Тёмный

Boqoradii Qardho Amal Abdullahi bay ka xanaajiyeen madaxa ayuu noo saaran yahay Ina diyaano qofkii m 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Boqoradii Qardho Amal Abdullahi bay ka xanaajiyeen madaxa ayuu noo saaran yahay Ina diyaano qofkii media ka caayay ma metelo reer SSCK waa ku keli

Развлечения

Опубликовано:

 

4 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 Месяц назад
Amaal Abdulahi ina adeer budlaan waa ssc sscna waa budlaan harti ha noolaado nabad iyo barwaawo ilaahay ha siiyo❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
Amal sharafeey we ❤❤❤ you inaadeer macaan SSC iyo puntland isla hal lee waaye hal cadow beey leeyihiin cadowgoodu hajabo
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
puntland iyo SSC guul❤❤❤ cismaan maxamuud waa tolkeen ❤❤❤❤ sharaf iyo cisi waxaan ahayn uma hayno✅ balaayada allaha ka xijaabo ✅🌹ameen . inaadeer teen amaaleey . yaan xanaaqu kaa adkaan oo hayna kala sooc soocin ✅🙏
@xamralive
@xamralive Месяц назад
Garaadsaneey Sidaan kuuma Fiicna wallaahi Xumaanta Tolkaa
@Shukri-ux5uh
@Shukri-ux5uh Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤inader cisman maxamud iyo pudland anaga kajecel ilahay haa no xafido
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Месяц назад
Ssc and punland wa walalo. no matter what.
@Gmaaad
@Gmaaad Месяц назад
Shaqsi dhulbahanta ma matalo dadka waxaa kala aqoon qof iyo reer dhan marka kala saara wiil yar meel kasoo hadlay iyo reer dhan
@Userq2
@Userq2 Месяц назад
Asc abaayo ❤❤❤ macaan ❤❤ gabadhan ❤❤❤ ilaahay ka baqa wiilasha hacayna ❤❤❤ waa qalada inadaa caysidga❤❤❤ amaamo ameelay xishow ilaahay kabaqa cayada joojiya aniga ayaama waan xanuusaday ilaahay caafimaada ha isiiyo❤❤❤ wiusha canaano laakiin ha caynin mafiicno ❤❤❤ wiisha isda cabaas madini waadaan jirya lascaanood aya jooga Snm marka waa halgaama cayda kadaada wiisha harti❤❤❤ ilaahay kabaqa waa la dhimanaayaa❤❤❤ amaala caayada ha joosiso❤❤❤ subaxaan cayada ma fiicano nin raga jirasi inadaa waxa ka sheega ❤❤❤ walaahi cayada ma jeclin❤❤❤
@alisalad9653
@alisalad9653 Месяц назад
Bismilaah Somalidii waa haloowday gabadhu kalmadaha galmada maxaa kukalifay ma eray kale baay wayday
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi Месяц назад
Iyadoo waxa caayin waxa masheegi karto miyaa yaab
@AhmedElmi-db6yb
@AhmedElmi-db6yb Месяц назад
Asc garaadasan wll maxaad noogu soo siidaysay waxakan iyo xumaanta dadka wada ee kala guraaya hartiga
@Kdirie
@Kdirie Месяц назад
Cabbas maddani wa legend, ilmo diyaano wa awkiiraaleh urur samale uu shaqeya
@ashamuse8794
@ashamuse8794 Месяц назад
Afkaadkatariye sarkhaano Cumar xafaayad
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Месяц назад
Asada jifo hoos ha ku taageeri ninka magaaladu ku koraye bosaaso cashuurti shacbka inaye xabada dadkooda la dhoco kama is taahilaan habara MJ ee xaafada hoose amisana ceeb u dhinta waxaas ayaan tolkaye ka dhexe saariweeye naagtaan aqlaqada daran magaca qardho dhig jaahiladyahaye
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 Месяц назад
Inadeer Ina diyaano Waa mujaahid adiga Oo fiican anagu in lacaayo cabaas madani Am qofkale oo dhulbahante in uu caayo waa edebdar Shalayna waan raacan Manta waa raacan sanahay majirto qof qacali fiican oo raacay In lamaago cabaasna Naguma matlo caynada naga waa noosimanyijiin
@user-xg5xt3md2q
@user-xg5xt3md2q Месяц назад
Kkk war buqorka meel haloo baaro
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
Asad Cismaan Asad Geesi Asad halyeey we ❤❤❤❤ him✅🌹🙏 cimri dheer insha Allah ameen
@yasminali5763
@yasminali5763 Месяц назад
Garaadsan waaba shaydaan maxay usoogalisay waxaan naa xishood😮
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Месяц назад
Guul ssc iyo puntland❤❤
@Amira_lul
@Amira_lul Месяц назад
War walaalaa tihiin harti weynow is daaya. Gabaghaas waa gabadh harti ha la maslaxo. Cabaasow iyo kabtan ayuubow gabadha u garceshada.🎉🎉🎉🎉
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Месяц назад
Subxanallaah islaantaan ina diyaano hadiiba wax yar bosstive laha sheego dhiigaa ku kara
@xamralive
@xamralive Месяц назад
Naa Ceeb isku Xishood wiilasha kadaa cayda intaas le eg maxaa kuugu khasbaya in aad ku caydo maxaa kaa khaldan??
