Тёмный
No video :(

BisBaas Ajaar Fudud || Liimo Ajaar Fudud 🤤😋👌 

Qamar Bint Amiir
Подписаться 250 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

#Qamar_Bint_Amiir

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 198   
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 года назад
Maasha allah ar kan dharerka maba kacaago isoo niyeeso😇😋
@adnaadnaadnaadnaadnaadnaad9353
@adnaadnaadnaadnaadnaadnaad9353 4 года назад
Asc wlalahay isoduceeya muradban leyhy in Allah ii sahlo
@adnaadnaadnaadnaadnaadnaad9353
@adnaadnaadnaadnaadnaadnaad9353 4 года назад
❤❤
@queenesra5409
@queenesra5409 4 года назад
Allaha ku sahlo wll mcn
@Anabaden74360
@Anabaden74360 4 года назад
Abaayo qamar mahadsanid lkn hal wax kuu faaiidaynayaa abaayo plss iska ilaaali caaaaga aad cunada kulul ku shubunaysid mafiicno xbbty mhdsanid ♥️💋
@Somalifood12
@Somalifood12 4 года назад
Masha Allah caadi maahan 😋 🤤 👌❤️
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 года назад
Waaw alaabtaa asxaabteet aan ahay Mash allah wallashey aan jeclahay ilaahey haku xafido gacantadane allah ku barakeeeyo😋😋🍋🍋🤤🤤
@kaahoxarirsade3827
@kaahoxarirsade3827 3 года назад
Abayo linta cadiga ah miya aniga makasayo Wana samesan raba iso jwb qli
@rayanabdi1390
@rayanabdi1390 4 года назад
Mansha allah abayo caadi mahan frige ka maa galisay mise banaanka dhigtay jizakalah kheer
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 4 года назад
Wooow masha allaah my favourite ajaar😋😘 aamiin yaarabi xsbiibti
@hodanxuseen8538
@hodanxuseen8538 4 года назад
M.allah xbbti aniga somali jooga liin cagaran maku sameen karaa Alaabtan mcn😋😋
@canabchannel1
@canabchannel1 4 года назад
waw masha allah yumy 👍🏼👍🏼👍🏼💞
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 4 года назад
Maasha alaahu walaashay nabad alaha noooo kaasiiyo dhamaan yooyonka soomali guuuuuuul baan idiin rajeeyn dhamaan tiin. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 3 года назад
Masha ala
@rahamahmud6856
@rahamahmud6856 4 года назад
Masha allah 😍Gacantaa rabii ha ku barkeeyo xbbti
@abulwagacusub5481
@abulwagacusub5481 4 года назад
waxa aan kuwiidiyay walaal liin cagaar ah malakasameen karaa mahadsanid
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Masha allah xabibti saan ayabo ku cunay cafimad ku cuna xabibti 🥰🥰
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 года назад
Maasha alaah Abaayo mahadsanid sidaa noolaqeybsatey
@zinaabdi5743
@zinaabdi5743 4 года назад
MASHALLAH walaasheey Qamar quruxeey chanalkaaga waa ku cusbahay acharta aad aan ugu helay aniga tii awal leen kasaayi oo liinta dhac iyo dhac la siinaayi oo cusbo hurud iyo bisbaaska isku shiidan dhexda laga gelinaayo kan aad ayuu u fund yahay qeer Allah ku siiyo hore u soco ina camoow cadowgaaga cagaha hoostooda VIVA GANDERSHE
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 года назад
Masha Allah abayo mcnt wan tijaabinaa lkn marki 2 weeks la dhibaayo fridge ka miyaa la galinaa mise meel iska saaree intaas iga dhiman iso jwb huno
@iqramoallim
@iqramoallim 4 года назад
Meel banaan abayo
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 года назад
@@iqramoallim thanks mcney
@fadumoabdi3030
@fadumoabdi3030 4 года назад
Masha allha yummy thanks sister gacanta illhay ha ku barakeyo ❤❤❤😋😋😋👌
@warisroobo1759
@warisroobo1759 4 года назад
Maashaa Allaah. Abayfiis masameynkartaa kan oo kan qajaarka iyobabaska oo jarjarneyn macaal liinta kaas noo soo gali plze kan hada sameysayna mabalaga👍👍 hadlikaro yummy
