Тёмный

Booqashada Bulaxaar Qaybtii 3AAD 

Universal Somali TV
Подписаться 345 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

www.universalsomalitv.net
universalsomalitv
tvuniversal
www.instegram.com/tvuniversal

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@nicmayusuf3802
@nicmayusuf3802 4 года назад
Mansha Allah deegaanka bulaxaar waa halkaan anigu kasoo jeedo wali maantegin insha Allah waan booqan doonaa ismaan lahayn deegaankaaga ayaa saa uquruxbadan oo meel maskaxdu kudagayso iyo nasasho wanaagsan kuqaadan karto
@amore5583
@amore5583 3 года назад
Let me come with you, aan is raacno wllo amba wanka soo jeeda
@barkhadmaxamed8628
@barkhadmaxamed8628 7 лет назад
Maansha allah dhul iyo abwaanno quruxdooda Soo ban dhiga iyo wariye Barnaamij fiican ka sameeya Waa dheeraad ilaahay nagu Ma naystay maasha allaah Somaliland guul ban u rajeeyey
@abdirashidibrahim5649
@abdirashidibrahim5649 7 лет назад
best program 2016 A.salan harari wa saxafi khabiira barnaamij tayo leh oo waryaabo baden oo danteena aynu ka faa.iidayno full respect 👍 mr Haaaye haaye and universal tv👏👏👏👏
@abdirahimmohamed8725
@abdirahimmohamed8725 7 лет назад
warye hareri thank you very much noo sii wad magaalada taleex na soo booqo taariikh baa taale
@CabdiraxiimXasan-n8s
@CabdiraxiimXasan-n8s 3 месяца назад
ilahay haa uu naxariisto hooyo safiyaa ilaahay jaanadii haa geeyow amiin
@babyspeaks1582
@babyspeaks1582 7 лет назад
my beautiful country i love you, home sweet home i wish i was there
@ismailaden7
@ismailaden7 7 лет назад
fantastic and program ku dayasho mudan sida yarta london ka tahay.hope to do the same in the near future insha allah. thank you Herreri for this wonderful sequels of your progames.
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 Год назад
Mashallah dhulki qomiyadi Bahabar Muuse buluxar degmadi lughaya ee g:Awdal allaw cadawga ka dhawr🩸❤️❤️🐪🐟🦁💪💪
@thesomali6369
@thesomali6369 7 лет назад
26:05 ; 28:15 jawaabaha badankooda hablaha bixinaya, Waa karti iyo dedaal dheeraada oo lagu farxo
@abdimajiidateye9960
@abdimajiidateye9960 7 лет назад
waaa barnaamij aad u xiiso badan oo waayo aragnimo kala kulmay thanks wariye hereri
@peaceandlovenow1
@peaceandlovenow1 7 лет назад
Abdusalaam Hereri , salam sare best program please next sheikh iyo daaalo kaso duub tnx very enjoyble program for ur viewers.
@abdiwahaabcaqli2614
@abdiwahaabcaqli2614 7 лет назад
adan awAdan wuu ka soo duubay daalo raadi
@mahadabdilahi1127
@mahadabdilahi1127 7 лет назад
Mr Ali waa nin ku dayasho mudan runtii. qurbo joogtu dalkooda hasu laabtaan waxna haku taraan.
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 лет назад
Amazing program for Hereri I like it
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 лет назад
masha Allah waa dhul taariikh leh wllhi diimis iyo wiriir ayaan maanta arkay iyo sababta heeata hassan ganey ku timid waa taariikh muhiima lkn dhulkeena innagaa dayacayna waa inaan ilaashanaa dhulkeena
@abdiomar7369
@abdiomar7369 7 лет назад
)(;;)
@hussienoladabdirahman5754
@hussienoladabdirahman5754 7 лет назад
aad ban ugu farxay somali cabdisalam barnamijkan aad dadka tusaysid waa fican yahay manshalah
@jjking446
@jjking446 7 лет назад
geesiga qurbaha iskaga cararay ee dhulkiisii hooyo dauud iyo dahabo ku dhaqdey wuu i dhiiri galiyey waxaan stress ahayn ma yaalo qurbaha ... ciida hooyo ayaa lama huraana. summer soo socda insho allah ana dauud iyo dahabo waa in ku dhaqdaa dhulkii hooyo, waab soo socdaa
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 лет назад
BULAXAAR HUDHEEL AYAAN KA DHISI DOONAA INSHA ALAH .....
