Тёмный

Berbera somaliland | ku raxayso quruxda berbera || berbera the gateway to the economy of East Africa 

Daib Live
Подписаться 649
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Saxiibayaal Fadlan subscribe si aan usoo badiyo muqalada nocan oo kale ah
Friends, it is important for us that you support us and we will run the video in the country so that our people who have not seen the country can reach it.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 года назад
Maansha Allah 🌷 🌷 Madiinatu Xadara Iqtisaasiya Caruusal Baxar Berbera ❤ ♥ 😍 ✨ 💖 👌 ❤ ♥
@aliosman7830
@aliosman7830 Год назад
My home land barbera I love berbara my mom and dad are from barbara
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 9 месяцев назад
Mashallah My parents are from Burco ill would like to invest in berbera
@SumonRay-l6b
@SumonRay-l6b 19 дней назад
Plase give me your munber dear
@SumonRay-l6b
@SumonRay-l6b 19 дней назад
Please give me your number
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Berbera is a beautiful city and port maan Shah Allah amazing
@nuur3272
@nuur3272 Год назад
Dubai of Somaliland Maashallah.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Dubai is gonna be Berbera of UAE
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
Masha Allah tabarikalaah Somaliland waa inad nimcooyinka ku shurino oo u ducayno madaxdeena anuu markan maagayo waxan isleeyahay ha sii fiicandan runti wa ogahay dedaalka ay wadan khaladadkana ka sax baan is idhaahda hadana waan u duceya ilahow dadkeena iyo wadankeena noo barakee
@tiriiga8168
@tiriiga8168 Год назад
Maasha allaah ❤
@abdipp595
@abdipp595 Год назад
Mashallah Barbara
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 Год назад
Manshallah
@abdalewarsame2282
@abdalewarsame2282 Год назад
Masha ALLAH❤❤❤
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Год назад
Wow amazing look at that beautiful Somaliland ❤❤
@abdirahinyusuf131
@abdirahinyusuf131 2 года назад
my home berbera
@januarySl2024
@januarySl2024 8 месяцев назад
Berbera aad ha loo ilaaliyo oo ha loo soo jeedo ! Illaahay na ha ilaaliyo. Berbera waa albaabka kheyrka iyo guusha Somalilaand. Waa magaalada Illaahay Caalamka ugu sakhiray Somalilaand. Berbera cadaw badan oo xaasid ah ayay leedahay ee aad ha loo ilaaliyo !
@abdisamadofficials5057
@abdisamadofficials5057 2 года назад
Cisimada labaad ee somaliland ❤💯
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 месяцев назад
BERBERA THE MOST BEAUTIFUL CITY IN EAST AFRICA WOOW
@frankfrankfurtde9130
@frankfrankfurtde9130 3 месяца назад
DUBAI SOMALIA ❤ SOMALIA ❤ DUBAI ❤
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 2 месяца назад
Berbera BILAASH Uma Horamarin Maayir Dacad Ayay Heshay.
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Год назад
Maashalah
@yacqub2579
@yacqub2579 Год назад
Step by step ayu u dhismaya waddankena somaliland alle hano barakeeye madaxdana hano wanajiye somali inteeda kalena alle ha horumariyo meel walba o ay joogan iyo dawlad kasta oo ay Lee yihiinba
@MrBOSSMAN2342
@MrBOSSMAN2342 Год назад
Mansha Allah Hadda Berbera Keligeed Dalalka Carabta ayay La Tartamaysa,
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Год назад
Wllhi billahi rer Somliland haday mar uun si dhba isu ogn lahayeen nimcda illhy siiyay qiimahooda iyo horumarkoda iyo iny yihiin Somalida kaliye isku filan waligod u bahan banii-aadam illhy mooyee islmrkna ah Somalida kaliyee xorta ah ee illhy ( swt ) ka koryeelay in qeyrkood gumystn dwldo shisheye iyo cdwgod adonsadaan mrkna iygu gacmahoda iyo kartidoda kuso dhisteen dal dwld ciidan qrn lcg dastur nbd-galyo kala-dnbyn iwm ee adun-wynihii ka ybnyhy siday kaligod dib uga so kabteen wixii oo dhib iyo burbur so mareen mntna yihiin kuwa ugu horeeya dhinac ksta Somalida iyo wdmda jaarkoda ah , Alxmdllh mrxld kstoo anu so marnay ama ku jirno , Hanoolato Jmhryda brkysn ee Somaliland 👈👈
