii hooyo lagu soo tarjumay
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
So dhawow walaal
@araweloyar7958
@araweloyar7958 3 года назад
Waaku mahdsantahy waan jeclhy inan barto madadan nosoo badi wllo adigo mahdsan noogan faidee ❤❤
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 2 года назад
Maansha Allaah mcln casharada noocan ah aad baan u xiisaynayaa, mhdsnd mcln.
@user-py5uh6by1h
@user-py5uh6by1h 8 месяцев назад
3 sano kadib ayaan helay.thanks alot ustaad❤
@khadafiquubbe3429
@khadafiquubbe3429 4 года назад
Mahadsnid walalky 😍😍🙏🙏👍👍👌👌
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adiga ayaa mudan walaal
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 2 года назад
Legend baa tahay❤
@zakizaahid8264
@zakizaahid8264 4 года назад
Mahadsanid wll mahdi no badi diyar aya unahnay halkada noga si wad aad iyo aad faraxad aye no thy adigo kale wll o jeceyl hormarka wllihis iyo isku filnasho ine garaan
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Waad mahadsantahay walaal
@abdulmaajidnoor4884
@abdulmaajidnoor4884 Год назад
​@@mahdimiadUstadii Linkiga ma isodiri kartaa wuu iso dagi la yhy appka plz waa ubahanahay
@mohamedhassan-kw9xu
@mohamedhassan-kw9xu Месяц назад
Shukran brother
@abdiwaliyarre4917
@abdiwaliyarre4917 10 месяцев назад
17/Oc/2023 ayaan nasiib u yeeshay fursaddan. mahadsanid ustaad.
@AliAli-rm5bs
@AliAli-rm5bs 7 месяцев назад
3 sano. Kadib buu isoo garay videogan Tnks ustaad
@iqramumin7574
@iqramumin7574 Год назад
3 sano ka dib ayaa nasiib u helay insha allah Wait me comment kale ❤
@fahmomohamedabdi2602
@fahmomohamedabdi2602 2 года назад
Xilli an u baahna ban helay thnks wlalo❤
@user-wb2rl1cw3b
@user-wb2rl1cw3b Месяц назад
M.a ustaad jazaakallaah My dream
@suhaybabdinasir4716
@suhaybabdinasir4716 4 года назад
mahad sanid ustaad mahdi
@bosteyoahmedali3142
@bosteyoahmedali3142 4 года назад
Mansha Allah macalin mahadsanid hadda computer mahaysto waanse raadsan insha Allah
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Год назад
Mahad sanid ustaad 🙏
@myfunny5348
@myfunny5348 2 года назад
Waraa nin kaan caadi wlhi ماشاالله Guuleyso ajar badanna allaha kaa siiyo waxana kaa codsanaa waliba mar 2aad iyo mar 3aad in aad website no sameyso si aqoontada aan uga faaideysano Adigo waliba naga iibinaya qiima macquul ah Mahadsanid Ustadii
@ugpadqalanjo9992
@ugpadqalanjo9992 Год назад
Video yowGa hada u iso qadhay wlhi apowe tnx wa wanag aad dhigaty iyo faido wangsan
@billionaire77
@billionaire77 Год назад
Allah janatul fardawsa Ku geeya ustaad ❤️
@maxameddeeqaxmed6530
@maxameddeeqaxmed6530 3 года назад
Thanks allot teacher iam very glad walaahi your lessons
@malaaz_tech
@malaaz_tech 3 года назад
maanta ayan kusoo biiraa coursada waxan rajynaa inan wax badan kaa faa idoh ustaad insha allah
@mahdimiad
@mahdimiad 3 года назад
So dhawow walaal
@mohamudabdimohamud4354
@mohamudabdimohamud4354 4 года назад
I'm thank you alot I was joined to day
@farhaannadaaraofficial7505
@farhaannadaaraofficial7505 4 года назад
walal mahad sanid waad i baraarujisay walhi waan kuu mahad naqayaa fursad ayaa dayacay waa mid aan loo noqon insha allah
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adiga ayaa mudan walaal
@somprank9474
@somprank9474 Год назад
Ilhy ha kaa abaalmariyo ustad waad mahadsantahay jasakalah
@Itssihopodcast7993
@Itssihopodcast7993 4 года назад
mashallah wan sugayay mahadsanid
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Inshaallah waa manta 21:00
@cabdiwahaabcabduqaadir153
@cabdiwahaabcabduqaadir153 2 года назад
Jazaaka allah qayr brother 🙏
@kassimmohamed4912
@kassimmohamed4912 4 года назад
Bn courage mn frère fait tn parole continue
@dariiqaguusha4013
@dariiqaguusha4013 4 года назад
maasha allah aad ayad u mahad san thy ustaad
@mahdimiad
@mahdimiad 4 года назад
Adiga ayaa mudan walaal
Далее
Become Graphic designer | part 2 | Af-Soomaali
39:33
Просмотров 47 тыс.
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Просмотров 64 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 143 тыс.
Waa maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo
11:42
Просмотров 103 тыс.
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
Start a business -Af Somali
19:44
Просмотров 16 тыс.
Become Programmer | noqo programmer | Af somali
11:59
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Просмотров 135 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 143 тыс.