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
mujaahid libaax ana macmiisha ugu horaysaan noqon
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 7 лет назад
waaw i love it , wa banaan qurux badaan iyo dad natural ah 😂😂😁 macunaan junk food ka MacDonald
@isaxaaqismail6672
@isaxaaqismail6672 4 года назад
masha alah dalkeenu waa barwaaqo alah ayaa bad iyo bariba inagu manaystay iyo abwaano qaali ah I love you all somalilanders around the world ❤❤❤❤❤❤
@caliguhaad6907
@caliguhaad6907 7 лет назад
Kkkkk haaye haaye haaye Hereri waa suxufi culus
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 6 лет назад
MncH allAH bulaxaar dhawaaan ayaan safar dalxis kutagay MncH allAH waaa dhul QiimO wayn ugu fadhiya Somaliland thank U A.salaan hereri
@ahmedjama9344
@ahmedjama9344 7 лет назад
ala mxaa heestan dhageystay hasan aden samatar iyo shahro Ahmed
@soomaliwaynnews2552
@soomaliwaynnews2552 7 лет назад
woooow waad mahad santahay wariye herari waxan kaa faiday bulaxar barashadeda waayo maan ogaayn inu tolkay dayo kkkkkk shugran
@jarvajurva2930
@jarvajurva2930 7 лет назад
22 years in london
@user-dk1pe9mo8m
@user-dk1pe9mo8m 3 месяца назад
Maansha alaah
@engmatan1308
@engmatan1308 6 лет назад
Dhulka somaliland inuu ka tirsan yahay ayaa igu filan
@momindekk1
@momindekk1 7 лет назад
barnaamij sare iyo wariye sare. thnks universal
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Год назад
Adeero xasan cirlayimi his song
@dahersaad1565
@dahersaad1565 7 лет назад
Sonoqda oo daoud iyo dahabona dhaqda waa heer saree hereri waa wariye rugcada ah
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 лет назад
Best programme
@khadijiayusuf4485
@khadijiayusuf4485 7 лет назад
Khadar xasan nrn
@Geyre02
@Geyre02 3 года назад
masha allah c.salam hareri guleyso🥰 28/11/2020
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 7 лет назад
thanks you Bulaxaar
@nuurjabane8108
@nuurjabane8108 6 лет назад
Mnshaaa alah deeegaankayhiii wax ban uqan donaaa insha alah hadaanan nafta waaayin
@colneelmohammedbilleismail8638
masha allaah
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 лет назад
Best programmes
@cabdulegaabow1037
@cabdulegaabow1037 7 лет назад
Khadar xasa n
@cabdulegaabow1037
@cabdulegaabow1037 7 лет назад
Khadar xasan
@nim7534
@nim7534 7 лет назад
mahadsanid
@Tafo775
@Tafo775 7 лет назад
Maansha Allah macalinku ciyaalka si fcnbu wax ugu dhigaya Herarina Ardey weyn buu noqdey😂😂✊
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 лет назад
Cabdisalaah waxaanu kaa codsanaynaa, heesta xasan aadan iyo sahra axmed ay qaadaan ( sayloo guyaal badan) deegaankaas inaad na tustid.
@adenmohamed2021
@adenmohamed2021 6 лет назад
Yytr
@Shaacuur
@Shaacuur 7 лет назад
abdisalam safarka ka xiga zaylac ayuu noqon doonaa
@realtruthofsomalia2224
@realtruthofsomalia2224 7 лет назад
Sir Burhaan Waxa Saylac ka sokeya sabawanag iyo Lughaya
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 7 лет назад
mansha àlla Bulaxaar.
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 4 года назад
Masha Allah
@ruunali7746
@ruunali7746 7 лет назад
daaa uud hadabooo 😂😂😂😂😂😂😂😂
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
u fiirsadey dadka dhaqaalaha iyo xukunka dawlada lagu tuhmayo waxna meelahano kale ka qabsanmaayaan umadana wax uga qaban maayaan markaa maxaa la dheefayaana.