@aisha665
@aisha665 Год назад
FAAN WEYNA CIIDANKA XAGU JOOGA MA KUWAN HADA DHULBAHANTE SO RAACDEESTAY E ODAYASHA SIYAD BARE LASO SHAQEYEY AH,DAD ADINKA UGU LITO O DHAGXAN DEGAN BARWAAQO KOOFUREY TAAL O HORUMAR DHAN WALBO XAFADAN YARE BAR BARE E KULEELKA BADAN HAKU FANIN
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Год назад
@@aisha665 Dumar bd ka tahayoo wxba dunida kma ogid 🤣 mrka kula ybi myo wd kas hadlysaa kkk
@nawaalnalka5983
@nawaalnalka5983 Год назад
@@aisha665 heat ka ku gaadhay miyaa koonfurna waa dhul direed iyo hawiye hadan tago na waa dhulkeyga hadad ka xanunsanayso ha dawane iskaga bax cudur baa ku haye
@Fransiis
@Fransiis Год назад
Maashalah Great Berbera City
@mercedes7890
@mercedes7890 7 месяцев назад
Soo baadiyal muqaalada Xusuus Bey igalisey Muqdisho ayaa dhis mahaan Aheyd allow u siyaadi una Barakee allaahu ma aamiin
@camaarabdi570
@camaarabdi570 2 года назад
Berbera somaliland
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Год назад
Mshallh somalia is beautyfull
@mercury330
@mercury330 Год назад
Dream about berbera being in Somalia, markaanad wax qabsan aanad wax lahayn dad kale wixiisaa la sheegtaa baan maqli jiray. Damiir yeelo nacalaa daasadaad u ekeyd ku yaale. ( qadaadweyn activities detected)
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Год назад
@@mercury330 cuqdadii idiin qaaday idiin madhigto masaakiin Aan isogeyn Ayaa tihiin berbere adeerkaa jaale siyaad ayaa dhisay miyaad moogtahay caasi weynaaday ayaa tahaye berbera waa tuulo marka loo eego magaaloyinka kale
@mercury330
@mercury330 Год назад
@@haashimmohamed66 haduu dhisay saw wadanka madaxweyne kamuu ahayn berigaa. Cuqdada aad sheegaysi waata halkaa na gaadhsiisay adna halkaa ku dhigtay. Amisom igu salaan sxb .
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z Год назад
berbera hawadeda wa dida carabaha dadku galabta baxa wakuleyl malinti like saudi
@IqraCabdi-k4r
@IqraCabdi-k4r 2 месяца назад
Masha Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AntoineD.9483
@AntoineD.9483 Год назад
Wa mahay musik caarbed kan ????
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Год назад
Berbera is the famousest port of the Somalia ports
@dajiscom463
@dajiscom463 2 года назад
m.a cajiib barbara
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 Год назад
Guuuulllllllllllaaaaaaa wacan okkkkkkkkk
@suhuurabdi6906
@suhuurabdi6906 2 года назад
🥰🥰🥰
@abdisamadofficials5057
@abdisamadofficials5057 2 года назад
Zeroga wayn xagu berbera kaga yaal👍
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
tekada cusub Horteeda
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 10 месяцев назад
Masha allllah reer berbera noolaaada insha allllah❤
@ayaanabdillahi8595
@ayaanabdillahi8595 Год назад
Oooh ❤
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 Год назад
masha alh ❤️🤍💚
@khalidmohamed1790
@khalidmohamed1790 9 месяцев назад
Do you know why we sell the most goats(men) saudi arabia
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Год назад
Mashaa Allah guul iyo Somaliland 😂
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 месяцев назад
BUSHAARO BUSHAARO Dhamaan Daawadayaasha iyo Guud ahaan Asxabta ku Xidhan Boggan 15-ka bishan april oo ku beegan maalin isniin ah Waxaa wasaarada deegaanka ka bilaabmaaya Dhir qaybin sidaa darteed Halaga faa'ideysto oo Qof waliba Gurigiisa,xafiiskiisa,Dugsigiisa,masaajidka xaafadiisa ama goobaha xaafadiisa haka beero dhir waa fursad Halaga faa'ideysto, Asxaabeey Fadhiga ka kaca oo Dhireeya Magaalada iyo guud ahaan Wadanka Asxaabta Joogta Gobolada iyo degmooyinka Hala xidhiidhaan Xafiiska Wasaarada Deegaanka Ee Gobolkiisa ama Degmadiisa.Waad Mahadsantihiin, Dayib Liven waxaan leeyahay Iyo dhammaan youtuberska Dalka haka qayb Qaatan wacyigelinta Dhir beerista Dalka. Waad Mahadsan tihiin.
