Тёмный

Bikro Inaad Tahay Ii Xaqiiji 😭😭😭  

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 129 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 328   
@hamzayousuf627
@hamzayousuf627 2 года назад
Bikronimada ii xaqiiji ilaa hada ayey ka socotaa wadankii iyo ficilo nocaas ah oo aad xanun Bdn ilaahey ayey leeyhy dumarka iyo maatida
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Bikradan ay nagu wareeriyeen Dulayste marka hore isaga ma bikraa, lamaba waydiiyo miyaa su, aasha, ilayn Dulayste yaasha bahalka sacabka ku wadaan ee hablaha yar yar kufsanaya ,,
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 года назад
Aniga qiso taa ka xun baa igu dhacday. I was 20 years old hadaan garan lahaa intaan garanaayo maanta.😰😰😰😰 Allah daalim kasta aakhira iyo aduun haku ciqaabo... Waxaa ku badan khaa,imiinta laba wejiilaha ah. Markay guri ku gaystaan waa qofkaa qalaad......
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 2 года назад
Habo I am so sorry!! God will punish him, inshaAllah. You are smarter and stronger now. 🥰🥰🥰🥰
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Illaahy shar danbe kuma tuso abaayo caqli kororsi ha kuu noqdaan wixii hore.
@fantastic9536
@fantastic9536 2 года назад
fathiya fariid horey u soco runtii taariikhda dad yar ayaa badala, waxaadna uga jirtaa number one
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 года назад
My dear sister Fathia you are an example for all Somali Girls and women. I love your ideas and you are our protector, and I love you so much. This needs to change and it is purely an abuse. I think this thing is Somali man fetish. Imposing pain is not Love. How disgusting
@macalimadfirdowsa1
@macalimadfirdowsa1 2 года назад
Markaa tiri hailugu xasuusto video kaas waxaan soo xasuustay hodan nalleye illin isoo dhaafi gaartay alle hainoo kaa daayo role model noo tahy. Fathia 💘😻💜💛
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 года назад
This is so sad but true that is who they are our brothers . May Allah protect our sisters from their evil doers.
@ayeh9167
@ayeh9167 2 года назад
Asc Walaalo waxa lo haysata xanuunka qofku daremayo inu ajar kuhelayo qof ku raxaysanayo dhibta qofka walaalki haysata waa narsistiga( shaydan)cadadisa Marka hala fahmo ragga wa Nin rafahadsan oo bila Abo sokoray waxqudwa ah uku daydo sohelin shaydan ba marka cidlo kahelayhalay soomaaliyeeyd
@ayeh9167
@ayeh9167 2 года назад
Asc waa narcissique weyi Walaalo marka halafahmo narcissique ku shaydan qof ku shaqaysanayan run ahanti hala fahmo tas umaddunama oga réer galbeedka og iyakuna ma rumaysna shaydan madama Hay dinti ka. Tegen ma rumaysna shadan iyo Allah wad ugargartay gabartase Allah lisanka xasanadka hankugu daro gabdhaha soomaaliyeed hadhisan kalsonideda inshallah thé most somaliyeed m'en are narsicistics asc Walaalo Allah habad badiyo dumarka. Soomaali yeed
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 года назад
Subxaana Allaah 😭 Narcissists uu ahaa Mujrimka,Reer Konfur anigaba waa ahay ee Ragaan Somaliyeed arxankii waa ka guuray,Dumaroow hadla oo qof adag noqdo dhibka Alle ha nooga soo wada gargaaro DULEYSTE WAA DULEYSTE
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Sax Duleyste dal iyo qabiil ma laha. Ina adeerkaa ayuu noqon karaa.
@wardajamal1150
@wardajamal1150 2 года назад
Anigu ninba wan nacay habo Wlhi mid noloshayda siiyay 🥲🥲🥲😭😭kiina cadawgayga koowaad noqday 😭😭😭
@fathiadahir5603
@fathiadahir5603 2 года назад
This is too much to us. i really cried she had no mistake walaahi but she was thinking that she was building a motherhood life... may Allah reward her better life in shaa Allah...
