Тёмный

C/Lahi Dahab ayaa farta ku fiiqay xildhibanadii C/Risaq Khaliif dhigtay golaha wakiilada Somaliland 

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

C/Lahi Dahab oo siyaasiga ugu hadalo cadcad Somaliland ayaa farta ku fiiqay xildhibaanadii C/Risaaq Khaliif dhigtay golaha wakiilada iyo qaar kale.
-----------------------------------------------------------
- Wuxuu si adag ugu jawaabay hadaladii ka soo yeedhay Maxamuud Xaaashi iyo Xirsi dhowaan ee ay ku taageerayeen huwanta.

Развлечения

Опубликовано:

 

7 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@rashidmuse1349
@rashidmuse1349 11 месяцев назад
What a man! Let us support him.
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 11 месяцев назад
Nooloow Mr dahab❤❤
@ahmedismail3465
@ahmedismail3465 11 месяцев назад
Well done cabdilahi inadeer. Geesi qaran, jazakalaha khayr
@ibrimzahra2982
@ibrimzahra2982 11 месяцев назад
Illahay ha ku hifdiyo
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 11 месяцев назад
We need 500 Clahi dahab oo kala ah ilaahow dadkayaga wax garansii
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 11 месяцев назад
Allow dhawr JBSL
@ZM1233_
@ZM1233_ 11 месяцев назад
That’s true
@abdit8270
@abdit8270 11 месяцев назад
Runtii oo nool. Wax badan baa khaldan. Somaliland way is dhigatay. Gudaheena khaldan.
@sahrajamac1311
@sahrajamac1311 11 месяцев назад
Maashalaa waa geesi aqli waa nin kaamila hadalkiisa halaraaco nooloow
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 11 месяцев назад
Imagine! Imagine! Halka Cirro fadhiyo oo ninkani joogi lahaa
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 10 месяцев назад
Cabdulahi dahab bilaash laguu ma dhihin dahabna waad dhaaftay❤
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 10 месяцев назад
Munaafaqa ayaa dhibaatadiisu sidaa tahay oo naarta ayuu gunta ugu jiraa ale umada idinka qabey amiin
@almocompany1104
@almocompany1104 11 месяцев назад
Abib iyo kan kale hala bufiyo
@aliissa233
@aliissa233 11 месяцев назад
Abdillahi , Thanks for speech a greatest somaliland Man!!!! One point somaliland unity’s very important all somaliland!!!!!. This is war between Darood and Somaliland not Dhulbahante !!!!. This is main point!!!!. Somaliland waa in ay waddanka Difaacdaa .Shacabka somaliland waxaan leeyahay Gal dagaalka!!!!
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf 11 месяцев назад
Abdilaahi Dahab cimri ha jiro. Walee siyaasi daacad ah oo dalkiisa jecel, aragti hufan Allah siiyey. Allah😂waxaan ka baryeyaa in uu cadawga Somaliland jabiyo, ka xil ka haya ee u dhaartey hadana dhabarka ka jabineya in uu nolosha ku burburiyo. Cabdilaahi Dahabow walaal caqliga iyo dal jaceylka ayaad dheertahay dhamaan siyaasin ku sheega kale. Allah ha ku xafido, geesi geesi dhaley.
@AxmedMaxmud-qs6ty
@AxmedMaxmud-qs6ty 10 месяцев назад
Madaxweynaha daacada u ah somaliland weeyaan ee Linda gobol ha lasocdaa.mr.dahab asal weeye...❤❤❤
@libanhagogane3277
@libanhagogane3277 11 месяцев назад
Huwantii gudaha
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 11 месяцев назад
Been maad sheegin gudoomiye
@rebusman8659
@rebusman8659 11 месяцев назад
2:21 2:22
@snmcertified7753
@snmcertified7753 10 месяцев назад
What a intelligent wonderful gentleman! ALLAAH HA XAFIDO ! Shacabka ragan gacan ha ula tagaan is my opinion ! Remove them by any means necessary because the Government gave them to move freedom ! Qaranka Inta anay dumin iska qabta Niyoow !
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 11 месяцев назад
Runbaad sheegtay alahkumacadaabo
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 11 месяцев назад
Waa dhab in laysla xisaabtamo, meynaan arag cid fashilkaa iyo maamul xumadaa ka dhacdey laas-canood, cid ku suntan oo cad iyo xataa cid loo aaneynayo midna .
@ahmedhassan3271
@ahmedhassan3271 11 месяцев назад
