Тёмный

BIG GAME KOKO AMIIRA SUNDUS CAAGA KEEN LACAGTA QAADO CIYAARTII UGU QOSOLKA BADNEED IYO AMIISH OO … 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 298 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@AyaanSacid-q2s
@AyaanSacid-q2s 2 месяца назад
Jah aniga waan ku heeystaa wlhi barnaamishkaan walibo markuu saxaaf daadihinaayo noosoobadiya 😂😂😂 sundusna yeey kamaqnaanin iyo amiiro adno samia koko dadka inaad badiso mooyee intaa haka dhimin
@kidscartoon-wn1zi
@kidscartoon-wn1zi 2 месяца назад
😂😂
@hoodoxasancabdilaahi
@hoodoxasancabdilaahi 2 месяца назад
Kulamid baan ahay
@MaawoAliadan
@MaawoAliadan 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤😂😂😂 0:38
@Hamdazaid
@Hamdazaid 2 месяца назад
Sundus marba marka kadanbeso way sii xumanaysa wllhi xaqo maqarsoomo gabadha yarta ah amiish say uximinayen bal fiiri lkin alla u hiiliyay wayna guulaysatay ayadana xaq ulehed saa wayba kugobten say udhahayen ha harto ayaga haray❤❤
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 2 месяца назад
Waa gaym sis gaymna qof xun luguma noqdo
@prince-ri3iu
@prince-ri3iu 2 месяца назад
Waa ila aragtay wlhi wakayaby sey gabdha ugu goobteen tan sundus layirah haugu darnaato waa qumayo lkn alle lajiray amiish
@Rumaanabdilhi1122
@Rumaanabdilhi1122 2 месяца назад
@@prince-ri3iuxaasid guul magaro hora lo yiri sundus wa xasid yahu geem walba u firso dadka waxba uma qurto 😞
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 2 месяца назад
@@queenqadriina8080 naa adi ma Lawyer ba uu thye nagta ilka dadheer, Leave people alone?!!
@degan8661
@degan8661 2 месяца назад
Runta yaanan indhaha layska tiring sunduz waa xaasidad sida dharaartay ucadahay jaaluznimadeeda inta ciyaarta la ciyaarayo wy jaaufaynayasaa amiish😢
@naniii7566
@naniii7566 2 месяца назад
Naayaa sundus cunsirinimada joooji Amish Uma ogolid guusha
@asmahappy1556
@asmahappy1556 2 месяца назад
Guul bes ma ahan sibe uficle ufiirso
@fadumomohamud6373
@fadumomohamud6373 Месяц назад
Amiish ayada bilawde fodada muqalki kale ayado laga gulestay ayey inay lacagta dhibto diday
@FartunSaid-s3n
@FartunSaid-s3n 2 месяца назад
Wilasha iyo gabdhaha noosoobadiya please 🥺🙏
@FarxiyoHussein-v5s
@FarxiyoHussein-v5s 2 месяца назад
Amiish naag adag iga dheh iyagoo dhamaan ka so wada horjedo ayeey hadne guleysatay❤❤😂
@jaaduudavid7267
@jaaduudavid7267 2 месяца назад
❤ddgr😂s🎉c😢f😮f😊 de beschreven verf RvR🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮
@XabiiboCiise-j7r
@XabiiboCiise-j7r 2 месяца назад
😂😊
@XabiiboCiise-j7r
@XabiiboCiise-j7r 2 месяца назад
Sundus say ururisay 😂😂
@ZamzamAbdulaahi-q2p
@ZamzamAbdulaahi-q2p 2 месяца назад
Amiish waa la farxay wlhi naagahan xaasidnimo bdnaa gabadha kuwada goobtay uff sundus waji O balayo foolxump bdn oo xaasidnimo bdn ayada io kooko io amiira uff mxaa gabadha ugu goobaneesan gun baa tihin lkn xaasid ma guulesto amiish waa ku wataa ❤keen going huuno🎉🎉❤
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Shaley le ehed marki labahdilayey o lalaha yes yakaga bahan iyada.bahdilan o isku dhadhjineysa caanimo xalqado lamaba Rabe maxey sodontey
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 месяца назад
​@@deqawarsame-ml7fmyalaga dareemin gubashada hadi la dhahay waa caadi gabdho kaftamaye ahayen
@SumayaDaahir32
@SumayaDaahir32 2 месяца назад
Suurahaas joooji😂
@Shukrisharaf-l4y
@Shukrisharaf-l4y 2 месяца назад
Na us nayaa gabdhaha hanaga cayin nagtan amiish laleyhy waxn nacy marki cayda no u taabaty amira koko sundus wa inagu haystaa my queens
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 2 месяца назад
Ceyda hadey no dhahdo iyo hadii kle waa ina adeerkeyd dhaxdooda kuma deeqdo​@@Shukrisharaf-l4y
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 2 месяца назад
