Тёмный

BORAMA IYO VLOG QURUX BADAN 

Lii Caato Officiall
Подписаться 813 тыс.
Просмотров 96 тыс.
50% 1

Wan ku faraxsanay in aan imado waxna ka ogaado jamacada camuud iyo Gobalka Aqoonta sharafi korkiina ha ahaato

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 700   
@Tiinafareey
@Tiinafareey 3 года назад
Kuraxeso wadan kaga aa jogta my brother
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 года назад
Tiina farey noo kaaley adigana huuno
@cabdirisaaqcumar3357
@cabdirisaaqcumar3357 3 года назад
Qofta comments ugu horeya ku arka Tina faray adna hargaysa iska aad mid single kaga baxda kasow heeliye 🤣🤣🤣
@faadumoismaaciil3011
@faadumoismaaciil3011 3 года назад
Tiina maxa ka qaldan licato gabiley bu ayar iska ag mare bal waydi
@adnamaxamed3818
@adnamaxamed3818 3 года назад
Tiina waan kusugayna 🙏
@nadakaltuun394
@nadakaltuun394 3 года назад
@@aziamohamuud9283 maxaad siineesa haday kuu timaado
@Sheekoshaaxk43
@Sheekoshaaxk43 3 года назад
Gobta reer boorama ha is mujiso. 🙌
@mohamedhussein8083
@mohamedhussein8083 3 года назад
Reer Borama❤️🙏ismuujiya sideyda
@zupeir6986
@zupeir6986 3 года назад
Waynaka huuuno
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 года назад
☝️
@ruqiyashibraahinshibraahin8232
@ruqiyashibraahinshibraahin8232 3 года назад
👆
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 3 года назад
Wankan huno🤣❤❤❤
@mohamedhussein8083
@mohamedhussein8083 3 года назад
@@nafiisanalka4319 thanks queen 👸
@shabcanyare2108
@shabcanyare2108 3 года назад
Reer HargaYsa ismuuji Team Lii caato ismuujiya ❤🔥
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 3 года назад
Borama inay Raxa taal laysku Wada Raac love You Reer Borama❤🥰
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 года назад
Shukhran xbbti
@JUNGKOOK-ub2ig
@JUNGKOOK-ub2ig 3 года назад
Ree boorame ismuujiya gobta from galmudug ❤💥
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 года назад
Meesha ugu nabad fiican geeska africa alle nabada hawsiyaadiyo Somaliland❤🤍💚❤🤍💚
@saadoabdillahi6582
@saadoabdillahi6582 3 года назад
Aaamiin
@turbopubg1992
@turbopubg1992 3 года назад
Aaaamiiin brother from jigjiga cadey
@shukrishacni8002
@shukrishacni8002 3 года назад
Borama inay raaxo taal laysku wada raac my hometown 💯💯💯✌
@hodoahmed2328
@hodoahmed2328 3 года назад
Shukri yaw yaw
@hodoahmed2328
@hodoahmed2328 3 года назад
Shukri yaw yaw
@shukrishacni8002
@shukrishacni8002 3 года назад
@@hodoahmed2328 😂😂 Hodo haw haw
@mahmetttahirgoulet7891
@mahmetttahirgoulet7891 3 года назад
My mother land miss you borama 😢🖤
@positivitychannel8836
@positivitychannel8836 3 года назад
Reer Borama Anaa Mudo waxkudhex barta Gob weeyi nio Run hadii lagahdlyo From hargiesa❤
@faizaFunny780
@faizaFunny780 3 года назад
Gobonimo wllo 🥰🥰🥰🥰
@samiraabdi7465
@samiraabdi7465 3 года назад
Reer borama ismuujiya hee 😍😍😍
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 года назад
Huuno ku dalxiiz dhulkaaga Cidi kaama Xigto 💪🏿💚🤍❤ Abdale Jamaal gacantu kuma Go'do Wll 📹📷🤴🏻💓
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 года назад
Nio comment walpa waa igaga horaysaa miyaan ku jecelay talow ina adero😪😪😪
@faaraxcabdulahi1524
@faaraxcabdulahi1524 3 года назад
Boorama Janno❤ Alla maxan uxiisay❤
@khalidfatah2015
@khalidfatah2015 3 года назад
3 years ayaan kasoo maqanahay🇨🇦 my hometown❤️😭
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Год назад
Mee too 💗💖
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 3 года назад