@mrali3601
@mrali3601 2 года назад
It's good you high light these issues, Gudniinka baas baaba khalad ah, bikra nimada toliinka ma aha ee wa gudaha
@adammohamed-tv5gw
@adammohamed-tv5gw 2 года назад
Ax wlhi cunaha cadho awged ixanunay😡 Kaasi bahal dhintay ayuu ahaa inay kayeesho may ahayn waxay ahayd inay waalidkeed u shegto lkn taasi maba dhacaysoo waayo mabaynan u baran waxa fican in waalidku inantoda u Sheegan inay xidhantay wayo haday donto gabadha yari way ka xishonaysa wax laga xishoda maaha in nin cadawa gabdhi lagaga tago hadu didona inay kaxaystan aya fcn gabadhoda hablaa wxn dhihi laha is fura marka guursatan ninku hadu diidana inad dhakhtar u tagto adunka waxa yaala hadu kusiiyo marnaba haka yeelin waa adoonsi waxasi nafna idinma hayo nin taa kuu diday arinkan inta kabadbadana way yartay way qardadan dumarkenu badidoda wax cadi ah ayay u haystan dhibka iyo cadaabka sida aya caruur lagaga dhala raaxo ma arkaan inta qurba ku dhalaty maahe
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 года назад
Walal Allah ku sharfo dumarka inbadan bay ragu usoo dulqaten waxlaga xisho bales 10 sano u dambesy dadka wax badan bay fahmen
@ayaanqannih8320
@ayaanqannih8320 2 года назад
Ninsomaliyed waa nooKala dhamaatey periodka ayaaba dhakhtarka laydhigaa heer waxn gaadha aan idhaa halayga mudo 😭😭qaarxaasidina igu yidha hadaad guursato xanunka wukayaranaya Lkn sidani waa adoonsi allow man anigu iyada noqdo meeldheerbuu iska dooni lahaa jidhku yuu kuyaalaa personal pronoun Miyaan ahay marku suurabo iga yeelayo miskintan waan ka naxay wlhi sorry 😞 😔 😟
@indhauroon4291
@indhauroon4291 2 года назад
Waxa farxad ii ah in aan isku qarni kunoolaano fatxiya iyo aniga 🥰
@nacimocabduqadir80
@nacimocabduqadir80 2 года назад
It happened to me, when I was 16 U reminded me 😭😭😭
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 года назад
I am sorry Habo gacalo. Allah hakuu roonaado ❤️🥰😍
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
Me too walaahi I felt sick
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 года назад
Aw 😭😭😭😭
@fahimajama9201
@fahimajama9201 2 года назад
Sick weeye dadka qaar laakiin reer xamarku dhaqan Bay waxaa su Leeyihiin halka reer waqooyigu Gabadha dhakhtar geeyaan before getting married
@hibonoura2848
@hibonoura2848 2 года назад
Ax hablaha yar yar walahi dhinac walba wa laga ciilay ilahow noo gargaar
@ayaanlooyarkadumarka9212
@ayaanlooyarkadumarka9212 2 года назад
They don’t want you live in peace
@axlaamhirsi8430
@axlaamhirsi8430 2 года назад
Mashallah habo waa somali keliya waxa aan meherkoda la siin Carabta no mather how iyaguba abuser bay leeyihiin laakiin Frist time isagoon la guri gelin bay siiyaan gabadha meherkeeda Subxanallah !! Illahey rageena xaqa ha fahamsiiyo Thanks habo may Allah subحaanahu wataعala increase your kindness Love U 🤩💕
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 2 года назад
I would never imagine that gap this age and time!!
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 года назад
Walaahi fadhia hadey dadka diinta ku xidhan oo masAjidka isku xidhi lahayd ilaahay rag iyo dumarba qofka wax duplicate ilaahbaa uga jara
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 2 года назад
@@deqaelmi1368 not masque but Allah only . Cause would guides you if you connect with ! This is her journey to learn and grow!!
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 года назад
Keep talking about all important things that are affecting all my Somali sisters. Look a husband suppose to be loving and caring, but this is not in Somali men books. Why these Somali men are treating us like this. This is so crazy. It is ok she will find better life.
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 2 года назад
Sorry, habaryar waxaan anigu ahay qof weyn oo ku dhali karta laakiin waxaad ka hadashay wax run ah oo dalkeena ku badan, geesiyad baad tahay Habo, waxaad kale oo ka hadashaa 80 jirada gabdhaha yaryar ee 18 jirka buquujiya
@rukiaali9988
@rukiaali9988 2 года назад
That's the worst of the narcissist, SubhanaAllah!!this got me emotional walahi, May Allah heal her.Ameen..
