Тёмный

BOORAMA : 42 qof oo Tahriibayaal itoobiyaan ah ayaa Maanta la soo qabtay 

MM Somali TV
Подписаться 518 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@sabs3875
@sabs3875 Год назад
Dadkan wadan koodii kuceliya hadii kale wallahi way so badanayaan
@Maryam-bu2xp
@Maryam-bu2xp Год назад
Subhanallah Subhanallah Subhanallah
@beautifulworld8814
@beautifulworld8814 Год назад
Good Job police!. These young Oromos should be in Ethiopia and not be exploited killed in middle east.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Год назад
mashallah bravo somaliland police !!!!!!from saylac 👮🏼
@adansaid961
@adansaid961 Год назад
Kkk.sacad.muusan.ku.moodi.jiray.saylac.ku.lahaa.marna.rer.jabuuti.bad.sheegan.jirtee
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Год назад
@@adansaid961 ??? miyaad igu riyootay ??
@adansaid961
@adansaid961 Год назад
@@qwertyaserty8404 may.kolna.rer.jabuuti.sheego.kolna.saylac.kolay.baasboor.jabuuti.ah.bad.haysataa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Год назад
@@adansaid961 labadaba aana ah muhimadadu waa maxay dantaada ka raac ???
@adansaid961
@adansaid961 Год назад
@@qwertyaserty8404 suaalo.kale.dhedig.iyo.lab.kee.tahay.magaca.aad.sidato.waa.luuqadee.ama.dalkee.xabashi.miyaa
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Год назад
Mansha Allah
@hamdahamda941
@hamdahamda941 Год назад
War dadkan Naga celiya dadkan wllhi hadii kle kuwa kle ayay noo keenayaan
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Год назад
Good job
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Subxallah yaab aduunka
@genmejor8451
@genmejor8451 Год назад
Reer somaliland intay goori goor tahay dadkaan dalkooda iskaga celiya ama way idinku soobadanaayaan
@hawohassan4630
@hawohassan4630 Год назад
Celiya dadkan o inadhafiya illa dhulkoodi
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Год назад
Dad guryaha ka Kireeya Ha La xidho Hadii kale way Soo Soconayaan uun
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 Год назад
Ilaahayaw qarankyga iidhawr dadkaasna ciqaab adag halla marsiiyo inshallaahu
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Год назад
Tahriibayaasha itoobiyaanka ayaa idinku qabsandoono dalka wadabanaan ee aad baryada iyo tuugsiga kaga noolyahay dadkiisu
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق
Dadkaan hala laayo waa itobiyaan
@haydar378
@haydar378 Год назад
Wa qalad in somalida aanay Ethiopia loo ogolayn dalkooda wadaneenana rabaan bilaa sharci
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
Waar anoo muwaadin reer SL ayey Wajaale iyo Hargaysa ciidanku sheega SL 10jeer igu cadibeen oo sita baasboor Yurubiyan ah laakiin Somalilander ab ilaa ab ah markaan idhaahdo hooyadiin kun jeer wasee itoobiyaanka sidii daadka xaabaale idiin agmaraya qabta hanagu madhquulina anagoo Somalilanderee walay ka tahay kuma dhacaan inay sidaa ueegaan.
@muhyidiinmuhammed4974
@muhyidiinmuhammed4974 Год назад
MM tv fadlan tafatirkiinu ha xooganaado gaar ahaan xaga qoraalka , " tahriibayaal vs tahriibiyaal ". Waxaad soo qorteen tahriibayaal waase tahriibiyaal.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Год назад
Halala xisaabtamo Ragaaas
@ethioshaam9154
@ethioshaam9154 Год назад
Kuwan dhaliyaraada somaliland naca waxay uu fududeyaan sidii wadankotii kaca taribaan xaa laa hukumoo 100
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 Год назад
nimankaa bajaajlayaasha wada hala baadho waa gacanta magafayaasha
@huzeinyaziin4387
@huzeinyaziin4387 Год назад
Maxad borama Ka sheegaysa wajaale baa toos looga soo qaada marka ba lageyaa las_canod . Toos baa lamiga lo soo mariyaa oromada waradoo baa lagu soo qaada marka bad iska indho tiraysan. Waa ganacsi toos ah oo dad la yaqan Ku shaqaystan
@abdifatahbakisto
@abdifatahbakisto Год назад
Somaliland oo lo so tahriibayo wlhi socotay😅
@American_patriot110
@American_patriot110 Год назад
Lomaso tahribeynin ee wa la dhexmaraa 😂😂
@adansaid961
@adansaid961 Год назад
Maxaa looga.soo.tahriibaa.dadka.joogaba.hadii.maraakib.waaweyn.la.geeyo.way.soo.wada.raaci.lahaayen
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Год назад
Kkkkkkk Somaliland maxaa yaala ee looga soo tahriibaya. Ethopiya oo wax walba laga helokkk School Jaamacad Casgimaad Somaliland Xataa cunto way ku yartahay. Waa qof buka
@adansaid961
@adansaid961 Год назад
@@salahthefruad9174 adiga.qudhaadaa.buka.xabashi.haday.waxaad.sheegeyso.haysato.mabeey.tahriibeen.bada.kumey.dhinteen.itoobiya.waa.wadamada.aduunka.ugu.gaajeysan.buu.ka.midyahay.waliba.hada.dagaalo.baa.ugu.soo.biiray.faqrigigii.iyo.gaajadii
@aslamaslam5520
@aslamaslam5520 Год назад
dadkaan meesha inay qabsadan ba laraba
@ahzaaball2052
@ahzaaball2052 Год назад
Wa dad Somali ah oo gacanta Ethiopia ku jiray, in lagu celiyo halkay ka imaadeen wa qalad
@Uknownw
@Uknownw Год назад
Somalidu ma sidas bee uhadlaan waba ujeedaa lahjadooda etiopian ineey yihiin
@heartdropmoali1908
@heartdropmoali1908 Год назад
Somalia ma ahen waa Ethiopian waa Oromo Wana qoomiyad Ethiopian ka mid ah
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Год назад
Waa dadkii markàan qaxootiga ahayn aan ku caymanay.. hala xidho magefaha.
