Тёмный
No video :(

Boliiska oo xabsiga dhigay Catoosh Yare & Faadumo Kaftan & arin yaab leh oo loo heysto. Sii gudbi. 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 170 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Boliiska oo xabsiga dhigay Catoosh Yare & Faadumo Kaftan & arin yaab leh oo loo heysto. Sii gudbi.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@hawasharaf987
@hawasharaf987 Месяц назад
Walalyal aan uducoyna reer palestine manta waaxa ladilay 350 qof halmar ducoda waa muhim😢😢😢😢😢
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
😭😭😭 Allah ugargaro waydhibtodeen🇵🇸🇵🇸✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️
@MohammedIbrahim-yj8bm
@MohammedIbrahim-yj8bm Месяц назад
Allah ha u gargaaro walalaheyna
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi Месяц назад
Ilahay ha ugargaaro reer qasa amiin yaarabi
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 Месяц назад
Allaha ugargaaaro falastiiin
@zhako77
@zhako77 Месяц назад
لا حول ولا قوة الا بالله😢
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Waa kufarxey qof kasta oo dhaqan xumo sameeyo hala xiro
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Месяц назад
Walee dawlada iyo ciidanka waxaan ugu hambalyeynayaa Boliska sida ay Olla dirirayaan anshax xumada waxaan nahay dad muslim ah marka waa in la xakameeya wixii aysan diinteena iyo dhaqankeena suuban uusan Raali ka aheen akhlaaqda iyo dhaqanka suuban hasareyso
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ILLAHEEY HANO BARAKEYO DOWLADENA IYO DALKENA IYO DADKENA ❤❤❤❤❤
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Месяц назад
Somalia dhaqan xumo iyo balayo adun ay ku mashqulsanyihiin sakay ilaa cawa walalahen ree falastin mala socotan inta xaq daro lagu dilay oo gantalo lagu dhuftay ilaahow u gargaar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Месяц назад
Aamiin
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
ALEELEHE BOOLISKEENA ALAHA BARAKEEYO CATOOSH WAA DHAQANXUN YAHAY WAA ILAAHEEY MAHADII HADII DALKEENA DHAQANXUMAYAASHII BULSHADA LAGA QABTO AYAAN TAAN WAA LA NASTEY
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Месяц назад
Mashallah wa ariin Farxad leh in la xira Dhaqan xumada ay Ku wadaan bulshada catoosh yare iyo kaftan wa la saqajaan
@MutasitMuse
@MutasitMuse Месяц назад
Allha mahadaleh
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Waa lagala daahay mar hore ayay eheed in liinta la cabsiiyo.
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад
Munasar xariif aya tahy labo labo daqiiqo aya videyoyada u sogalinosa shaqo dhan isma galinesid soodub ku sootur le waa xariif keep going 😷😷😷😛😛😛
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 Месяц назад
WLH KUWAS MANTA SIDAN UGU FARXAYNAAGTAN IYO NINKAAN WADA GANACA WEEYNLEH HALA XIRO NACALADA DHAQANKA XUNLEH DULI WAYE HIRTA NAAGTAN CATOOSH WAABA HANDKABE NAAGTAN 50 JIRKAA OO IS DHICILEYSO BAASTARADA URKA BADAN HALA XIRO WLH YURUB AYAN JOGNA AJANIBTI AYA KULEH SOMALIDU WAA DAD DHAQAN XUN KAWARAN SUBXAANA LLAAH ❤❤❤
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms Месяц назад
Waa Arin fiican qofkasto oo ashax xumo la yimaado in la xiro❤
@Abdulnashville
@Abdulnashville Месяц назад
Kuwan iyo Kuwo badankale waa ubaahnayeen in anshaxa lasoobaro waliba 2 sano haloojato midkasto oo dhaqan celin ladhaho yaan qabaa lana siiwqdo inta anshaxa bulashada aan wax baranin la hormarinaayo? Waxana usabab ah waxan oodhana waa waxbarasho la aanta dhihikaraa mid Diimeed iyo mid Maadiba inshlh Guuleysta anashaxa team policeka Somalia asw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Balbalaarkana halaga warhaayo qabaa iyadana Wax
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Месяц назад
Alxamdullilah halla xira waliba gabadhaan dhaqan xuma ayey faafisaa marka edab hala soo baro
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
War aaway MALELEY malaso qabto dhaqan xumo abe iyo hooyo asee dhahdaa
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Месяц назад
Catoosh yare waa miskiin walaahi, dhayladiisa yaa loo qoonsan
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz Месяц назад
Thank you for your information keep going
@IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ
@IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ Месяц назад
Faadumo kaftan Way uqalanta in la xiro Edab Malahan
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Месяц назад
Fartuune balbalaarka hala soo qabto iyadane 🤣🤣
@sucaadxasansucaadxasan3568
@sucaadxasansucaadxasan3568 Месяц назад
Scw scw scw
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Месяц назад
Masha allah halaso qabto qofkasto dhaqan xun
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 Месяц назад
Waa ku saxanyiyiin ciidanku 👍.