😂😂 Cawada dhan team amiish ba ahaa waligey team amiish ma noqonin Cawada ka hor lkn waa la iskugu tagay wllhi 😭😭 sundus Koko iyo amiira gun wye wllhi 😂 baastariin dheh sundus iyo Koko anigo la yaaban baa tii amiira ehedna soo raacday uff iyo nacalaa 🙄 sundustu cawada wayba baqi gaarty ciil iyo xaasinimo cawa sihaam baa noo hiilisay mhne xiligan waa nalaga guuleysan laha ish cawada ciil dartiis ma seexan leheen wllhi
@FarxaaanFantastic
@FarxaaanFantastic 2 месяца назад
Wah inlagu goobto qofka usareeyo ciyaarte ka mid aheyd
@amirah4768
@amirah4768 2 месяца назад
Amiira waaba sidaa waa dadka hayi raacda ah
@Smilegirl-g6i
@Smilegirl-g6i 2 месяца назад
sundus maxa ka qaldan wa maxay xasidnimada bisinka marki aad kensato waa farxe asaa bood bode marke amish kentana iga wareeg aa dhahee nafta waxa la jeceshahy dadkana la jeclow video kasto ina adi badiso jeclan jirey lkn video kan amish la jirey adunka qof lagu goobto ugu necbhy na sundus sidan iska badel ❤😂
@lakiahmedAbdi
@lakiahmedAbdi 2 месяца назад
𝗶𝗻𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝘂𝗿𝘂𝗿𝗲𝗻 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗱𝗶𝘀𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗶𝗻 😢
@MariyocabdinasirCabdullahi
@MariyocabdinasirCabdullahi 2 месяца назад
Adeer dadka kalaba mala fatxayaan qasab miyaa inay iyada faraxdo sheeko iyada Maa keentay markay fatxayso waxay keen sato way farxee😂sheeko
@Amina_Isse
@Amina_Isse 2 месяца назад
Aad iyo aaad anibo waa ncy cawda😂 wxaa iigaga daran nafisa ilahy kuma siiyo kulha koko xittaa keeso waa yhee ku laha sidii inee gafeeso sidoo kile amiira amiish ee ka jarty iyne ilaahy aa la jiry amiish😂😂😂
@laylatimayare1766
@laylatimayare1766 2 месяца назад
Bro it’s just a game chill 😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 2 месяца назад
@@MariyocabdinasirCabdullahi mxaa qasaba wadda inee u deeso aheed hdeesan la farxeen mxee wdda ugu dhagan thy😂
@Muqtaarmaxamedyuusuf-gr1cy
@Muqtaarmaxamedyuusuf-gr1cy 2 месяца назад
War hooy nabiga kusaliya scw scw scw ❤❤❤❤
@sabrinaborrows1728
@sabrinaborrows1728 2 месяца назад
Scw scw scw
@Dhibleyyyyy
@Dhibleyyyyy 2 месяца назад
Scw scw scw scw
@kidscartoon-wn1zi
@kidscartoon-wn1zi 2 месяца назад
Scw
@sacdiyocadey5488
@sacdiyocadey5488 2 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@mulki926
@mulki926 2 месяца назад
amish naag adag iga dheh iyadoo marar badan laga jaray hadana guuleysatay❤😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 2 месяца назад
Sudus waba dufarad cdiya😂we harufee kawran gawrta nasibkeda io ciyarteda eku keste mexe ku hesta🙄amish waku wata guleso hppti
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 2 месяца назад
Wlhi wan yaabay anba sibeey u ruufaysa amiisha bisinka 😂
@Sabnacabdinasir
@Sabnacabdinasir 2 месяца назад
Wah sundus we ka so dartay way gabdha u haruufe manta dhan amiis guuleyso abayo adna boqorad waaye intasa dawanayy gabdha cusub se uso dhaweyzo ilhey haku dhowro amiish anaga garabkaga eh
@Amiishmohamoud1122
@Amiishmohamoud1122 2 месяца назад
Waxaas dhan ayada igaga daran amiish maxay bal uqoslaysa gabadha huruufey 😂
@Sabnacabdinasir
@Sabnacabdinasir 2 месяца назад
@@Amiishmohamoud1122 Haa wa maskiin garbahey ka qabsaneysa xita
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 2 месяца назад
Samiya sas ku ahyd gbr wlpo cusub wey barobeysaa ma ogi sbbta😂
@dhelatira
@dhelatira 2 месяца назад
Koko io sundus io amiro wey isla jiran midba mida kle Rabtaa iney badiso m.a wa gabdho is fahmay gusha isla jecel m.a❤❤
@cashoshariif3530
@cashoshariif3530 2 месяца назад
Lkn Amish ayey gacan bidixen ku wadan mana fcno waxas
@CabdiShakuur-oe9bx
@CabdiShakuur-oe9bx 2 месяца назад
Isla jir maahan xasid nimo ee amiish ku wadaan waaye waana umidoween wax fahan marke kento maskiinta side isu madowenayan
@IbtiHosh
@IbtiHosh 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad ❤😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
❤Scw
@FatoumaAhmed-y3q
@FatoumaAhmed-y3q 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@IbtiHosh
@IbtiHosh 2 месяца назад
