Тёмный

Caadooyinka Dadka Guulaystay | Mubarak Hadi 

Mubarak Hadi
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Caadooyinka dadka guulaystay: 5 Caado oo ay wadaagaan dadka cudamada ah
I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
F A C E B O O K: / mubarakhaditv
T W I T T E R: / mubarakhadi
S N A P C H A T:mubarakhadi101
E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 180   
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 лет назад
S U B S C R I B E !! :)
@HhhHhh-fm7wk
@HhhHhh-fm7wk 5 лет назад
Mubarak ustaad sheeq mustafe taariiqdiisii vidio nooga soo diyaari adoo mudan
@user-rq7mh2ze9g
@user-rq7mh2ze9g 5 лет назад
Akhii taariikhda sheekha noosoodiyaari sh mustafa
@rayaanhassanchannel3818
@rayaanhassanchannel3818 5 лет назад
Jizakalahu khayr wll ilaah haku barakeyo aniga hada ayaa igu horeysa vídeos kada lkn aadban ugu faaiday jizakalah markasta iyo marlabad ba
@meim_reim
@meim_reim 2 года назад
من اعماق القلب .. ممتنه ع وجودك 😊
@OgaalkaDunidaa
@OgaalkaDunidaa 6 лет назад
Ustaad mubaarak runtii waxaad mudantahay in dadku kugu soo xirmaan kaana faa'iideystaan. waxaan rajaynayaa in asxaab badan kugu soo xirmi doonto dhowaan inshaAllaaaah. Horay usoco masuul allaaah haku sharfo.
@bariwaamalinkale923
@bariwaamalinkale923 6 лет назад
Ogaalka Dunida yarkaan adiga baa igu so xirtay wana ucodeyay . 3&9
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 лет назад
Mahadsanid Maxamed Maxamud Faarax. Alle haku sharfo walaal. Adiga iyo dhallinta kula shaqaysaba hawl culus baad bulshada u haysaan. Halkaa ka haya dedaalka. Ballankeenuna waa hanuuninta iyo horumarinta bulshada. Mahadsanid in badan.
@yassinhassan8637
@yassinhassan8637 6 лет назад
Jazakumulaah dhamaantiin wanaagsan idinka faaiideysanaa
@zahrahaajimohamed2297
@zahrahaajimohamed2297 6 лет назад
ustaad mubaarak jazaaka allah kheyr. aad baan uga faaiiday alxamdulilaah. ilaahay cilmi naafac ah iyo camal saalax ah iyo cimri caafimaad leh haku siiyo.
@ururkasamafalkamarwo6238
@ururkasamafalkamarwo6238 6 лет назад
Waa run maasha allah anigu salads subax ka diba ayuun baan quraanka si fiican ufahmaa una xifdiyaa iskumana badiyo hadaan afar ilaa shan aayadood xiftiyo way igu filantahay
@amalali2233
@amalali2233 3 года назад
Maash allaah.ustaad wlh waxaad tahay qof aad dadka caawiya aniga waan.jeclahy sidaad qudbadaha usii jeedineeso wll illaah hakuxafido aqoon malihi lin waan jeclhy inaan waxwalba kaabarto ياربي يحفدك ان الله
@dr.omarjibrilabdimohamed8332
5 caadomaalmeeydka Dadka guuleeystay. 1.waqti hore ayey kacaan. 2.akhriska(field =54books/per year ayey ka akhriyaan iyo kutub kale oo takhasukooda aheeyn) 3.qorsheeyn maalintooda. 4.waxay ka doortaan waxa u woran 2laba sheey 8da sheey ee u qoran 20/80rule.(priorities) 5.Dib ueegis maalintas soo dhaaftay inta ay seexanin ka hor(reflection, revaluation) 20 daqiiqo ka hor intaa Dan seexanin, maxaan qalady maxaa II saxanaa, maxaan ka bartay) .
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 6 лет назад
الله يحفظك ويوسع قلبك وعقلك يا استاذي
@xayaadqaasim4013
@xayaadqaasim4013 2 года назад
Allah khayr hku siiyo ustaad mubarak haadi
@khayriyaibrahim9600
@khayriyaibrahim9600 4 года назад
Mach Allh maclin qaliyaa tahy dadkana wax badan u faidanya . Hormar badan ayaan kuu rajanyaaa wll
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 5 лет назад
بارك الله فيك أستاذ مبارك وزادك علماً وشرفاً تقدم للأمام
@kowsaromer4316
@kowsaromer4316 6 лет назад
Mashallh ustaad jazakalhu kheyra waad inoo faaidesy dhabti
@rahimaismailali1176
@rahimaismailali1176 6 лет назад
Mubaarak alaha kubarakeeyo ficlan magacaada waad kusifeysantahay waxan ulajeedaa micnahiisa iyo dhaqankaada wadnoo dadaashaa waxwanaagsan ayaad inoosoo diyaarisaa runtii barnaamijkaada aad ayaan uxiiseeyaa jazaakallaahu qeyr
@wiilkagabdhahasoomaalidaku8141
nasiib darro muuqalada waxtarka leh in aysan dad bdn daawan halka kuwa maalaayacniga ahna sacadi kumanaan aragto. waa ku mhdsnthy sxb halkaa kasii runti wax bdn baynu ka fa'idnay.