Muuse Ina qaawiyey siyasada xumadisa halka ku dhigtay
@januarySl2024
@januarySl2024 11 месяцев назад
Abiib Ooyaaye hadaan xilka laga qaadin oo xabsi khiyaano Qaran loogu ridin, walkee Somalilaand dawlad masha ! Wallee Isaaq gob maaha. In khaa'in mooryaan ah oo Huwan dhabarjebin ah uu Barlamaankii Qaranka maalin walba Qaranka iyo madaxweynihiisa caayayo oo xaqirayo oo xildhibaanada Isaaq ku carsanaya oo daandaansanaya. Ooyaaye waa cadaw Barlamaanka u soo dhuuntay oo Huwanta iyo argagixisada wakiil u ah. Waa dameer xaqdiga iyo nacaybka uu Isaaq u hayaa uu buuxdhaafiyey. Maalin walba isagoo Qarankan u dhaartay oo mushahaaro buuran ka qaata oo guri weyn ku jira ayuu ku hanjebayaa " Gudabiirsi wuu tashanayaa, gudabiirsi Somalilaand wuu ka baxayaa: Wuxu u hadlayaa sidii Cabdirazaaq Khaliif u hadlay markuu Laas Caanood u cararay. Ooyaaye waa khaa'inka hadimooyinka Huwanta iyo argagixisada ka dhexfuliya Barlamaanka. Ooyaaye isaga ayaa ka dambeeyey shirqoolkii Goojacade Ciidanka Qaranka lagu gacangeliyey ee lagu dabay. Hadii ninkaa Khiyaanada Qaran iyo Qarandumisnimada Barlamaanka guduhiisa ka cadaystay xeerka la marin waayo oo xilka laga xayuubin waayo oo maxkamad la saari waayo, xakuumadu iyadaa khaa'inad ah. Markii Axmed Siilaanyo Madaxweynaha ahaa Dhakool oo xildhibaan ah ayaa maalin qudha kelmed qabyaalad iyo Qarandumisnimo ah Barlamaanka kaga hadlay. Xasaanadii ayaa laga qaaday, waa la xidhay, waana la eryey Kaan maalin walba xaqdiga iyo nacaybka iyo fidnada ilmada yaxaaska u daadinaya maxaa loo daawanayaa? Maxaa loo waayey muwaadin qiiro wadani leh oo toori uuska caloosha dhaamiyey kaga soo daadiya????!!!!
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 11 месяцев назад
Waar maxaa meesha nacab ka muuqda !!?
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 10 дней назад
WALAAHI WAA RUNTII WALEE WAANU OGNAY NIN WALIBA WUXUU NOO TARAY IYO WUXUU NAYEELAY CABDILAAHI DAHAB WAANU KUU ABAAL CELIN HOGAAMIYE QIIMO BADAN AYAAD TAHAY GUULAYSO
@markcaa2942
@markcaa2942 11 месяцев назад
Waar weerarka somaliland laguhayaa waa khatarwayn Dhexdeenna lakala furfurayaa Hadaynaan iska qaban Kuwa boholaha qodaya ee lacagta loosoo adeegsaday Waar act now before it's too late
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 11 месяцев назад
Cabdillahi dawlad mise dahab madaxwaynaha mustaqbalka magacu bilaash uma bixin. Waxanse layaaba Garxajis maxay u garanwaayaan ninkooda Madaxwananimada u qalma wax doqoma ah uunbay noo daba socdaan 20 sano. Ilaahow Nindoorka noo xifdi doqinkana naga dil.talada teeda fii an na waafaji.
@omarishirwa
@omarishirwa 11 месяцев назад
NIN RAGGA OO RUN SHEEG AH CADAWGAN UGU WAYNI WA MID MEEL FOG FOG LAGA SO ABAABULAY LANA ADEEGSADAY REER SOMALILAND XUKUN DOON AH NACAB MUUSE BIIXI BUUXIYAY ICTISAAN WAA KOW IYO QAAR KALE OO BADAN LANA OGYAHAY
@snmcertified7753
@snmcertified7753 10 месяцев назад
100% Shacabka woke up ! Gacanta wax ha laga qabto ! Hargeysa ayay socsocdaan take them out !
@khadraomer6956
@khadraomer6956 11 месяцев назад
Somaliland aloe cadowgeeda dibada iyo gudaha jabi Aloow calankaa towxiidka bad baadi amiin Guul somaliland Somaliland gudo iyo dibad ba waa lasoo weeraray
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 11 месяцев назад
Midnimo isaaq yaad ku baaqday oo hadabo ma dhul bahantaa qeybsan ok dhulkiina jooga ma diideen waxaad u baxbaxsaneyso soo daaroot ma aha kaca qabsada
@halimadirie5301
@halimadirie5301 11 месяцев назад
Dadkan qaylada ka tolay waa dagaalka wejigiisa labaad goojacade ka dib
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 11 месяцев назад
Kuwani maaha mucaarad ee wakiilo cid kale uga wakiila hagardaamada somaliland, una baahan in indho gaara loo eego loona socdaa ficiladooda
Далее
кажется, началось
00:45
Просмотров 1,6 млн
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00