@ismahanelmi2196
@ismahanelmi2196 2 года назад
Illaahayoow adaa u maqan hablaha soomaaliyeed. Sheekadan waxaa ka fahmay ninkaa inuu ahaa nin shaydaan uu ku raran yahay gabadha ilaahey ayaa ka korqaaday sixirkiisii Culumada waxay dhahaan suuxdinta marna waa cudur xaga maskaxda ku dhaco marna waa shaydaan qofka dusha kasaaran qofka ayaa keena. Marka illahey ayaa ka dulqaday haka cuudubilaysato oo qoraan marwalba iyo adkaarta ha isku aqriso marwalba.
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Sax inuu inkaar watey oo uu dad horey u soo dulmiyey ayaa dhici karta.
@aniizamohamed1896
@aniizamohamed1896 2 года назад
Inta hore wax ka been hawasisan marka qoolka u gasho ya isbadalay an nin somali ahayn aqas video gan waa dhaxal aad u dhigtay gabdhahah somaliyed thank you love 🥰🥰
@yasminemoussaali6072
@yasminemoussaali6072 2 года назад
Habo salam Aleykoum we need to have a certificate called Free from Dulayste before every women get married
@honda7304
@honda7304 2 года назад
Dumarku iyagu horta miyayasan waydiinba ninka maxaad ku cadaynynsaa bikrinmadiisa???? Come girls ma sidaas oo dhan baad u dacfiisan tihiin waa in uu isna ku cadeeya in uu san waligii galmo samyn plzz news ka wax ka dawady gabdh ugu iibisay aql wayn hooyadeed bikrinmadeeda gabdhah somaliyeed na iyagoo bikraha ah baaa bilaaash lagu qaxysan yaa rab gabdhaheenu qiimahooodu way hooseeysa.
@Siuuu212
@Siuuu212 2 года назад
Gabadha qaldan hadii uu yimid uu didey in is furto in ey ka dhaqaaqdo aheed cidedana ushegto uffff raguna isma lahan Aniga arooskeyga 30 cisho kaharte isfure rali iga aha ninkeyga wana ushege 12 sano wada nol nahay 2 caruura uhaya raga simaliyeed mawada xuma lkn kuwa xun baa bate subhanallah
@nastehafanah5805
@nastehafanah5805 2 года назад
Haaa xabbtiiiiii mawada xuma anigabo zowjka iqabo qof iganaxaris badan oo an hooyadeyn eheyn majiro balse wasida sheegte niman xuna jiro allaha kubarakeeyo zowjkaga
@QaaliLuula1
@QaaliLuula1 2 года назад
Walaalo maxaa ayaga ragan loo weeydiin waayay hadeey Bikro yihiin? Yaa doonaya nin meelaha soo mar maray
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 года назад
Farxiyaay habaryar wadnahaa ixanuunay walahi waa sababtaan nin soomali ah uga fogaaday hargeisa joogaan wax bn bartaa inay joogaan iyo inkale maba ogi walahi waayo waxay yihiin bn garanayaa meel kasta saasay ku eegayaan ufff ,sidoo kale anigu dibada ku dhashay waxaas igumay dhicin lkn wadnaha I xanuuna markan maqlo gudniinkaa iyo hablaha walaladay ay u dhiban yihiin😭😭😭😭😭😭
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 2 года назад
This is true my ex husband told me I was low lift with out him he always hit me then I left now he me me driving 2021 car have my own house my three beautiful kids . I am happy now and he’s made .
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 года назад
Good for you gacalo! Allah ha idin xafido!
@amalahmed88
@amalahmed88 2 года назад
Some of your speech true my sister . Hope our brothers learn to fix their mistakes.
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 года назад
Subxanallah! How sick! Thank you for talking about this sis
@moonerhasler4135
@moonerhasler4135 2 года назад
We have to name this guys so that they don’t get another victim.
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Is it do able lol 😂?
@She_knows
@She_knows 2 года назад
@@American_patriot110 Are you a duleyste?
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 2 года назад
Mansha allah walalo fathia geesiyad allah haku barakeeyo adiga iyo carurtaada
@haniabdirahman6552
@haniabdirahman6552 2 года назад
Waxaaaaan ku faraxsanahey inaan farxiya oo kle barto mnzhlh 🥰🥰💖
@yasmin8196
@yasmin8196 2 года назад
Alla maxad ajar shaqaysatay ilahay kama havabiyo🤲
@ubaxali2985
@ubaxali2985 2 года назад
Subhanallah that’s so sad story 🤫🤫 he must be the biggest duleeste ever !
