Тёмный

Ber lagu shilay qudar qoyan laheen wad ka helesa ila daawo 

shukri masala
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 599 тыс.
50% 1

Shukri masala

Развлечения

Опубликовано:

 

15 окт 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 645   
@anisacisman2519
@anisacisman2519 6 лет назад
Maasha Allaah Waxbadan Baan Kaa Bartay Abaayo Alle Abalkaga Janatul Fardowsa Hakugu Bishaareeyo Amiin Amiin
@fetishbae8369
@fetishbae8369 6 лет назад
shukri masala mahad sanid sharafey aad ban kaga faaiday walhi anoo cunto karis aqoon ayad idhaha iifurtay allah ku xafido mcnto 💋💋
@adnaabdi2254
@adnaabdi2254 5 лет назад
تسلم ايدك ياحبيبتي والله انا بحب طبخك اكتير واتمنا انو يوم من الأيام اكل من طبخاتك الحلوه وكمان انا بجرب اني اطبخ طبخاتك وعنجد اكتير طيبين وشكرا يالبي❤❤🤞
@ashamaxamuud3936
@ashamaxamuud3936 2 года назад
Mansha Allah wllo qali
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
ana soman a dawanayay hhh waba cabsady like berka
@landaniicalasow2142
@landaniicalasow2142 6 лет назад
masha alh waa mlnta igu horeysi an comment an ka so bixiyo ale ha ka hayo isha bini adamka بارك الله فيك
@sihaamaxmed2684
@sihaamaxmed2684 5 лет назад
Mashalah Alha isha ha ka dhworo
@nasraadan3265
@nasraadan3265 6 лет назад
Abaayo Allah kaa abaal marsho janatual firdowsa ayan Allah kaga baryaya jazakillahu khyr
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 лет назад
Beer aan Canjeero laheyn faa`ido maleh Allow ii Sahal Mid Baariyad ah oo Canjeerada ii dubto wlhi Mudo Canjeero Ma Arag Rooti ayaa Nafta iga qaade aanoo dhibsanayo ayaan cunaa Canjeero iyo dalacbilaash/Beer dhiiqo dhiiqo eh Maxaan u xiise
@hibocabdiraxmaan1843
@hibocabdiraxmaan1843 6 лет назад
Shuukriyi xaabiibti waan ka faaiiday kheer Allah ha ku siiyo Aamiin
@hanaanmohamud6000
@hanaanmohamud6000 6 лет назад
marka fiirsansyo inoo isoocarfooyo aaa umaleeya asxaabey maleelaqawa
@umusuheyla6337
@umusuheyla6337 6 лет назад
hanaan mohamud hhhhhh ana kula mid ah hanan
@abdirizaqkhadar6035
@abdirizaqkhadar6035 6 лет назад
Hhhhhhhh imaan laanta jooji ziz 😀😂😂
@asmamohammud6742
@asmamohammud6742 6 лет назад
😗😍ana kula,qaba dariska,an mode inu igaso,uraayo
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 6 лет назад
Hhhhh lamid
@najaxmedia8006
@najaxmedia8006 6 лет назад
asma mohammud ma so urayo ee wuu carfaya o.k hadalka sax zzzzz
@khadiijaahmed9461
@khadiijaahmed9461 6 лет назад
Maasha allah qurac qatar iga dheh shukri masale allaha kuxafido abaayo gabdho badan oo cunta karis aqoon ayad wax badan ufaaideysay thanks👌❤❤
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 5 лет назад
Waaan ka helay ani masha alllah berka waa jeclahay ani thanks sharafeey💓💓💓💓😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalinimadu waaa goob masha Allah allo noda dumarkena somaliyeed 🇸🇴❤
@sacdiyaqoojje8187
@sacdiyaqoojje8187 6 лет назад
ماشاء ألله شكرا حبيبتي
@cabduqaadirkeena7664
@cabduqaadirkeena7664 Год назад
Kheer Allah ku siiyo waad ino faa ii deesay
@lovelysahra4524
@lovelysahra4524 6 лет назад
Walashey anagana Alle dartiis Ku jecelnahay Waxan Ku weydina Marka shiilaayo baradhada karootka ma saliid sa’id u kar kariya teeda kale Aniga Xamaar Cadeey joga dab la gabinaya ma isticmalayo thx
@faatimahassan5189
@faatimahassan5189 6 лет назад