@@FatoumaAhmed-y3q scw 🫶
@ayanayaninasaida9222
@ayanayaninasaida9222 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanayaninasaida9222
@ayanayaninasaida9222 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤
@HamdiJama-n4o
@HamdiJama-n4o 2 месяца назад
Amiish waad isugu tagteen laakiin ilaahay ayaa lajiray hanbalyo Amiish sister 😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹waad uqalantaa lacagta amiisha because waad shaqaysatay dadka dhan xaasid igu ahaa xaasid waligii magulaysto guul amiisha dhigaa usaree
@AyaanaAbdalla-o9o
@AyaanaAbdalla-o9o 2 месяца назад
Sax wlhi shashada ma ugu dhexbadaa. Iqabaty 😡😡😡😡😡😡😡
@degan8661
@degan8661 2 месяца назад
​@@AyaanaAbdalla-o9ozundus ayaa ugu daranba
@nafissadaher-le7yg
@nafissadaher-le7yg 2 месяца назад
Hablaha team 27 ugu caadcad wan wata lkn markay amish ku jiirto ayada tageera sobobto ah way iskugu taagan guuleeyso cadawgagu haa jambo amish
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Na cid cadweyso majirte iyada isku dhedhijineyso qaati ayka tagan yihin wala.dhibsadey gurigan yeysan isku iman hadi kale.wala.bahdilaya marwalba
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 2 месяца назад
Wlly waa aqlaaq xuntahy amiish na naag la bahdili karo ma aha teyda kale wajikeyda iyo kartideyda mesha ku joogta adoo kle bahdilan ah qof walashaa wax u ogoleen Uff🤮😏
@MaryanAbuukar-p1s
@MaryanAbuukar-p1s 2 месяца назад
​@@deqawarsame-ml7fmadiga bahdilan oo meshi magaceeda lagu Soo qado taagan🤬get Lost
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 2 месяца назад
@@deqawarsame-ml7fm waleh cida wax isku dadajinayo wa suundus ilko dhere 🤣🤣🤣🤣
@Theylove._.soso1
@Theylove._.soso1 2 месяца назад
​@@deqawarsame-ml7fm naa waa loo jeedaa waxa isku dhadhajiska wado💀
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w 2 месяца назад
sundus foolxumo cuqdad xaasidnimo cunsurinimo bay isku darsatay naftada waxa lajeceshahay walasha la jecloow sundus abaayo mid baan ku sheegaya hadaa saan kusocoto weligaa heer gaadhimaysid koko iyo amiira way la faraxday si lo dhaha ugu dhedhegay uf edeb yeelo weliga qof ha xaasidin 😢💔
@Queen_Halima.17
@Queen_Halima.17 2 месяца назад
War waa xamasada gameka
@SumayaDaahir32
@SumayaDaahir32 2 месяца назад
Ummada Cayda Kadaa😒😡 Surahas Jooji ❌ Meesha Ciyaar Yaasho
@amirah4768
@amirah4768 2 месяца назад
​@@Queen_Halima.17xamaasad ma aha waa xaasidnimo
@MiskiMaxamed-y1g
@MiskiMaxamed-y1g 2 месяца назад
Kkk cayda ma iskala soo ordee wxa gameka xamasad in looo yeeelo weyeh
@AARKAABYAN
@AARKAABYAN 2 месяца назад
Amira iyo koko iyo sunduus waay u tashadeen amiish lkn waxa ku dhacay waay ku dadisaay walle qof dhah
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w 2 месяца назад
wllhi ma aragtaa say uga guuleysatay alla sundus xaasid sana 💔🥺😂😂
@AnisaJama-p2r
@AnisaJama-p2r 2 месяца назад
Ma aragtay acudko wayabanhy wey iskugu tagen xitta akhas qumayoyin waye😂
@Fatuush11
@Fatuush11 2 месяца назад
@@AnisaJama-p2rit’s game mrwlbo qofka sare loo tashta 😂
@miskimohamedsalad-hh5sc
@miskimohamedsalad-hh5sc 2 месяца назад
Wan la yabey mar walba San Lee u xasidaan ayadana waa dacad
@malyounmohamed9785
@malyounmohamed9785 2 месяца назад
Waan arkey
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh 2 месяца назад
Team adna and amira and sundus and koko bulle and nafisa and mandek and amish on like ❤😊😅
@FatxiLiban
@FatxiLiban 2 месяца назад
𝑾𝒂𝒙𝒂 𝒊𝒍𝒐𝒘𝒅𝒂𝒚 𝒔𝒂𝒉𝒂𝒎 𝒒𝒖𝒓𝒖𝒙 𝒌𝒖𝒅𝒂𝒓
@kidscartoon-wn1zi
@kidscartoon-wn1zi 2 месяца назад
Aaaargosi qoys miyad ku jirta adna 😂
@fatximaxamed5460
@fatximaxamed5460 2 месяца назад
Sihaam ayah ka tagte
@KesnaKan
@KesnaKan 2 месяца назад
Oky, lakinn magaca (Amish) hawayan maa lee misa qof😂😂😅
@XanaanCabdi-g9z
@XanaanCabdi-g9z 2 месяца назад
Hhh❤
@SafaIraadcali
@SafaIraadcali 2 месяца назад
Sundus see amiish ugulah dhaqmeysoh mxaa waayeh 😢😢😢
@Queen-m.j
@Queen-m.j 2 месяца назад