Waan huba inuu abdale jamal ideting gareeyay uunaduubay cidi ogay wax iska reeb🤣🤣
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
Liicaato wan ogaa horta magaladii Aqoonta inad Safarkagu Bilow U noqon donto, War Reer borama ninka halaso dhaweyo ilmaderayaal ❤️❤️🙏🙏
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
Boorama waxa iigu danbayzay 2019 bizhii march, 😭😢😢 reer boorama waan idin zalaamay🙏🙏
@ahmednache8690
@ahmednache8690 3 года назад
Borama waqtigi yaranteyda ayan kuso qaatay wn uxisay wlhi🔥
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 3 года назад
Ma sha sha
@hamdayousoufbormacady7438
@hamdayousoufbormacady7438 3 года назад
Wlecomto borma wlky liicaato
@sacadhusein949
@sacadhusein949 3 года назад
Somaliland is awamzing Mashallah from muqdisho
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 года назад
Ninyow ninkan cabdale waa another level waxabaa lagamaa qabankaro liicato and axmed fj noolada wll qali❤
@najmanashaad3174
@najmanashaad3174 3 года назад
Boorama 💚❤
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 года назад
Borama qurux di somaliland 💚💭❤
@nimcaanabiib6417
@nimcaanabiib6417 3 года назад
Welcome To borama The one And Only Liipan LC🙏👏🥰
@cadnancusman8223
@cadnancusman8223 3 года назад
Liicato legend
@zuzunuuramahad2499
@zuzunuuramahad2499 3 года назад
Inkaztuuu kadiz ahaaaa imaazhahaaagaz hadana wlllhi aaad ayaaan ugu farxznhy zoonoqo mar kale wlllky cadeh
@hamdayousoufbormacady7438
@hamdayousoufbormacady7438 3 года назад
Baradii cilmiga iyo aqnota borma cady❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhussein2247
@mohamedhussein2247 3 года назад
Borama sidan dhan miyey uqurxoontahay💖
@hiyammohamut2294
@hiyammohamut2294 3 года назад
Borama Jano🥰💚🤍❤️
@neimanura9583
@neimanura9583 3 года назад
Burta saw markad aragtay ma kugu so dhacday hesti hodan abdirahman e ahayd miyan saw iyo sinti borma ubaxayo ku salamayn sida lii cato welcome hno inkastod dhumasho kuso gashay
@Dalalow
@Dalalow 3 года назад
Teee kale oo cawale aden borama ine rahaa tala liskuracyey
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 3 года назад
Aad uweyn hmmm
@shaafinho1539
@shaafinho1539 3 года назад
Ku Dalxiis Dalakaaga Hooyo Best RU-vidr My Best Frind LiiCaato🔥🌍
@dirhamcumar2810
@dirhamcumar2810 3 года назад
𝙰𝚍𝚞𝚞 𝚢𝚊𝚛𝚊 𝚌𝚞𝚗𝚜𝚒𝚛𝚒 𝚋𝚊𝚊𝚍 𝚝𝚊𝚑𝚎 𝚒𝚕𝚕𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚑𝚊𝚔𝚞 𝚌𝚊𝚊𝚏𝚒𝚢𝚘
@aswanahmed622
@aswanahmed622 3 года назад
Legend Shaafinho Wan Ku Sugayna Adna Mar Un No Kaalay
@fariixadagan553
@fariixadagan553 3 года назад
Borama jano my home liibanow wanu kusoo dhaweyn lahayne dhumasha nagu timid Lol wad ku raxaysaten necawda iyo jawiga macaan janadii ifka Borama salamulah huno 🙌
@ayaanaabdi5482
@ayaanaabdi5482 3 года назад
Mnsha allah wllo liibaan meel aan aad ugu hamiyo tagtay lkn waxan kuu rajaynaya inad cafimad iyo nolol qurux bdn ku noolato😘😘🥰🥰💞💞💞
@hamzeburcaawi7917
@hamzeburcaawi7917 3 года назад
Liiicato somaaliland intaanad kategin jasiirada sacaada diin dalxiisuaad
@kaztova5901
@kaztova5901 3 года назад
NabiGa uguLa zaLi waa zcW🤲
@soultimanabdillahi4076
@soultimanabdillahi4076 3 года назад
Scw
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 3 года назад
Borama mesha kaliyah inan mar un aado jeclahy ilaahow ii kas inan aado❤️
@fadumocabdilaahi3034
@fadumocabdilaahi3034 3 года назад
Soo dhawoow huno
@fariixadagan553
@fariixadagan553 3 года назад
Borama wey nasibtaa necawda ninkii bil qudha ku qata naruradee nasiib wcna nintagey kusoo dhawow hno gacmo furan janada ifka Borama insha Allah
