Тёмный

Bisle Iyo Farta Xaaji Adkaatey Doodi Arooskooda 😱 

Wayeel Media
Подписаться 3 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 94   
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Месяц назад
Sax waa runtaa
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 месяца назад
Allah wiilkan dulqada iyo ixtiraam miran wayee walahay mash Allah ❤❤❤❤
@SofiaFarah-u4d
@SofiaFarah-u4d 2 месяца назад
24/7 live ayuu saaranyahay goorma ayuu shaqeya
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Thanks sii soco dheh hadii aysan ku adeeceeyn
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 2 месяца назад
NINKAAN. BEELOOW. BARAKALAAWE. BITIIBATAA. BESADAA. UMBAAHNI. BAX. BAX. BAX
@CaashaCumar-y6s
@CaashaCumar-y6s 2 месяца назад
Naag nasiib leh baa hesha wiikan oo kale.bisle.ilaahay haku xiftiyo.xaq baad ku soctaa
@CaashaCumar-y6s
@CaashaCumar-y6s 2 месяца назад
Alxamudu lilaah.ilaahy xaqa haku gransiiyo.
@nimosamater3429
@nimosamater3429 2 месяца назад
This guy is very sweet
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Месяц назад
Waa sax diintu waa Hal naayaa ha xadgudbin agah Subxaanallah fortuun stop
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Hadaba sii soco dheh naag meesha ma joogto
@abdulkadirahmed2790
@abdulkadirahmed2790 2 месяца назад
Laba xaasle waan ku salaamay
@Fatxiyaali-h7f
@Fatxiyaali-h7f 2 месяца назад
صحيح Waa sax hadaladiisa ku soco quruxeey ninkada wuxu ku irahdo yeel
@Runleey
@Runleey 2 месяца назад
Asalaamacaleeykum
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 месяца назад
Hadda waxaan run miyaa shaarica looga sheekeynaayo xaalad guur loogu gogolxaaraayo miyaa kkkkkkkk
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 Месяц назад
Xantaada iskawado ❤ it
@MaxkamadaMedia-i2m
@MaxkamadaMedia-i2m 2 месяца назад
Tani kuma anfaceeyso ka guur sxb
@CaashaCumar-y6s
@CaashaCumar-y6s 2 месяца назад
Farta xaaji. Ilaahay xasuusow
@CaashaCumar-y6s
@CaashaCumar-y6s 2 месяца назад
Yaa samaan .yaa wiilkan oo kale kadhiga wiilesha somaliyeed
@ayaanbeautyshot7636
@ayaanbeautyshot7636 2 месяца назад
Waa runtii waa diin 😂😂😂 gartay waxdiina ma fahamayso😂😂😂😂😂
@Feisal-g2n
@Feisal-g2n 2 месяца назад
Nice pics bor 17 oo ku adecdo oo kaqurxon ku haya hadi amarkaga dido runta aya ah in nagtu guriga jojto
@umukheirsulub6131
@umukheirsulub6131 2 месяца назад
Walahi waa fariid
@nuragure2954
@nuragure2954 2 месяца назад
asc manshaallah wiil ka waw ❤
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 месяца назад
Nin ku dhahay waxa kasta waan ku qabanaayo marka maxay ku diiday wiilkan yaa habaray nagahan wawayeen buu waqtii ku dhumiyay yab 😂😂😂😂
@SahrujaSheikh
@SahrujaSheikh 2 месяца назад
Gabadhaan way saxantahay
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 2 месяца назад
Walalow. Adaaba. Gabar. U ekaadaye. Maxaad. Gabar. Aroosta. Yaaah. Waxkale
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 месяца назад
Adkaatey
@dahablow2846
@dahablow2846 2 месяца назад
Maser
@AbdallahIscool
@AbdallahIscool 2 месяца назад
Jaajiska kafaaideyso yaa ukhti nolasha saxdaa ayuu kaalahadlay
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Shaqeeyso dheh qofkaan waa soo shaqo tagtay
@Runleey
@Runleey 2 месяца назад
Gabardiilehayaakufiican
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 2 месяца назад
Asaga diin haduu yaqaan weydii nin miyaa mise waa naag ?? Yaa baneeyey in uu sidii naagihii timaha dabto weydii tuug ??? Diin kuma dhaqmeesit ee timaha iska tur sxb waan shaqeesan nin Alla iima baahiyo naa ha yeelin nin timaha dabtey waluu ku biileyn
@Runleey
@Runleey 2 месяца назад
Wiilkadiintaleh
@umukheirsulub6131
@umukheirsulub6131 2 месяца назад
Nin rageed❤❤❤
@KhadraAbdi-ui9lq
@KhadraAbdi-ui9lq 2 месяца назад
Brother some Jobs are necessary such as nurses, teachers midwives and doctors. However all the men who want a stay at home , most can’t afford to run a modern home with their money and afford a women. Basic lifestyle, like my health, gym, beauty, shopping, this extra to house hold bills . Don’t forget we in a recession. It good to have a stay at home wife, most women want this, it’s just not a reality for most people. Also as a human a mum might want to keep learning and keep her mind active, anything can happen in future, you can loose a husband.
