Тёмный

BOOD BOOD WAAYAHA CUSUB Performing Live in Malmo Sweden 2016 

Abdinasir Cirro
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 4,5 млн
50% 1

Don't copy this video.
Lugta bidix qaad
Ha bakhayline
Baabacada dheel
Ha baroorane
Isha bidix baaq
Aad balwayside
Been been baa
Lagu baraaraa
Hadad bood bood
Iyo baashaal
baafinaysey
Kaalay iga baro
Bood bood
Hadana bood bood
Barashana uma baahna
Badan kaaga qaad
Bulshaduna ha dareento
Inad tahay balo
Bartilmaanso farxadada
Raaxadada beegso
Culimada buuqaysana
Ha u bixinina
Sidii baan u bukaa
Qalbiguna ii barmaa
Barashadaa u rabaa
Iga dhaaf baabkaa dhamantiis
Aniguna waa ku bisaylee
Baahiduna waa sii badnaatee
Soo bood bood Baaqa garatide
Biyo iyo baad kaaga fiicniye
Ha burburin axdigii hana baayicin
Been been baa lagu bad baadaa
Hadad bood bood
Iyo baashaal
baafinaysey
Kaalay iga baro
Hadad wali badaw tahay
Baadiyaha joog
Barbaartana ha Isku darin
Ha balaayeen
Odayashu balan maleh
Haka daba bidin
Rabshadaha burburka leh
Yey ku baabi'in
Hadii aadan baqayn
Kaalay soo bax
Bartamaha soo istaag
Ha balaanbalin
Jacaylkaga la bashaal
Ha is boojayn
Bood bood
Iska bood bood
Baridada waxa hela
Rux ku baafiya
Boodbood
Hadba baala eeg =
Ha baqin
Ha bixin
Bananka ha adin
Ha baylihin
Hadad bukatana
Aniga ku bogsiin
Itusi my baby bikacada
Babkagana iifur bisharada
Hadad bood bood
Iyo baashaal
baafinaysey
Kaalay iga baro
Kuu baaqaye
Baridaa lux
Bartaas saar
Bac bac
Niikada badi
Basarna u dheel
Bilantan jeclaayey
Boqoradii haweenkad
Tahaye bood
Boga iiga taalaad
Tahaye bood
Mudo baafinayaad
Tahaye bood
Bood bood
Baby yeey bood
Bogga i saar
Bishimaha keen
Timahan badan
Igu soo babi
Baashadaa ii bixi markaasey
Badaw waa badaw buriyaa
Baydkiinana dhaafiya bayriyaa
Barashana maleh bulshooy
Been been baa
Lagu baashaalaa
Hadad bood bood
Iyo baashaal
baafinaysey
Kaalay iga baro

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,9 тыс.   
@medhabib3410
@medhabib3410 5 лет назад
Inta Quranka jeceel ee Ilahay ka baqaysa iyo Culimada ixtirameysa like tabo 👍🏻
@aaminomaxamed6018
@aaminomaxamed6018 5 лет назад
Mm
@badbwoyjey2253
@badbwoyjey2253 5 лет назад
Wleee waaa yaab
@nasrigame4437
@nasrigame4437 5 лет назад
Quraaan inta hakeenin hees iyo quraan ha is bar dhigin
@fooscabdi7290
@fooscabdi7290 5 лет назад
Scw
@saabiriinmaxamuud8272
@saabiriinmaxamuud8272 4 года назад
Lslspaoqos
@nemoanita410
@nemoanita410 5 лет назад
Iam from indian i like somali music Plz like
@Yaxyeazair
@Yaxyeazair 5 лет назад
I like indian ❤❤
@Yaxyeazair
@Yaxyeazair 5 лет назад
My instagram yaxye.azairjr
@rahuljaykar352
@rahuljaykar352 5 лет назад
Awesome
@rahuljaykar352
@rahuljaykar352 5 лет назад
And we like Indian song 2
@cabdullahiisxaaq9364
@cabdullahiisxaaq9364 5 лет назад
We also love indian song
@zuhaanabintuinazayid9001
@zuhaanabintuinazayid9001 4 года назад
2020 intii dhagaysnyza like poh dac dac kusii poh 😂😂😂😂😂😂🤣
@fadumoabdilaahi3361
@fadumoabdilaahi3361 4 года назад
Anigaa kula daawanaya 2020🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cumarabdullahi8917
@cumarabdullahi8917 4 года назад
Nawar Iyo naxdin nac nac badanaa
@ramadaancabdi2801
@ramadaancabdi2801 4 года назад
Hhhhhhhhhh
@mohamedomarmohamud4542
@mohamedomarmohamud4542 4 года назад
Xx3
@Kingx_official-n6
@Kingx_official-n6 3 года назад
Bac bac 🤣
@zubirnoori3657
@zubirnoori3657 4 года назад
I from Afghanistan I like Somalia 👍
@ahmett_Black.