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Месяц назад
Dee waxan u aragna in dawladii shaqaynayso mar haday xidhayso intio dhacan xun
@DahiAli-t6i
@DahiAli-t6i Месяц назад
Alxamdu allh
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 Месяц назад
Sharcigu ha sarreeyo
@daalac1276
@daalac1276 Месяц назад
Indho buur suxufi waxaad noosoo gudbisaa warar xaqiiqo ah oo dalka kadhaca sxp Warbixin tadu xamar bay u badan tahay Gobalada kale na dhacdooyinka maalin laha ah soogudbi mahad sanid suxufi
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Muqdisho waxaa ku badan dadka qas wadayaasha ah ee liinta hasoo cabaan dadka qaska ku wado Gobalka Banaadir
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h Месяц назад
Geesi gaa kushahiiday AUN. HANA LOO DUCEEYO, QOYSKIISIINA BULSHADU HAKA WAR DOONTO, OO YAAN HALKAA LAGU ILAAWIN. WAAYO WUXU NAFTIISA KU WAAYEY ARIN GEESINIMO, WAANA HAL YEY QARAN. WUU KARAYEY INUU FURAHA ISKA DHIIBO SIDAANA DAMBIILAYAASHU KU FAKADAAN.
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Месяц назад
Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@IsmahanCaamir
@IsmahanCaamir Месяц назад
hambalyo byo hormar wacan❤
@munahussein9687
@munahussein9687 Месяц назад
Wa inlaga qabta xamar
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Masha Allah Alxamdulilaah 🤔 😮😊😅😢😂🎉
@DagamHassan
@DagamHassan Месяц назад
Sax hala xidho
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 Месяц назад
Waaa hadal aan waxaba kajirin
@IfraahMohamood-wj2vp
@IfraahMohamood-wj2vp Месяц назад
Illahayow ugargaar muslimka meel walbey joogaan gaar ahaan reer falastiin oo yuhuudu baaba ku hayso
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Месяц назад
Wixii basar xumo wada waa inla qabtaa.
@LuqmanYare-s7k
@LuqmanYare-s7k Месяц назад
Shaqa wcn waye
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 Месяц назад
Mahadsanid munasar❤❤❤❤❤❤❤
@user-pu1hh2xn3s
@user-pu1hh2xn3s Месяц назад
Aroornimada ayaa C I D la iigu keeni doonaa isha Allah
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Месяц назад
Wasifican hala xero qofki bulshada marin habajihayan
@SaaraHaji
@SaaraHaji Месяц назад
Alx ilaahey baa mahadleh Hadiipa laxeray
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Месяц назад
Waa ku istaahilaa ilka foxku in la xiro waa edeb daranyay
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Месяц назад
Qofwalba Lahjadiisa Muu iskaga Hadlo. ? Maydbari ayaanu naqaanaa Maxbuusbari waligeey mamaqlin?
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Месяц назад
Maashaallah alx guul maashaallah alx madaxa halaga gooyo okay 👍
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 Месяц назад
HALA XIRO 3 SANO HALOO JARO WAXA CASIMADENA KU CIYARAYO SHARAF TEENA DHAQAN MALEH AWALBA JAREERTU SIDA BADAN 2 DODABA WA JARER QASHINKA
@Maxamed-cabdi-nuur
@Maxamed-cabdi-nuur Месяц назад
Dowlada shaqo kale maleh miyaa?
@CaliqaasimMuqtaar
@CaliqaasimMuqtaar Месяц назад
Waa ka xuman ahay
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI Месяц назад
Hala xiro dhamantood
@jstvjimicsigasocodkatv4443
@jstvjimicsigasocodkatv4443 Месяц назад
Maaha In Laga Hor Dhaco
@Murtimaaal
@Murtimaaal Месяц назад
Hawiyow Catoosh Yare waa qalas sida ugu dhakhsaha badan ku soo daayaa. Haddii kale waxaa ka heshaan waxba ha iga siinina.