@Rodadahir
@Rodadahir 2 месяца назад
❤❤❤
@abdiali651
@abdiali651 2 месяца назад
Diinta aqoon ayey ubaahantahay Walahi ruux kasta iskama fidyoon karo
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Shaqo ma ah hees marka ugu horeeyso
@hassenhassan7564
@hassenhassan7564 2 месяца назад
Tan gas u sii meela oo ma socota khayali ayay kujirtaa
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Месяц назад
Bishomah inasdurato waa caaraan
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Waraa waa falaashantahay qoftaan Kuma rabto
@SofiaFarah-u4d
@SofiaFarah-u4d 2 месяца назад
Naayahee fartuneey ninkan xiiqsan iskaga tag
@oubah2501
@oubah2501 2 месяца назад
Wa fikrate fihan lakin , ado wahba dameysitiri karayn adodonin wah kaleh.
@منوعات-غ6ل4ي
@منوعات-غ6ل4ي 2 месяца назад
Aayada diideyso gabadha iney shaqeyso waa aayada Suuratul axzaab Waqarna fii buyuutikuna walaa tarajna tabarajal jaahiliyatil uulaa
@AasiyaAhmed-h3l
@AasiyaAhmed-h3l 2 месяца назад
Asc wllky
@AminaOsman-j6d
@AminaOsman-j6d 2 месяца назад
Kkkkkk
@ABDIJALIIL-o9r
@ABDIJALIIL-o9r 2 месяца назад
Adkaatay😅😅
@SofiaFarah-u4d
@SofiaFarah-u4d 2 месяца назад
Caruurta owosheegayo yaa ubalanqaday in uu dhalayo waa nin qayaali dhabdhaha Ka iibinaya
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Tani Mooryaan dhiigyocab ah oo daahir doofaar Calasow adeer u yahey
@ABDIJALIIL-o9r
@ABDIJALIIL-o9r 2 месяца назад
Hhhhhh
@منوعات-غ6ل4ي
@منوعات-غ6ل4ي 2 месяца назад
Naagta waxaa laga mamnuucay iney niman dhaxgasho Hadaa timaha daboolatayna qoortaadaa furan walaaley qaali
@fariidafiican
@fariidafiican 2 месяца назад
Kkkkkkkk 😅
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 месяца назад
Kkk rer aww nuux
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Naagtani Jamican ayaa soo tuurey ninkani waa Midgaan jidwaaq sheegta waaye
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Midani naag kuma noqoto Jamican ayaa daba socda habrtani 60sano jirka ah
@najma649
@najma649 2 месяца назад
gabar walba waxay ku riyootaa in ay shaqaysato
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 месяца назад
Diinta saasa waa maxay omg 😳 inaad sureaal xidhato? Plus ❌❌❌
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 месяца назад
Waqarna fii⁉️🤔 buyuutikunna ⁉️
@hamdi27889
@hamdi27889 2 месяца назад
Ninkan aan ka arag wax suna ka muqan ee isaguba timaha gadaal u xirtey sida dumarkii bal ka waran hada gabadhiisa ka soo qaadey bal hadii lagu yiraa HIV buu qabaa maxaad sameynaa 😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 2 месяца назад
HADAAD NINKAAS DAYACDO ILAAHAY HA KU DAYACO, DARIIQ KASTA OO XUQUUQEED BUU KUU ISTAAGAY, FUCO IYO HABAAR MID DOORO
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Fayuus raadisaa tahiin dhaqan majirooy
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 2 месяца назад
Gabadha wey saxan tahay quruxee shaqeyso nin gacantiisa ha sugin
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Nin ay la heesee shadow miyaa
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 2 месяца назад
wa qaldan tahay no diin mataqanit gawarey qalatka hak
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Hhhhhhhhh kkkkkkk wajibkaaga waaye In lagu iqaabo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
English suuqa ku hsdleysa midani Liibiya doomaha kaga timid
@souleimanahmed5737
@souleimanahmed5737 2 месяца назад
Tani waa. Zero
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 месяца назад
Kkkk
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Haye naag ma joogto meshaan salmo kugu haboon nolasho waa qof ku jecel
@LovelyMouna-ee1yz
@LovelyMouna-ee1yz 2 месяца назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 2 месяца назад
baxa ku dheha kan nin kuumanoqado
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 2 месяца назад
Gabadha hadii zoojkeeda wax walba uu siiyo oo baahi iyo daruuf ku kalifeysa jirin waay ey u shaqeyneysa