maxaa ka galay shaqo yeelo uff 😏
@Eragatoo
@Eragatoo 2 месяца назад
​@@Queen-m.jnaa hush xaqa haga leexaninee ikh😒
@HamdiJama-n4o
@HamdiJama-n4o 2 месяца назад
Waligay koko kamasoo horjeesan laakiin waaca waan kasoo horjeestay waayo amiisha ayey xaasid kunoqotau xaasid waligii maguulaysto mar labaad iyo mar sadexaadba Amiish hanbalyo sister
@FarxaaanFantastic
@FarxaaanFantastic 2 месяца назад
Hee koko maxay samaysay waxan waa ciyaar in qofki ugu koreyo loo tashto ciyaarte ka mid aheyd ugu danbeyn why uhambalyeysy
@Eragatoo
@Eragatoo 2 месяца назад
No koko ciyaar ay ka aheed xitaa wahla faraxdey oo u hambelyesey but naagta xasidnimada wadey waa sundus
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 2 месяца назад
Ayy sundus iyo amiira koko wa dad ad iskugu dhow coyaarta arag midba midday rabta inay badiso
@dytffttg6491
@dytffttg6491 2 месяца назад
Xasidad nagta sundus wle xasid ma libano nagtas wa ufirsdey way kudeydaa gabdhaha samia is tiri ku dey kadip mise waba laga talent badn yhy dip udeg tey hada amish bey sarn thy nag hada afkaga tustid wakugu wleene
@najmaabdulahi5961
@najmaabdulahi5961 2 месяца назад
Waa argteee😂
@MariaHassan-u1x
@MariaHassan-u1x 2 месяца назад
Wallahi qof ila mida adaan ku arkay naagtan ilaa goormaan ufiirsanayay istusnimo iyo xaasidnimo bay isku darsatay samia bay maalmihii hore saarnayd markay waxba ka qaadi wayday bay hadeer amiish uwareegtay🤦🏽‍♀️💔
@dytffttg6491
@dytffttg6491 2 месяца назад
@@MariaHassan-u1x abyo wlh wax lo jedo layskama indho tiri karo nagtan xasidnimo weyn kudhehen hadana gabdhaha cusub bayba ugarsta obahdisha wana hada argto qof iska qosle waxkasta dadka kudhag dhaga qosolkisu dheyahy isku kalsona
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w 2 месяца назад
waad ila aragtay samia say usarnayd lakiin waxba ka qaadi weydey samiana dad jecel baa ukacay xaasidnimada saa ah ma fiicna bisinkaa ❤😂​@@dytffttg6491
@anisodahir7015
@anisodahir7015 2 месяца назад
Wlhi beenta ma ahn
@Xamda-t7y
@Xamda-t7y 2 месяца назад
Amesh sundus two ayey noqotay so funny 😅😂😂
@arre_siad
@arre_siad 2 месяца назад
Waxa muuqata in Koko iyo Amiira iyo istusada(sundus) in ay usoo hishiiyen miskiinta amiish ee Ku cusub teamka. Ugu danbayntii se way guulaysatey ilahay ba uhiiliyay. Hambalyo🎉🎉🎉amiish
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 2 месяца назад
Hiil saxibtinomo miya 🤣🤣🤣
@arre_siad
@arre_siad 2 месяца назад
​@@NatouAhmed-mr4zn may wlhi ee xaasid ma fiicna
@SalmaAbdelftah-lt6jr
@SalmaAbdelftah-lt6jr 2 месяца назад
Wlhi amiish daacadnimo ayaa u taageeraayay markay keento waan la qeylinaayay guriga xitaa waan ka yaabsaday caawa madaama ay ku goobteen ugu danbeyn way badisay hanbalyo my queen❤
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 2 месяца назад
Ala Aamish saan utagyeersaana ugu dambeen wey guleysate Alxamdullilah love you xapipty
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y 2 месяца назад
Amiish way uqalan tY inay guuleysato hanbalyo🎉❤❤❤
@ikraam_72
@ikraam_72 2 месяца назад
Amish kobashada ka dhafa 😂ceshan alle iden qorin cuni meydine maxa 😂❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 2 месяца назад
iNta Yaabay xiligee Adnaheena Soo dhigtay like sara😂 Adnaheena abyo Mcn keep going adiga iO boqorkaga Saxaaf inshallah coming soon Mss 2Milyan 🎉
@AdnaChannel
@AdnaChannel 2 месяца назад
Ma idin soo dhaqsanino mise waqtigaan mafiicno iso sheega 😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 2 месяца назад
@@AdnaChanneladnoy byo horta wku slmy from koko wxn kuwydin byo adi saxaf ina noso farisatan shekdina uxisnay abyo wligin lydinkuma cajisi jrin mr asxbta marna odeygaga sas mcn byo ilaa mrka duqowdan sas idin dawan sxaaf wa Nin raged ilashoo❤❤❤🎉
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 2 месяца назад
abyo Mcn waqti walbo Aa Noo Soo dhigto Anaga hegan Aa ku nahay❤Waayo ilmolee Aa tahay hadaneh masuliyad badan Aa ku saran marka boqordeena adna waqti walbo is hereee❤guuleyso mar waliba Walshey ❤