@abdirahmanali4598
@abdirahmanali4598 7 лет назад
howl la qabto howsha ugu fcn. soobadi ilahey Ajir hakaa siiyo.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Год назад
I'mean cirkayimi
@mohamedelmicabdilleciiltir7693
14 /02/2018
@engmatan1308
@engmatan1308 6 лет назад
Laakiin ka faaidaysi ayuu ubaahanyahay
@ibnucali639
@ibnucali639 7 лет назад
mansha alaah calayk lakin fikir iyo wax qabad aya ay ubaahanthay bulaxaar 500 oo guri iyo hospital iyo school asaasiga basharka ah warashadaha sida saliida sida kaluunka waa laga soo saari kara dhamaan kharashaka ku baxaya ma badna 10 qof oo isku darsada ka badan ilahay ha ina fahansiiyo nimada iyo barwaqada wadankena
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 лет назад
Buloxaar mansha allah
@Ahmed-3-Abdi-
@Ahmed-3-Abdi- 7 лет назад
Aad Iyo aad bn iginku ammanayaa, dhmntiin, sida qurux bdan aad u soo gudbi seen
@Ahmed-3-Abdi-
@Ahmed-3-Abdi- 7 лет назад
Aad bn ugu farxay
@sniper0935
@sniper0935 5 лет назад
Abo heyga Aya Cagan ku shiira oddeyga you know Dan big man tinga
@Tafo775
@Tafo775 7 лет назад
Waan sugiba kari la aa barnaamijka Waayo Waan la socday taxanihiisa iyo sidaquruxda badan Ee uu Wariye C_Salaan Hereri uso diyariyey waad ku mahad santey c salaan iyo waliba Universal Tv📺
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 7 лет назад
Mustafe Jarmal Zhp illa aragti ah dhulkeena lagu hodmaa
@yasinahmed1156
@yasinahmed1156 7 лет назад
Mustafe Jarmal Ich liebe dich bruder
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 7 лет назад
thanks you Bulxaar
@Tafo775
@Tafo775 7 лет назад
Xall Wad Ha haybad waxaad ku ledey Dhulkaaga Hooyo Wlhi Zxp
@Tafo775
@Tafo775 7 лет назад
Yasin Ahmed Danke bruder
@mansolo3048
@mansolo3048 2 года назад
Bulaxaar maxay kamacna tahay walal
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Год назад
We Wi rebuilt bulaxar
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 7 лет назад
daa uud iyo dahabo viva somaliland
@hodomohamed221
@hodomohamed221 7 лет назад
barnamijkuu u ficaanyahay ee musica ka reeb musica waa xaram
@reze5577
@reze5577 6 лет назад
Hodo Mohamed ha walahi qacnti ba idashay sidan u nsqusayay anashid ku Duba ama quru aan plz
@sssdddf8508
@sssdddf8508 6 лет назад
Maxaa loo jari waayay.
@thesomali6369
@thesomali6369 7 лет назад
dhulkeenna Hooyo ❤
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 лет назад
safarkan ka ku xiga waa sayla halkuu abwaanka xasan ganay ka heesay is raaci heesaha abwaanka iyo deegaanada uu ka heesay herari waa inoo sayla
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
dhalad somaliland iyo giriyaad iyo saraar. Sanaag,doolo iyo hawd xasan Adan iyo amina abdillahi, iyo qaar kaloo badan way fiicnaan lahayd LAAKIIN ninkanaan ka helay soo noqday ee cali halkay weeyaan abdisalan thank you
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Год назад
Adeero xasan dhoolaweye
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 7 лет назад
haa
@Dophill260
@Dophill260 4 года назад
The guy is breathing hard by just walking.
@shugricdey4662
@shugricdey4662 7 лет назад
shaqo wacan
@sssdddf8508
@sssdddf8508 6 лет назад
Jo Taylor beesha mamaasan waxanu nahay ehel iyo daris iyo Walaalo
@tebiyenews639
@tebiyenews639 7 лет назад
buulo xaar waa meel fcn
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 7 лет назад
Allow dhowr ciida hooyo
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 лет назад
buloxaar waa dhulkaygii
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 лет назад
sababta waxaan garan wayay uu hareeri uu somalia inteeda kale u booqan wayay puntland ma tago somalia inteeda kale ma tago
@drizm9257
@drizm9257 7 лет назад
Cadnaan Garjeex Adeer Somalia ninkani umuu dhalan
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 лет назад
Driz M haduusan u dhalan ku khasbi maynee ee sida uu yurub iyo Australia oga soo waramay oo kale meelaha aan naqaan ha nooga soo waramo Tv ga ilaan waa tv somaliyeede
@ddm7330
@ddm7330 7 лет назад
hadusan u dhalan afsomaliga ha joojiyo u ku hadlayo .
