Тёмный

Beesha Arab Oo Difaacday Muuse Biixi Jawaab Kulul Udirtay Wadani iyo Ururka Kaah 

Abdi Somalilander
Подписаться 58 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 День назад
Guulayso Muj Biixi from Arab
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 День назад
Good good ODAYAASHAA wadani ayaa ku shubtay viva horseed iyo kulmiye muuse legend
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q День назад
Muwaadiniinta xalaasha guulaysta geesiyaasha qaranka guul kulmiye xisbiga mujaahidiinta guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdiqadirqaasim9044
@cabdiqadirqaasim9044 День назад
ARAB hadaanu nahay waanu jecelnahay 7 REER SHEEKH ISAXAAQ laakiin doorkan codkayagu waa HORSEED iyo KULMIYE ee naga daaya foostadan aad nagu riixaysaan from ARAB sheekh isaxaaq
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan День назад
Guuul kulmiye and horseed insha allaah ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Guuuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland
@FaysalAli-xr9nl
@FaysalAli-xr9nl День назад
Mujahid Muuse Biixi Cabdi Xildiid Shanta sano ee soo socota iyo markale. 💛💚💛💚💛💚💛💛💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww День назад
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland reer bali gubadle ilahay hadin sharfo keep going
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland jun 26 Monday
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 День назад
Muse bixi inankisu dibadu wax baradho ugu maqanyahay benbad sheten
@Sirad47
@Sirad47 56 минут назад
Shadaadiinta reer sh.Isxaaq isku diraysa Allah ha qabto. Cadowgu captain hoosteedà.
@MohamedAhmed-ri6ny
@MohamedAhmed-ri6ny День назад
waa niman hunguri qaaday waana lagu shubtay
@afrahap4406
@afrahap4406 День назад
❤❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu День назад
Masha allah hadalka lakala odhon og allahna lakala baryi og habatwal iyo arab xuumaani kama dhaxeyse isbahaysiba kadhexeeya wadani waxay kaxumadeen sidiiloguso baxay kulmiye cabdil qaadir jirdosi6asada ku fashilma kadanveeya odayada caytamayey oolaha arab ma dharaxna wana caadidnimo
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d День назад
Sheerkadii dhulbahante waaa lamadhiyay ayay arab ula yimaaadeeen
@Degaliah
@Degaliah День назад
Ma intaasay wax ka raadiyeen walee wadani Wa jabay😂
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 День назад
Ascww Ascww Ascww Ascww Ascww Ascww Arab tuu ka diidey garxajis waagii Snm iyo Cigaal maantana ka yeelimaayaan Arab waa geesi yaal goba 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@housseinfana5065
@housseinfana5065 День назад
Wa nasiimdaro weyn beesha wadani ala dooqonsana
@nimonimco3063
@nimonimco3063 День назад
Gudida Arab+ Suldanka H/Awal + Gudida Garxajis+ Gudida H/Jeclo+ Boqorada Reeraha+ Suldaanada Reeraha = Wadaniba ibsaday intodaba. Magaca unbay Reerka lawadaagan ee Dan Reer mawadaan😂
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 День назад
Wariye qaali Guul inta somaliland dhabkatahay
@LuulAhmed-c1q
@LuulAhmed-c1q 20 часов назад
Gobonimo gobonimo
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland
@Halgame334
@Halgame334 День назад
WADANI HUWAN BEENTA HUWAN WAXAN AHAYN MAHAYAAANNN..
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Buuuufi huwante faqash xaarmajo ushaqeesa buuuufi
@GuleedAxmed-r3l
@GuleedAxmed-r3l День назад
Codkaygu waa kulmiye iyo horseed wn ogahay isku dirka muuse 5kale
@سعيديوسف-ر6س
@سعيديوسف-ر6س День назад
GULL KULMIYA Gull Somaliland Guul ninkii geesiga ahaa, difaaca qarannimada Somaliland, Cabdi Jiilka dhalinyarada. Gull Somaliland .Gull kanaalka RU-vid, walaal Cabd
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z День назад
❤❤❤❤❤❤❤ماشاء الله الله أكبر ربي يحفظك يا وطني من كل شر ❤❤❤
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 День назад
Beesha arab xaal ha ka bixiyaan aflagaadada ay u geysteen beesha subeer awal iyo qoyska madaxweynaha ee ay ku eedeeyeen weerarka ay sheegeen inay subeer awal soo weerareen beesha arab.
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq День назад
Isku dirkaa daa😂😂
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 День назад
Wadani ayaa soodiray arabna ma matalaan mana ogola warkooda viva horseed iyo kulmiye muuse legend ninka doqonta iyo cadawga iyo tuugta iyo qaran diidka kaga cabaadiyay
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n День назад
Ninkaa Beesha arab uhadlayaa waa ehlu caqli ragii talin jiray weeyi walaahi isagadaaye awawyaashiibaa garta niqi jiray Ilma Xalaal Waar waxaasaa Suldaana Arabkii caadiga ahaa weeyaan waar noolada arab waa qoricaska isaaq geed labweeyan walahi xabadna lama bari karo balana looma daaro nabadana dadka yagaa ka jecel guulaysta
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Waa huwante faqash xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo
@Global.Nature1
@Global.Nature1 День назад
Ninkii Muse Jeclaayoo muse waa Tegayaa ninki Somaliland jeclayow Somaliland waa jiraysa
@SomalilandSomaliland-t2o
@SomalilandSomaliland-t2o День назад
😂😂ninka faqash jecelow faqashti xisbigeedu wu dhacaya😂😂😂😂😂😂😂wadani😂😂
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 День назад
Buur la fuulo cod laguma helo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 День назад
horta dadkena waxanay fahmin in 13 uruur nahay mid walaba sadexda madaxtooyada u tartamaya uu u bahan yahay inu uruurnimo ku soo baxo hadana madaxnimo ku soo baxo marka yaa u codayna marku kulmiye ku codanaynyo iyaga yaa uruurnimada ka reebaa war beenta ka daaya dadka kulmiyow dadkan wa wada uruuro raba inay soo baxan kiii uruur ku hadhana wa hadhay
@rashaail4191
@rashaail4191 День назад
Wwaa tuug qawlaystoah oo arab ceebeeyeye waxay futadada u maydhaan hurdaaye hala yaabina
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg День назад
Kulmiye ciyalki youtublaysha ayu xoga ulaba 😂😂😂
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 День назад
Arab baa sidaa yiri war dagaal u diyaar garoow hooyadaa wase
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 День назад
Wa dulka fariso doqonow
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 День назад
Snm lama dooran karo iyo askari danbe taasi waxy dhawcaysa jiritaanka somaliland, Isaaqu wey dumayan
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 День назад
Huwan iyo buura fuulka harti sheegtay no vote
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 День назад
❤❤❤❤❤
Далее
reer kulmiye oo siciid  cudhay  ka yaabiyey !
4:03
Просмотров 13 тыс.