Тёмный

Beesha Reer Waadhawr oo 15 Baabuur ku wareejisay Xisbiga Rajada Shacabka Waddani 

Sharbi Media
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@sahraj3885
@sahraj3885 День назад
Maansha Allah Tabaraka Allah Hill walaal Allah ha idiin hiiliyo Walaalayaal Dad aqoon badan baa Tihiin Garashaa iyo Caqligaa iyo faxalnimadaa Allah heydiin sii siyaadiyo Reer Waa dhawroow Allahuma Aamin Aamin Aamin
@sahraj3885
@sahraj3885 День назад
Reerkaa Reer Nuur walaalo baanu nahee ❤
@mushtaqmahamud3439
@mushtaqmahamud3439 День назад
Reerkayagii reer nuur mataan soo dhawaada xisbiga cidi idinkama laha
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d День назад
Masha allh tabaraka allh guulaystaa reer qaaliyaa guul wadani
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz День назад
Guul Guul Guul AWAL WAATAA DHAQAADAY GUUL XISBIGA REJADA SHACABKA SOMALILAND Guul xisbiga waddani Guul madaxweyne Cirro Guul Somaliland
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 День назад
Maasha Allah❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Wallee xisbigii Qudhmiye Shukrran gariir baa ku dhacay😂😂😂😂😂😂
@KhalidMohamed-z6e
@KhalidMohamed-z6e День назад
Wadani umeydun hiilin reer waadhowrow somaliland ayd u hiiliseen ❤❤❤❤❤❤
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf День назад
Laandheere reer waadhawr
@libanllbb8720
@libanllbb8720 День назад
wa reer wanagsan wax garad ah reer wa dhawr weligay man maqal tolow ma samaroon baa guuleysta👍👍👍
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob День назад
Masha Allah guul wadani guul Somaliland Insha Allah
@moseskaahin
@moseskaahin День назад
masha allah ha lagu deydo
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf День назад
Guul guul guul xildhibaanka ruuxiga ah xildhibaan cumar nuur raysale
@Subeyra
@Subeyra 15 часов назад
Waa dhashii garxajis maasha alah❤❤❤❤❤❤❤❤ geesiyaal
@RaxmaAxmed-ho3xx
@RaxmaAxmed-ho3xx День назад
masha allh gobonimo wataa❤
@caligaabCaligaab-u3i
@caligaabCaligaab-u3i День назад
Hambalyo ayaan leeyahay beesha waadhoor waxay sameeyeen wax,lagu farxo Sidookale waxaan rabaa in aan weydiiyo beeshaan waadhoor anigu waxaan ahayn beesha waaq,dhoore magan marka ma,isku midbaa mise waa kala mid
@abdirahmanalinoor296
@abdirahmanalinoor296 День назад
guul tolkay reer waa dhawr
@SaynabCrahmaan
@SaynabCrahmaan 20 часов назад
Guul iyo gobanimo
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz День назад
Guul reer WAADHOWR GUUL AWDAL GUUL XISBIGA REJADA SHACABKA SOMALILAND GUUL MADAXWEYNE CIRRO GUUL SOMALILAND
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 23 часа назад
imisaa agoomo gaajoonaya oo reer waadhawra imisaa faqiira oo waxtar ubaahan cajiib i arkaay
@abdirahmanalinoor296
@abdirahmanalinoor296 День назад
4:58 5:02
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk День назад
LAANDHEERE AYAAD TIHIIN
@amalidiris9641
@amalidiris9641 19 часов назад
samaron mel inkartu idinka dhacday garan mayo marba xisbi daba orda hadhawna cabada o dhaha waxa naga maqan zami..xisibi Hilac hadad inta ku bixin lahayden rag nimay ahan lahayd lakinse manta wa hal bacad lagu lisay barina calacala manta marba xisi aydan lahayn galibiya o daba orda
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp День назад
Waadhowr biciide miyaa
@Wargalka-101
@Wargalka-101 День назад
kan gafuurka wayne waaa dhashii Syiaad bari bakakkakakakaka Waxaan eeg taan bilaa caleykum 1Ciro caanyo waa ahaaa jaajuuskaii siyaad bare u joogey ruushka ilaa dhamantii dagaalka wixii hub wadan lagu duminyena ruusha ka soo qadi jiray 2 Gafuur weyne waaa jaajuusjkii siyaad bare u fadhiye biljimak waxaan loo yaqaan nin kii dadka basaasi jiray sidasa ciro caanjo ugu yeedhay waa somaliweyn hiil walaal waa sheekadii daaroodka kuwan waa la mid Huwantii ayaaa laga soo qaada baabuurtan waan naqaana Guda buur bisadaha ku dhex dhinta iskaba Da yoo Baabuur ay bixiyaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Далее
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 15 тыс.
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13
Xil Maxamed Abiib
2:38
Просмотров 16 тыс.