@munaahmed6081
@munaahmed6081 4 года назад
Mashaa Allah tabaarika Allah jazkallahu qeer ilaahey walashey 👑💞💝
@MohamedHassan-kp6gr
@MohamedHassan-kp6gr 4 года назад
Qamarey abayo waxa kula hadlayo wa gbr e ciwanka walalkey aya leh abyo biyaha liinta diyarsan hadan seysan liinta cadiga intan miro maku darsan kara ama biyo cadi ah jwb mahadsanid wllo
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 года назад
Haa walaal
@Baxaamish
@Baxaamish 3 года назад
Mashalalah
@ikraamabdullahi2143
@ikraamabdullahi2143 4 года назад
Masha Allah habibti shukran Allah ku xifdiyo🥰🙏
@umusafa8926
@umusafa8926 4 года назад
Maasha Allaah Qamar Luula cfmd ku cunna xbbtii
@kunkaroonbeauty4526
@kunkaroonbeauty4526 4 года назад
Waaaw masha allha😍😍😍👌
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 года назад
Masha qatarwaye insha allaah wabaro weyna shukran 😋👍
@fadumohassan9033
@fadumohassan9033 4 года назад
Maasha allaah ilaahy gacamahaag haku barkeeyo
@habibaabukar5899
@habibaabukar5899 4 года назад
M.a
@sucaadkhaadi9455
@sucaadkhaadi9455 4 года назад
Ascww Masha allah cafimad ku cun noo soo niyeyso 👍😘😘👑👑👑👑🥰🥰🥰🥰
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 4 года назад
Masha allaah ramadan kariim ❣🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🎁🎁🎁❤❤🎁🎁❣❣💗💗❣
@fatumahamdun989
@fatumahamdun989 4 года назад
Masha allaah lkn tii adna kasii fudud 2week maba sugi karaa tan horey laga cunaya laraba
@hayhagranofficial2037
@hayhagranofficial2037 4 года назад
Qamareey nagadabagee fridge maad galisey mise banaankaad dhigtey xbbti
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 года назад
Banaanka
@fatxicuntoiyoqurxin1386
@fatxicuntoiyoqurxin1386 4 года назад
Masha alaah abaayo qamara swanky salamaya wana ka heleya 1🙏🙏🙏🙏🙏🌷🌷🌷🌹❤🌷🌹🌹☝️🙏🌹🌷❤❤❤❤👏👍👍👍🌹☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Fatxi cunto iyo qurxin subscrib isar abayo
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 года назад
Very nice 🤤🤤🤤 Mash’Allah thanks xabiibtii 😘😘😘❤️❤️❤️
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Samira subscrib isar abayo
@xaawojannaay1068
@xaawojannaay1068 4 года назад
Waaw maansha allaah walac walaalkiis⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
@UmSafwanKitchen
@UmSafwanKitchen 4 года назад
Masha allaah🤤🤤 waa mahad santahay abyo😋😋👌
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Un safwan subscrib isar abayo
@aminacookingandhenna7117
@aminacookingandhenna7117 4 года назад
liinta meeqa xabo waaye abaayo
@axlaam7100
@axlaam7100 4 года назад
masha allh tabaraka allh mahad sanid abaayo
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 4 года назад
Masha Allaah walaashen aan kufaano ❤️❤️😘 mahadsanid My dear sister 🌹❤️😘👌👌
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 4 года назад
Masha Allah gacantada alle haku barakeeyo wllo
@ramladhameys6570
@ramladhameys6570 4 года назад
Meel banan mala dhigaya mise fridge aya lagalinaya🤔
@fadumoxasan6557
@fadumoxasan6557 4 года назад
Masha allh
@sahramaye4833
@sahramaye4833 4 года назад
Asc. abaayo Qamareey jazakallah kheyr, subaxaan Xamar aan soo xasuustay 👍
@Umuqanciye
@Umuqanciye 4 года назад
Masha allh cafimad iyo samo ale hanagu garsiyo sonka aniga ku imanayo ee iga dharji hee hadanba dharerka iga dhamade xbbti guul wcn abid
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 4 года назад
Ascww habo talajada amba firijeerka ma galisay mise bananka ladhigaa????