@FariihaAbdi-f4q
@FariihaAbdi-f4q 2 месяца назад
​@@AdnaChannelWaad ku saxantay albi🎉
@Lamarkan
@Lamarkan 2 месяца назад
​@@AdnaChannelWaa wakhti ficn apyo
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 2 месяца назад
Adna qurux iyo qalbi wanaag iyo Sawjkeeda illahay nolasha quruxda badan ha u barakeeyo ❤
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 2 месяца назад
Aah wallah adna It's the best
@idilmohamed8658
@idilmohamed8658 2 месяца назад
Amiiri io koko sundus😂🎉mid inu gulysto aye rbeen saxdexdood seiskugu dananiyeen🎉😂
@amalmahamed9540
@amalmahamed9540 2 месяца назад
akhas sundus xaasidnimo ku jirta waxay ueegtahay dadka ka xumaada waxay dadku haystaan subxaanallaah inanta mrky keento siday uga xumaanayso please iska badal wll adoo raaliya dabeecadaa
@amirah4768
@amirah4768 2 месяца назад
Cuqdad nafsi bay qabtaa waxa sidaa ugu qalafsantahay ba waa cuqdada yaahuu
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 2 месяца назад
Sheeko waa tartar mesha gabadha ka kaleexda
@sacdush319
@sacdush319 2 месяца назад
Adaa cuqdad qaba wllhi mxaa kutusey oo gabdhaha kle u arkiwaysay kadhamow gabadha
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 2 месяца назад
@@amirah4768 cuqdad maha wa ilko dhadeernimada waxa sas uu kuwacan🤣🤣🤣
@zamzammahad4986
@zamzammahad4986 2 месяца назад
Sundus maxee amiish uhurufee markee keensato bisinkee xaasidnimada iska daa😢
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 2 месяца назад
amiishtu wa ayadaba walal caydana no bay u atabatay haben dhawyad inakstu qof waliba dookhleeyay hadana malaha xagasa lagala dagalamaya
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 2 месяца назад
@@BahjaSiyaadmaxamedwaa naago aqlaaq daran ceyda miyaa ladhaha bal Tkle amiishtu waa ciyaal xaafad way yar fudfudahy lkn kuwaan cuqdad iyo xaasidnimo uhaayan tayarna waa annoying wllhi 😂 wajigedaba kaa caraysinaya
@amirah4768
@amirah4768 2 месяца назад
​@@BahjaSiyaadmaxamedcayda ma hooyadood buu qabaa markay cayda dartiis uharuufayaan cayda iyo amiisha ayagaba iskaga dhaw oo ilmo adeera
@AliaAbdialaahi
@AliaAbdialaahi 2 месяца назад
Amiish boqorad weeye m.a naag adag dheh 4marba laga jarey , xifaaltanka ugu wayna iyadaaa la saray , way badisay hdna
@maryancabdirizaaq7509
@maryancabdirizaaq7509 2 месяца назад
Sundus xaasidnimsda iska daa subxaanalah
@ismahaanyukey6492
@ismahaanyukey6492 2 месяца назад
sundus wajigas miya ledahay bisinka amish cadawgada unolow queen ❤
@Amiiraqurux-sp7
@Amiiraqurux-sp7 2 месяца назад
Next dil ama dhaawac nookeen barnaamij kaas kuheysana 😂😂weliba gabdhaha iyo wiilasha markey tartamayan 😢😢 sundus,amiira,koko,samia,kiki, intas noken cidsi wye adna xupiyeyy 😢❤😊❤❤
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid 2 месяца назад
Ha bye wiilsha iyo gabdhaha xamaasad badan hadiii kale gabdhaha laga dhex shaqey naya
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
magacaagii Aaway adi 😂😂
@MaxamedDadir
@MaxamedDadir 2 месяца назад
Amiira qurux Sethy Abayo
@MaxamedDadir
@MaxamedDadir 2 месяца назад
Subasta Makugu Dereynayi Koko Prank Kuso Samey 😅 Ok
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 2 месяца назад
Amiiish aawatay wllhi gabadha waykugoobanaayeen lkn wax ilaahy kuuqoray qofna kaamacelinkari😂😂
@BahjaNuura-r7y
@BahjaNuura-r7y 2 месяца назад
Wllhi sido kale ciile igu dileen😂
@tama0000-yh4jj
@tama0000-yh4jj 2 месяца назад
Koko iyo sundus waan taageri jiray balse wajiga ay leeyihiin cawa bartay amiish iskugu tageen amiish alle la jiray east and west amiish is the best❤❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 2 месяца назад
Naa sundus maxaa amiish u haruufee guusheeda maa ka xunthy caadi iska dhig nasiibkada cunehee wah😂😂😂
@NastehoBashir-n6p
@NastehoBashir-n6p 2 месяца назад
Wa xasiyad oo doqon ah 😂😂😂😂
@NasroMaxamed-l9p
@NasroMaxamed-l9p 2 месяца назад