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
INAADEER WAA ILMA HARTI WAANA ILMA SALEEBAAN EE ISDEJI INAADER
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw Месяц назад
Puntland Ruuxii hagardaamo iyo shida la raba fartaa lagu fiiqayaa waana la‘ladagalamayaa allow muu‘ahaado kuwii shalay dhiiga noo shubayay, hadaan nahay Rer SSC Puntland kama kaftano.
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Месяц назад
Sax sax darwiish jiraa tahay wixi hagardaamo nagu wada hadaynu harti nahay waa in aan sida horgaladii harti ee gobolka soo bixiyay iyaga iyo waxay wateen isu raacina isaga qabaa kuwaan maska puntland noo dhex jiifa from mj cismania
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Месяц назад
Amaaley lasacanood waa magaalo harti hadii lagu dhiinto iyo hadii lagu dhaawacamo ba dalkooda ayaay difacaayeen wilaashu ee isdeeji Ayuub iyo cabaas waa wiilashaadi ee dayso
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
cabaas waa inaadeer kaa waxaa rabto dheh kutuf hadaa rabto😂 Amaaleey Amaal qaaliyeey ❤❤❤ waa hubaa inuu cabaas puntland iyo reer tolkiis harti isku si u jecel yahay waa hubaa inuusan cadow ku ahayn tolkiis cismaan maxamuud ❤❤
@adanhassan1867
@adanhassan1867 Месяц назад
Asc anigu waxaan ahay reer qardhood ina jawaase xishood yutubka is kadaa oo gurigaagz fariiso oo edebyeelo
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 Месяц назад
Caabas madani waan Kaa raali Galina Kabtan ayuub isagana Waa in uuka wantooba
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Месяц назад
Oo Naagtu Akhlaaq xumaa waar tan wax ka naxaa miyaanay jirin tolow?
@joeokieh43
@joeokieh43 Месяц назад
vive général ayub iyo cabass madani
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e Месяц назад
Amaal habaryar cabaas madi wuxu ku hadlayo lama qabno hadanu nahay gabdhaha dhulbahante ina diyano & waladeyda kale harti weyne inago kala qadey gurmadki ugu horeyey ina diyano berrka ka ogsoni abayo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Месяц назад
Dhulbahante Abaal malaha waa taariikh harti yaqaanay
@lail111
@lail111 Месяц назад
warre uus idooryahow
@yasminali5763
@yasminali5763 Месяц назад
Naa iska aamus wiilasha ha caayin naa hawaarid caayin ayuub waa geesi geesi dhalay madani uga fuqmaradiisa
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 Месяц назад
Inadeer adna Tolkaa baaninahay Noo dulqaado Wixii khadlad Waynu dhamaynayan Inadeer isdaji
@sucdimuse1387
@sucdimuse1387 Месяц назад
Asc amaal 4qof iyo5qof mamtalaa dad dhan nacladana afkaagakadhowr gartaas wad
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Месяц назад
Amaalay habaryar dad as dadkodi lalaayey
@alia8971
@alia8971 Месяц назад
Xasan Sheekh Maxamuud oo ah cadowga koowaad ee Daarood, ahna cadowga koowaad ee Harti... kuwa la shaqeeya oo Daarood iyo Hurti. Khaa'inul waddan ayaa ku hawlan burburinta qabiilka Daarood.
