Тёмный

BOY VS GIRL: KABTAN BAARA OO TARTAN QOSOL BADAN U QABTAY GABDHAHA & WIILASHA - FALEMBO LAGU BAASHAAL 

Captan baara official
Подписаться 540 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

BOY VS GIRL: KABTAN BAARA OO TARTAN QOSOL BADAN U QABTAY GABDHAHA & WIILASHA - FALEMBO LAGU BAASHAAL

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial 2 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-HOVZ8eN-Aj4.htmlsi=HigpwIl30nY4FsBo❤❤
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 2 месяца назад
Keep going my pro captain baara 💪
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 2 месяца назад
Kabtanka ninkii idiriska ahaa aaway 🎉🎉
@cabdirauuffatale5463
@cabdirauuffatale5463 Месяц назад
kabtanka ninki idriska ahaa aaway 🥵🥶
@safacadey2850
@safacadey2850 2 месяца назад
Kaptan dhamtod jedi qofka su asha ka jwba kaliya haso jesto kuwa bananka kashegayo neh mesha kasar 500k soon inshallah
@ZakizazaZakizaza
@ZakizazaZakizaza 2 месяца назад
Kaptanka adiga iyo idiriska ma is dagasheen runta sheeg waxaan ka suga in aad reply ii soo gasho inta igu racsan like
@abdullahelmyh3188
@abdullahelmyh3188 2 месяца назад
Kaabtan we need; Afka Cali, Idiriska, keysane, abaaska, flembo and few others of your choice all together 🥴
@Fanaxmuxudiin
@Fanaxmuxudiin 2 месяца назад
Geemka inabacaadi maaha balse kuwa xeerka raga wax ka aqaan ayaa ku dheelooyo😢
@steamfeisal13
@steamfeisal13 2 месяца назад
Masha aliha ❤
@sharmalovehooyo8107
@sharmalovehooyo8107 Месяц назад
Idriska awi
@AdanAli-ju1fz
@AdanAli-ju1fz Месяц назад
Kabtan GABDAHA WA LAQIYAANAYA, RAGAN WEY QASHAYAAN, WA KU CELIS
@AdanAli-ju1fz
@AdanAli-ju1fz Месяц назад
Nasteexooy naaruuriyoy waku salamay imbaayo
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Месяц назад
Guusha gabdhaha lahaa waayo faleenpo waqasay gabdhaha please part two
@AnuusInaxirsi
@AnuusInaxirsi Месяц назад
Soo badi waan in jecelyahay
@2daysago_
@2daysago_ 2 месяца назад
9:14 VAR qoftaas kowaad waa ujeedaa markaad warqadaha maroodiga badaleysid.
@faadumomaxamad7936
@faadumomaxamad7936 2 месяца назад
Raga mesha joogo kuwa rag wax ka yaqano ma ahan
@abdirahmanhussein9815
@abdirahmanhussein9815 2 месяца назад
Captain team fananinti hesaha nobalamii 🕵️
@Xanafixaaji1257
@Xanafixaaji1257 2 месяца назад
Boss dumarka wa la qayamay masuul 🐎 wa loshegay pls Arinkaas dood ka qabna hada nahay tagerayashada ku celis waya kulankaas
@usesariire
@usesariire Месяц назад
Sooceli muuqaalkaan kabtan ok keeydsane kusoodar
@AHMEDDEEQ-sd3wq
@AHMEDDEEQ-sd3wq 2 месяца назад
Kabtan wiilashaa badiyay
@C.raxmanCabdicabdulahi
@C.raxmanCabdicabdulahi 2 месяца назад
This is my chanal kabtan baara ❤❤
@abdirshidabdulahi967
@abdirshidabdulahi967 2 месяца назад
kaptan barnaamijkan waa fani lakin adkee su aasha
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Markaasi Waxaa la rabaa adigoon jeesada kor u qaadin inaad ogtahay bilowga jeesada inuu ku so dhamaado jeeso kor ha u qaadin waaye sharia
@fatumamumin5063
@fatumamumin5063 2 месяца назад
Falembo wu qishaye❤
@abdikhanmohamed6723
@abdikhanmohamed6723 2 месяца назад
Keep going all of you❤❤❤
@zakicade910
@zakicade910 2 месяца назад
Idiriska aaway