@suldaanseed8395
@suldaanseed8395 Год назад
Somaliland haday dadkaa cadaalad u samayso way liibanayan
@axmedmaxamed9341
@axmedmaxamed9341 Год назад
Gdi
@siiraanyahasamaroonka6351
@siiraanyahasamaroonka6351 Год назад
C/raxmaan qayre dugsiiye Araweelo. Kuwa dadka.ku jimicsanaya ilaahaybaa kuusoo diray inaa ka.qabato ilaahay hakaa jasaa.i siiyo xitaa kuwa baalashlayaasha ku dayaya waanku soo ogaysiinaynaa laba diig oo islaynaya ayuu ilaahay qoomdhan ku rogay Taliye inagu liibiya manihin
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 Год назад
Taliye khayre allaha cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo shaqo fiican ayaad gobolka ka haysaa
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Год назад
Waaa orama nikan hablihii waa aqaanaa
@abdigah5364
@abdigah5364 Год назад
In dadka la garaaco oo xoolo xaaraan ah laga raadiyo waa arrin ka baxsan bani-Adamnimada oo cadhada Rabbi keenta. Dembiilayaasha maggafeyaasha waa in ciqaab adag lagu xukumo وبالله التوفيق
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
war cuqubadah iskah ilaliyah iyo dulmigah sih ilahay idin ku naxaristoh kuwah masakintah sidah u galay waa in lah togtah tuugtah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
waa i in ma gafayaasja xadhig adag lagu sameeya
@aslamaslam5520
@aslamaslam5520 Год назад
Somaliland waa dal faqiir ah, dadkiisuna waxay u qaxaan Yurub, Kanada iyo Ameerika, haddaba maxay dadkani u noqonayaan aqlabiyadda, nasiib darrose, booliska iyo ciidanka Somaliland waxay masaafuriyaan dadka Soomaalida ah oo albaabada u furaya imaatinka Oromadan. iyo Amhras.
@isramaxamed1236
@isramaxamed1236 Год назад
Adeer itobiyay ka yimadan dadkan somalilandba maha
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Год назад
Dadkani waa Somalidii Oromowday,dagaalkii Axmed Guray ka dib.Qarnigii 17naad ilaa 18naad iyo askhirkii,19naad. Dadkani waa Somalidii ay dhulkooda Oromadu xoog ku xabsadeen. Waa Gatuuri Gabal Wargure Xarla Awfal Iyo qaybo ka mid ah Gari
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Год назад
Maxaad ku garatay adigu dadkan
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Год назад
@@abuubakarabdirashiid5940 Waxan ahay Antropologist. Hadalka Qofka, qaabkiisa labiska, dhankiisa Hadaan arko waa garankaraa asalkiisa. 20 dhalinyaro Amxaar ah, dumar iyo rag ah oo wada tahriibaya si bilaa nidaam ah ma jiro.
@Uknownw
@Uknownw Год назад
Ma somaliland ayaa yurub iyo mareykan noqotay 😆 🤣 😂
@khaliddauud2
@khaliddauud2 Год назад
Habalyo taliyaa
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Год назад
Magafayaasha waa in la tuugtaa maxaayeelay waa gacan ku dhiiglayaal.
@sacdisharif7636
@sacdisharif7636 Год назад
yaa kkk hhh somaliland waxay nooqotay libya
@dsf9824
@dsf9824 Год назад
Waar dadkan iska sii daaya Boosaasaba cidi kuma xidhee
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
DAMBIILE TAHEY MAR HADAAD BASHAASH EAX UGU QAADI JIRTEY
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Год назад
Waad ku jirtaa maxaayeelay dhibtoodda ayaad ku raacaysanayse oo lacagtoodda ku cunayse.
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 Год назад
Cali oromo😅
@ifraxabdilahi3795
@ifraxabdilahi3795 Год назад
hadalyo iyo dhamaan ha la celiyo fhmni wxy sheegayan mid kle waa dad tashaday ha la baadho 🤣🤣🤣fiishii
@SuhFoot
@SuhFoot Год назад
Somali meshay koganba waa dhib
@khaliddayax1850
@khaliddayax1850 Год назад
Subaxaan Allah kuwaa hala ganaxo xabsi haloo taxabo
Далее