@ahmett_Black. 3 года назад
Ok adi mxa u sogashay meesha faqsiyaba yallee
@ahmett_Black.
@ahmett_Black. 3 года назад
And you thinks and I like Afghanistan people ok
@horyaalgroup9888
@horyaalgroup9888 3 года назад
We like too
@amiinzuldan955
@amiinzuldan955 3 года назад
welcome to our world pra
@shaafiyanomusic9599
@shaafiyanomusic9599 3 года назад
@@lom4900 hh
@hassanapdullahi1236
@hassanapdullahi1236 2 года назад
2022 yaa ila dawadey heestan wlahi waan wa hesta keliya aan jeclahay🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirizakalii9422
@abdirizakalii9422 Год назад
Lkwze
@KokoDilaaga
@KokoDilaaga Год назад
Hhhhh waan kulajoognaa
@somi7754
@somi7754 Год назад
2023😅
@moussamohamed7008
@moussamohamed7008 Год назад
@@somi7754 😂😂😂😂😂🤣
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 5 месяцев назад
Walaga danbeeya 😂
@sara2105
@sara2105 6 месяцев назад
2024 and I’m still here 🥰
@Cabdikha
@Cabdikha 5 месяцев назад
Hadda soqortay mohoo
@rahmaali5929
@rahmaali5929 5 месяцев назад
❤l❤❤❤❤❤😊❤❤❤❤❤ll❤❤l❤lllllll❤❤l​@@Cabdikha
@soumayaali4595
@soumayaali4595 5 месяцев назад
😂😂😂
@hindamahmud335
@hindamahmud335 4 месяца назад
Same😂😂
@Fatimamoh-ny7uv
@Fatimamoh-ny7uv 4 месяца назад
@@hindamahmud335same day lol😅
@mahedbashir6079
@mahedbashir6079 7 лет назад
waryada been been like iku saara wixi ika dambeyo
@sowdaaskar324
@sowdaaskar324 3 года назад
yaakaa baaqaya
@anourhissein2036
@anourhissein2036 7 лет назад
احبكم في الله يا أهل الصومال اخوكم من تشاد
@makaugundi1544
@makaugundi1544 6 лет назад
anour hissein thank my sister
@khadarlasten8133
@khadarlasten8133 6 лет назад
anour hissein thanks bro tchad
@sadaqali1035
@sadaqali1035 6 лет назад
انور حسين شكرا ونحنا نحبكم اهل تشاد
@إلهامإلباجبع
@إلهامإلباجبع 6 лет назад
anour hissein واحنا نحبك ونحب شعبنا التشاد والصومال باكمال تحبكم❤️❤️
@akwajr9674
@akwajr9674 6 лет назад
anour hissein 🤩😍
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 3 года назад
Kulahaa culimadaa buuqaysana haw bixinina .... ilahy hakuu soo hadeeyo walal raggani waa ku waaleene.......shaydankuna alle hakaa reebo🙏🤲
@oma2635
@oma2635 2 года назад
ha lo niikiyo niiko
@AbdikafiSalaad
@AbdikafiSalaad Год назад
Amiin walalka muslim ka ah Ilahay ha ka abaal Mariyo
@XasanLaki-rs3xq
@XasanLaki-rs3xq Год назад
Culimo majirto dad shabaab ka cabsaayo oo dhiiga muslimga gahadli garin maa culimaa h.waze
@Suuban11
@Suuban11 6 дней назад
Erayada maba fahmayo anu music le karaacoya😂
@MohamudAar
@MohamudAar 4 года назад
*Wayaha cusub yaa sidayda yaraantisi dhagysn jiry childood* 👍🏻❤️
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 лет назад
Subxanallah ma muxaadarada iyo Wax isku sheega Culumada miyaa noqotay Buuq Ha ubixina Culumada buukhayso kulahaaYahuu Shaqfir
@mohamedfaqid1921
@mohamedfaqid1921 8 лет назад
Falis ileen waba galeey naagtu subxanalaah
@penhit6964
@penhit6964 8 лет назад
+zacharie mohammed Alshabab in the house ^
@abdullahi5692
@abdullahi5692 8 лет назад
+zacharie mohammed Waynaga badeen sxb.