shukran xabibti adaa ugu baahna beer qudaar lagu daro jazaaka allaah
@yasingobsoor
@yasingobsoor 6 лет назад
Asc shugri koleyba wax wan ka faiday Iskabulo wax la faidesto
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 лет назад
beerka lama kariyo wax badan nafaqada ka dhimanaysa walaal rumayso qofka ku sheegay aanaba sidasan rabay inaanku sheego weliga aad ha u shiilin beer
@holacijacely4066
@holacijacely4066 6 лет назад
wcs danke
@anisaali3381
@anisaali3381 6 лет назад
Masha Allah
@saadiamohamed2105
@saadiamohamed2105 6 лет назад
Asc
@amalabdirahman7882
@amalabdirahman7882 6 лет назад
Muntaz Issa Sax
@najaxmedia8006
@najaxmedia8006 6 лет назад
Muntaz Issa oo sabab beerko cayrin ah mala cunaa hee
@abdihariirwarsame6432
@abdihariirwarsame6432 6 лет назад
huuno shugri masal manad saliid ku darin marka
@sacduushnalka1949
@sacduushnalka1949 5 лет назад
Masha alah alah kubarakey gacanta
@iskaaragsan2067
@iskaaragsan2067 4 года назад
M. A haa Wala shilaa m. A wanka Haley lkn shukriyey mcnto jiskas ayan garani la ahy no sheg bal adigo rali ah
@iqra11rok43
@iqra11rok43 6 лет назад
abaayo beerka badalkiisa hilib kalaankal noosoogali maxa yelay.anaga reer yurub beerkan oo fresh malagahelaayo
@bushraali4280
@bushraali4280 6 лет назад
iqra11r ok Aniga wahili karaa lkn beerka mawajecli hilib kalankal nosogali
@khaalidabdirahman3
@khaalidabdirahman3 6 лет назад
iqra11r ok Asc wllo ciwaankaaga ma isiin kartaa Hawlo ku saabsan xaga quraanka ayaan kaala haddlaa plz ciwaankaaaga ii sheeg
@xamdixamdi3291
@xamdixamdi3291 6 лет назад
n
@user-be3ju1js1w
@user-be3ju1js1w 6 лет назад
Mash Allah abayo disalamiy idaga alle gacaha aha Ku beerayo
@suweysxuseen4888
@suweysxuseen4888 5 лет назад
Jk
@yusrayaaska185
@yusrayaaska185 6 лет назад
Thanks xajikega wuu Ku farxaya insha Allah
@fahmoabdiahmed4249
@fahmoabdiahmed4249 6 лет назад
Asc shukri mahsanid abaayo hilib geel shiidan oo baasto kagu cunayo noosoo gali
@nimcofamos4889
@nimcofamos4889 6 лет назад
masha Allah wan ka helay
@hodanabdullahi6601
@hodanabdullahi6601 6 лет назад
Mash alah absyo wan kah heelay
@naztexoapdekrn6195
@naztexoapdekrn6195 6 лет назад
Fahmo Abdi Ahmed
@abdinasirnuur6759
@abdinasirnuur6759 6 лет назад
nadiira
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 6 лет назад
Fahmo Abdi Ahmed
@maxamedismaaciil2108
@maxamedismaaciil2108 5 лет назад
Abayo inta hore ayan u garanayay karintisa illahay ha ka rali noqdo hooyadey macan ayaa ibartay ee wax ka le so geli shugran
@Stuntmaster663
@Stuntmaster663 5 лет назад
negative comment ga ah ma u ficna walalkaa qalbigisa hada adiga taqanid dadkaan aqonin ayalo fa idenayaa abaayo igana raali ahaaw hadankugu qaldamay
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 5 лет назад
Liban Hassan saax wlhi qof qalbi wanagsaan ba tahay
@somalimediaproduction5682
@somalimediaproduction5682 4 года назад
My xabiibti shugri xitaa baar ariga odkana marki sa id lokariyo dhadhan ma illalahan lkn walashila on ognahay inta ana oqonna wey isbarandonan insha'Allah
@saidsalaadmohamed4878
@saidsalaadmohamed4878 5 лет назад
Mzhallh wllshy zhugri gcntda Allha ku barkeyo😍
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 лет назад
Cuntada hadaad jeceshahay karenteeda maqaayo waa in aad furataa xabiibtii we love cuntadaada. .qaaliyeey.