@hamdamahamed4622
@hamdamahamed4622 2 года назад
Shugaran fadxiya waad nabarajusaa waxan fahaday tiro male ALLE caqliga hakuu barakeeyo
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 года назад
Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo qaayo badn eeey waa sheeko murugo leh oo xanuun badan wuxuu ahaa dulayste lanbar want waxy soo shabahdaaa sheekadani sheekhadii masal guura caashaqu xaga laba wijiila nimada subxaana Allah ilaahay haynoosahlo inantaana ilaahay ilaahay haw gar gaaaro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@quenraxma292
@quenraxma292 2 года назад
Laa xawla wala quta ilaa bilaah😭😭😭
@anfacmohamud2432
@anfacmohamud2432 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@hamdayacin9670
@hamdayacin9670 2 года назад
18 jir maxa nin lo sinaya wali caqliba malahe hablihi hadaf kaleba yelan waa
@lunibark9978
@lunibark9978 2 года назад
@@user-gb1tn3cn2b hada allaah maka badbadiyay
@kaaba691
@kaaba691 2 года назад
Ciil badanaa wlhy qanjaha ixanunaya Lkn waa ilahay mahadii haday ba kAbogsatay dhibkii dib yay ugu laaban duligas👍🥺
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
Allah waxan ugabaryayaa inay khayr uahayd oo wey waxkabarato Allah khayr iyo barwaaqo udambaysiiyo 🤲🤲🤲🤲
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 2 года назад
Too many red flags?? She should’ve changed her mind!!
@hbbh2573
@hbbh2573 2 года назад
I Hate dhaqanka somalida wlahi wa waxa. Dumarka lagu dulaysto 😢
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 года назад
Sheekadan fatxiya jiro ayaan ka qaadey wlhi da inanta ilaahay inan wanaagsan ha ku beego amiin ya Rabbi 🤲
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 года назад
Gabadhu siday comfortable ku tahay inlo sameyo weyaan Hada horumar ayaaba la gaaray oo wixiiba een haa.... Marka haday codsato inay dhakhtar utagto inlo diido ma ahan Sidas ayaa iyadana u cafimad ficn una dhaawac yar raggana hawl adag maba ku noqonayso inay derbiga jiidhaan✓ Xitaa ninku haduu marka hore ka shakiyo ama uu isdheho maxaa laguu qarinayaa ayla deg-degaysaa wuxuu samayn karaa inuu xubinka arko kadibna isaguba geeyo Gabadha aan is calmanay aan rabo inaan guursado nolol farxad leh wadaagno Waa inaan codsigeda utixgeliyaa aana ka aqbalaa siday rabto Markas iyado laysku faraxsan yahay ayaa aroos wacan la gelayaa oo bisha malabka lagu wada raaxaysan karaa👋
@faadumoabshir8203
@faadumoabshir8203 2 года назад
Wa runta habo qli wa dhaxal wax shegadu xata haday gabdhu sune tahy wa ka shakinayaan haday firconi tahayna wa is toshay dhinece lo raca gabar dhayda yarta haday gur garto oo ihy na garsiyo insha alah ninka wa u shegaya inu gabdhayda abayusin oo ilaliyo meel dad jogo rerkastanaha wa in ay gabdhisa ka dardarmo ninka guursanaya iyo reerkisa raga ma layska daya kan xun iyo kan fcn la kala garan mayo runti
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Qisadu waa qalbi taabad😭bahal bay la seexatay! 28:00 habo, gabadh aanu asxaab ahayn ayaa waxay ku tabcaami jirtey periodka. Habeen ayay igu tidhi Barwaaqo iraac..xaggee dhakhtarka waxaan rabaa inaan Isa soo kala gooyo xeydku dib buu iigu noqdaa oo wuu I dhibaa 7 cashaba fool bay inantaasii u taagan tahay. Waan u caqli celiyoo waxaan ku idhi walaal Walaal hadaad iskala goyso waalagaa shakiyayaa oo inaad meelo kale soo martay baa lagu moodayaa ee iska daa.