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Waraaqaha tan kore 5 inch waaye oo 4 gees ah tan weyn8 jooga ah iyo 7 inch oo ballac ah mahadsanid
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 2 месяца назад
Heramacad Iyo shabeel Kala Saar kabtan
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Shax xujo ah waaye 10 kale waa kuu hayaa waa kuu soo tuuraa in lagugu daydo aan rajeynaa mahadsanid
@VyzbKartel
@VyzbKartel 2 месяца назад
Come soon 500k
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Walaal 1 shey waa laga xiiso dhaca xujooyin ku dara sida so qado jeso iyo saburad ku sawir 4 gees ka dib dhinaca bidix xaga kore xariiq mari ka dhigto 3 gees
@feis9082
@feis9082 2 месяца назад
Mash ish jacashin ❤
@CaaishaLiban-td3ov
@CaaishaLiban-td3ov 2 месяца назад
Sooceeeeli❤
@cimranjoker4948
@cimranjoker4948 2 месяца назад
Kaptan waxad sameysaa marka hore xayawanka kaligaa soo arag kadib warqada isku laab ha shegaan markaaas 🤝
@AnuusInaxirsi
@AnuusInaxirsi Месяц назад
Soo badi
@MohameddegabukarAli
@MohameddegabukarAli 2 месяца назад
Ku so celi kabtan dumarka lama jaanis siya ples
@Koko-media234
@Koko-media234 2 месяца назад
Faleenbo caadi u fiirsanooyaa wah
@aminaelmi747
@aminaelmi747 2 месяца назад
😂😂😂 Faleenbo qish ayu wadaa
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Hadii aad ku wareerto warqad 4 gees ah miiska saaro warqad yar kale oo 4 gees ah dhinaca kore ee bidix kor saar si leval ah sidaa saburada ugu sawir
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
PART 2 SOOSAME❤❤
@abdiseed3363
@abdiseed3363 2 месяца назад
Wu arkay
@miskimohamedsalad-hh5sc
@miskimohamedsalad-hh5sc 2 месяца назад
Eee waa leysku shegoyaaakabtan
@CUMEERMOHAMED
@CUMEERMOHAMED 2 месяца назад
Team captain para one like and ❤
@KeeynaanWarsame
@KeeynaanWarsame 2 месяца назад
Team captan baara one like❤❤❤❤❤
@MaxamedcaliCumar-l2q
@MaxamedcaliCumar-l2q 2 месяца назад
Marw9 buldhu maanta wey aausan tehee maxaa kudhacay team palaala
@MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg
@MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg 2 месяца назад
Captain Axml coming soon have milon 500k
@babadebaba-pk1jr
@babadebaba-pk1jr 2 месяца назад
Captan barnamjika hesaha qof ku qalmo kursigiisa ag fadiso kas qabo
@aminaelmi747
@aminaelmi747 2 месяца назад
Var var Faleenbo sheegay shabeelka
@daudjibril3154
@daudjibril3154 2 месяца назад
Ninyahow captain ka maad 500k ku tuurtaan qor iyo xero malihidine
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Intaa ka dib mustadhiilka xaga sare midigta luuqa ah xariiq ka soo jiid luuqa hoose ku ekee shaqada ka billow xariiqda luuqa midigta ka bilow ilaa luuqa hoose
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Mid 3aad istillaab qor dhinacyaha ka soo xir iyo hoos kor kama xirna waxa kasoo baxay 3 dhex muthallith shaqada ka billow muthalithka midig luuqa hoose
@shunkuluxaseirali7732
@shunkuluxaseirali7732 2 месяца назад
Kabtam marwalba Faleemba wa arkaya sawirada mida kale sii jeeda marka aad sawirka so bandhigeso
@cabdullaahijaamacmohamed5119
@cabdullaahijaamacmohamed5119 2 месяца назад
wa libax
@abdullladan7981
@abdullladan7981 2 месяца назад
Faraska walasheygi
@cabdirahmancali2545
@cabdirahmancali2545 2 месяца назад
Soobadi