@IkraamMahamoud
@IkraamMahamoud Месяц назад
😂😂😂😂
@SaaraHaji
@SaaraHaji Месяц назад
Hawiye afka kala bax hadaa xaniyo leedahay kaalay kasoo saar
@user-dd8bv5tk2c
@user-dd8bv5tk2c Месяц назад
Manshla Manshla 🎉🎉🎉🎉
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
Qadar keyow maxaloxiriwayay
@VaRaHzan
@VaRaHzan Месяц назад
Kuwa XapsiGa Ha IzkaGa Jiraan😂😭
@maxamuudjaamac5109
@maxamuudjaamac5109 Месяц назад
Catoosh yare waa fataal kibray eelayga xumi
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Месяц назад
nimanka gabdhah kufsada kadibna video ka duuba mayso xiran askarta
@CaliqaasimMuqtaar
@CaliqaasimMuqtaar Месяц назад
Waa ka xuman ahay😂😂😂😂
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
KuWA DEBEDAHA AYAA HAREY IN INTER POL LOO DIRO
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Labadan maskinta qalas catosh yar iyo fatumo kaftan maxey samayan wa suaal
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Месяц назад
wixi dhaqan xun hala xiro
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Месяц назад
Hala xidho bila edebeed weyan dad qabsado ma jirto malin walba fusuq ayey baraha bulshada la joogta Atoosh na wa duli naag uu furey oo nin kaleeh uu meher saday ayu leyahay man furin marka hore aya gabdhaha la haajista oo la daryeela dayuusow
@QoraneAliaxmed
@QoraneAliaxmed Месяц назад
huno fakumo
@user-zj9yg1hl4i
@user-zj9yg1hl4i Месяц назад
War maleley ma la so xero 😂😂😂
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Cidkasda oo aqlaaq xun hala xiro xamar bay sumcad xumo ukeenayaan
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam Месяц назад
Halaga qabto dadka dhaqan dooriyasja dadka somaliyed
@nuurgedi
@nuurgedi Месяц назад
Munasar goorma laaabanayaa , ilmaha ayuu dad madaxa lag a gooyey tusaa, xanuuna ayaa ku dhaca dhimirka dadka
@amalnoor4760
@amalnoor4760 Месяц назад
Catoosh qalad ayaa lagu heystaa iyo cunsurinimo wiilkaas soomaalida boqolkiiba 98 wey neceb yihiin ilaahey amarkiisa qof qof ayey iska necebyihiin maryooley waxba ka haleynin qof qofna wey jecelyihiin ayagoo xun xaarka ka xun naagta kaftan maa la dhahaa taas ayaa anshax xumo dhameysay iyada in dhaqan celin sadex sano loo jaro laakin catoosh ma uusan dhihin waan qabaa waxuu yiri aniga hal dalaaq ayaan ku furay wali laba ayaa ii taalo maxuu kaluu sameeyey aduunyoooy xaalkaa ba.waa intee ii jilcan ilaahaa garsoore ah dad badan ayaa dulman naarta alle waxuu u sameeyey in lagu aruuriyo dadka qaar iyo gaalada
@kaafitube-x4i
@kaafitube-x4i Месяц назад
hala xiro balayada wada kafuurada ween 😂😂
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Месяц назад
Yaa ka gafur weey wad qarareysa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@muslimohh1001 Miyaad aragtay mayee maad arag qoraal keedaad aragtay laakiin catoosh waa la arkay gafuur kiis gafuur culus sangadhuudhi weeye qadaadwayn jareer wayn
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Месяц назад
Jahil bad tahay oo ilahey aqanin sababto ah ilahey waxow yiri qofki arageyga raba aburisteyda ha arko catosh ilahey aya sas u aburay alhamdulilah wowna ku fana waxow yahay maxana dhici karto inow ilahey xagisa kagadhow yahay ee ilahey haka abalmariyo af lagadada aad qowmiyad dhan ad ugeysatay Amin afkada ka arkeysa insha Allah
@fadma638
@fadma638 Месяц назад
Catooshyare waa la iska maagaa , xoog ayaa xaaskiisa hore looga furay😢
Далее
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 6 млн
Средневековый киборг
00:39
Просмотров 534 тыс.
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 6 млн