@penhit6964
@penhit6964 8 лет назад
+Pen Hit Cool, what you going to do? blow them up like Alshabab do?
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 лет назад
+Pen Hit Dunida waxaa ugu necbahay Nimanka aad egu sheektay lkn kuma tageersani gabadhani waxay culumada ku sheektay runtii
@susanalegese298
@susanalegese298 7 лет назад
i am ertiean i lovey somali muski
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 7 лет назад
Susana Legese thanks
@duniahussien4258
@duniahussien4258 5 лет назад
We too
@taywanoogle2030
@taywanoogle2030 5 лет назад
Susana Legese waa.shidan.tahaya
@abdinafacmahad964
@abdinafacmahad964 5 лет назад
Susana Legese sxb beenta iska daamicna saa u qortay fiiri
@fiifii8276
@fiifii8276 3 года назад
I’m still watching 2021 😂
@dukaanlegaming7622
@dukaanlegaming7622 3 года назад
Wakana
@jabbavicofficiall4610
@jabbavicofficiall4610 3 года назад
Hhhhh waanakan 😂😂😂😂
@noone-wp2cv
@noone-wp2cv 3 года назад
🙄🙄🙄🙄
@sumayaabdushukur4265
@sumayaabdushukur4265 3 года назад
Waykan
@adenmohamed314
@adenmohamed314 3 года назад
Same
@nimomohamed806
@nimomohamed806 5 лет назад
Yaa ila bood boodaya 2019?🌸😂🇸🇴❤️
@musamoha320
@musamoha320 5 лет назад
Aniga 😂
@nastexonalka7864
@nastexonalka7864 4 года назад
kkkkk
@suhaybsuhayb373
@suhaybsuhayb373 4 года назад
Boob bood
@noobaali1105
@noobaali1105 3 года назад
Anika
@Abdallaofficial7
@Abdallaofficial7 2 года назад
2022 a bodaya 😂😅😅
@abdallaabdoo4170
@abdallaabdoo4170 2 года назад
Heestan iyado awalba khasiisnimo ahay Hadana waxa sii dilay Culimada buuqeysana ha bixina Culimadu wa dhaxalki Anbiyada In sas culimada lo fudeysado maha.
@SuhaybCisman-h4e
@SuhaybCisman-h4e 9 месяцев назад
Waxa laga yapa ined heesten mar in soo boqatid oo soo xasuustid wakhtigagi ficnaa Ee soo martey ❤😢
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 7 лет назад
digaagadaydi ukun bay dhaliweyday markaasaan heestan udaaray, hada beedkii meel aan kala dhigaan la ahay.
