Тёмный

Burco: Mulkiilayaasha maqaaxiyaha shaaha qaaliyeeyay oo xabsiga la dhigay. 

SAAB TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@drsnajma2756
@drsnajma2756 3 года назад
Mnshallah waa arin fcn ad buu umhdsyhy mamulka burco thanks alle haydin xifdiyo
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 3 года назад
burco waa meel fiican oo layskala hadlayo sixir sixir barbar masha allh
@user-horo
@user-horo 3 года назад
Sixir maaha adeer ee waa sicir
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 3 года назад
burco waa dawlad Asala ayaa kajirta sax sax xataa burco waxkastoo xun wayka hadlaan reerburco heesaha ayay huteelada wayjoojiyeen
@ahmedbiixi7850
@ahmedbiixi7850 3 года назад
NINKAAGAN LEH XOGHAYE AYAAN AHAY,QOFKU ISAGAA XOR,U,AH.INUU BADEE,CADIISA SIIYO,WUXUU DOONO, KII DOONAA HA,KA IIBSADO.KII KALENA, ISKA DAAYO.
@asiyaismailhassan1981
@asiyaismailhassan1981 3 года назад
Wlhi burco waa mashaallah hala qabto sixir baraarka ah👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abokaradaan8232
@abokaradaan8232 3 года назад
Good burco waan ku farxay arinkaa bal hargeysa eeg waxa lagu daro lama hadlo waa yaab
@mohamedduaale7382
@mohamedduaale7382 3 года назад
Dadku danyar ayey u badanyihiin shaahuna waa wax yaabaha tamarta gaaban laga helo xitaa midh roodhiya haad ku dhuuqdid
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 года назад
Exactly wllo Shaqo la'aan baahsan baa dalka ka jirta Lkn shirkadda Telesom busaaradaasey ka faaidaa
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 года назад
Iyo ganacsatada kaleba
@mursalawil9714
@mursalawil9714 3 года назад
Bagaa laqabtee lkn anagu hargaysaanu joognaa kalawareegii baa nasaameeyay dhuxushu markii hore 110bay hayd hadana kulahaa 150 ina axmed moogoow nasoogaadh
@mahmutismailseed7924
@mahmutismailseed7924 3 года назад
Dawladnimo burco ayay ka jirtaa
@naajaxplans8915
@naajaxplans8915 3 года назад
Burco meel lagu ganacsan karo maaha waa sababta ay horumarka ugaadhi wayday dawladeeda hoose ayaa cunaha qabanaysa ganacsatada
@osmanabokor313
@osmanabokor313 3 года назад
Wiyil raaxo joogtoo Ku dabbaalataa webi maba oga wakhtiga dhacay,wll dalka danyartaa ku badan marka in arxan la'aan la dubto ma fiicna.
