Тёмный

BUURTA MUCJISADA AH EE DAALO ~ CEERIGAABO, SANAAG 

Yonis Travels
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Buurta Daalo waxay ka mid tahay buuraha ugu caansan geyiga Soomaalida ila markaana ay ka baxaan dhir aad u tiro badan.
muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa quruxda buurta daalo.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle Месяц назад
Odayga loda waraabiyey inta garanysa like hay saarto😂❤
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
😂😂
@HusseinHirsi-m5v
@HusseinHirsi-m5v 29 дней назад
Maasha allaa dabarakala daala arab baan adhiga ku raaci jirey
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Месяц назад
Maashaa allaah wll guulayso
@Abz_146
@Abz_146 26 дней назад
Mansha Allah Somaliland Allah ha ilaliyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo Месяц назад
Ceerigabo sanaag ❤❤❤ meeshan ku dhashay gurigaygii
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 Месяц назад
Younis Ali nuur best bad thy shp ❤😊
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Месяц назад
Mashallah ❤❤❤wllo yonis farah❤❤❤
@hibbocadey7719
@hibbocadey7719 Месяц назад
Safarka walal igusooduceeya ❤❤❤❤❤
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
@@hibbocadey7719 safar khayr qaba ayaanu kuugu ducaynay.
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho Месяц назад
Maansha Allah guul baan kuu Rajeynayaa yoniz farah
@Somali_Quiz
@Somali_Quiz Месяц назад
Mashallah
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Месяц назад
Heestii daaloo tushelayoo sycadceedutahan iyo iitimi ninjoogii shada
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 29 дней назад
Maxaa mucjiso ka dhigay waa buur uune, dadku RU-vid way ku waasheen.
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 Месяц назад
Ceelki masku igu cuni gadhya wlhi
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
@@amiirhanad8440 waar halis baad gashay hadaa, ma ceelka gudihiisa ayuu kasoo baxay?
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f Месяц назад
War Iidoorow in aad afka Soomaaliga hodan ka tihiin baan moodi jiraye waa maxay dhirtu waay ureeysaa iyo geedkan Catarka ayaa laga sameeyaa oo wuu urayaa?! War Saxarada iyo wixii qurmoon baa ura, Catarka, barfuunka iyo dhirtan aad sheegteena way udgayaan ama carfayaan! From Gedo
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
@@Madaxey-r2f kelmada 'Ur' ma waxaad u taqaanaa wixii qadhmuun? 😂😂, kelmada 'ur' waxay koobsanaysaa dhamaan wixii soo ura oo dhan udgoon iyo qadhmuunba. Soo baadh haddii aad sidaas u haysato.
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f Месяц назад
@@Yonistravels kkkk Kelmada "Ur" waxaan u garanaayaa, haddii aan iraahdo wax baa ii uraya ama Gurigan wax baa ka uraya, markaas qurun baan ka hadlayaa! Laakiin haddii aan iraahdo wax baa ii "Udgaya" ama "Carfaya" waa wixii wanaagsan sida, Geedka aad ka hadasheen! Laakiin Ur waxaa kale oo aan u garanayaa. Haddii aan iraahdo, Libaaxu wuxuu iga jiray dhanka URTU= dabeesha u socotay! Markan micnaha wuu is beddelay! Mahadsanid
@iidsalah1989
@iidsalah1989 Месяц назад
markaad iidoor leedahay ma waxaad mooday inay isaaq keliya deggan yihiin kkkkkkk iska aamus meesha soomali oo dhan ba deggan.... gahayle(iswaaqroon.majeerteen), reer jibriil(ogaadeen), warsangeli, dhulbahante, isaaq iyo carab... dadka markaad kale baratid ayaad hadli kartaa
@MowSula
@MowSula 25 дней назад
Ciidagalow editinka barta😂😂
@Yonistravels
@Yonistravels 25 дней назад
Kkkkk waa si wanaagsan
@hawamohamud4805
@hawamohamud4805 Месяц назад
🤩😍⛲
@HamzaAdam-p6r
@HamzaAdam-p6r 29 дней назад
Waar nimankan si ayaad ukala shikisantihiine ma aanaad kala qabtaan
@Yonistravels
@Yonistravels 29 дней назад
😂😂 waa la kala shakiyay
Далее
SIDEE LOO KORAA BUURTA WAGAR?
30:04
Просмотров 4,2 тыс.
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 881 тыс.
CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?
10:09
Просмотров 29 тыс.
BANKA UGU QURUXDA BADAN SOMALILAND ||BANKA WAJAALE||
24:03
800 Km Ayaan U soconay  Midhisho Sanaag
24:07
Просмотров 24 тыс.
Gabar Kufsi loogu Geeystay Baladweyne.
6:10
Просмотров 9 тыс.
Buurta Yemen Laga Arko Buurtan Baabuur Ma koro
27:21
Просмотров 19 тыс.