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 7 лет назад
Mohammed Mohammud kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay wlhi
@mohamedali85
@mohamedali85 7 лет назад
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww wwwwwwwwwwwwwwww
@kaptanyaska7894
@kaptanyaska7894 7 лет назад
Mohammed Mohammud. nin rag wlhi manta ayaa qoslay
@Umardahir02
@Umardahir02 7 лет назад
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@abdulaahihassan9434
@abdulaahihassan9434 7 лет назад
Mohammed Mohammud astaghfirullah wallah somalida funny waye you made my day bro 🖖🖖
@zamiirmc8144
@zamiirmc8144 5 лет назад
I from brazil i love somali music
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
🤣🤣🤣🤣 hadana anaka micnaha ma iskadena
@ciilowismail8831
@ciilowismail8831 4 года назад
@@gobadgaredumarxitigtasaded7974 .
@adaleofficial181
@adaleofficial181 4 года назад
Thanks
@PlzSubscribe_Like
@PlzSubscribe_Like 3 года назад
Don't love this song bro 😃🤣
@somaliofficial6386
@somaliofficial6386 3 года назад
Yeh
@RayanAlpi
@RayanAlpi 5 месяцев назад
I'm still watching 2024😂❤
@Formeandy
@Formeandy 4 месяца назад
Same 😮😂
@ahmedabdinasir2739
@ahmedabdinasir2739 Месяц назад
😂😂😂
@kalamapoi5027
@kalamapoi5027 Год назад
I from canada really somalian people are good very good and i love you somalia🇸🇴
@fitaaxali
@fitaaxali Год назад
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 3 года назад
Yaa ila dawanaya 2021 😂😂
@King_Ordaye
@King_Ordaye 4 месяца назад
I am still watching 2024🔥🔥
@raahomohammad147
@raahomohammad147 6 месяцев назад
2024 still on fire 🔥 ❤
@mariammariamruun516
@mariammariamruun516 14 дней назад
Dad 2025 dhageesan doona inshaalah❤😂😂
@Sunshinee_23
@Sunshinee_23 3 года назад
Who is still listening to this song in 2021 I cant stop listening to this song every time❤❤
@darusalamshow1020
@darusalamshow1020 2 года назад
2022🤣🤣🤣🤣
@mouhyadinhassan414
@mouhyadinhassan414 Год назад
9/3/2023😂
@abdiato21
@abdiato21 5 лет назад
2019 inta dhageysaneyso plz like dhac igu sii🔥✌
@rise_and_thrive_0
@rise_and_thrive_0 8 лет назад
Now I must say, waayaha cusub are back in action wax baa kadhacay
@abdirahmaanabdirashiid
@abdirahmaanabdirashiid Год назад
Manoshahay😂
@habsan430
@habsan430 5 месяцев назад
Manoshay indhahaygi😢😂
@lakiahmed1989
@lakiahmed1989 3 года назад
لقد أعجبتني ❤🙂🇸🇴❤
@isxaaqibraahim3767
@isxaaqibraahim3767 2 года назад
How many legend still lasting this ON FIRE 🔥
@mssdimple925
@mssdimple925 2 года назад
Me 😂🔥
@hodaniishdequeen6401
@hodaniishdequeen6401 3 года назад
2021 inta ila boodboodeyso like ta dhckusii
@apdalozomar6472
@apdalozomar6472 4 года назад
I remember I used to listen this song whenever am eating my suqaar back in the days
@lackaorazdurdyyevna4419
@lackaorazdurdyyevna4419 4 года назад
Hhahahaha don't you eat suqaar now
@apdalozomar6472
@apdalozomar6472 4 года назад
No now I eat beer ari with malawax
@TheDifqaaye
@TheDifqaaye 26 дней назад
I love Somalia songs I'm from Nepal 🇳🇵
@kekexd195
@kekexd195 11 месяцев назад
Im jarmal 🇩🇪 I Like somaliya
@mo___Tokyo
@mo___Tokyo 10 месяцев назад
Hana khaldin ader magacaga far ahbe😂😂
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Месяц назад
​@@mo___Tokyo😂😂😂
@najiibhasan490
@najiibhasan490 2 года назад
14/12/2021 Dhamadka sanadk cidii daawa naysa liketa inoo balana wayaha cusub🤚🥰😂
@mumtaazbashiir6190