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 2 месяца назад
Waxkasto oo uu siiyo hadana way u baahntahay inay zhaqaysato kuwii aan zhaqaysan waakuwaa cabaadaaya
@Hidanhuda
@Hidanhuda 2 месяца назад
Wiilkan ilama qaldano ani hadiba lagu yiri ana kushaqeynayo maiida wax xun ah soo xamaal farax ana guriga kashaqeyna maxaa daal idaba dhigay waxwalbo asiga raali kuah tan kuwad waxaa wajib kuah asiga biilka guriga iyo baatigeda ayaa waajib kuah hadu kaso bixi waayo markas diinta ayaa kubanesay ina ninkas ama isaga tagto waayo gabadha ninkeda waxey xaq ugu ledahay biil hadu siin waayo xaq uguma lahan ino dhaho joog guriga diinta gabadha xaqe siise ninkana xaqe ayuu kuleyahay xaaskiisa sidokale iidana xaqe kuledahay marka diinta islamka marna nama xaqirin aan ulabano diintena iska dhaafa waxaan diinta idin farin baliis
@SahrujaSheikh
@SahrujaSheikh 2 месяца назад
Isagoon guursan ayuu gumeysi bilaabay waayo hooyadeed iyo aabaheed iyo walaalaheed hada way ku faraxsanyihiine lkn markuu nin soomaali ku guursado wuu kugu keenkeeni
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 месяца назад
Kan naagta u eg xageey kasoo heleen
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 2 месяца назад
baxa ku hedha.mareerakaga.u.tuugasanina.oo.da.leedahay. lacaga isii.hooydey.xanuusana.naashaqeyso.dad kudhalay. oo.ku tashanayo.oo.ehelkagii baa.waxa karabo.guriga.jooga hashaqeynina.soomaaliya.naaga kadoono kudheha.doqankaan baxa kudheha
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 2 месяца назад
Mashaa alaah labadooduba waa saxan yihiin
@myyga261
@myyga261 2 месяца назад
Independent tiyoo raali noqo kkkkkk war waxaan naago maahe ragoow ugooya, noocyadaan, waqti ha isaga luminina, byy, byy dhaha.
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 месяца назад
Gabadhan naag ma ahee waa naag dhaqan xunee isaga har
@LimoonHaji
@LimoonHaji 2 месяца назад
Is husband and wife
@Feisal-g2n
@Feisal-g2n 2 месяца назад
Bor whl nin kafican majiro sidan ayan kugu ogahy iyo hemigaga in ad hesho lkn qoftan iska dhaf talo qado
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 2 месяца назад
Nin raga biilo reerkaaga raga waxa loser kadhiga waa dumarka hor ordaya raga!!!
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 2 месяца назад
Suciidiga.xataa naagohooda.kuwa elaporka.joogo.xitaa sarawaala.iyo.indhosharee.bey kushasataan .kuwa.nadafada.xataa.sarawaala.iyo qimaara. bay dhulka kudhaqaana
@Runleey
@Runleey 2 месяца назад
Kumenti
@SahroAadan-h3y
@SahroAadan-h3y 2 месяца назад
Siisoco dheh
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 месяца назад
Nin kumade guriga fadhiiso weeye
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 2 месяца назад
Ala dadka igu beenta badan ma horteenaa shukaansi been badanaa alla fuyuus
@somalidacusubsomalia2213
@somalidacusubsomalia2213 2 месяца назад
Qoftan naag ku noqonmayso Ka sosco
@AliAhmed-v2s8c
@AliAhmed-v2s8c 2 месяца назад
Fimil iska daayee abahaa hadaa adeeyso fasax waa inaa waydiiso ninkeeda
@Imanx602
@Imanx602 2 месяца назад
Warbadnidaa adi?
@najma649
@najma649 2 месяца назад
naa hooy banaankaaga ayaad joogtaa hada ka fiirso ninkan
@halimoosman8415
@halimoosman8415 2 месяца назад
Yaa sheeko
@goldensilver210
@goldensilver210 2 месяца назад
War nin yahow hablaha beenta ka daa hadad guur doon tahay meshaan guur looma yimadee beenta ka daa hablaha
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 месяца назад
Allah wiilkan dulqada iyo ixtiraam miran wayee walahay mash Allah ❤❤❤❤
Далее
Bisle Iyo Farta Xaaji Oo Aroos Balan Ku Galay Hampalyo
22:28
Bisle Oo Salma  Jacayl U Qirtay Adkaatey Caawa
29:20
Просмотров 13 тыс.
DAUD BURCAWI IYO SALMA JAMAC OO ISKA WARESANAYAN GURKA
37:41
BISLE OO CIMAMAD . UDIYARINAYA. IDLE YARE
14:39
Farta Xaaji oo  Bisle live ku baryeysa
27:01
Просмотров 36 тыс.