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 года назад
Nin dhalinyaro ah oo aan khibrad lahayn ayuu ahaa reer koonfurtuna mayaqaanaan dhaqankaan bikrada ee reer waqooyiga laakiin wuu xumeeyay gabadha waana dulayste
@yzamzam6182
@yzamzam6182 2 года назад
khayr badan ilahay haku siiyo dumar badan bad qiimahoodii bartay farxiyay ♥️♥️♥️😍
@safiyaxasan4422
@safiyaxasan4422 2 года назад
Dulaystoo haa habo kaasi alle ku qabay naxariis daranaa
@farhiamusa5460
@farhiamusa5460 2 года назад
Ilaahey swt ayaa umaqan hablaha masaakiintaa, cadowga Ilaahey swt ha kaqabto.
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 2 года назад
Fadixiyi waa mahadi ilahye dumarka somalida usoo diraye You’re pretty HEROES of us 👩🏾‍🚒👰🏼‍♀️
@lulgane3290
@lulgane3290 2 года назад
Thank you ❤️👑❤️🙏🏿
@shukriinaaxmed5816
@shukriinaaxmed5816 2 года назад
Wllhi ragg xun waa jiraan kuwo wanaagsana waa jiraan ani ahaan da'daydu waa 22sano bilaa ii dheer waxbaan bartaa jaamacad baan dhigtaa gudninkaa fircooniga ah ani ahaan dhibaato buu iigaystay anoo weli guursan oo badanaa waxbay kushubaan naagaha gudda gabdhaha malmal bay kushubaan malmashaa baa dhinta ii keentay nina waaba ka baqaa markaan dhagaysto sheekooyinkaan oo kaleh waa niyad jabkay ilaahy baan ka baryayaa mid ila fahma nolosha ani intii ilamadi aaamii
@raxmoshakaal8558
@raxmoshakaal8558 2 года назад
Aamin xppti Ana kulamid Ah 🤲😭
@shukriinaaxmed5816
@shukriinaaxmed5816 2 года назад
@@raxmoshakaal8558 sorry 😞 xabibtii
@salehjama1269
@salehjama1269 2 года назад
Ina cabsiyaay walaal hanabahdiline dee sida noo dhaan thanks that’ was true what you said but they are deference all men not same
@anabmohamed9808
@anabmohamed9808 2 года назад
This is so sad i’m so sorry. We need to wake up to do something. yaa allah
@suleynamahad6627
@suleynamahad6627 2 года назад
Ilaahay haw gargaaro habalaha somaliyeed
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 года назад
Dulayste daahma saaro ha u daymslaanin ka digtoonow😄
@anababdi4304
@anababdi4304 2 года назад
Gabdhoow ikutiirsanada oo dulaste daqada katuura
@barnicige2705
@barnicige2705 2 года назад
Cimrigagu harago habo qurux we love you you're our protector our saviour we need you.
@badriahussein8291
@badriahussein8291 2 года назад
Meeshan baasee marka hore la xidhxidhayo AYAA qalad weyin aheyd
@maxamedam9967
@maxamedam9967 2 года назад
i felt so sad to hear this story😭
@fariadahmed3575
@fariadahmed3575 2 года назад
Alla habo tolow ana mayska daaya sidaaas ayaan u tolanahaye mid reer koonfur aha ayaaanu guur ku balanahaye😥
@raxmoshakaal8558
@raxmoshakaal8558 2 года назад
Sis Zaan U Cabzanayo miya Ucabzanyza 😭 Ani xita mid Dibada jira kubalany 😥
@mariansaid6369
@mariansaid6369 2 года назад
Thank you for your support 💚💚💜❤❤❤❤
@safiahassan2950
@safiahassan2950 2 года назад
Alla xumaa nin aan markii hore lagula rabin ee kugu xumaada ciil iyo is caburis sidaan gudaha uga gubanayay ayaan xanuunsaday sida gabadhaas ayaa xanuunkii mar qura iga tagay markuu ilaahey i dhaafiyay, anoo aad u yar reerkeyguna igu han weyn yahay ayaa dulleyste Ilaahey calaf iigu daray maanta caqliga aan leeyahay hadaan lahaan lahaa hal minut isagama qasaariyeen laakiin Alxamdulillah 25 anoon gaarin ayuu 4 caruur ah igaga dhaqaaqay laakiin waan kareystay gabadhas yar Ilaahey badal qeyr qaba hasiiyo
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 2 года назад
Subxannalah that most been so painful even thinking about it is painful Subxannalah 😑😑
@magicspell7940
@magicspell7940 2 года назад
Habo Fathiya Absie Thank yu Kindly⚘💖 sida quruxda badan ee aad wax walba oo la yiri ceeb yaan laga hadlin🤫🚫 aad tooshka runta ugu ifisay🔦 never ever stop waayo xaq ayaad ka hadlaysaa xaqa haddaan la sheegine dadka dhan waa daalimiin🙃🖤 FGM-ka isagana kasoo hadal wax badan oo nolol ah buu qasay we know waxa loo sameeyo pleasing for # Faarax mijo Baasto🚫🔦