@mumtaazbashiir6190 5 лет назад
2019 like dheh We miss wayaha cusub Dib nagu soo noqda
@abdiweliali7370
@abdiweliali7370 2 года назад
Maalintii udanbaysay ee sanadka 2021 ayaan kuraaxaysanayaa waayaha cusub waxaan rabaa comentigaan inaan xasuuz ahaan usoo booqdo 2050 insha allah
@Mali_boy
@Mali_boy Год назад
2023 waqtigu wu isguraya 😀
@yasmin3679
@yasmin3679 Год назад
2024weye 👀
@mumtazmohamed8068
@mumtazmohamed8068 Год назад
😂😂😂telfan ma jiraa markaa
@updihakiimcllahi790
@updihakiimcllahi790 3 года назад
Istaqfuralah Culimadaan Buuqe Kula Ilahow Wa u jedaa 😭😭😭Waxaas Ma Wax La shekaa Culimada so ma ahan dadki Islanimada Na baray
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Месяц назад
Culumada wa argagixiso marki shabab qarax gesto amusa heesta qanada wlhi walayab😂
@ApdiazizDM
@ApdiazizDM 2 месяца назад
2024 zidii baan bukaa’ Ballo wayaha cusup is not easy 😂❤
@muscabcalinuur9592
@muscabcalinuur9592 7 лет назад
Subxaana allaah sheeydaantaas maqal culumada qeerka ilaaheey faafineeyso ayeey buuq ku sheegeeysaa makalaanka ilaaheey ayaa buuq ah
@elramlisha8932
@elramlisha8932 5 лет назад
2k19❤❤❣🌍🗺🇸🇴
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 лет назад
Are u somali
@cabdiyare9895
@cabdiyare9895 6 лет назад
2018-2019 miyaad daawanaysaa like ta isaar
@leyla_abdi_Abdullahi
@leyla_abdi_Abdullahi 4 года назад
Ya ila og in ay wayaha cusub dhulka la jarmay markey nabad iyo nolal wax ka shegen Viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nabad iyo nolal 💪💪
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Месяц назад
Nabar io naxdin ayukaba ilhy dhulka lajry 2024😂
@Kingdhuxulawijiar7847
@Kingdhuxulawijiar7847 Год назад
2023 yaa ila dhagaysanaya old is gold
@ilyascabdullahi1779
@ilyascabdullahi1779 Год назад
2022 dhamadkiisa yaa dawanayo 🤣🤣🤣🤣
@usaamemuhamed5460
@usaamemuhamed5460 2 года назад
2022 still on fire✌
@niciimacabdi7979
@niciimacabdi7979 Год назад
Like me
@burhanabdirahmanbare6635
@burhanabdirahmanbare6635 6 лет назад
Nagtan falis..wa munafaqad weyn..mar ey dahdo "kor iyo samada ayan dage" iyo mar ey culumada wacdigooda kutilmamto buuq...Allah haku so hanuniyo
@edaapsancaancaandhalay2883
@edaapsancaancaandhalay2883 5 лет назад
burhan abdi wllo culimo not only sheikh yada
@Zaky_garad
@Zaky_garad 3 года назад
2021 Still Iam🎧 WaaYaHa Cusuß👏💖
@Khalid_li0
@Khalid_li0 3 года назад
2021 yaa soo xasuustay lake iigu bood booda😂
@Mohamed_abdulle
@Mohamed_abdulle 5 месяцев назад
19 April 2024 liketa ha ila dhaafin😁
@OsmanSiciid-eq7nn
@OsmanSiciid-eq7nn 15 дней назад
TEAM 2024 ni aaway like igu caawiya 😂
@nuuronalka2664
@nuuronalka2664 3 года назад
hadaa fir sanaysed 2021 like isar 👍👍
@xasanciise8677
@xasanciise8677 9 месяцев назад
I'm still waiting 2024 😜
@aishamohametttwinaisha123
@aishamohametttwinaisha123 Год назад
2023/1/1 happy new year 🎉 ilaahey khayr haynooga dhigo ❤️
@abdirahmanfarah3525
@abdirahmanfarah3525 2 года назад
2022 yaasoo raadiyay
@wiilmagalo7158
@wiilmagalo7158 8 лет назад
wa iga gadan tahay hestaan well done guys viva wayaha cusub
@yuweyraomar993
@yuweyraomar993 3 года назад
Who is here 2021🔥🔥😘👌🏻
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 Год назад
Inta heestaan marka la daaro bood boodo !! Like saara guys 💯⚘️📷🙏
@afaanoromoomusic
@afaanoromoomusic Год назад
Wow it's so lovely music 🎼🎼 I loved it so much!!!