@mercedes7890
@mercedes7890 7 месяцев назад
Ex muqdisho sidey ahaanbjirtey maasha allaah
@muali9773
@muali9773 Год назад
Qurux Lakiin calor ku badiswy
@suadahmed4441
@suadahmed4441 Год назад
❤❤❤❤
@suldanadashy8654
@suldanadashy8654 Год назад
Barbare Daroole xasuus hore
@cadnaancusmannuux8016
@cadnaancusmannuux8016 Год назад
Nio wan uu xisey mesha
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 Год назад
Musiga carabta maxaad ku jeclaatay
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 Год назад
Dhaguhu u wacanyahay
@aisha665
@aisha665 Год назад
CARABA LA ISKA DHIGA CAMAL DAAROOD MARKU SO WERARANA YA IRIR AHEEY WAYE
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 Год назад
@ubah maxad ka hadlaysa arintan irirsamale hawiya bilabay si uu darood uga adkado siyasada nafar isaaqa oo ku racsana ma jiro gadabguursi nogo dhawo meelna iskama so galno amaga reer sheekh isaaqba nala yidha adeer darood iyo waxu ilahay nacayna hanagu so dhisin oyintodiban social media iskaga dwynaybe
@aduunchannel3008
@aduunchannel3008 Год назад
Kaaare waa in lagaga tijaabiyaa
@awiladen7814
@awiladen7814 7 месяцев назад
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Real_00533
@Real_00533 Год назад
Thampnail ka waaalida iso jiity
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Год назад
DALXIISKA FURTA ITOPIANKA OROMADA ISKA JIRA RER SOMALILAND U GURA MAHAN INTOWSAN CADAW IDINKA QABSAN
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Год назад
Somalibaanu ka Xorayinay Wllhi iyagoo googan Ayaanu Xududka ku Qubayina
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Год назад
DADKI MAHAN LAHA AWEY CIDLO
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 Год назад
Wa dubur wll guryaha lakala galay
@aisha665
@aisha665 Год назад
MEEL KULEEL BADAN ON LAGU NOOLAN KARIN WAAYE YA RABO IN DEKADA WAX LAGA SO DEJISTA LE LOGU TALA GALEE
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Год назад
Dadkii magaalada aawaye
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Год назад
Meeshu waa xeeb Duhurkii Lamasocsocdo
@marilinfykes7558
@marilinfykes7558 Год назад
𝓹𝓻𝓸𝓶𝓸𝓼𝓶
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Год назад
Magaaladu way qurux badantahy lakin waa cidla dadki meeye
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Год назад
Meeshu waa Xeeb Duhurkii lama Socdo
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Год назад
Dadku inay soo baxan lama ogola
@aisha665
@aisha665 Год назад
WAR WA MEEL KULEL BADAN MAXA YAAL,ISAAQI XAMAREY WADA BUUXAN USO QARA IYO KOOS DOONTENE
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Год назад
@@aisha665 qabyalada ma hadad baraneysaa?
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 Год назад
@@aisha665 inta reer xamar jooga waad yaabay hargaisa hargaisa ayay usoo wada qaxeen ayaad moodaysa , qof walba mesha arsaqadiisu uga qorantahay ayuu adayaa qabiil ha eeegin reer xamarkuba way joogan meel walba somaliland
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Год назад
ANO MUQDISHO KASO JEDA ALLA IMA GEYO MAHAN
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Год назад
ilhyba Kuma Keeno Balo Qaraxwayn
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Год назад
Yaa ku khasbaya? Mise qalbiga ku xanunaya ayaa ka hadlinaya
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 Год назад
Kafia Xaar qadhmuun ayuunbaad keeni laheyd ee halkaaga la joog
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr Год назад
Wllo fadlan hano imaan qarax iyo daqaan xuma uma bahnin
@mahamedilkacase4922
@mahamedilkacase4922 2 года назад
Masha allh
@cabduraxmaanicumar9684
@cabduraxmaanicumar9684 Год назад
Masha alah
Далее
Welcome to Berbera, Somaliland
5:35
Просмотров 11 тыс.
Which part do you like?😂😂😂New Meme Remix
00:28
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Просмотров 19 млн
Maxaan kuso arakay dekeda berbera || SOMALILAND 2024
19:43
Waa La Quruxiyay Batalaale Berbera Somaliland
9:16
Просмотров 27 тыс.
Dalxiiskii, Hargeisa to Berbera
43:23
Просмотров 22 тыс.
Which part do you like?😂😂😂New Meme Remix
00:28