@mariaabdullahi8021
@mariaabdullahi8021 4 года назад
Maya wll talaajo mala galiyo in la huriyo loogu talagalay
@abdirisakalteso1227
@abdirisakalteso1227 3 года назад
Mansha Allah my sis
@deqomohamed4398
@deqomohamed4398 4 года назад
Asc wall Ma banaanka ba dhigaa markaa isku dardaro Misa talajada ama fariijka la galiyaa ?
@munaabdullahi3122
@munaabdullahi3122 4 года назад
Bananka.dhig
@riyaq4773
@riyaq4773 4 года назад
Asc abyo qamar abayo waxan kala garan la ahy huruuda ad shegysid ma mida dumarku marsadana mise waa mid logu talagy rashinka plz jwb kasugo iso dhaqso apyo mahadsanid🙏😍
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 года назад
Mida caadiga
@MohamedHassan-kp6gr
@MohamedHassan-kp6gr 4 года назад
Mida cunada
@miskisrecipes1812
@miskisrecipes1812 4 года назад
ما شاالله انا احبك اختي جزاك الله خير
@CafiifaChannel1926
@CafiifaChannel1926 4 года назад
Masha Allaah 😋👌
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Cafiifa subscrib isar abayo
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 4 года назад
Maashalaah
@Iskufilanchannel
@Iskufilanchannel 4 года назад
Masha Allah dhareer aa ikeentay ano sooman🤤 cafimaad kucon abayo
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 4 года назад
Masha allah abyo 😋😋😋😋
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 4 года назад
Masha allaah
@sucaadkhaadi9455
@sucaadkhaadi9455 4 года назад
Masha allah dharer ka waiga dhameysey saxa insha allah 👑👍
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Sucaad khaadi subscrib isar abayo
@jamiilajalaqsan_official1819
@jamiilajalaqsan_official1819 4 года назад
Abayo caga wax kulul laguma shubo balastig waaye qabowlee ku isticmal
@user-dh4yl4eg7e
@user-dh4yl4eg7e 4 года назад
Asc qaliyey guleyso yaa cayuni
@xabiibaxasanshacbaan73
@xabiibaxasanshacbaan73 4 года назад
Mansha allh abyo 😚
@umuyasinahmed3516
@umuyasinahmed3516 4 года назад
Masha allah
@Leyaanachannel1
@Leyaanachannel1 4 года назад
Liimo ajaarta waa iga gadantahay👌
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 4 года назад
🤪😋😁 dhareerka iga daati gawartee Gacantaa iyoo xoogaa laxaw ilaah makaa giliyo alah ikaa xafido 😍
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 4 года назад
Masha allah abyo
@shukrishacni276
@shukrishacni276 4 года назад
Masha allah xabibt Allaha kuxafido
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 4 года назад
Maasha allaaha
@ruweydohassan6071
@ruweydohassan6071 4 года назад
masha.allh keep going sister
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
masha Allah
@sadiomohamad941
@sadiomohamad941 4 года назад
Qamarey farajka miyad kelisay
@rahmaali8045
@rahmaali8045 4 года назад
masha allah ani marki igu horesey qarar iga noqday lkn waxi kadambeyey wu ihagagay adna chanel an kabartay adna kaga qabka usamesey wa usamena insha allah lkn hadan wax badan subiyo fridge ma ubahanayo miya?