@Miski_jama
@Miski_jama 5 лет назад
Who is still watching 2019
@ayuubbaremohamed8452
@ayuubbaremohamed8452 4 года назад
Inta ila arag tay diraca jiixnaa ina hiistaa lagu qaaday like saar
@hayadamin6676
@hayadamin6676 8 лет назад
hada bood bood iyo bashaal 😂😂😂😂lmfao this is the best song from 2016💯✔well done
@AbukarXasan-zc8bn
@AbukarXasan-zc8bn 11 месяцев назад
war ma ima maqasha
@SolaBunj
@SolaBunj 9 месяцев назад
​@@AbukarXasan-zc8bnkuma maqlo😂
@zainababdillahi5936
@zainababdillahi5936 4 месяца назад
Waa nolal macanki ka dhamaday 2024/6/17🤣🤣😂😂
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 лет назад
Bood bood ka dhacaya meesha nio waa lagu ba'y azxabey nio waxay meeshan culimada lagu af lagaadeynayaa. Ilahow Na Soo hanuuni 2019k where people 2019
@hanangacalhanangacal5617
@hanangacalhanangacal5617 5 лет назад
Bood Bood asxbey like dhac iigu siiya inta iga danbeyo 11 October 2019 waye
@ubaxcaliabdullah35
@ubaxcaliabdullah35 3 года назад
2021 inta dawanayeso kan u danbeyo ku heesta codkisa
@mustaphe301
@mustaphe301 Год назад
13/09/2023 hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo
@cabdiqaniyoonis3541
@cabdiqaniyoonis3541 3 года назад
Reer somalia heestan anaga qaadna miyd cadaaanka u shegten 😂 from djibouti 🇩🇯
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 года назад
Hhhh haa lkn suuq fcn wali mayeelan😂
@cabaassoomaali
@cabaassoomaali 5 месяцев назад
Somali Lee isla nahay hana kala saarin😊😊😊
@hanadbashiir4706
@hanadbashiir4706 4 года назад
2019 Ha iGa Marina Like ku Xada😁👊🏿🙋🏿‍♂️
@carabotawa
@carabotawa 2 года назад
I'm Carab Otawa from Guricel I love Somali People❤. Like isiiya Guricel Somalia lee kutaalaahe kkk
@kaniyaishakalafur
@kaniyaishakalafur 7 лет назад
Somalida culumo kuwa diinta kaliya ayay uyaqaanin miyaa culumada sayniska culumada juquraafiga ader ha iska boodina hadii laguma dhihin culumada diinta
@farganwaraf1386
@farganwaraf1386 7 лет назад
ibrahim abukar Mohamed hala yabin walal af somaligii luuq uu kagalay dadkaqaar waa nasiib xumo
@najaxde_booslady853
@najaxde_booslady853 7 лет назад
ibrahim abukar Mohamed
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 7 лет назад
wiilkan qiilka uraadinaya gefka culumada adeer waa sax oo culumadu way badan tahay lkn hada culumada laga had layo waa kuwa diinta marka laftir kaaga wax fahan
@abdifatahmuhumed4775
@abdifatahmuhumed4775 7 лет назад
Reer miyi qiil indha beela ayaad meesha la cararaysaa.
