Тёмный

BEESHA ARAB INAY JABHAD SAMAYSTAAN WAAN TAAGEERSANAHAY WANAN SOO DHAWAYNAYAA WAAYO SHIR KAMAY GABYIN 

Cirjiidho Tv
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 24 дня назад
Wa Runtaa Abwaan waanu ka Ilbaxnay Ethiopia aya Cadaw ah Beenta iyo Khuukhintaasi waxay Af jarantay 1988 kii marki Ethiopia i magan gelisaay ee Aan ku badbaaday anigo ka qaxayav Somali igu eryanaysa hub Cir iyo Dhul ah . ❤❤❤Guul Somaliland iyo Ethiopia oo is garabsanaya❤❤❤
@abdihashi9863
@abdihashi9863 24 дня назад
Hadii Arab Buur fuulayo iyo hadii kale Kulmiye kama hadlo talow muxuu Wadani oo ku caana Buura fuulku uga xanaaqsanyey waa yaab 😊😊
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 24 дня назад
Jabuuti waa cadawga Somaliland ee qarsoon ee Wlhi xamarna waa lamid
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 дня назад
Arab waanu kutaageerssnahay anagoo hj ah waa inlala hadlo waxay doonayaana loofuliyo citisaamkii magacayaga buuraha kagasoo rogay ururkan huubada ah hafuliyaan arab wuxurabo
@mustafehussein288
@mustafehussein288 24 дня назад
Kkkkkk duul duul iyo weriyahaba waan salaamay…
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 дня назад
Ethiopea anaga cadaw naguma aha lkn soomaalida tafaha nahaysataa cadaw ah
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 24 дня назад
AABO MUSSE IS NOT EASY?❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL SOMAILAND
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 24 дня назад
Arab waxuu isbahaysi la samaystay xisbiga wadani markaa way gardaranyihin haddii reerwalabay jabhad samaysto sidee aanu qaran noqon karnaa. Cali duldulow maanta waa dhacday waxaad odhan jirtay nin qaran baan ahay waxba kama jiraan
@omerjama8679
@omerjama8679 24 дня назад
Arab afkooda urur ama xisbi Kuma hadli Karo doorasha waa la gelayaa
@adnamaxamedcabdi3975
@adnamaxamedcabdi3975 24 дня назад
Odaygii miyuu waa sha sidaa umuu hadli jirine
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 24 дня назад
❤Calaw sxb kaa taar tv man arag cawa Waarkisiye❤
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 24 дня назад
Doorasho uu cabdilahi darawal ka maqan yahay dalkan kama dhacayso
@fahiimae7336
@fahiimae7336 24 дня назад
Mujaahid Darawal hala dhegeysto oo hala qanciyo Waa nin waayo araga dalkana usoo halgamey.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 дня назад
Waaruntaa
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 24 дня назад
الأرب محتاجين حقوقهم 😂😂😂
@Xasmas
@Xasmas 24 дня назад
من ابسط حقوقهم ❤
@csmman7052
@csmman7052 24 дня назад
Beesha arab waxay tabanayaan caloow 1.indoorasho sharciga iyo dastuurka dalka waafaqsan oo aan ahayn mid xisbiyo iyo shaqsiyaad gaar ah u xidhnayn dalka kaqabsoonto 2.inaanay dastuurka qaranka meelna kaga jirin tartanka ururada lagu xidho lixda gobol 20% iyadoo gobolada dalka baabulayshinka caasimada ayku noolyihiin 3meeloodoow 1meel 3.inaan doorashada madaxtooyada looxidhin sadex xisbi oo wakhtigoodii dhacay
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 24 дня назад
Soolo madoow. Eleen Ali waa laangaab aan aniga waxba I dhaamin. Marbay Amina waris kursiga idin gaysayoo waagaas ayaad biloowdeen inaad garxajis isku dheearisaan
@khadra27day12
@khadra27day12 24 дня назад
Arab ma buur buu isna galay waxaas kulmiye ayaa ka dambaysa
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 24 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 24 дня назад
خلاص كل شويه قبيله تطلع الجبل شغله والله 😂😂😂😂
@Xasmas
@Xasmas 24 дня назад
من ابسط حقوهم ❤
@Xasmas
@Xasmas 24 дня назад
Besha arab s.isxaq. Guul Gobanimo. No cod XISBI OFFWAREEN. No cod XISBI burta gacan libax
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 24 дня назад
Itoobiya badatada iman mayso
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 24 дня назад
Habaryoonis ama garxajis huwanta wa walalo iyagana ca deeyay marka isu daaya raga wada dhashay wayo tiyo horeba loo shakisana oo layidhi wiilkii sheekhu dhalay maha ee wa garka ku xeji ayay jahadii gacanlibax cadysay in anay duriyada ahayn
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 24 дня назад
Soniyaw ninkan ad waraysataa waa beenaale
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 22 дня назад
Mahad sanid abwaan
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 24 дня назад
Waa yaab cali markuu doono Waa lawyer oo weliba ku takhukhusay sharciyadda badda, ku soco Ali.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 24 дня назад
Musalka cadawga soomaliland iska jira
@amdualeh5802
@amdualeh5802 24 дня назад
Labadan nin waa beenawaas iyo abnawaas tuug tuugi dhashay ha la xiro.