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Markaasi Waxaa la rabaa adigoon jeesada kor u qaadin inaad ogtahay bilowga jeesada inuu ku so dhamaado jeeso kor ha u qaadin waaye sharciga
@daudjibril3154
@daudjibril3154 2 месяца назад
Captain kuli waa losheg shegayaa game xamasad uyeel sxb game ka adkee
@AbdirizakNouri
@AbdirizakNouri 2 месяца назад
Captan gabdhaha waala qayaaney Afkka cali labada Moobel ayuu ka arkay mida kale faraska waxaa u sheegen kuwa Banaanka fadhiyo
@sharmalovehooyo8107
@sharmalovehooyo8107 Месяц назад
Idriska itabo
@mowlid
@mowlid 2 месяца назад
Boosteeyo anagoo nimana manala tartamaysiinooo kulahaaaa😂😂😂😂😂
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Shaqo meel xariiq martay mid kale ma marsii kartid ka billow wareega kore dhinaca bidix sherkiyaha buuxi xariiqda ku soo deg hadana warega2aadxagiisa uleexo bidix
@JaoCancelo-gs9wc
@JaoCancelo-gs9wc 2 месяца назад
Captan gabdaha mida uhoreyso baa kusoo firinesaa kuwa kale been usheegee
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Muthalithka 1aadmidig buuxi hoods imaadi xaga bidix u wad geeska keen muthalithka dhameystir
@Engaqli
@Engaqli 2 месяца назад
Idirka ii tabo away sxb baryahan ma hayee
@MohamedSalaad-qm5ut
@MohamedSalaad-qm5ut 2 месяца назад
Waxaan game ma aha gadaal ayaa lagu soo sheegaayaa mise miraayad humaaga soo Celina ayaa jirta
@ahmedkaynaan1086
@ahmedkaynaan1086 2 месяца назад
Kusoo celi waa lawada sheegagaye
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Micnuhu waa xujo ah murabac 4 gees waaye dhinaca bidix geeska xariiqin oo muthallith ka sameyso yeel kadib isla muthalithka ku qabo murabac kale ka samee
@nadiiraxaamud9232
@nadiiraxaamud9232 2 месяца назад
Afka day😂😂😂
@IlyaazOrom
@IlyaazOrom 2 месяца назад
Kabtan muuqaalka isga qofkii garan wataa uu baxayo kadhig pls
@sadiiqmuhumedmahamuud84
@sadiiqmuhumedmahamuud84 2 месяца назад
Taan sugeynay kabtan soo soco ay ku dhahen 😂
@CUMEERMOHAMED
@CUMEERMOHAMED 2 месяца назад
Falenbo wuu saxanyahay way aragte gawadha marodhiga shegte camera dha dib urac markagad sogadineyse ayey aragte CPT
@mohamedmohamud531
@mohamedmohamud531 2 месяца назад
ASC SAXIIB KU CELI GEMAKA PLZZZZ
@mahamedabdullahisheekh6846
@mahamedabdullahisheekh6846 2 месяца назад
Kabtan game kaan waa fashil wiilasha waa Loo sheegaayay teeda kale faleebo markoo jawaavayo qoorta inoo taago ku qishaayay hal mar markoo isboojeeyo ka dib sheegayay
@DhimbiltravelCargo
@DhimbiltravelCargo 2 месяца назад
captain dameerka adaa u sheegay gabadha😂😂
@ilkacase0000
@ilkacase0000 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
2da sherkiyo ushii u dhexeysay ka billow ku soo qabo sheerkiyaha 2aad ha dhaafin sherkiyaha xaga bidix u warego usha ku qabo isla usha kor u raac dhinaca udeg so warego dhamestir
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Micnaha jeesada inn kor loo qaado lama rabo meesha xariiq marto xariiq kale lama marsiin karo si nadiif ah inaad uga shaqeyso as la rabaa
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Inaan kuu bayaaniyo aan u yeeli mahee murabaca asliga xariqda muthalithka ka sameeyay iyo murabaca kor ka sameynesid way isku xiran yihin
@2jacelow
@2jacelow 2 месяца назад
🤣🤣
@MohamedAbdo-yw8ee
@MohamedAbdo-yw8ee 2 месяца назад