@xababaxababa3858
@xababaxababa3858 4 года назад
Rahma Ali abaayo see kuugu hagaagay, aniga qaraar iga noqdaa
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 года назад
@@xababaxababa3858 Danka haku daahinin
@rahmaali8045
@rahmaali8045 4 года назад
haaa abaayo dabka haku dahinin wa se shegtay walashen qamar shukran
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Masha alaa wll waan cusbahaye ishergaree
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 4 года назад
M.a wan ka heley Qamar xabbti allag haku barakeyo qali
@lalkamaalin5190
@lalkamaalin5190 4 года назад
👍😋😋😋🥰
@aishamohamed7751
@aishamohamed7751 4 года назад
Jazaakallaah kheer abaayo macanto mahadsanid wa ka faaiday ❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘👍👍👍👍😘😘😘😘😘
@maxamedkheyre3831
@maxamedkheyre3831 4 года назад
Masha allah hawar yar mcn badan
@mhayag7277
@mhayag7277 4 года назад
abaayo bas bas qumbo soo gaali inshallah thanks sister
@safachannel4040
@safachannel4040 4 года назад
Masha,allh xabiibati
@indhadeeqofficial7179
@indhadeeqofficial7179 4 года назад
Mash allah
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 4 года назад
Gacantada ilhy hku barakeyo
@aishashariif1455
@aishashariif1455 4 года назад
Qamar Thanks abayo
@sahra0mar447
@sahra0mar447 4 года назад
Wcs abyo wnka qaday mashaa allh
@user-xi3ht8ty3s
@user-xi3ht8ty3s 4 года назад
Abaayo qamar khair badan Allaah kusiiyo, waansameenaa inshallah. Abaayo caag miyaa kan cad, haduu yahay wax kuleel ah ama karkaraayo hakushubin macaanto, chemical baa kasoobixikaro. Mahadsanid.
@fatmaaba1345
@fatmaaba1345 4 года назад
Masha Allah sis
@farhiyaabubakar5397
@farhiyaabubakar5397 4 года назад
🤤🤤🤤🤤
@umusahra2933
@umusahra2933 4 года назад
maash Allah
@aminacookingandhenna7117
@aminacookingandhenna7117 4 года назад
masha.allaah qatar waligey ma cunin lkn waa inaan tijaabiyaa insha.alaah
@daahirjv
@daahirjv 3 года назад
Masha allah tabarakallah
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 4 года назад
Mansha Allah abaayo mahadsanid
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 года назад
Riyaaq roon subscrib isar abayo
@amaalmaxamed917
@amaalmaxamed917 4 года назад
Masha allh 😋😋😍
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 4 года назад
Mashaa alaha geep going abayo
@dahabomahmud3646
@dahabomahmud3646 4 года назад
lin dhananba mise liin macaan
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 года назад
Maaaasha allaaha abayo macnto mahadsanid
@queenesra5409
@queenesra5409 4 года назад
Ameeen qali lkni tuun malagu dari kara
@canabhassan7826
@canabhassan7826 4 года назад
Masha Allah wll😋😋
@faliswarsame5408
@faliswarsame5408 4 года назад
Asc abayo Qamar Bint amiir masha alaah love abayo
@munacabdi5871
@munacabdi5871 4 года назад
Masha allah qamar luula♥️👌
@user-dh4yl4eg7e
@user-dh4yl4eg7e 4 года назад
Asc qamar cadey masha alah waan dharernay
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
😋😋😋🥰
@xumeyraamohammed6350
@xumeyraamohammed6350 4 года назад
saan ujeclhy leee liimo ajaar mhdsnd mcn bdn
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 4 года назад
Mashaallah Abaayo ❤❤❤❤
@aamir7475
@aamir7475 4 года назад
40kii beri ma la dhaafi
@zaina4555
@zaina4555 4 года назад
Maashaa aby horey usoco waxbadan ayaa kaabaranay mahadsanid aby ilaahay haku xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰❤❤🥰🥰🥰🤲❤🤩🤩
Далее
Leefleefow Express || Dhandhanaanka 🤤😋
12:23
Просмотров 54 тыс.
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 87 тыс.
Kalay ilaa arag sidaan u sameyay qolka jiifka 💯😍
12:12
Somali Chutney (Shidni) الشتني الصومالي
4:50
SIFUDUD USAMEYSO LEFLEFOW
8:05
Просмотров 39 тыс.