kooko iyo sundus iyo amiiro madaxa ii sarantihiiyn🫅🫅🫅
@najmacaraale5057
@najmacaraale5057 2 месяца назад
Soo badi please koko iyo amiira iyi zunduz meeley ku jiraan way igu socotaa😊😊
@amrygirlsabrina
@amrygirlsabrina 2 месяца назад
Wllhi😂me too
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 2 месяца назад
Amiradena allah haku cafiyo😢❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
AMIISH. WA. Rafatey. Miss. AMIISH. Habalyo habalyo🎉🎉🎉🎉🎉
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 2 месяца назад
Mashaallh iyago la googo’ayy amiish oo sddedoduba iskugu tgeen ka badisyyy tn horta sundusta la dhaho wa istusad inta tiktok hlgu soo qabto isleedahy uff 😤 nafisa duryada ano kula jooga wcnaan lhydd 😭😂congrats amiish 🎉🫶🏼✌🏾😎🫡
@MaryanAbuukar-p1s
@MaryanAbuukar-p1s 2 месяца назад
Waxaa maqli jiray dameer kii ugu foolxun aa ugu haranti kulu sundus af baqaar iyado meesha ugu foolxun ayee hadane xasidnimo iyo fuquuq kusii darsatay xiita ma qarsan karto naa hooy hdo ilahey kuu calfin wlsha uquuro balayo xasidnimo badan istaqfurulah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
Waqtigaad Soo Gashidbo Diyaar Aan Kuu Nahay Adnadeenna Keep Going 😂🎉 Sundusne Masha"Allah 🎉
@nasramohamedamin-wl9cv
@nasramohamedamin-wl9cv 2 месяца назад
Amishhhhhh congratulations abyo cadowga unoolow❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 месяца назад
Kokodeydaba hadey joogto waan joogaa❤❤❤❤
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 месяца назад
Waaba kaso darteen sida idin dhahenay koko amira sundus cadi iska dhig kor gabdho waxba is dhaman gabdhana inta tagertan tuna xasidan ma soconeso teda kale sundus mxa ka qaldan gabadha qumaya nimada kala tag amiish Hambalyo ❤
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Sundus koko amiira wa saxibo isfamey lakin amiish speed ayey kusocota wana bahdilantahay
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 месяца назад
@@deqawarsame-ml7fmsxbo kulsha maka taqaan koko iyo amiira cml sxbo best freind ine yihin shale baraty iidana isku dhedhejisay sundus dadka dhan marqati eh Video kasto
@Sundus_sheeko_xariiro
@Sundus_sheeko_xariiro 2 месяца назад
Adnayy adi iyo saxaf wa idin wadana next waxad sosameysa dil ama dhaawac wiilasha iyo gabdhaha ah ❤ weliba haka soo hilmaamin sundus,samia,amiira,koko,😊 wacodsi xppt
@DeeqoBilan-kr5fm
@DeeqoBilan-kr5fm 2 месяца назад
Inta amiish gusheeda ku faraxday 😂❤
@FaadumoAnigaiyoadiga
@FaadumoAnigaiyoadiga 2 месяца назад
Same❤😂
@mandekmohamed7358
@mandekmohamed7358 2 месяца назад
Samia gobonimee sameysay gabar la isku tagayee hiil u noqotay iyadoo dadka dhan amiish ku haayaan ee koko ka jartay fariid 30:03 sida nafiso ay amiish kala tuurayso wlhi amiish waa miskii waana la iskugu tagay
@minutesoption
@minutesoption 2 месяца назад
Koko iyo sundus mxa amiish karabaan😢sundusna indhahy kuguby kokona way ximinaysaa
@asmahappy1556
@asmahappy1556 2 месяца назад
Waa naago iska waaly doofarada ma oga mya iney anaga wax nagu yihiin
@miskimohamedsalad-hh5sc
@miskimohamedsalad-hh5sc 2 месяца назад
Uf naaa naagahan gun sanaaa qoftan sundus la dhahayo wajiga dooliga leh mexee gabadha manta dhan u haruufee iyaduna waa dacad dhowr jeraa arkey
@SumayaDaahir32
@SumayaDaahir32 2 месяца назад
Suurahaas joooji meesha geme yaaalee
@HindaKayd-kj7wf
@HindaKayd-kj7wf 2 месяца назад
Yaa kubalamiyaya adi waji duluf yhy sundus way kudhaantaaa
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 2 месяца назад
Wajigiide maa la leedahy its gamy 😂
@AnzalXusen
@AnzalXusen 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂❤​@@HindaKayd-kj7wf
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 2 месяца назад
Jah amiish ine gulesaneso wanba ku tashanaye❤😂
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 2 месяца назад
Sundus maxa haayay macnaha uf amiish guul
@kiinhassan278
@kiinhassan278 2 месяца назад