@sahraaar1051
@sahraaar1051 5 лет назад
wiilka gabdhaha soomaalida ku dhinta s
@zuhayb-khalid
@zuhayb-khalid 6 лет назад
Waan Ka faa'idnay oo waan jeclaysanay run ahaantii. Alle hakaa abaaliyo dedaalka aad umada ugu jirto. Mahadsanid
@kasimsaman9481
@kasimsaman9481 4 года назад
Masha allah ajar iyo xasanad Alle haka siyo ustad mubarak
@hamdaismael8477
@hamdaismael8477 6 лет назад
Jazaakalah Ustaad Eebbe haku xifdiyo waxbadan baanu kaa faaidnay .guulayso if iyo Akhiroba
@maxamedsabriyee588
@maxamedsabriyee588 2 года назад
Ustaad Allah ku cizeeyo
@mustafeabdirahman6188
@mustafeabdirahman6188 4 года назад
جزاك الله خيرا اخي الكريم 💓💓 💓💓 Great teacher thanks alot of tome 💓💓 💓
@ruwaydaibraahimismaciil6393
@ruwaydaibraahimismaciil6393 5 лет назад
Mahadsanid ustad mubarak waanka faa iday jasa allah inbadan
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 5 лет назад
Masha Allah cimriga hakubarakeyo
@sareedomohamed6878
@sareedomohamed6878 6 лет назад
جزاك الله خيرا الجزء... الله يفتح عليك يا استاذنا الفاضل
@hawaabdirashid7528
@hawaabdirashid7528 6 лет назад
Mahadsanid ustaadi kheer badan aan ku rajeynaa insha allah
@sawdoaxmed9250
@sawdoaxmed9250 3 года назад
masha allh ustad wax badan baan kaafaa'iidey alle hkaa abaal mariyo
@sulekhajamac5016
@sulekhajamac5016 5 лет назад
Wlhy markasta Wll waxaad ka hadashaa wax fiican Allaah haka abaal mariyo waxaan kamid ahay taageerayashaada shukran
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 4 месяца назад
Mansha Allah tabarakallah waa mahadsan tahya walal
@abdullahihalane3365
@abdullahihalane3365 5 лет назад
Allah ha ku dhawro walal Aad ban uga faa'idaystay Laakiin wahadaan dhaqan-galiyo.
@kifaaxali6273
@kifaaxali6273 6 лет назад
Walaal mubarak allaha ku barakeeyo hana ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba, adigoo kalena Allaha noo badiyo, guulayso aduun iyo aakhiraba.
@barkhadmaxamed4668
@barkhadmaxamed4668 6 лет назад
Jasaakallahu khayr walal mubarik. Aad baan ugu farxay book badan oon aanan nasiib u helin helidooda in aad noo hibaysay
@ummuyaqub2657
@ummuyaqub2657 6 лет назад
mashallah jzk qayer cimriga allh haku barakeeyo ammin adoo kalee allh hanobadiyo
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 года назад
Maash allah alle haku xafido abween qaali ah
@naftauroonaxmed4332
@naftauroonaxmed4332 3 года назад
M,a Allah haku xafido aduun iyo aakhiraba Mubarak hadi wax badan ayaan channelkaga kaf'iidnay
@mohamettdahirmohamett8942
@mohamettdahirmohamett8942 5 лет назад
masha Allah ustaad ilaahay haku barakeeyo
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys 6 лет назад
Asc ustaad waad ku mahadsantahay soo Bandhigida siyaabihii usaamaxday horumarkii aygaareen dadka horey umaray thanks again
@adenmohamedadenmohamed2132
@adenmohamedadenmohamed2132 2 года назад
M.a mahadsanid
@samiradhowrzan9928
@samiradhowrzan9928 5 лет назад
Masha allah walaahi waxbadan kaa faaiday, ilahay mizanka xasanad ha kusaaro....👏🏻💯
@ayaanmursal3448
@ayaanmursal3448 6 лет назад
Maansha'alllaah ustaad allaahaa ku dhawroo
@muslimanasser9315
@muslimanasser9315 6 лет назад