@Sweeti924
@Sweeti924 6 лет назад
ibrahim abukar Mohamed asaga unba is qabtay doqonka hhh hadalkaaga ku noqo sxp , hadabo ma ciyaal baa adeer
@hamzeupdyrahman5733
@hamzeupdyrahman5733 3 месяца назад
I'm still watching 16 years before and after 😊😅
@munafeysal2158
@munafeysal2158 2 года назад
Alle hakusohanuuniyo
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
Xbbi maxa dhacay
@qadromcn1551
@qadromcn1551 3 года назад
Enta 2021 dawanayso like dac ku seeya.
@AbdinasirNaale
@AbdinasirNaale 2 года назад
I am From Russia, nice music.
@mo___Tokyo
@mo___Tokyo 10 месяцев назад
Awbare magaca iska badal waye 😂😂
@jahanick4634
@jahanick4634 2 года назад
I am watching december 2021 😎💖
@ambiyofarah151
@ambiyofarah151 8 лет назад
Am feeling this song!
@moustaphamane8475
@moustaphamane8475 2 года назад
Yaa ila 2022 ila dawanaya ❤😅😅😅😅
@amalmohammed5358
@amalmohammed5358 8 лет назад
روووعة مرا 😘احلا أغاني امووووت فيكم 😙😙
@yahyamohaabdi5978
@yahyamohaabdi5978 4 года назад
Wa usoo xiisay 2020 wixii daawanaya 👇 blue kadhig pls
@tafojr7571
@tafojr7571 2 года назад
Fantastic song 🎵 👌
@boqoradakmpala1083
@boqoradakmpala1083 5 лет назад
Who is wachting in 2019 waaryaadha
@salmanmoha1979
@salmanmoha1979 3 года назад
Ben ben ba lagu bashalaa away inantii an wada bod bodi lahen 😂✊
@fuaadfaahiye3345
@fuaadfaahiye3345 3 месяца назад
this song+airbords+sanhok=☠️
@Abdull_shire
@Abdull_shire 2 года назад
Back to 2016 . Old is gold waayaha cusup
@MariaXasan-rc1by
@MariaXasan-rc1by 5 месяцев назад
2024 inta dhagay sanaysa😂
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 лет назад
BOOD BOOD 2016 BEST SONG 💙🙌 waayahA cusub 💙💙💙🤘 now 2019 Yaa dhageesanayo🎧
@niciimacabdi7979
@niciimacabdi7979 Год назад
2022
@saalahomar4716
@saalahomar4716 Год назад
​@@niciimacabdi79792023😂
@kadrakadra903
@kadrakadra903 Год назад
2023
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 9 месяцев назад
2023hhh
@MushkMahdi-vx7nf
@MushkMahdi-vx7nf Год назад
haday waxal joga 2023 jun 28 Malin Arbaca oo ciida adxa CIID Mubarak
@hassankaafi4716
@hassankaafi4716 8 лет назад
subxaaana allaaah dad kan iyo kuwa u kiininaya illaahay baaa la xisaab tamaya walahi aniga oo aan ogen oo war ba ka haynin ayaan facebook ku arkay in waxa xuun laga sheegayo sidaas baan xaqiiq da is dhahay bal ogow dad ka waxa ka shegaya wayaha cusub miyay qal dan yihiin mise waay sax san yihiin culimo awiin ka iyo cuqaash iyo waxa garab ka ba dhamaan waaa in wayaha cusub umada laga qab taaaa mida kale dad kan leh waaa is ka qaraaxo aaqiro ha ku noqoto waaa is ka qaraaaxo yaaa kaaa yeelaya bal waan wada arag naaaa dad kan leh badhidaaa rux timahaaa fur culimada buuqaysa ha dhagaysanin subxaaana allaaah subxaaana allaah
@saabiriingaalaeri3660
@saabiriingaalaeri3660 3 года назад
Inta ila dawaneysa 2021☝️😂🙈
@fathiatheunique3940