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 3 года назад
Kadaya qaliga shaha
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 3 года назад
hargaysa hadii 5000 lagu cabayo iyo hadii iyo 10.000 laga dhigo cidina kama hadlayso
@suldaanismailsuldaanyare3389
@suldaanismailsuldaanyare3389 3 года назад
Wax kasto la Sixir barariyo Waa in sida loga hadla Hambalyo reer burco
@abdirisaqinub3524
@abdirisaqinub3524 3 года назад
Wanso dhawaynayaa siday rer burco iskaga qabeen sixir bararka wayo malin dhowna hadiikale 2000 ayay kadhigayaan waa cadada somalida
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 года назад
Been Maha Marka Lagu Leeyahay Waa Gobalkii Raga Gobol Togdheer Hadii Lagada Qabyaalada waxa uu Hormood u Noqonayaa Dhamaan Somaliland oo Dhan Runtii waxa ku Nool Shacab wax Diidi Kara
@daauudadam188
@daauudadam188 3 года назад
Maxaa looyidhaahdaa dawladu galbeed bay ku xoogantahay
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 3 года назад
Waa arin fiican laken hadee musuqmaasuq lala dagaalayamo waa in raga sar madax Loo gooyaa side kawa yaryari ugu quus qataan shaahli la xidhay wax wayne kurdhin mayso dee
@user-horo
@user-horo 3 года назад
Goaan wanaagsan oo masuul ah ayaad qaadateen
@drbrave4546
@drbrave4546 3 года назад
Hargeysa 1500 ilaa 2000.boorame 1500 _2000
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 3 года назад
Wxan Aad Uga Xumahay In Masaakiinta La Dulmayo In Sixir Bararka La Diido Ma Xuma Balse Marka Hore Wxii Sixir Bararka Sameeyay Daba Gala Arinta shaaha In 500 Lagu Daro Wxa Keentay In Sonkortii La Kordhiyay Qiimaheedi Si Lamida Dhuxushi La Kordhiyay Markaa dadkan Meheradaha Haysta Waxa Laga rabaa Kiro, Cashuur, Biilkii Qoyskooda Iyo Awladoda Hadii Sixir Bararkan Si Cadaalad ah U Socdo Ha La Wada Xidho Kuwa Sixir Bararka Wada Oo Dhan Hadii Kale waxa idinkala Qabsada Tacadiga Masaakiinta Aad Ku Haysan Ilaahaybadun La Hortagi.
@asmaosman9256
@asmaosman9256 3 года назад
Hargaysa waa 1500 burco maxaa loogu diidayaa
@Fadumoxayle
@Fadumoxayle 3 года назад
Wax fiicanbad samayseen dadkaa sida xun u fikiray bagad uga qabateen umada
@mohozman709
@mohozman709 3 года назад
Miyaano xor hayn Suuqa xorta miyaanu jirin Dimuqradiyad miyani Jirin 500😂😂
@muntazissa6837
@muntazissa6837 3 года назад
maxaa loo xidhayaa maa loo digo hortaa
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 3 года назад
Subax allah so sad
@ranboo2116
@ranboo2116 3 года назад
Jiic aboorka hargaiser waa 1500. 😂 Shaha ciyarta ka daya walalyal sala caleey
@daauudadam188
@daauudadam188 3 года назад
Waar madaxdan umada utudhaysa hargeisaa u baahan
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 года назад
Free market Somaliland ©
@ibnudaahir4380
@ibnudaahir4380 3 года назад
Wallhi waaan bixinayaaa angu
@jaamacbritish7736
@jaamacbritish7736 3 года назад
Hqrgaysaba 1500 baad kaga cabtaadadka nabad geli neefyohow
@zubayrzuldaan5141
@zubayrzuldaan5141 3 года назад
Hargaysa iyo burco isku duruuf maaha .
@osmanabokor313
@osmanabokor313 3 года назад
Horta Somalilander noqo.