Mshalllh waankafaaidnay thnkx jzaaklaah khyara jazaaa
@shaficijimcale6120
@shaficijimcale6120 3 года назад
Masha Allah Bro thngs ilaah hanoo rumeeyo Himilooyin ka nolasha❤️
@nuuranalka615
@nuuranalka615 6 лет назад
Full respect teacher 👨‍🏫
@abdukhaadirmuuseburaale
@abdukhaadirmuuseburaale 3 года назад
Shukran wll
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 6 лет назад
Masha Allah hore u soco bro I like your studio masha Allah caadi maaha
@maxamedibraahimxasanmaquus5741
Ustaad Mubarak Hadi Allah hakaa awaal-mariyo xaqiiq waxaa tahay qof waxbadan ka badalay nolosheyda marwalba aan soo galo barta youtube waxaa soo xasuustaaa channelkaada waxaan kaa rajeyneynaa inaad soo bandhigto muqaalo taas ka wanaagsan Aaad ayaad u mahadsantahay
@anasxasan7169
@anasxasan7169 6 лет назад
waa muuqal faa'iido badan leh waan kaaka mahadcelinayaa
@caaishaxasan486
@caaishaxasan486 5 лет назад
jazakallahu qeyran
@alnahdamedia1724
@alnahdamedia1724 6 лет назад
جزاك الله خيرا أخي المبارك
@sharafonurdhaqane7345
@sharafonurdhaqane7345 3 года назад
Thank you
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 6 лет назад
Mubarak hadi mamsha allah ustaad aad iyo aadbad u mahadsanthy waxan ahey faniskaga
@abdirahmansied200
@abdirahmansied200 6 лет назад
Mash Allah bro ilahay cilmiga haku ziyadiyo I like u waxa badan ban ka faiiday 😍😍😍 runti waxa aad tahay qofi kudagasho mudani😎😎🌏🌏
@halimabinthamad6
@halimabinthamad6 6 лет назад
Mansha Allah thanks brother May Allah bless you
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 лет назад
Masha Allaah Waa sax Jisakalah wll 😍😍
@cadeyare7767
@cadeyare7767 6 лет назад
Mashallah mahadsanid ustad mübarek 😍😍
@haniyusufhani6946
@haniyusufhani6946 6 лет назад
Mhdsanid Mubarak hadi alle caqliga haku barakeeyo waxbadan ayad noloshan aad naga bartey
@khayrjecel2
@khayrjecel2 6 лет назад
Aad baad ugu umahadsantahay dhiirigalintaada qAliga wll Allaah hakaa abaalmariyo Dhamaan teena ALLAAH Hainaga yeelo kuwa ka faaideysta wakhtigooda Mhdznid bro
@duniyamuse4729
@duniyamuse4729 6 лет назад
Jizakalaahu khayr waan ka faaiday macalinkaygaa.
@argzanargzan2295
@argzanargzan2295 2 года назад
Full Respect teacher ilahy haku barakeyo❤❤❤
@duuliyechannel1410
@duuliyechannel1410 2 года назад
Guuuleyso mclnkeyga , Wllo waxaan kaa faa iidey alle ha ku sharfo
@awaaleali1363
@awaaleali1363 6 лет назад
Mahadsanid macalin mubarik hadi
@ilyasomar6393
@ilyasomar6393 6 лет назад
Jazaakallah kheyr ustaad Mubarak
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 лет назад
Tnx Our life coach
@nimconimcokhair5481
@nimconimcokhair5481 4 года назад
masha allah mubaarak Hadi
@yusramahamed6675
@yusramahamed6675 4 года назад
Runtii ustaad wan kaa faaiday wax badan kheer allh haku siiyo
@cmhayir6240
@cmhayir6240 6 лет назад
Ustad mubaarak waxa thy hagaha wadada guusha Daadihiye dadka wadad guusha ubaahan kun jeer mahadsanid waxa thy shaksi kudaysho mudan runti
@bintisahar6788
@bintisahar6788 6 лет назад
Masha allaah hadala nuxuraleh 👍guuulayso
@bashiircabdicasiis8940
@bashiircabdicasiis8940 6 лет назад
Aad baan u mahadsantahay wll Mubarah Hadi. Eebbe hakusharfo.