@Hawd74.
@Hawd74. 24 дня назад
Walee cali runtaad sheegtay yaa i diidaya dalka odayaal hal reera ayaa afduubay
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 24 дня назад
😂😂😂😂
@roodacawad13
@roodacawad13 24 дня назад
Guulayso cali ta arab.wax dheeraad ah masamaynayan.kuwii hore oo.kale
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 24 дня назад
Caac itobiya ina ictiraafaysa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 дня назад
Huwan iyo hadhaa faqash loojoojinmaayo
@jeimoha3286
@jeimoha3286 24 дня назад
Adeerow beenta iyo khiyaaliga caruuraha iyo dadka masaakiinta ah ka daa
@roodacawad13
@roodacawad13 24 дня назад
Cirkuu fuulaa maxaad ka rabtaa cali maaha waa ninka kale
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 24 дня назад
Reer somaliland wali may kala adkaan .. waxan modayay meel bari hore lagu kala dhamaday Haday ciyaruhu bilaw yihiin
@jeimoha3286
@jeimoha3286 24 дня назад
Waa dad wada riyoonaya
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 24 дня назад
Ninkani waa nin xanuunsan darawal waxa dabada kawada muuse si doorashada loo fashiliyo
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 24 дня назад
Ereetarya hal milyan iyo badh qof aya kaga dhintey dagaalkey itoobiya iskaga furfurtey ee xornimada ku heshay Djibuuti se faransiiska ayey difaac wada jira la leedahay oo itoobiya dagaal kuqaadimeyso
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 24 дня назад
Cali duul dul ictirafki intu soo jiraaa
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 24 дня назад
Calow jabhadaha qaar waa xaaran qaarna waa xalaal 😂😂😂 Cidina yeeli mayse Bal guurbka wadanka qabsaday magac u bixiya aanu idinkaba qabsane
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 24 дня назад
Adiga nooga faro dhuudhuban
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 24 дня назад
ninka beesha arab iska indhatiraa isaggaa cirka roob u og ama quudhsadaa
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 24 дня назад
Cali ninka kaliya ee warka u soo gudbiya qaab caalim iyo caamo la fahmo. Doordarshan dekedaha dadka ka hadlaa Af *ngiriis iyo Soomaali ayay isku daraan dadkuna way ku dawakhaan. Ku soco Caligayga
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 24 дня назад
Adeer waxan aad ku hadlesid iska daa aad leedahay jabhado baajir
@Nothamza2
@Nothamza2 24 дня назад
Cali duulduul waa dhahaysan jiray lakiin cawa buu igadhintay mar haduu isaaq ka dhaxdhaliyay jabhado. Waxuu ka hadlayana wax nin wayni ku hadlo maha anigu waxan jooga qurbaha. Isaga iyo ka warka kaguraya waxay u soo jesteen in ay yutubka sheer iyo lak ka helaan.
Далее
Siyaasi Fashiliyey SIR ka Fakatay Jabuuti iyo Somalia
26:28