@abdirashidabdi693
@abdirashidabdi693 3 года назад
I have learnt it
@saabiriinmaxamed126
@saabiriinmaxamed126 6 лет назад
msha allah abyo mhdsnd
@raxmaabdi9078
@raxmaabdi9078 4 года назад
Thnks walashey qaligey
@daadiramoore8299
@daadiramoore8299 4 года назад
waan ku salamay xbbti beeeelo waaye noooh quraacdaada I love you
@mandeeqmahamed9083
@mandeeqmahamed9083 4 года назад
Masha allh
@shukriali3911
@shukriali3911 6 лет назад
Samiyey a an kula kaftamo habo Hooyada macaan a sifiican kugu soo duceysey nooley adaa naagaha wax dheer Allaha kubarakeeyo waa maamadi kucecleed
@queenciiltiraofficial4000
@queenciiltiraofficial4000 5 лет назад
Maamo shugri adad umhdsan thy
@inaboqran1841
@inaboqran1841 6 лет назад
Asc xabiibti wadku mahadsantahay jazaaakallaah kheeir
@farahabdi3223
@farahabdi3223 6 лет назад
Walashy shukriyeey macalimadeyda Aad Tahey kugu tashadaa
@saberineali9572
@saberineali9572 6 лет назад
Shukriyeeey hbbti shukran la aanta wan ceeboobi lahaaba
@sanafiland9765
@sanafiland9765 5 лет назад
Masha allah 👍👍👌👌👏👏❤❤✔✔
@jiresamatar1116
@jiresamatar1116 3 месяца назад
Cuntada kariskeeda wakhti DHEER baad camerada kuheysay, walaal. Muhiim ma'aheyn in aad intaas camerada kuheyso. Wakhtiga duubiska gaabi mustaqbalka si aadan dadka wakhti uga dhilin. Mahadsanid.
@hibaaqnuura2322
@hibaaqnuura2322 5 лет назад
Mnzha allah allah ha ku daayo gacalizo cilmigaaga intanu ka faaidaysanaynana alla.ha ka abaal.mariyo
@atariishoxamaroffica7508
@atariishoxamaroffica7508 4 года назад
Hooyo mcn zhukri wlhi hoyo cuntadadah hadaan arkoh izka dhar kah wlhi hoyo mcn Gacan tadah allah bar keyoh 😘😘😘
@fadumaahmed1136
@fadumaahmed1136 6 лет назад
Masha Allah xbbti wa inan kula socda runti casharkan wu iga gadan yhy caawa wana bartay kuwa bdna inan ka barto ayan rajenaa mhdsnd in bdn ardaydada kula socota ayan ka mid ahay
@mumtaazmohamed8300
@mumtaazmohamed8300 5 лет назад
Manshallah Tabarkalaa Mahdsnid Walalo waan sameyay Macaan dhaaf ayuuu ahaaa Allah haku barkeeyo
@user-vx4ie4pv7t
@user-vx4ie4pv7t 5 лет назад
Abaayo meshaan waan kuu cusbahay lkn sa.ida kuu tagera wlhi gacntada ialheey haku barakeeyo waxbadana kaa fa.iday cunta kariskaga
@umunadar8748
@umunadar8748 6 лет назад
Shukri wanaga dhista wax qeer qaba allha kugu badalo ani marka guuursada said kugu sii mahad celina ilen deeq ayan u balan qaday ina cunto mcn uu cuni dono wlhi copy ku tashanoya shukri curadena anba kugu sami dona onsha allh
@hamdimoulidfarah7016
@hamdimoulidfarah7016 6 лет назад
Queen Naima hhhhhhh
@maryanyarey2522
@maryanyarey2522 6 лет назад
Queen Naima hhh
@rayaanmuhudin8368
@rayaanmuhudin8368 6 лет назад
Queen Naima 😂😂😂😂😂😂
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 лет назад
Queen Naima hhhhhhhhhhhh wax qasan