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r Месяц назад
Ari boqoradda yaa ka xanaajiyey Ayuub iyo cabaas iyo wixii lamida looma jawaabo reer waxa isku diri kara oo keliya waa imaaraat oo maraykan kadameeyo cidkale oo somali ahi ma isku diri karto
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 Месяц назад
Ilma diyaano amniga puntland hadey ku ciyaarayaan inader harti dhamaan wey kasoo horjeesanayaan markaa qofkii maallin dhulbahante u hiilaya ma iska dabasoco baa mida kale majeerteen jileeca joojiya 5000 buu dhulbahante naftiisa u hurey gaalkacayo 5 ta boqol bay la barooranayaa naagtanina maanta way iska xaartey
@HamdkI
@HamdkI Месяц назад
Weligiin cid dhulbantoow uma aydaan hiilin weligiin caqli xumadiina baa harti ku dhimanayey sabtoo ah 15 sano baa caqli xumadiina harti ku dhimanayey mj illaa seyid, illaa siyaad bare iyo hadoo aad shan iyo toban sano aad caayeyseen mj ku soo duulayseen idinkoo isaaq la socda maantana markii dhiig iyo dhacaan lay diin huray ood xorowdeen baad faan iyo faan la soo fariisateen reer han yare waa idin jeednaa
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 Месяц назад
@@HamdkI mj futo jilicsan beri hore baa laydin wasi lahaa ninyahow warsangeli iyo dhulbahante baad ku socotaane iska ooy sacad kaliya oo aan habar gidir wadan baa idin caydhsada masaakiinyahay 😂🤣🤣🤣😂😂😂🤣
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 Месяц назад
​@farahyusuf9335 shame on you😏
@HamdkI
@HamdkI Месяц назад
@@farahyusuf9335waad caytami kartaa ceebtiin waadna faani kartaa ceebtiin maahaa waa caadadiin nin daad qaad qaaday cunbo cuskay mj weligood lama gumaysan dadna shaqaale uma noqon casad waa dad somaliyeed anuu deris nahay hadaanu isdagaalana sida ragu isu dilo ama u heshiisho baanu u heshiina reer mahad bay isdagaalan cid kale xataa cumar maxuud isma wada arkaan ku seexo mida kale amaan annigu sacad somali bariis u doonanaa waa maya adiguna taariikhdaadu waa faan iyo innaa been sheegstid laakiin camalkaagu waa innaa nin kula mida askeri u noqotid iyo innaa reero gurigood xaartid oid tolkaa mj caytid marna tolayey tiraahdid ama aad dhulbahante kale laysid marka waa dhibtay harti karti yeeloi iscejlow oo midnimo ogow reerana ha aadane guryaha d5 ku ekow hankana kor u qaad mj maseyrkooda idin ku raagay iska tuura waa walaalihiine waa kuwaa dhiiga idin shubaye waxna weligaa ima tarin waayo tiisa daryeelaa tukale ku dara
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
WALAAL ILMA DIYAANO ADDUUNKII WEY ROGEEN WAXAA U DANBEEYEY NINKAN CIISE EE ODAYGA AH OO 15 SANO XIDHNAA LANA DHACAY OO UU AABBAHOOD WANJALAY ALLAAH HORTII AYUU KA HELAYAAYE,MARKAA MAXAMUUD SALEEBAANOOW UMADDII MARAYKAN IYO GAALO AYAAD KU BAABBI'ISEEN ALLAAH U NOQDA KUWIINNA XUKUNKA PUNTLAND UMADDA KU ROGEY OO ALLAAH INTAANU IDIN QABAN TIOBAD KEENA MAANTA CABAAD IYO CAY WAXBA IDIIN TARIMAYSEE❤❤😂😂
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Месяц назад
Gabadhani mafiyooba miyaa ina diyaano waxaa uu laseem yahay ina canbaashaha dhulbahante iyo ina cabdi barrehaayaga xasan dhiiqo horgalka u.ahi Alla tolkay majeerteen qalbyaaladu marka ay gasho xumaa oo iskala reeb yaraa waa waxa ay daarood isugu dhuftaan una kala dilaan majerten waa cudurka d5 kujira ee kala fogeeya iskana dhiga in ay iyaga oo kali ahi qadiyada daarood nimada difaacaan aana lagula mansab iyo manfac wadaagi karin tolkaayo ilaahay haydiin soohadeeyo walaalihiinna xuquuq idinla simani in ay leeyihiin Alle haydiin fahamsiiyo aamiin 🤲 damac waali ahi hadii uu kugalo daw ayuu kaatuuraa 💯✅️
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Месяц назад
Waa run wa in nimanka hala dhex galo gabadhuna waa ceebe hayska aamusto
@awad559
@awad559 Месяц назад
War wax edebta daran ee boqorada ka xanaajiyey waa ayo Hala soo qabto ciyaalka boqorda ka xanaajiyey Boqortooyada cid wax yeei kartaa m jirto waa gobka daarood iyo soomaali oo dhami harsatay
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e Месяц назад
Amaaley adiga & gabdhaha maxamed harti walaahi madaxad no wada sarantihin cabad madani wala hadlay in u rali galin ka baxsho hadalka walashey dar alle ku dag