@mwaranle
@mwaranle 3 года назад
Wadanku waxuu kusjqeeyaa suuqa xorta ah. Dowladdu waxa ufuran inay maslaxad ka gasho laakin qasab iyo did dig ku maleh ganacsatad. Waxay qaadtaa waa Canshuur. Dowladdu sicirka shaaha oo keliya miyay goysa. Hadii ay sida tahay, waa inay bajaajka ugoysa, caanaha, baska, iskukadda dhakhtaradda iwm ugoysa. Shuciyadda(Communism) ayaa sidaa ula dhaqan ta ganacsatadda. Sharciyad maleh qaraarka Dowladda. Ninkii laga xidhona waxa u furan dacawad inuu ka gudbiyo Ninka magaca Dowladda ku hadlaya
@zubayrzuldaan5141
@zubayrzuldaan5141 3 года назад
@@mwaranle mahadsanid wllo . Hafii an kula qaato aragtidaadaa cidhibteeda ma mahadin doonaa tusaala ahaan suuqu xorta ah waa ka odhanaya badeecadaada ada u xor ah anigoo shaaha ka ganacsadaa 10000 sh ban sinaya adigoo canaha ka ganacsadaa waxad sinaysaa 70000 xidhmada yar waynu macashi doonaa macaamiishuna way kala baxayaan qola awood ay ku gadayo leh iyo qolo ka qadidoonta aya ay u kala baxayaan sidoo kale bushadu waxay u kala baxayaan heerar (dabaqado/classes) Dabaqada 1aad Dabaqada 2aad Dabaqada 3aad Wayna adkaan doonta nolasheena oodhan . Haa wu jira suuqa xorta ah lkn sida ad u dhigayso maaha Exceptions ka ha ka tagin
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 3 года назад
Khatar gobolkaygu 😂niyow lkn SHAAHU Faaido nooceeya ayuu leeyay 🙈
@kinghared9960
@kinghared9960 3 года назад
Sxb wa dhaka jabiye...meelba qac ku odhanaysa markad sida u kabato
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 3 года назад
@@kinghared9960 ANIGUNA ZXP CUNTADA UUN KU CUNAA LAKIIN KALIGII MA Cabo hadan cabano normall dhako jabiye qar buu u yahay caba uun labada galin ba
@kinghared9960
@kinghared9960 3 года назад
@@ahmedshaani5604 sxb shaahu wa balwad qarson hada la qabsato dayn kari maysid😁
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 3 года назад
@@kinghared9960 waan ogay🙈😂zxp qaar zxp Nahoo wada shqayno Ayaa saasa
@faraxcali7761
@faraxcali7761 3 года назад
Shaahu waa ka ugu dakhliga badan mehered walba boqolaal nin ba ka cabaya ilmaha yar ee 10 jirka aya ku odhanayo isii lacag aan kusoo shaaho marka waa in ay diidaan wixi sixir barar oo ay ka mudaharaadan ileen jeelku liqimaayee gobolkyga waan idin waata wax kasto dhib idinku keenaya waa inaad ka hadashaan idinko dowladeenana ixtiraamaya
@odayjama1829
@odayjama1829 3 года назад
Qofku waa xor waxuu raboh ayuu ku iibin kii aan haysan aqalkiisa kasoo shaaha .
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 3 года назад
Bisinka masaakinta iska daa ha uxoogsheegan ee Ilaahay uga baq farqi madhaxaayo 1000 iyo 1500 tanaasul iyo dabacsanaan weeyan dawladnimadu 👋🏽
@asiyaismailhassan1981
@asiyaismailhassan1981 3 года назад
Dad helaya iyo dad aan helayn oo maxaysata aha jira marka xaq ayey uu leedahay inay dadkeena aan waxba haysan inay hoos uu eegto well done 👏👏👏👏👏 burco ,togdheer
@nashou22
@nashou22 3 года назад
Waar waa side. Waa business , wuxuu robo haiku iibiyo. Mel kale ka iibso. Waa qalad in la xidho
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 года назад
Adiga ayay ku Doodayaan
@nashou22
@nashou22 3 года назад
@@mustafeyasiin8789 thank you walaal. Isheeg sharciga sheegaya koobka shaah kun halugu iibiyo. Mise dawlada ruqsad ka qaado hadii aad wax kudareysid.
@sadiiqibrahim4825
@sadiiqibrahim4825 3 года назад
Waan yaabanahay anigu war qofku miyaanu xor u ahayn qiimahu ku iibinayo dawlada hoose ma iyadaa u furtay maherada
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 года назад
wllo burco busaarad baa dadka 65% heysa iyo duruf adag markaa ma awoodaan wllo
Далее
ХИТРАЯ БАБУЛЯ #shorts
00:20
Просмотров 1,1 млн
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 25 млн
Oğulcan Eren 😂🤦🏻
0:17
Просмотров 25 млн
Анекдот про дискотеку
0:12
Просмотров 4,5 млн
тгк - hahalivars
0:12
Просмотров 817 тыс.