May raali manoqaneyno hadan nahay daawadiyasho maxaa yelay gebdhah walakhayanay wilasha dah gadashiisa ayaa logasoo shegay saas sarteeda waa diidnay kasoo eli gabdhah aan wataa ani 😂😂😂😂😅
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Murabaca murabac la kor saaray in uu noqdo as la rabaa inay kala goneyn murabac kor lagu sameeyay ayu noqonayaa
@babadebaba-pk1jr
@babadebaba-pk1jr 2 месяца назад
Faraska wa la sheegay kaptan codka qofka sheegayo cadi loo maqla
@HodaYusuf-s7o
@HodaYusuf-s7o 2 месяца назад
Kusoo cali😂
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Ka dib luuqa hoose dhinaca bidix kor ufuul xariiqda geeska markaatagto
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 2 месяца назад
Captain waan kaa heynaa iyadoo fanaaniinta iyo tiktok leyda iyo youtube leyda ah soo samee sidaan waxaan ahay RU-vidr waxaan ku noolahay Malissa( maleesiya) waxaa igu xeran half million (500k) kumaan ahay. Kan cml soo samee captain
@abdiwalimohamed7127
@abdiwalimohamed7127 2 месяца назад
Barnaamijkaan Flop waaye, sababto ah Barnaamijka in Hal qof daadihiye ka noqdaa wanaagsan balse tartamayaasha waxay u dhaqmayen sida daadihiyaha oo kale..!
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Hadaan kaaga shaqeeyo marka hore 3 geeskii xaga kore and buuxi dhinaca kore misfits ka billow xariiqdaada 3 gees ka dhameystir Murdocii kore lee jogtaa
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Mustadhiil sameey oo geeska hoose kaga dhegan yahay muthalith dhinaca midig tuurta muthalithka iyo mustadhiilka isku dhegan yahay ha lalmado
@abdiseed3363
@abdiseed3363 2 месяца назад
Xayawan ahay la dhahy malay laso boode taas xala xir xiro
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Tani waa sahal lakin wa adeeg laho circal oo lays dhex geliyo oo macno leh xariiq dheer dhexda ka Marsi debeda yay kaga bixin kor hoos iskula qabo keliya
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
2da sherkiyo ushii u dhexeysay ka billow ku soo qabo sheerkiyaha 2aad ha dhaafin sherkiyaha xaga bidix u warego usha ku qabo isla usha kor u raac dhinaca udeg so warego hamster
@rumanabdirizak8929
@rumanabdirizak8929 2 месяца назад
Kabtan ku soo celi sulaha iga adkeyn kormere samey waxey isku shegayan kuwa dawa bixi
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Xariiqda debedda inuu kaaga bixin same nadiif ha ahaado kor Waxaa laga rabaa 4 gees kor saaran inuu ka soo baxo midna kor saaran yahay midna 4gees asal ah yahay
@naldiadde6421
@naldiadde6421 2 месяца назад
Kabtan dhinaca darbiga u jeedi dadka ka jeedi
@abdikafixirsi5007
@abdikafixirsi5007 2 месяца назад
Kabtan kuceli
@Axmedadan-r1y
@Axmedadan-r1y 2 месяца назад
😂😂😂
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Inaad ku hesho aya laga yabaa. One line drawthe entire shape and the lines cannot. RU-vid
@sharmalovehooyo8107
@sharmalovehooyo8107 Месяц назад
Idriska awi
@sharmalovehooyo8107
@sharmalovehooyo8107 Месяц назад
Idriska awi
Далее
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 3,2 млн
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 41 тыс.
GASACA TARAARIXI KADIBNA CUN WIXII NASIBKAAGA NOQDO
15:51
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Просмотров 370 тыс.
JAANIS KU HEYSATAA MUXUU SHEEGAY IDIRIS🤣
16:59
Просмотров 74 тыс.