@hodanindhayare763
@hodanindhayare763 2 года назад
Xayawaaan buuu ahaa kaasi dulayste dhibatada dumarka ayay ku raaxaystaan miskiinta waan kanaxay whi 😢😢😢😢
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 2 года назад
Maraka arako raga dadalka kle uurkan ka ooy waxanu jiran nahya turki iyo Syrian, waan u yar fiiirsado wlhi iiygo shaqad ka imaday oo walib qashanayeey ina kabadane 10 sacdood aayu suuq soo mara oo wuxu laso baxa warqada aay subaxdii ugu soo qoratay waxa guriga ka maqana odhan xata khubusta ,wxan xusuuta Malin aniga oo tagan mel lagu iibiiyo waxaayabh lagu nadiifiyo guriighaya inu nin waayani oo teflon ku hadalay iis aag istagyeey angoon tagan iriidka dukanka wuxunu lahadalyeey gabdha an u fahameey xaskiisa wuxu ku laha hebala sesake xidhata.. xafayda(alwaysta) waxay aahyad inintiisa oo maraka qangadhayeey waayn u sheegtaya Lamberka, ninki dukana hayeey aayu iisan usheegay dalbkiisi, waan qirooday wlhi ,aniga malinata 2 sanno jiray ayaa igu danbayseey aabo ,maa raga iyo rageen aay isku mel ladhkigi karaa ,wiil aanu jaar nahaya mudo 8 sano oo aanu isgo aroos aah so galayny guriig waa wiil yar haddan araganimdis iyo sidu rerkiisa u waado yabi wlhi ,isga geey Wiikis oo jira 7 sano scoolk shaqad aad suuq waxa wlba ka keen guriig wixi ka xumada sameey xata gurigayga marmaraka qaar ,malmaha Qaran rerkis geey suuqayad iyo xadiiqadaha ,
@anisali2266
@anisali2266 2 года назад
Waa Niman xanuusanaya intaasuu raga nimo ku dareemayaa inleen waa nin aan waxba meesha ku heyne
@munayusuf1633
@munayusuf1633 2 года назад
Alle cimrega ha ku dheereeyo walalshay
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 2 года назад
*MY GOODNESS* 😢
@sahahaaden833
@sahahaaden833 2 года назад
Asc fathia manshallah sidaa ula talisay imagine haday kulahadlilahalayn she will lost forever but wallhi you save her keep going wllo. Mah Allah guide you yo the rght bath amin
@ARAGSTYLE6409
@ARAGSTYLE6409 2 года назад
aad aad umahadsantahay sister insha allah jiilka kigu xiganaa waa anaka oo boskaga istaagi dona ilaa aygabdheheenu xaqooda dhacsadaan
@anisali2266
@anisali2266 2 года назад
Horta waaba khalad in nin bikranimo ku weydiinyo teeda kale isagun ha xaqiijiyo inuu bikro yahay
@muniitaabdi1087
@muniitaabdi1087 2 года назад
İllahay isha raga ha ka qabto farhia obsiye wax badan baad runta kasheegtay
@sainabsamatar1002
@sainabsamatar1002 2 года назад
ASC Walaalo waxaan kahelaa magacyada aad u bixidey markaad ugu yeedho qosolbaan la dhacaa you so amazing thank sister keep going
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Mashaa allh Mashaa allh sister fathia
@ummnora4665
@ummnora4665 2 года назад
Inkaar allaha ku rido raga duleeya dumarkooda 😭😭😭😭
@umaramadanchannel6193
@umaramadanchannel6193 2 года назад
Aamiin
@fatimamohamed8366
@fatimamohamed8366 2 года назад
Habo gabdho badan save gareysey allaha haku xifdiyo
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 года назад
Nimanka reer Koonfurta waan ku maqlay sheekadan axmaqanimada. Aninu waxaan u arkayaa in ay xayawaan yihiin, waxaan kaloo ku tilmaamo ma garanaayo. Waa bilaa damiir weeye, nin xaaskiisa sidaas u gelayaa. Jacayl beena ku soo xero geli, hadhoowna waraabe yar bay noqonayaan
@saidofarah8923
@saidofarah8923 Год назад
Mom alalh haku parakeeeyo
@ssalad5012
@ssalad5012 2 года назад
Fathia arimahan oo kale walaal ma ururin kartaa oo English ma ku qori kartaa si loogu gudbiyo dowladaha mucaawinada siiya ee western ka iyaga ilaa ay culays saaraan arintan ma is badalayso. Talking to Somali men or Somali society as a whole will never solve this problem. It is like talking to sick psychopath perpetrators to stop atrocity. They will not.