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 7 лет назад
Cadnaan Garjeex anigubaa waxan isiri maar filim mukaso sameyaa gobalka BARI o an ad ugahelo dhulkisaa kala duduwaan, sidaa buraha iyo badaa isheystaa, hadaaba wukuamanan yahaay filmkaan Galxaar
@drizm9257
@drizm9257 7 лет назад
dd m adigu neefsashada jooji hawada haynaga khasaareyne
@nim7534
@nim7534 7 лет назад
bulaxaar waa intee gobalkee ku taalaa?
@Tafo775
@Tafo775 7 лет назад
nimco mohamed maroodi jeex iyo saaxil ayey u dhaxaysa
@muminali7696
@muminali7696 7 лет назад
nimco mohamed gobolka Saaxil Berbera Somaliland
@Tafo775
@Tafo775 7 лет назад
nimco mohamed ha u faah faahi yarta wllo
@Shaacuur
@Shaacuur 7 лет назад
Mumin Ali stop cunsiriyada abbo waa waqooyi galbeed Somalia
@realtruthofsomalia2224
@realtruthofsomalia2224 7 лет назад
nimco mohamed Bulaxar waxay Berbera ka xigta galbeed
@muniirgas2201
@muniirgas2201 7 лет назад
degmada bulaxaar waaxay hoostagtaa gobolka saxil. waaxana dega habar awal sacad muuse
@yusufali3737
@yusufali3737 5 лет назад
Fuck Qabyaalad iyo wixii wadaba Daacuunkii somali baabiyey
@koofiali2835
@koofiali2835 5 лет назад
@Omar Junior MAXAMED CASENA UU DEGAA XEEBAHAAA
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 года назад
))))))))))))))
@momindekk1
@momindekk1 7 лет назад
barnaamij sare iyo wariye sare.
@ZaciimYare
@ZaciimYare 7 лет назад
Deemis barwaaqoo yaa qaaday magool miyaa ama qofkale
@Ahmed1985A3
@Ahmed1985A3 7 лет назад
cabdixafid cabdi majiid waa sidaad u sheegtay waxa qaada Xalimo Khalif Magool.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
Ahmed ismail magool iyo xasan adan
@libaanibrahimlibaan8940
@libaanibrahimlibaan8940 7 лет назад
09:40 02 01 2017 monday
@Ahmed-3-Abdi-
@Ahmed-3-Abdi- 7 лет назад
Dalkayga quruxdiisa
@siciidsare4900
@siciidsare4900 7 лет назад
cabdi salan hareeri waa wariye wayn lkn waa cunsuri somalia koonfurta matago mugdisho wu tagi kara lkn waa cunsuri isaaq ah
@drizm9257
@drizm9257 7 лет назад
Saciid Sare Maxamuud Xamar waa bahalo galen, cidina isku aamini mayso, markaa kuwiina lahi taga oo hagaajiya hadaad rabtaan inay cidi idin boqato, mida kale cunsurinimada waa intaan Somali kale dheernahey wannan ku faanna
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 лет назад
Saciid Sare Maxamuud kkkkk meel xun baad wax ka eegtay sxb LAAKIN ABDI SALAAN HERERI yaa naftiisa uga wakiil qaadaya Midakale KOONFUR waa wada ISBAARO HADII LAYSKU QARXIYO AMA LA DILO CIDNA kama masuul aha sidaa ula soco sxb.....
@siciidsare4900
@siciidsare4900 7 лет назад
Driz M ok sxb waa kaa aqbalay hadal kaaga somaliland guul
@warancade1600
@warancade1600 7 лет назад
XYSSIN KEYDIID sooki tagay muqdisho 2013
@sir-jamatube
@sir-jamatube 7 лет назад
Saciid Sare Maxamuud cudur ayaa ku haya ilaahay ha ku daweeyo.
Далее
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Afraad
39:33
Просмотров 122 тыс.
Hereri Iyo Jabuuti Qaybtii 3aad-Beeraha Casaamo
56:34
Просмотров 109 тыс.
ГОЧА ПРО NISSAN 400Z
00:51
Просмотров 29 тыс.
КОГДА МАМА НАШЛА ТЕБЕ НЕВЕСТУ
00:55
Hereri Iyo Goobaha Dalxiiska Qaybtii Sadexaad
39:17
Просмотров 50 тыс.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Просмотров 195 тыс.
Barnaamij ku saabsan Taariikhda Raas Guardafui-Terra
33:24
Hereri & Hargeisa Ee Dhulka Hawdka
40:39
Просмотров 96 тыс.
Hereri iyo Degaanka Soomaalida Qaybtii 3aad
29:46
Просмотров 72 тыс.