sundus xin badana subhanallah waqtigi samiyo cusbeed saan aye u ximi jirtay😌 wa lakala gulesta wa cadi lkn ine dadka sida u harufto ma aheyn
@aliadez147
@aliadez147 2 месяца назад
Walhi waila aragtay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
@Munasar17
@Munasar17 2 месяца назад
M.a
@AbdirahmanibrahimIsaaq
@AbdirahmanibrahimIsaaq 2 месяца назад
M.l❤
@Sumayo.raxmaan
@Sumayo.raxmaan 2 месяца назад
Soo badiya wlhi waa qatar adno qurux❤️💋
@sihaamiita183
@sihaamiita183 2 месяца назад
Gamekan sundus iyo koko iyo amiiro hadaysan kujirin qash naqanaa nookeen❤❤😢😢markasta
@FatxiJaamac-vv6wc
@FatxiJaamac-vv6wc 2 месяца назад
Meelay koko kujirto Malayga Waayo 😂💗💋
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 2 месяца назад
Anigaba❤
@asmoabshirhassan5524
@asmoabshirhassan5524 2 месяца назад
16:20❤sidey guusha koko ugu faraxday iyado wax yar kohor guul dareysatay❤io amiira❤zaxiip iga dheh❤25:37 sidey haa sax waaye isku la dheheen❤mashaallah❤
@FarxaaanFantastic
@FarxaaanFantastic 2 месяца назад
Haa wllhi
@MandekAbdi
@MandekAbdi 2 месяца назад
Sundus edp daro kabadatay adi markii lagu cunsuriyey wku kacnay amishna wa ukacena doqon gano dheer😂😂
@AsiyaJamac-x1g
@AsiyaJamac-x1g 2 месяца назад
Sundus xaasidnimo ka muuqata
@qu3npella__661
@qu3npella__661 2 месяца назад
Ala amiish see wx yeeshay qac bay ka yeersisay wlh💔😭😂😂😂😂
@Bahjoabdinor45Bahjoabdinor45
@Bahjoabdinor45Bahjoabdinor45 2 месяца назад
Saxaaf iyo adna plz gemkan waa jeclahay walahi waliba amiira iyo koko iyo sundus markee ku jiran nosoo dhiga habeen danbe😢❤
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 2 месяца назад
Amiish iyo runti iyo nafisa wa hablo wada qurxon mashallah
@Hande-m3x
@Hande-m3x 2 месяца назад
Amesh sey u boodboodo jeclahay💋😍
@Udug.carale
@Udug.carale 2 месяца назад
Sundus mexee isu badashay gamekii dhanaa waa qararaday😂😂😂
@HOODOAYAN-p7o
@HOODOAYAN-p7o 2 месяца назад
Sundus xagayi amiish kala dagal santahayi😂😂
@BarwaaqoHariir
@BarwaaqoHariir 2 месяца назад
Soma aragtid qof gulaysataba ma arki arko waa ka yaabay wllhi😂😂
@imc9270
@imc9270 2 месяца назад
All eyes in Amiish😂🎉 hamplyo qali sidaan udonayay inad guulaysto❤
@Bahjoabdinor45Bahjoabdinor45
@Bahjoabdinor45Bahjoabdinor45 2 месяца назад
Saxaaf iyo adna plz gemkan waa jeclahay walahi waliba amiira iyo koko iyo sundus markee ku jiran nosoo dhiga habeen danbe😢
@zamzammahad4986
@zamzammahad4986 2 месяца назад
Sundus maxee amiish ka rabtaa haruuf eeba ka bixi la,adhahey 😏
@SumayaDaahir32
@SumayaDaahir32 2 месяца назад
Meezha Suuro Mayaalo Zxp 😂Ee suurahaas joooji
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r 2 месяца назад
Naa qofta sundusa ayaa dadk kaqabtaa bisnkw ogwa isakstaa qofa uu xasiiido inada horama gadhyaa amiishaaa congratulations ❤❤❤🎉🎉
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 месяца назад
Zunduz maxa ka qaldan koko iyo amira kabo qaad u tahay marke kenan farxad muujine si tiktok logu so qaato amiish na xasidnimo u muujine aqas attation radis ka tahay cun amiish dacadnimadad ku guuleysatey😊🎉
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Nya aqlaq yelo sundus she beautyful midan ad ucalaxaleysid walayasaya shaleyle ehed marki la laha yes yakaga bahan kkkkk wa bahdilantahay u sheg teamkan wa team is famey yesan u imanin
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 месяца назад
​​@@deqawarsame-ml7fmbahdil hadu timo aha laha ta shegeysu kaso bixi laha o ila weelka afka gashatey laga wiswisay e bal amu at least wax kale ka hadal naag marba mid u niikiso ha I xayeysine😅
@amirah4768
@amirah4768 2 месяца назад
​@@deqawarsame-ml7fmbahdil waxa bahdilan qoftaan naagaha iska daba qorqorayso shalay unbay aheed waxay ilkaheeda fargeetada ku qoslayeen xaasidna ma aflaxo
@SokoreeymuxumedMaxamed
@SokoreeymuxumedMaxamed 2 месяца назад
Sundus xasid ma ahan lkn ciyarta sidey umacato waa inaad mucarad leskunoqda xita hadey wlsha tahy Angaba walashey meqo marcadaw gadhiktay wacadi dee 😂😂😂😊 Tnkle ciyar barta dee tartanka sidan eh dee😂😂