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
naa bal xishood dhulbahante wa kuwa heshiisiyay den iyo mucaaradke
@aminaawil784
@aminaawil784 Месяц назад
Amaley inaadeer anagaba hadaa dhubahante nahay raagi idiin dhawacmay oo dhabarka io lugahaba beelay baan haysanaye eedab yeelo ragana ka dheex bax
@HamdkI
@HamdkI 22 дня назад
Idinka laydinma soo cayn oo intaa naf iyo maal isku darteen laydinkama abaal dhicin cabaas waa inan gumeed abasl xun
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o Месяц назад
Please cayda wiilasheena harti weyna dhibeysa labada nin ee cabas iyo ayub waa mujaahidiin geesi yaal ah mana geeyan in loo gafo wixi Tabasho ah oo harti u dhexeeya hoos baa loo xalin gacmo geel jire hoos baa loo dhaqa ee maha in social media la keeno harti ssc iyo puntland iyo darood ba cadow badan baa ledihiin ee ogaada
@Abdikadirheegaale99
@Abdikadirheegaale99 Месяц назад
Wadka boqorada waajiraa marka cabaas waa inu raaligelin bixiyaa
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Месяц назад
Acuudubillaahi minashaadaani rajiim dadku iyagoon caytamin waxaa sheegikaraa miyaa mexey wiilasha sidaa ugu xadgudbaysaa cirdigooda iyo sharaftooda cabaas ayuub Asad diyaano waa niman ilma adeer ah maxaa iyada dhexgeshey waa iyada sidii digsi bariis ah karkaraysa
@lionlibaax1032
@lionlibaax1032 Месяц назад
Walaale ka bax daarood howlihiisa ka hadal waxa hada taagan huuno
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
ilma diyaano wa horgalo xasan iyo ismaacil
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Месяц назад
War heedhe ya gabadha ka xanaajiyey jambalka yaa inoo tuuray
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
puntland dhulbahanta xoreyay ee iskadaaya lib sheegadka dhulbahante war majeerten lib sheegad badana
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Месяц назад
Sheydaamad janaral ayub xafidulaah wuxuu shego wala arkaa ee nayaa anigu uma male nayo in la0ga been abuuran ee xasan dheqo wad aragtaa dhibkuu wado ee mad ilaahy ka cabsatid meybe Ina diyano ma ogolaanayo balse arintasi wey jirtaa ee gabadhh yahy dulbahante wad kuqasbn tahy Inladifaaco wayo waa 2nin oo walalaha ee nagyahy dani afka hala laacin haduu dorty wuxu modaye nin Muslim ah ee haduu ey noqdy hassan walaga harayaa wixii dabasocdana waa la togn adigu hadal u.baad shegiye naya kan afka urahayo ee yacquub siyaad ayaa uqalmo cayda ayub nayaa anoo ogaden ah ayaaba walee ka aqano ee asad iyo ayub maxaad ugu kala hiilin od dadka isu maqpShiin s
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk Месяц назад
Habartan dooqoontah ciyaal suqadah...isidi dhoocilyar cay tameysa...maxay ahaayd...
@myabeyle4648
@myabeyle4648 Месяц назад
Aqri Garaadsanay Clip Nocan Wa Qalad Soqadatid Puntland % Ssc Qalad Kuyahay Asadna Wa Latuhmaya Please Ha Soqadan D5 Ma'ogala Dhaxdoda La'isku Dhufto
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад
Quruxey ina,adeer shaydaanka iska cayda waaceeb yaakufsaxay inaad vaytantaa odeygaga makuogyahay.
@joeokieh43
@joeokieh43 Месяц назад
ina diano, wa moryan travaillant pour Hassan cheikh criminelle et veulent tous reer puntland y compris toi..... said déni ce pas ton cousin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
majeerten lib sheegad ba lola socan karin
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 Месяц назад
Raali noqo boqorada amaal cabdi laahi. Kabtan ayuub iyo cabaas madani labaduba eedo ayaad u tahay raali noqo qaali. Cabaas iyo kabtan ayuub idinkuna akhlaaq yeesha oo boqorada halaga leexdo
@kamata850
@kamata850 Месяц назад
wa ilma addertiise muu wax kalo dhaho markuu deni leef leefaayo
@joeokieh43
@joeokieh43 Месяц назад
amal honte à toi
@YasinKhalif-ss4rc
@YasinKhalif-ss4rc Месяц назад
Ninkaa shuqul kuma lihin nama matelo
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Месяц назад
Oo Naagtu Akhlaaq xumaa waar tan wax ka naxaa miyaanay jirin tolow?
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Месяц назад
Oo Naagtu Akhlaaq xumaa waar tan wax ka naxaa miyaanay jirin tolow?
Далее
BURAANBUR  HADIYAD MUDAN  FROM QARDHO
8:39
Просмотров 37 тыс.
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56