Тёмный

Beenta Qarkeda Waad Ku Halagsanta Lakin Caqli. Ban Isticmalay🥵 

Ruumi Channel
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@miskibintucabdicasiis4575
@miskibintucabdicasiis4575 Год назад
Naag sheekaded waxba lgama faaido inyar oo ilaahy unxariisto ma ahan
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Habaryartey baa hada kohor igutiri naag dariskayga baa itimad say tirah hebelbaa diracan ikeenay odaygayg baa waxan igeenay habaryartey nolosheeda waa iska hoosaysa malinkii danbo baan into kabo dayn kuso qaaday ku iri naaa hebelbaa ikenay malinkas baa kasnaty. Marka naaguhu nagahye kawaalan
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
Hhhhhhhhh dumar aanba kadaba dayan karin aniga wanba necbahay qof iifaana ama qof kale wax oow ukeenay kufaanaayo.
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Masha allaah ayeeyo koris is not easy ruuneey allaha ku xafido xabibti ❤
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah ayeeyo koris ruuneey alllah ku xafido abayo
@MunaFarah-fd3kt
@MunaFarah-fd3kt Год назад
Warkaaan warun naaguhu waa isu cadow markasta waxy jeclyihijn iny burburiyaan gurigaaga faa,ido ugu jirtana ma aqaan alle ha hadeeyo naagaha warxumo tashiilka ah
@FaadumojamacFaadumojamac-rp6is
Wllshy rabi ha kuxafido runtii xaqiiqo waye arintaas ani sedex ciyalaa ijooga 22jiraa aduunka wxn ugu necbhy naag lasaaxiib ama guryahooga wareeg mrka naaag hdad daftad kuxirtid hogay kaatuuree
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Год назад
My favorite RU-vid
@siciido8920
@siciido8920 Год назад
Mansha Allah abayo aniga ayey aya isokorisay waxan jeclahay dadka wawey inan lasaxibo majecli dadka ilale eg saxibkoda
@maidomaxam3d109
@maidomaxam3d109 Год назад
❤❤❤❤❤
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
All ah waa runta macaliminta kuwa xananada iyo iskoladama culays ayay inaga hayan runti ilmaha way nalakoryan ilahay caruuraha hanala koriyo amiin
@GodeyGacalo-nl3un
@GodeyGacalo-nl3un Год назад
Ha waa sax
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Год назад
😀😀 ilahow balayo na hor seexan naagahu waa balaayo
@uniquehooyo
@uniquehooyo Год назад
MashaAllah ❤ Ruuneey Runta kugu jecelahay. Ayeeyo koris waatahay 😍💝😘
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Qof la wayay so dhawaw
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
Habo mcnto Hodon isku filan ma cfmaad qabtaa waaba lagu waayaay RU-vidka. Insha allah inaa soo noqoto rajeenaaa.
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@fardosahade5470 wey caafimad qabta weyn so noqoney
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
@@ruumichannel insha allah
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
❤❤❤❤
@Dhiirigaliso
@Dhiirigaliso Год назад
Man sha Allah abayo qof qaali nagu ah 🎉🎉🎉❤❤
@habonjama5181
@habonjama5181 Год назад
Mash Allah qali
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Год назад
Mashaallah walashey waarunta
@jamiilamaxamed2107
@jamiilamaxamed2107 Год назад
Xaqiiq weeye ruuney ❤
@sacdioharet2528
@sacdioharet2528 Год назад
Amani afkaga maka horeyso runey😂😮😊
@Anzal1
@Anzal1 Год назад
hbo wn arkay wlhi sand reer leyhay md aan sxbo ilaa heer jmcdeed iskla soobxnay malin sheekn usheekeyay gurigyga kusaabsan malin dnbe intey wx iweydiisty mhyo ku,iri ayaan arky iydooba ileh awlba saasa ahyd anigii yaab naa ma saasa ahyd ku,iri mrkaas go,aan saday inanba naagdhan wx lsher greenin tii aan sxbda ahynba hdey saas noqoty
@taysirhaji2893
@taysirhaji2893 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Ruunay anina ayeeyo koris ahay ayeey day ilahay ha ii daayo
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Год назад
Amiiin m.a
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Год назад
😂😂😂 naagaha wa shydaan
@ubahsweets9089
@ubahsweets9089 Год назад
😂😂😂 walee wa run naago wax ey ergadeen ama tabal lagu so qatay aros inta lala tago lagu fanaa😂😂😂😂😂😂😂😂ar anagaaaa
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Rumi xagen Kala soxirira qali dumar
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga waye
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Isnab malihi
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Rumiyey shekadada sheka shabahdo aya igu dhacday
@khadarxirsi544
@khadarxirsi544 Год назад
waarunta guurku wudhibta inta hoore
@nurhawa646
@nurhawa646 11 месяцев назад
Faanka jooji
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Год назад
Asc dhaman wllaha somaliyed muraad ba leyahay iso duceeya
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Allaha ku fududeyo abayo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
Ilahey hakuu siiyo wixii qeer kuugu jiro mcnto.
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Год назад
Alle ha shalo wll
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Год назад
Wllahay wa mahadsantihiin allaha idn sharfo dhamantin ducada allaha i aqbalo idankana waxaa jeceshihin allaha idn siiyo dhibkana allaha idnka hayo
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Habo aad baa uyarahay 4 sanaa liqabaa hal cunug iijoo go mar ka waxaa saxiip la ahy naaga waa wey iluba mar kii lii aroosa saxiip lanoqday anooba aad uyar mar wali wax dha ba kuma arag balse qaar kamida wax yaaba aada jecleen kudha haayan show muda iguyar 10 sano iyo kabadan iga wey yihiin
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 Год назад
Abyo waxaan kuu sheegaa in mudo ah ayaa laiqabaa hadane waligey naag lamasaaxib aadna baan ufarxsanahu waxba lgama faaido ngsqqxibkeyd alx waalsheyda iga weyn aan sxb la ahy
@raxiimaabdi5641
@raxiimaabdi5641 Год назад
Kkkkkkkkk😂
Далее
XAGEE LAGU GURAA CARUURTA😭 SOMALIDA 🇸🇴
14:40
Просмотров 4,9 тыс.
QUEEN OF AJUURAN MAXAA LO DILAY
15:16
Просмотров 3,6 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 8 млн
Starman🫡
00:18
Просмотров 13 млн
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Просмотров 8 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 8 млн