@raaqiyaabdulkadir5756
@raaqiyaabdulkadir5756 3 года назад
Ku soo dhawaw hno
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 3 года назад
@@raaqiyaabdulkadir5756 i.a wan dhawhy
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 3 года назад
@@fadumocabdilaahi3034 mhdsnid pyo
@axmedcumar9527
@axmedcumar9527 3 года назад
Masha alh gobolkii aqoonta alaha nimcada taala noo daayo ❤🤍💚
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 года назад
Welcome hoyga aqoonta soomaliyeed BORAMA ❤️🙏❤️ Is muujiya huunayaal
@asmaali7759
@asmaali7759 3 года назад
Casimada labad e somaliland ❤️Borama cdey kuso dhawow the legend
@ابنحلالصومالنذي
@ابنحلالصومالنذي 3 года назад
casimada labaad waa laascanood , boorama iyo hargeisa oo galbeed ahi iskuma darsan karaan 2da caasimadoodba
@hamsekoozaar4614
@hamsekoozaar4614 3 года назад
@@ابنحلالصومالنذي 1.5 /1.5 ogol nahay🤣🤣
@fardusali5547
@fardusali5547 3 года назад
Second city burco aah tulooyank max walay
@kawseryaasin3016
@kawseryaasin3016 3 года назад
Oo matuuLadaada afarta xafadooda ayaad tidhi cazimada lapaad qurux deeda manuh diidin IYoH aqoontedda lkn jooji zizter waxEd wadid🥵🥵
@siradm
@siradm 3 года назад
Jaamacadda Camuud iyo dooggaa isoo jiittay! Borama waa tagay laakiin meeshaas quruxda badan ma tagin waa salaamayaa walaalahayga Borama iyo dhammaan reer Awdal sharaf iyo karaamo waxaad tihiin waa idiin ognahay laakiin daruuf baa jirta qalbiga ban ka wada jirnaa🌺
@xasanfarax5984
@xasanfarax5984 3 года назад
Borama inay raaxo taal lysku wada raac❣
@safakayse6774
@safakayse6774 3 года назад
Berbera waa magaaloda ugu qurux badan somaliland ee kaalay badii berbera cilmi boodhari
@salmaankhaan3159
@salmaankhaan3159 3 года назад
ILAAHAY NAARTA HAKAAXOREEYO WALAL HADAAD LIKE SAARTO👇🥴🥰
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
Boorama inay raaxo taal la iskuwada raac my home mar un wan kuso noqon anoo nabad qaba insha allah 😭😭😭😭😭😭
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 года назад
Insha Allah
@soultimanabdillahi4076
@soultimanabdillahi4076 3 года назад
Waligay ma arag borama lkn mar uun baan tagi burco hargaysa d jabuuti Garoowe sool iyo sanaag intaaaba tagay
@Hajio
@Hajio 3 года назад
Yaa ila sugaayey only reer borma
@gargaaraapdikarem2032
@gargaaraapdikarem2032 3 года назад
Legend libaan aadan cali wanka xumahay inaan kuso dhawayn waayey adiguna waadku qaldantay inaad safarkaaga boorama sii sheegi wayday dhib malahan kuso dhawoow magaladii tacliinta iyo xadaarada somaliyed welcome borama waa magaaladaadii
@ishwaally5781
@ishwaally5781 3 года назад
Baradii cilmiga hoyga somaliyed❤️ borama love 4rom uganda
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 3 года назад
Mashaa Allah meel loo dalxiis tago meelaha ugu bilicsan haygii aqoonta B O O R A MA J A N O❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💯🥰
@dayibinakawsar8402
@dayibinakawsar8402 3 года назад
Calanka xageed uwada marka 😂😅
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 3 года назад
@@dayibinakawsar8402 calankii umada somaliyed maha makii America kunoqday indhaha sani ukala qaad
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 года назад
@@queenzelmizh1016 borama waa somaliland 💚🤍❤xasarada meesha kala tag
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 года назад
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 3 года назад
Wàan Ku saray
@dukaannajax8339
@dukaannajax8339 3 года назад
wanku saray