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid 2 месяца назад
Ha lkn sundus iney ogaato iney waxa dawada wada ciyaal yihiin ooo dadka isku dira iney farxad iska muujiso aheed lkn smirko wawadana gar iyo garlaan
@SokoreeymuxumedMaxamed
@SokoreeymuxumedMaxamed 2 месяца назад
@@KowsaeSaid myy abayo waxan Watartan tnkle dadka dadka ukalahilinayo ayaga isgakadhaw Waxaladhaha doqonta mesha lakukaftamayo runmoda dee marka abayo qoralkan hakuwanaqatan tnkle sundus qofxun ma ahan amira iyo koko xita sidan ulaxifaltanda runtii
@Nimcosss
@Nimcosss 2 месяца назад
Amirko mrke badisy Amish we uqoslen lkn Aydu we hurufty xasidnimo le herkas la Marya awlna Samia eh sa Ku ahan jirty😂
@waqiyaahmed53
@waqiyaahmed53 2 месяца назад
SUNDUS CURI IYO KOKO EELLAY WAA 2BO XAASID AMIISH KEEP GOING
@FarxaaanFantastic
@FarxaaanFantastic 2 месяца назад
Maba xaasidin be guusheda way uqirty tteeda kle in wax la iska Jaro game sas ahaa
@nuseymaabdul
@nuseymaabdul 2 месяца назад
Adna wallhie barnamij yadada kana ugu jecelahay soo badi apyo
@JamiiloCabdulaahi-l5p
@JamiiloCabdulaahi-l5p 2 месяца назад
jah ani waa ku heystaa ku soo dara suntu iyo amiira iyo koko iyo adno iyo saamiya ayaa kuheestaa asxaabta baay❤❤❤
@RayaanApdikrim
@RayaanApdikrim 2 месяца назад
Koko sundus amira cawa say uwda dhelen ka helay m.a nago noool❤
@rahoom-123
@rahoom-123 2 месяца назад
Ayy adnadeena thanks yqei wana daweysay manta hda kdp noso dhaqso yqei❤❤😂
@sirtanoloshaiyocfmdka
@sirtanoloshaiyocfmdka 2 месяца назад
Nafisa maxaa duruuyad ama qabiil korka uga saraysa waa shaqsiye ha waalin inanta yar ee magaceeda ugu wac sida gabdhaha kale
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif 2 месяца назад
Masha Allah koko❤ flask markasto wey tosisa wa gariyad koko
@AsiyaJamac-x1g
@AsiyaJamac-x1g 2 месяца назад
Tan sundus la dhahaa xaasidnimo.ka muuqda wlhi
@FaadumoOmerali
@FaadumoOmerali 2 месяца назад
Sihaam,nafiisa iyo amiish ilaahow saxipan😫😭😂
@tama0000-yh4jj
@tama0000-yh4jj 2 месяца назад
🎉😂ala
@CaaishoCabdiqdir
@CaaishoCabdiqdir 2 месяца назад
Adno wa kujeclhy abyo❤❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 2 месяца назад
Amiishteyda caashaqa waa wataa ani❤🎉❤
@ZumaYa-k9x
@ZumaYa-k9x 2 месяца назад
Adna qurux m.alh iyo sawjkeda allha cifdiyo sida ay no jecelyihin neh allha ujecladoh❤💐😫
@Najhad
@Najhad 2 месяца назад
Adna aqwaan ayaantaan dheer naqneso aqwaan amiira ilaahey hacaafiyo❤
@mohamedcabdi7209
@mohamedcabdi7209 2 месяца назад
Siham legend wlhi. Markaa koko ka jartay 😅😅 goood 🎉❤
@IlhaanSaleebaan
@IlhaanSaleebaan 2 месяца назад
Saxaaf pls wilal iyo gabdho kadhig koko sundus amira ceyda cumeer mocalimo ❤
@beydaanqurux8869
@beydaanqurux8869 2 месяца назад
Amiish way u qalantay guusha 🎉❤
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 2 месяца назад
Sundus Waa Jaahilad Waxay Lumisay Taageero Badan, Amiishna Taageero Ayy U Samaysa, Amira Iyo Koko Inyar Bay Sundus Dhaamaan Lkn Cunsurinimada Ay Haplaha Cusub Ku Wadaan Ha Joojiyaan
@maryammaxamed2461
@maryammaxamed2461 2 месяца назад
Amiish cadowgada sidan ugu laandheerey😂
@yusroibrahim7225
@yusroibrahim7225 2 месяца назад
Way m.a ina adeer guuleyso waligaa bo weena kuu tashteen waana ka badise laandheeranimo way 😂❤
@mohamedaweys1208
@mohamedaweys1208 2 месяца назад
Wlhi saxaaf waan ku wadanaa Wlhi inta ku jeceel ayaa kabadan saxaaf inta ku jeceel ayaa kabadan hee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanCabdiraxman-d7v
@MaryanCabdiraxman-d7v 2 месяца назад
Aniga wa xiiseya barnamijkan cawa waxa xiso goni ah uyeshay amiish o ugu dambeyn guleysatay manshah hampalyo amiiish
@nafissadaher-le7yg
@nafissadaher-le7yg 2 месяца назад
Amish waxay u guulaysatay cadaw badan ayay leedahaye
Далее
NADIA AYAAN MAKEUP QALDAN UMARI IYO SAXAAF XANAAG 🤬
11:39
WIILASHA KU HORMAR LACAGTA COME BACK AYUU SAMEEYAY
12:49