@nafaxatugabaliyahcafifa82
@nafaxatugabaliyahcafifa82 6 лет назад
Queen Naima kkkk copy ban Ku tashanaa kuleh kkkkkkk waiga qoslisay
@ayaanxaajimuhudiin9623
@ayaanxaajimuhudiin9623 6 лет назад
Masha allaah SHARFEY Allah haku barkeyo Gacantda
@xvhdudufufjejrjjd7773
@xvhdudufufjejrjjd7773 5 лет назад
Masha allaah
@abubakarwasuge244
@abubakarwasuge244 4 года назад
Shukri thanks lakin waqtiga aad dabka ku hayneysid iyo qiyaasta dabka. Meeqa daqiiqo 5 daqiiqo mase afar ama toban noo faahfaahi please Macallin somaaliyee baan kuu aqoosaday shukri
@fatumaomar7219
@fatumaomar7219 5 лет назад
Ma sha Allah sister
@Samsam-fd7mw
@Samsam-fd7mw 5 лет назад
Mshlh mshlh xbibti wanka heley qaabkaad usiishay beerka
@idoorking7024
@idoorking7024 5 лет назад
wallal erega aha (waan iku fahaney) waxa ka haboon (wan isla fahaey)thks beerka shiilan oo mcn
@faahiyeofficials2461
@faahiyeofficials2461 4 года назад
Masha allh wllo
@ilwaadqurux8282
@ilwaadqurux8282 4 года назад
Abaayo shukri mahad sanid walshey allaha kuxafido waxbadan ayan ka faidne nolow mcnto
@asaldhalad3042
@asaldhalad3042 6 лет назад
Shukriyey mahadsanid qaali
@hooyoxaawo3393
@hooyoxaawo3393 6 лет назад
Asal Dhalad
@kawtharrayaan4562
@kawtharrayaan4562 5 лет назад
Allah yubarik fik shukri masala
@nimaibrahim88
@nimaibrahim88 6 лет назад
Alshkuri wll qali mahadzanid waxaad nozo galisa cundada mcmcaan
@asmoaliabdi1139
@asmoaliabdi1139 4 года назад
Shukran wlshy
@muniitamaanka3966
@muniitamaanka3966 6 лет назад
Cuntada qurux waye wena mudan tahay daawasho lkn video ga sogaabi kistoo😍
@officialmacruufchannel2301
@officialmacruufchannel2301 5 лет назад
Beer lashiilay igadheh...runta ma idinsheegaa gabdho...subscribe aan soodoontay..inta video-gaan daawanayso mid Hal subscribe iguqabta..beerkaana balan waaye wan karsanaa..insha alah..thanks gabdhaheena
@awilalberto6771
@awilalberto6771 5 лет назад
Masha Allah wllo
@awilibrahim613
@awilibrahim613 6 лет назад
Mhd snid jizakalaah qeer
@hanihosh1513
@hanihosh1513 6 лет назад
asc abayo toorte noso gali
@hibocabdiraxmaan1843
@hibocabdiraxmaan1843 6 лет назад
Masha Allah waxa badan ka faaiiday wn la socda ceanelkada xabiibti qali shuukran
@miskixaji3721
@miskixaji3721 4 года назад
masha alah shukri wax badan wan ka faidnay weynow oo wanagsanow qeybta cayilka noo badi lkn. apayo wa ka sexty
@h.s.a3661
@h.s.a3661 4 года назад
Masha alaah shukri masala khibrad baad tahay wan arkay inanta niyad bay wax ukarisaa waxad karinayso lama boobseyo
@fatemaaslam7942
@fatemaaslam7942 6 лет назад
Hamhamham kana caraftiisa intaka daremayaa waxnumaleyna sakiwalagu shamumi mansha Allah abayo Allah kuxafido
@Xamdaciiltira441
@Xamdaciiltira441 6 лет назад
xppti shukri quruxeey waxaan raba inaad nosoo galiso fadiirad adigoo mahadsan qli