@zaamjii108
@zaamjii108 3 года назад
Wax lagu xidhnadaba diinta mudan wllkay khayrka saa usii faafi wnan ku saray
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 года назад
Ax ax ax wllhi waa aakhiru samankii illhy (swt) uu sheegy in muslimiintu noqon donaan qaar diinta iyo illhy ka jeclaada ibliis iyo colkiisa , sxb haw cbn kuwan wxd hystaa wax aany iygu hysn iimaan iyo frxd iyo illhy (swt) adaa siwlba uga nsiib bdn ugana frxd bdn
@salmaosman5611
@salmaosman5611 3 года назад
MashAllah 🥰 borama ❤️❤️❤️🥰🥰
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 года назад
Lii cato Borama legenD Welcome to borama SomalilanD ❤💯 wadanka raxaDa🥰
@sawsanqali1132
@sawsanqali1132 3 года назад
Borama chano maxn kuu xiisy wlhie🥰💛😭
@Barnaamijka
@Barnaamijka 3 года назад
Waxan ahay firts personne maschallah like saara inta liicato jecel ❤❤🇩🇯🇩🇯
@ahlanabdi8352
@ahlanabdi8352 3 года назад
Manshallh wllo liicato alle hakugu dayo amiin
@Ibroz.editor
@Ibroz.editor 3 года назад
Wan ka xumahay inanan agtada kasoo muqan intaad borama joogtey 🥰 Waayo ma ogeyn imashahaga 💖 Liicaato Legend 🥰
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 3 года назад
Borama caday Allow barakee🥰
@amenfaro1140
@amenfaro1140 3 года назад
Buurtu maha saw waa shar laga nadi
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 3 года назад
The best RU-vidr we are with u pro keep moving 🤩💪
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 Год назад
Masha allah soo dhawada walalayal
@faizaFunny780
@faizaFunny780 3 года назад
Hoyga tacliinta Bilaash maa u haysataa waa magaalada kaliya dhaqan u leh in wax la barto ee qofkaan wax dhigan lala yaabo🥰🥰🥰🥰
@kalthumaahmedmohamed4315
@kalthumaahmedmohamed4315 3 года назад
Mashallah Allow dhulka noo barakee💚🤍❤
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 3 года назад
I love borama
@konjoelmi3502
@konjoelmi3502 3 года назад
Magaladan ku dhashay boorama barwaaqo hoygii aqoonta❤️❤️❤️
@turbopubg1992
@turbopubg1992 3 года назад
3:54 wwooooiw qurux wlhi ooooooooh
@fatimasaidmohamed8279
@fatimasaidmohamed8279 3 года назад
Ku raxayso gobalka aqoonta ku so dhawoow gacmo furan hno from borama
@abdiazizsuleiman4558
@abdiazizsuleiman4558 3 года назад
Saacadadiin waa in lagu geeyaa iyo buurta gacan-libaax
@Shaafici948
@Shaafici948 3 года назад
Somalilnd qurux fromn amarica
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 года назад
Maasha Allaha dhallinyar qurux badan oo faraxsan. Hase ahaatee awoowayaal shaqo fiican ayaad haysaan, ee bal timaha sidan u dhaama. Timihii waa idinka agoontoobeen.
@updikhaalikducoqabeh
@updikhaalikducoqabeh 3 года назад
Kkk abdale jamaal baa droptii kaaga furfuray😂😂😂
@ubahyusuf8081
@ubahyusuf8081 3 года назад
First
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
WALAAHI PILAAHI HADAN AQRIYO COMANTIGAN LIKE BAAN SAARAYA WADBA DHARATE ISAAR😂
@najmakhadar5686
@najmakhadar5686 3 года назад
Inyo😂😂
@habonosman1737
@habonosman1737 3 года назад
Masha allha wan jeclaa inan ku arko Lkn markad jamacada canuud tagaysay wabad igara martee mad Honka huno qli sow kuman soo dhaweeyen insha allha blse wan is arkaynaa hadii aad malmo sii joogayso borame
@suhaybfarhaan241
@suhaybfarhaan241 3 года назад
Legend is always legend LII CAATO MY BROTHERR 🥰💞
@fartunfaras8105
@fartunfaras8105 3 года назад
Barowe dadka soomaali ugu gobsan baa dago allah wacanaa oo wanaagsanaa waana magaalo aad u qurxoon qabow jwi dagan ah marbaan tagay. Guulaysta. From Dhuusamareeb Galmudug.