@umusuhayb3821
@umusuhayb3821 4 года назад
Mashalaah walaalkey jzkalaahu khayran
@mohamedaraxman2369
@mohamedaraxman2369 5 лет назад
walaal waad mahadsantahay caawa waxaan fursad siiyey barnaamijyo badan oo aad leedahay oon dhagaystay waxaan ogaadey inaad bulshada ugu jirto kaalin muhiima runtii waana ka faa iidey wax aan tabayey waxaana igu soo dhacay su aalo badan ee balse waxaan rabi lhaa kuwa ugu muhiimsan inaan ku weydiiyo ee halkee kuugu soo diraa mahadsanid
@frduuzmuparig477
@frduuzmuparig477 4 года назад
masha allah❤
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 лет назад
mahadsanid Wll 👍👍
@ahmedsaalah4729
@ahmedsaalah4729 5 лет назад
Mahadsanid wll mubarak xadi Jasaakallah
@mahdisaid4183
@mahdisaid4183 6 лет назад
ilaahaya ajar xasaanad ka siyo ustaade mr hadi
@mohamedamin-uo1hj
@mohamedamin-uo1hj 6 лет назад
MashaALLAH ALLE hakubarakeyow
@saedahmed9569
@saedahmed9569 3 года назад
Mahadaanid wll
@monahassan598
@monahassan598 5 лет назад
Mahadsanid walal.jazaka allah
@maydhanedelivery2620
@maydhanedelivery2620 6 лет назад
masha allah waa tusaale cad allah ku barakeeyo
@rahmadaud7946
@rahmadaud7946 6 лет назад
mhdsanid ustaad mubarak
@ayuubsaciid3157
@ayuubsaciid3157 6 лет назад
Masha allah❤👌
@hamdinuur9hamdinuur977
@hamdinuur9hamdinuur977 6 лет назад
Thnx ustaad mubaark
@ayaanhussein1145
@ayaanhussein1145 6 лет назад
Shukran wll Allha ka ajar siiyo anagane kuwii ku fa ido hanaga dhigo
@luckymohamed7942
@luckymohamed7942 6 лет назад
Mahadsanid ustaad mubarak
@respectperioddftm7426
@respectperioddftm7426 5 лет назад
Asc huno Mubarak You are amazing person
@amiinaahmed4494
@amiinaahmed4494 6 лет назад
Jazaaka alahu khayr wllo
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 5 лет назад
Thanks teacher
@zuujinomovie5159
@zuujinomovie5159 4 года назад
Aad baad umahadsan tahay bro wax badan ayaan ka faaiday cawa,xiligaa aa wax kuu so qorayo waa waqti dagan OO masxadu wax badan fahanto
@sacdiyahussein5213
@sacdiyahussein5213 6 лет назад
Ma shaa allaah allaah haku xifdiyo hana igu daro inta ku inti faacda wanoyin kaga
@ALIHASSAN-jw9tr
@ALIHASSAN-jw9tr 6 лет назад
Ustaad mbaarak waxan ugu horeyn ku leeyahay kheyr allaha ku siiyo maxaa yeelay waxan ka mid noqday caawa daawadayaasha ama dhageystayaashaada jecel barnamijyada aad ka bixisid bartaada youtube-ka waaana ka helay talooyinkaaga iyo tusaalooyinkaaga insha allaahu waana joogteyn doonaa hadafka aan rabo in aan gaaro dhawaana waan bilaabi doonaa in aan yeesho higsi ka duwan kuwii hore eee aan ku taami jiray oo ahaa in aan xooga saaro baahideyda nolosha ee maalintaas thankz
@mukhtaarcabdilaahi9530
@mukhtaarcabdilaahi9530 3 года назад
Hal ka dadka qar xumaanta ku faafiyaan wlo allah cilmiga dadka ad uga faa iday nay so allah kaaa abar mariyo
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 5 лет назад
msha alla wll alle hakusharfo aad baa wax noogu iftimisay
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 6 лет назад
Shukran ustaad
@asmamaaweel5749
@asmamaaweel5749 6 лет назад
Maasha allaaah wllky hlkaa ka wad alle haku sharfee
@suusuuaxmed9561
@suusuuaxmed9561 6 лет назад
Mashallah wllky allha kaa abaal siiyo waxaa thy dhiirigaliye hormar wcn iyo hor usocod suuban 😍
@abdirahmanahmed7142
@abdirahmanahmed7142 6 лет назад
mahadsanid ustad sare
@ruunhaji4655
@ruunhaji4655 6 лет назад
Masha allah thanks walal sare
@siraadmaxamed2862
@siraadmaxamed2862 6 лет назад
alle haku barakeeyo wllky wax badan ayaan kaa faa iiday
@sahraahmed4712
@sahraahmed4712 5 лет назад
Jazaka Allah khyr wllo hore usoco
@Mohamedalijama143
@Mohamedalijama143 6 лет назад
Shukran akhii.
@abdikaafi8609
@abdikaafi8609 6 лет назад
jazaaka lah wllo ala haku siiyadsho aqoontaada
@abdihakinmoallimnuur6714
@abdihakinmoallimnuur6714 5 лет назад
Thanks ustaad
@nasrohassan2790
@nasrohassan2790 6 лет назад
Masha allah wll Mubarak hadi
@mula1067
@mula1067 6 лет назад
Thank you, I love you to mach.
@hassanibrahim1203
@hassanibrahim1203 6 лет назад
Mahadsanid ustad
@ghaith2431
@ghaith2431 6 лет назад
Jazakallah bro,
Далее
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 8 млн
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Просмотров 45 тыс.
Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi
15:41