@SadoMuse-ie2ni
@SadoMuse-ie2ni 7 месяцев назад
0:50 0:52 0:53 0:55
@cabdiwhaabaxmed9461
@cabdiwhaabaxmed9461 6 лет назад
Ppp mshalhl wa mr c/wahab walhi ad iyo ba umahad santahy wll mcn runtii wad ino fa ideyse ilen dumar kalii inay wx kariyan caqli ma aha ninkii naxriis leh mararka qar inslantisa wu cawina runtii aniga iskabulo ba ahy wxyga ani ba karsado aad iyo ad ayan ka ga fa ideysty mhdsnid
@saharayaan7989
@saharayaan7989 6 лет назад
Wllshy Shukri alle haku barakeeyo Qof sharaf leh bad tahy qaali nolow wax badan baanu ka baranay runtii ❤❤💋💋
@amirascuisine
@amirascuisine 6 лет назад
thanks abyo shukri💞
@jaysonmiguel2078
@jaysonmiguel2078 3 года назад
I know I am pretty randomly asking but do anyone know a good site to watch new series online?
@fadoumabintuali8549
@fadoumabintuali8549 6 лет назад
Shukri habo beerka kahelay wlhi msha alh iskuna dayy waana ku gulestay alxmd tnx mrwlba kugu xiranahy
@sidomar7959
@sidomar7959 6 лет назад
mashalh thnks walal Allah ku dowro inbdn sida wacn
@fartunibrahimmudey4817
@fartunibrahimmudey4817 5 лет назад
Masha Allah shukri masala waan ka helay Allah ku barakeeyo👏
@dontcare4444
@dontcare4444 5 лет назад
Beer suugo lagu kariyey aqash qaarba ku karsan doonah😂😂😂😤
@daadiramoore8299
@daadiramoore8299 4 года назад
mahadsanid walashey kaftan lee waayo nooooh
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 6 лет назад
maa sha allah wa la yaqana wa ok
@najmanalka2776
@najmanalka2776 5 лет назад
masha allh abyo qali wax badan ayan kaa faiday allah haku sharfo
@maizahaaji8395
@maizahaaji8395 2 года назад
Mansha Allah
@fartunhusein6633
@fartunhusein6633 4 года назад
Masha allah gacanta alle kaama gooyo
@qalbiuron2422
@qalbiuron2422 6 лет назад
M.a quruxey ilahay hakubarakeyo mcnto ani wajeclahay beer qudarleh 😘😘😘👌👌👌
@xamdibicir6269
@xamdibicir6269 5 лет назад
Msh Allah walashey kher allaha ku siyo wayo gabdhaha khar cunto karis ma yaqanaan shugran wllo
@farduuzabdikadir400
@farduuzabdikadir400 5 лет назад
msha Allah wn ka helay walahay hablo badan baa wax u faaidaysay oo ka faaidaysty shukran
@faadumocali1630
@faadumocali1630 Год назад
m.a abaayo Allah hakuu siyaadiyo cilmigaaga
@loyalqalanjo1237
@loyalqalanjo1237 6 лет назад
mashaAllah ilaahi xaku barakeyo sharafey....ninkadha wuuu nasib badhanyaxay asaga
@nimcokiin8751
@nimcokiin8751 5 лет назад
Mnsha Allah
@yaasiinibraahin5890
@yaasiinibraahin5890 6 лет назад
Waaaw shukri sharafey mcnto ilahy haku xafido
@samirmohamed5443
@samirmohamed5443 6 лет назад
Manshaallah
@najaxmedia8006
@najaxmedia8006 6 лет назад
yaasiin ibraahin amiin qumayooy
@maxamedxuseen6934
@maxamedxuseen6934 6 лет назад
masha allah cadi mahan abaayo
@KareemaKareemaAhmeth
@KareemaKareemaAhmeth 17 дней назад