@fathiatheunique3940 8 лет назад
no way ceeb waye saan culumida dhaafa yaqeey , danbiga miya danbi kale ku darsaneesan istaqfurullah
@loola117
@loola117 8 лет назад
+Istihana salaxocadeey Ha u biqin walaal, WALAAHI maalin kale ayey ka sheekayn doonaan, ereyadan SHAYDAAN u soo laqimay, kolay xidhiidhkooduna ma kala fogee iyaga iyo #SATAN
@shaakiryare6751
@shaakiryare6751 8 лет назад
wayaha cusub waxa seqadijiren hestan aya umacan bashal axsan hes mcn
@leomessi5455
@leomessi5455 8 лет назад
culumada buqeysa ha ubixinin subxana allh
@lisavictoria3872
@lisavictoria3872 8 лет назад
huun culimada waxay ka wadaan asxaabta iyo ciyaalka xaafda mahan wadaadada was afsoomaali suuqeed hhuno lyrics ka heesta eeg Wad yara aqoonsan
@salimahmed5084
@salimahmed5084 8 лет назад
+lisa Victoria waa zaz
@mohamedmoalin77
@mohamedmoalin77 3 года назад
Inta ilaadawanayza 2021 like dhac kusii 😅😅
@kingiskaflimsvlogs7681
@kingiskaflimsvlogs7681 8 лет назад
Welcome back we love digriyow ❤️
@sakixasan4481
@sakixasan4481 9 месяцев назад
2024 hestan qarami ahan ban udhaqaysanayaa
@amal6507
@amal6507 5 лет назад
This songs lowkey lit who still listening 2k19
@aminmuhudinosman
@aminmuhudinosman 5 лет назад
@isa1455
@isa1455 7 лет назад
ilkacase kulaha😞 , Wayaha cusub the best of all time 🙌👏
@ahmedabdirahman3849
@ahmedabdirahman3849 6 лет назад
Ismail Ali gormu yidhi zhp
@amiinzuldan955
@amiinzuldan955 3 года назад
i am in somaliland let's go my pra's BOOD BOOD BOOOOOOOOD BOOOOOOOD MY RAPPERS OUR STAR'S
@missneehamissneeha8511
@missneehamissneeha8511 Год назад
😅😅😅😅😅😅😅
@alifarhan4877
@alifarhan4877 6 лет назад
Culimada ayaaba hormar ka gaari lanahay.aduunka tagay.laqab sada somalaay free style hipop. Heeso qaraami Lee in la dhagesto naga daayo.
@Esraaa9-s3d
@Esraaa9-s3d Год назад
Inta Heztan 2023 Dhageysaneyzo Ha Iz Dhibin Like Saar😩😹🤌
@wpqays5328
@wpqays5328 2 года назад
Heestan illey ku ar kay tiktok baridaas lux waa tan salaamen dadkii jirey waagas wayah cusup
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 4 года назад
2020 Yaa bood boodaya 🔥🔥😂
@bebuuabdi4482
@bebuuabdi4482 Год назад
Wath a song 😮still watching 7/2023😢😂
Далее
Ahmed Kaffi AK Noowada 2014 Official HD Video
4:53
Просмотров 3,3 млн
Bood bood
4:15
Просмотров 188 тыс.
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
Просмотров 31 млн
KABEBEY WAAYAHA CUSUB FALIS NEW SONG 2016
3:30
Просмотров 2,1 млн
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Ethiopian music Kake tesfaye Amalaye
5:29
Просмотров 3,2 млн
Dahab Lamoodyey- ilkacase
12:21
Просмотров 105 тыс.
Sabriina LIVE in Gothenburg, Sweden!
13:08
Просмотров 5 млн
Waayaha Cusub Allaa Weyn
4:25
Просмотров 2,6 млн
Ahmed Kaffi Ak ( ZAM ZAM official video) HD
5:04
Просмотров 3,5 млн
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34