@muhaqueen1625
@muhaqueen1625 3 года назад
Thank u xbbtih ❤️😘😘
@qarancade8784
@qarancade8784 3 года назад
Lii caato mar kaad bilawday RU-vid waan ku taageeraah 😍😍 reer potlaan ahay lkn borama ku la joogaah hal mar aan ku arku sawer Lee 😍
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 3 года назад
Inta so daawatay video sharma boy ooyayo ee ka murugootaY is muujiya🥺🥺🥺team sharma xagan ma joogan talow
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 3 года назад
Haahey aad uweyn wll sharmo waa la ciilay runtii
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 7 месяцев назад
Masha allah ❤🎉🎉
@maxdar11
@maxdar11 3 года назад
Boorma dhawaan waan booqan insha allh because waxba jira aaheey bbe
@umalqueen1247
@umalqueen1247 3 года назад
Masha allah welcome bro
@maimunahassan204
@maimunahassan204 3 года назад
Alla masha allaha qurux badana dhulkeyga hooyo form galgaguud bartamaha somaliya yaa rabi somaliyoo mit ah isjel yaaa rabi
@edystudio6501
@edystudio6501 3 года назад
maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏
@ayaninachanal8783
@ayaninachanal8783 3 года назад
Wankuso boqday adna iso boqo
@AzmaladanElmi
@AzmaladanElmi 3 года назад
Mshllh magaaladu hablo quruxbadanaa oo asturanaa gob gobi dhashey
@ahmedsouleiman
@ahmedsouleiman 3 года назад
Wow C'est très touchante cet ville borama
@dalmardalsuge3380
@dalmardalsuge3380 2 года назад
I miss you hoygii aqoonta Borama Cadeey
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 3 года назад
I.a waan tagayaa Boorama mustaqbalka😘😘
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 3 года назад
Mnsha allllah muqaaal Dabcasar duubay waa U eeg yahay beautifull video
@SHIINEMEDIA
@SHIINEMEDIA 3 года назад
Wll hadd qoraalkayga argtid ilaahay naarta hakaa xoreeyo wll sbscribe isaar😭😭
@nasteehaabukar8742
@nasteehaabukar8742 3 года назад
Msha allh hargeysa bilic wngeey nabada allha ku siyaadiyo nex buurta shiikh nosoo duub liibanow from muqdusho🥰🥰🥰🥰
@galmudug2526
@galmudug2526 3 года назад
Qurux masha Allah🥰🥰🥰🥰 ani amaan sodaga mise wa lidiida😨😨😨😨😨
@amalmumin9205
@amalmumin9205 3 года назад
Boorama meeshaan Ku barbaaray wlhi waan uxiisay
@muunanouhjama8032
@muunanouhjama8032 3 года назад
Ku raxayso liibaan adan cali farxd jawi dagan ku bashal walhi waanu kugu faraxsanhy bro hore usoco
@asmaapdirahman5799
@asmaapdirahman5799 3 года назад
Mzha allah somaliland 😍😍
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 3 года назад
Masha allh welcome to borama city
@abwaansheed3919
@abwaansheed3919 3 года назад
Magalada ugu qurux badan dhulka somalida Borama Waana magalada 3aad e ugu weyn dhulka somalidu dagto
@tixiyainaguuled4450
@tixiyainaguuled4450 3 года назад
Wad naga Qarisy Inad Maglda imnysid Wall Liiicato🙈😭😭😭
@safakayse6774
@safakayse6774 3 года назад
Burco berbera iyo dawga sheekh kaa sugaynaa
@iamk3977
@iamk3977 3 года назад
Mashallah dhulki-hooyo😍💚⚪❤
@barwaaqocabdi6255
@barwaaqocabdi6255 3 года назад
Masha allah caadi maha heeskini wlhi dadkii wad ka yabsatay halmar bad fanka ku soboday wali ado cod haya woooow laguma cowryo wllky horo u soco inta kaxun waxan lenahay xadid ku hajabo
@ruunhaji7395
@ruunhaji7395 3 года назад
Masha allaah reer hargeysa dhul qurxan iyo nabad wa heysataan alle ha idiin siyaadiyo waxaa ku xuntihiin leee uqtada oo walalehiin reer muqdishaa necebtihiiin bis ee jaceel alle ha idiin kugu bedelo necebka
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 3 года назад
Maansha Allah dhul aad u qurux badan borama jecliyaa
@hibomuxumed3270
@hibomuxumed3270 3 года назад
Mashallh kusoo dhawow gobolkii aqonta iyo raxda💯❤️❤️❤️🤍💚
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 года назад
Masha allaah wll kay liicaato cabdale iyo axmed waan idin salaamay noolada liicaato farax noogu noolow cabdale madax sare noolow wll kay❤❤❤❤💯💯
@mcaz0we10
@mcaz0we10 3 года назад
My blood city Boorama 🤩✌🏻✌🏻✌🏻🤩
@Khalidabdi-o6x
@Khalidabdi-o6x 3 года назад
Legend +legend inanka uu Abdalla shiday 👍👍
Далее
“ Waxan Ahay Single  “ Ayaan Edebsan
22:01
Просмотров 59 тыс.
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24
BORAMA - Magaaladii Aqoonta!
10:03
Просмотров 53 тыс.
Side u dhacaan meherka borama
10:27
Просмотров 7 тыс.
Boorama iyo jawigii ugu quruxda badanaa
12:14
Просмотров 301 тыс.
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24