2024 dawanaaa😂
@hudahusein2871
@hudahusein2871 6 лет назад
Maanshalah aad uga hely maclin
@sacdiyoahmed3993
@sacdiyoahmed3993 6 лет назад
Wa benta wayo madkadoh Ber geela
@mohamedahmed-br6dz
@mohamedahmed-br6dz 6 лет назад
Asc anaaaa ugu horeeya shukri waaan ku salamy
@Emational70
@Emational70 6 лет назад
mohamed ahmed Waar ninkan muxu rabaa kkkkkkk dumar ba logu talo galay
@sharmaarkenagiib4751
@sharmaarkenagiib4751 6 лет назад
Nimaø Adam Suleiman kkkkkkkkk
@qurxoonsidahooyadeed6676
@qurxoonsidahooyadeed6676 6 лет назад
mohamed ahmed hhhhhh kuso dhawoow jiko iyo dhibkeeda😂
@hanisaedd9699
@hanisaedd9699 6 лет назад
Shukri sharaf abaayo xalwa lasameynayo aa rabaa inaa barto sida losameyyo abaayo adigo mahadsan
@dekomohamednor3196
@dekomohamednor3196 6 лет назад
'Masha Allah shukran xabiibti
@QueenDagan-dt5my
@QueenDagan-dt5my Год назад
Tank you
@farihaawad718
@farihaawad718 6 лет назад
masha Allah abayo ilahay haku barakeyo waxad isoxasusisay marka yara quracdi walashey isiin jirtay.lkn iyadu dhudhubay ujajari jirtay
@mulkiburane4958
@mulkiburane4958 4 года назад
Walashey xasid ma tihid allaha ku xafido
@bisharodahir9326
@bisharodahir9326 6 лет назад
maasha allaah baayo jazaaka allaah baayo shukri masala allah keep you xabibatiiii
@rahmaqurx6961
@rahmaqurx6961 5 лет назад
Shukriye abyo Masha Allah lknse berka carurta hadi lasiyo hadal makarayan aya ladhahay marunbaaa pliz jwb
@rufiyaantareerxamar5814
@rufiyaantareerxamar5814 5 лет назад
m.a shukri masala abyo
@leylahaji2029
@leylahaji2029 6 лет назад
Masha Allah Mahadsanid sister
@fartuunsaacid7700
@fartuunsaacid7700 6 лет назад
Masha Allah alle haku xifidiyo abaayo
@amiironuur6726
@amiironuur6726 6 лет назад
Masha allah shukri masala wllo
@asaldhaladchannelasaldhala5471
Masha Allah shukri bayoh
@naimaabdi8384
@naimaabdi8384 6 лет назад
Masha Allah inaba caaadi mahan hadsanid allaaaha kudhawro🌟💚🌟🌟💚🌟💙🌟 🌟💚💚💚💚🌟💚🌟 🌟💚🌟🌟💚🌟💚🌟
@subansheikh8809
@subansheikh8809 5 лет назад
Waaw
@salmofarah7590
@salmofarah7590 6 лет назад
asc shukri abayo waaan kusalamay marka hore waxan kuleyahay cadowgaaa unolow marka xigta anagu reer americo beeer fresh ah ma aragno mana laga helo meshaaan abayo hilib ari shiilan nosoo gali
@munoaxmed7263
@munoaxmed7263 3 года назад
Naa been hasheegin waan lagu baray Wana laguugu sodalayae casinimada jooji banan wax laga ma bartee
@zuzuzagalcaahi6646
@zuzuzagalcaahi6646 5 лет назад
Waaaw kahelay runrii qaloyee Waxa aada kamitahay macalimiita aan kabartay cuto kayita Ale gacmax ha kuu barakeeyo uuuuxc😘
Далее
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 14 млн
4 Delicious Pork Recipes | Kusina ni Lola
25:08
Просмотров 499 тыс.
alab cusub Ramadan ka insha Allah 🥰new gadgets
9:35
Let's do it! 🎂
0:41
Просмотров 3,8 млн