@amalibrhimalhasheemi420
@amalibrhimalhasheemi420 2 года назад
Akh Akh waxan ya naga kaxaystaa dad maha wa wax dhinathy oo nafi ku jirto
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 2 года назад
Let her get her divorce document. I am afraid he will come and says I didn’t divorce her!!
@saynabaliadam2456
@saynabaliadam2456 2 года назад
Alla nin soomaliyeed dhib badanaa 😡😡😡😡😡😡
@habibaali2400
@habibaali2400 2 года назад
Masha Allah my sister we love you🤲👑🌹⭐💯👍👏💋♥️💋
@quenraxma292
@quenraxma292 2 года назад
Dulaysta qabriga lagugu dhaji inta ciriir budonaya yaahu
@salmabani9957
@salmabani9957 2 года назад
Very true and good and valuable advice if they accept
@zainababdi781
@zainababdi781 2 года назад
Waa run meherka daynta ah Hala joojoyo $5000 markuu ugu yaryahay Meherkaagu waa inuu kuu hor mariyo markaas gurigiisa haku Celine e investment ga shada oo shaqaysta gacantadu ha sarayso
@ssalad5012
@ssalad5012 2 года назад
Subxaanallah waxay u egtahay raga soomalidu inay ku kacsadaan naagta jidh dilkeeda ileyn arintan waa jidh dil. Waa arin argagax leh oo maskaxda qofka caafimaadka waba uu sick noqonayo arintan hadii laga fakaro. Gudniinka fircooniga ah waa in la joojiyaa.
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Saying sister is not ceeb very true very sad 😭😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭😭
@kubra8
@kubra8 2 года назад
Gabadhaw siday fathia idiin sheegtay adinko waxkala fahmaya o waxa khaldan io waxa saxda kalayaqan lana idina gumaysan karin o guur macnihiisa garanaya reerkedana xagsan kara guursada. Waxna barta
@hibaqcawil7596
@hibaqcawil7596 2 года назад
😪😪😪 akh raag mahayino, waxay ku raxayistaan violence inay dumarka dhibaan xataa kuwaa qurbaha imada isma badalan
@khadraahmed1108
@khadraahmed1108 2 года назад
Alaaha naxdin badanaa maskiin alaaha caafiyo qalbigaaga jabay siduu usoolaabato ayaaba adag
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 2 года назад
Laakiin waydiidi karilahayd waasharcidaro nin muu ahayn Wuu waalaa baalagayabaa maykacararto muxuushegaya subxanallh
@bilaahmed2515
@bilaahmed2515 2 года назад
Ala fathia quruxey Illahay haku guuleyo wlo macan ❤️😭😭😭
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭💔very true very sad
@Amaalgelle121
@Amaalgelle121 2 года назад
Alla ciilwaynaa Kaa yaa itusa biriq alle kucadaab shaydan
@anabmohamud9442
@anabmohamud9442 2 года назад
Tollow kaas ma Ex kayga? 😂😂😂 markaan ka tagay caafimaad baan ka qaaday. Aduunka waxaa ugu daran cadow aad guriga ku haysatid , Alhamdulilaah.
@juuliyacalimaxamed7615
@juuliyacalimaxamed7615 2 года назад
Love mom
@sofiaabdisafii4289
@sofiaabdisafii4289 2 года назад
Subxanallah😭😭😭
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 75 тыс.
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Просмотров 7 тыс.
Daawo. Ceeb!  BIKRO Ma Ihi Miyaa
9:49
Просмотров 11 тыс.